Addis Ababa ka dag, dowlada Ukraine safiir ka dalbo… Xassan Sheekh ma wuxuu isleeyahay, reer galbeed.baa dowlad Soomaaliyeed kuu dhisaya? 🤦🏾♂️ War dad kaaga la tasho ama meesha iskaga tag ninyohow.
Waryaa bacbacle laba wasiir oo Telafoon kuwadahadlay ama shir wadayeeshay waxba kama badalaan iskaashi labo Dawladeed oo horay uga-dhaxweyey ee wiilyahow soo akhriso ama soo baro laymanka Dublamaasiyiinta.
Xassan Sheekh mindhaa waa kii hanaan dowlad Soomaali lagu burburin lahaa. Tolow ma is ogyahay, wadada la saaray? Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliyeedse maxay qabtaan? Ma youtube’ley bay noqdeen? 🤦🏾♂️
MD hassan sh dalxoreeye. Dheh, madaxtinimada allaa bixiyo taas ogow.
Fidnada Yukrayn iyo Ruushka ka dhaxeeya maxaa Soomaali ka galay.
Mudane Fiqi waxan leehay “Mudane waddan daciif ah ayaan nahay, khatar ayaan ugu jiraa cidkasta.
Ha dhexgalin Dagaalka Ruushka iyo Yukrayn ee quwadaha waaweyn isku hayaan. Waxay innoo keenaysaa cadowtinnimo ballaadhan oo Ruushku wax innagaga yeelli karo.
Sidee Ruushka loodaan-daansadaa taasi wax siyaasad xumo iyo war iskatuur.
anaga yukreen ayaa la jirnaa ruushka 77 xarashkaas ma ilaweyno
Soomaaliya hasoobananbaxdo xasan halagaqabto
Addis Ababa ka dag, dowlada Ukraine safiir ka dalbo…
Xassan Sheekh ma wuxuu isleeyahay, reer galbeed.baa dowlad Soomaaliyeed kuu dhisaya? 🤦🏾♂️
War dad kaaga la tasho ama meesha iskaga tag ninyohow.
Waryaa bacbacle laba wasiir oo Telafoon kuwadahadlay ama shir wadayeeshay waxba kama badalaan iskaashi labo Dawladeed oo horay uga-dhaxweyey ee wiilyahow soo akhriso ama soo baro laymanka Dublamaasiyiinta.
Beenaale a madoibe meela uma socdo
Xassan Sheekh mindhaa waa kii hanaan dowlad Soomaali lagu burburin lahaa.
Tolow ma is ogyahay, wadada la saaray?
Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliyeedse maxay qabtaan? Ma youtube’ley bay noqdeen?
🤦🏾♂️
Meine Vorstellung von einem heißen Date ist eine kochend heiße Pizza und eine Netflix-Serie, die ich schon zweimal gesehen habe💕