Geedki lagu Dilay Koffil | Gumaystihi Ingiriiska

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • Geedki lagu Dilay Koffil | Gumaystihi Ingriidka

КОМЕНТАРІ • 60

  • @Dhakhtarrr
    @Dhakhtarrr 7 місяців тому +9

    🔥

  • @manineima4398
    @manineima4398 7 місяців тому +2

    Ina cabdule xasan ayaa loo yaqaan oo kaneeco ayaa isago baxsad,ah dishy😊

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 6 місяців тому +1

    Waaaaw Interesting good job brother

  • @Naasir__Cabdi
    @Naasir__Cabdi 4 місяці тому +1

    😂😂

  • @Darwiish-music-channel
    @Darwiish-music-channel 7 місяців тому +1

    Ismaciil mira 1913 iyo ciidankiisa ayaa dagaal soo qaaday
    Gabagii uu ka tiriyey ee ahaa ( anagoo takeex naal jihaad taladii soo qaadnay 12 markuu dhacay hurdada taw kaasoo nidhi markii danbana madaxiisa ayaa sayidka taleex loogu geeyey waaka garbayga koofil ka tirinaaya

  • @osmanhassanlatino4357
    @osmanhassanlatino4357 4 місяці тому

    Koffi mushogin marki la dilay,koffi ninki😂dilay wa camir wa Nin issaq

  • @AbdifatahAbdisalan-p9m
    @AbdifatahAbdisalan-p9m 7 місяців тому +1

    Mawlid zaam maalin aan ku racee meshaa inagu ceLi😂😂😂😂

  • @AYsar.official
    @AYsar.official 7 місяців тому +2

    Abtiyaal.Cimraan❤
    Welipa ciise Cimraan .
    From Darawishta😮

  • @CiizeMoHamett
    @CiizeMoHamett 7 місяців тому

    Zxp mcn muuqalada aad dajinta kaxirayso kadhaaf daadba rab ainay Galeria soo gashtaan marka fur zxp❤

  • @AhmedHassan-oc7oi
    @AhmedHassan-oc7oi 4 місяці тому

    Kashiisaba ma galin wiil yarbaa kebka kuu qaban buu koofi eersadaye

  • @Cawoizmail2383
    @Cawoizmail2383 6 місяців тому

    Mawliid Zaamow Apdala Jamall So Qabo Yaa igu Raacsan in Su,aalo Lawaydiiyo❤

  • @AlBAZRiChannel
    @AlBAZRiChannel 7 місяців тому +1

    Reer hawdku waa funny wlhi masha Allh zhp muqaal wacan bad sodiyaarisy

  • @cabdishakurxuseenmoh
    @cabdishakurxuseenmoh 6 місяців тому

    War ala beerka kulaha orida igasi qaad 😂😅 war reer bariyow sed wax uwadanah hhhh

  • @FarhanHussein-j7n
    @FarhanHussein-j7n 7 місяців тому +1

    1913

  • @Somfox1
    @Somfox1 4 місяці тому

    Magaciisu wuxu ahaa Richard Corefield oo ay Somalidu u taqaan Koofil!

    • @AliDahir-ob7iy
      @AliDahir-ob7iy 4 місяці тому +1

      Ragi dilaay ee madaxa ka jarayna dhulbahantey ahayeen ❤

  • @walalmaskax
    @walalmaskax 7 місяців тому +2

    Jahanamo la geeyow.koofil

  • @Footballer1165
    @Footballer1165 7 місяців тому +1

    Maxaad uso qadan ninkan sayidka beenta ka sheegaya marka nio tasi wxy cadaynaysa ina ku Racsan thy

  • @XasanNinadag-dk7el
    @XasanNinadag-dk7el 7 місяців тому

    Legend 😊

  • @yoyo-tf7eh
    @yoyo-tf7eh 7 місяців тому +1

    Taariikhda beenta ummada kadaa ina cabdile xasan wax muu diline ninkani dhulabahante dulmaanayaal ah oo xoolahoodi laga dhacey ayuu ka celinaayay ninkaas shuftada ah

    • @AdamYare-cw6lo
      @AdamYare-cw6lo 7 місяців тому +1

      haha isaaqbaatahay dameerihii ingiriiska. ingiriiskahoroow maanaan arag gaajo iyo kufaartoona.

    • @AliDahir-ob7iy
      @AliDahir-ob7iy 4 місяці тому +1

      Awowayasha baa ingiriis dhalfada u nuugi jiray buu dhulbahante idinka celiyaay oo dumarkiini laga sinaaysan jry xoreeyay abaal buu idin galaay dhulbahante wlhi

  • @AyaanleCabdikariim
    @AyaanleCabdikariim 7 місяців тому +1

    war nio talex sodub

  • @Mohamethapdirhmanyousuf
    @Mohamethapdirhmanyousuf 7 місяців тому +1

    Abtishayyyy🎉❤

  • @lolyonkah
    @lolyonkah 7 місяців тому +1

    More Subscriber ❤

  • @DajiyaDajiya
    @DajiyaDajiya 7 місяців тому +1

    First view ❤

  • @karaamapoy568
    @karaamapoy568 7 місяців тому +1

    mansha allah wll mowled zaam 😊❤

  • @cabdihakiimjaamac3244
    @cabdihakiimjaamac3244 7 місяців тому +1

    Adeer taarikhda haka been shegin
    Kofil nin isaqa oo h.y oo reer weyd ah baa dilaye
    Taariikhda lama qoree iyadaa is qorta

    • @cabdixakiinmaxamed4886
      @cabdixakiinmaxamed4886 7 місяців тому +1

      Dee wadanigii😂😂

    • @cabdihakiimjaamac3244
      @cabdihakiimjaamac3244 7 місяців тому

      @@cabdixakiinmaxamed4886
      Replay wniga kuso galee farax😊

    • @AliDahir-ob7iy
      @AliDahir-ob7iy 4 місяці тому +1

      Allah ku naar oo been bdna waaxani waryahe ma tariikh aad dhacda carabta wrya kofiil dhulbahante dilay wliba nimaan cali gaari ah waana ismaciil mire gabaygiisa ku dhahay "Anago taleex naal jihaad taladi soo qadnaay 12 markii uu dhacy burdada taw kaasi nidhi markii baa nimaan dhulbahante ah soo dileen oo madaxiisa uu geeyeen sayidka" ee tarikhda aad tiktok iyo youtube ka samayneeyso tarikh kuma noqotee radso tarikhda awowayasha ama aniga ku sheegaya awowayasha waa kuwii gumaysta ingiriiska marku dekeda barbera kasoo dago intaay dusha iyo duudka kuso qadaan guriga uu seexan jiry geeyn jiray habeenkiina gabdhahooda iyo wlalhood ugeeyn jiraay gaalka gumaystaha tarikhda oo dhan way idin ogthy inaa ingiriiska dabada uu dhaqii jirteen ee mar dambe aan tarikh adan lahyn ha sheegan 😎😎

  • @najaadmaxamuud8099
    @najaadmaxamuud8099 7 місяців тому

    Anaa dunida kaligey lehbuu koofil eersadaye😂😂intaasa ka xasuusta ana

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 7 місяців тому

    koofil magaciisa waxa la odhan jiray Richard coningham cornfield laakiin somalida yaa utaqaanay koofol Mr rabi from daraawiishta

  • @apdiladiif257
    @apdiladiif257 7 місяців тому

    casimadaydi belidhiig only reer yuusuf

  • @rashkaoa9521
    @rashkaoa9521 7 місяців тому

    Dadkan waxaa ka muuqda gaajo Arad caafimaad daro iyo aqoon la,aan illaahoow u gargaar war xagee Laga helaa nambaradooda aan caawiyee

  • @maryamaibrahim5350
    @maryamaibrahim5350 7 місяців тому

    Mawliidow shanshacadena hore ugu mar oo sooduuub waad soo fogaatay hadad warka marayride ilaa balidhiigna gaadh

  • @user-Nutella120
    @user-Nutella120 7 місяців тому

    Alla beeerka kawaran magalada dee 😂😂😂mawlid 😂

  • @CabdiReermagaal-c3l
    @CabdiReermagaal-c3l 7 місяців тому

    Only one mowliid saam keep going the legend always ❤

  • @HasanFagaase
    @HasanFagaase 7 місяців тому

    Legend always legenc

  • @JamhuriaAhmed
    @JamhuriaAhmed 7 місяців тому

    Hormar. Wcn bro❤

  • @JamhuriaAhmed
    @JamhuriaAhmed 7 місяців тому

    Hormar. Wcn bro❤

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 7 місяців тому

    Walaal jacel channel

  • @mawlitNour-d4z
    @mawlitNour-d4z 7 місяців тому

    mawliid zam legeng

  • @Mahdisahalvlogs
    @Mahdisahalvlogs 7 місяців тому

    Hore usoco 🎉

  • @sakarooni5670
    @sakarooni5670 7 місяців тому

    Legend 🌠 keep going 💪💨

  • @AmEin-Dimaria8
    @AmEin-Dimaria8 7 місяців тому

    Geep going brother ❤

  • @Carafaadmuxumed
    @Carafaadmuxumed 7 місяців тому

    😂😂😂

  • @Dhiiragalin
    @Dhiiragalin 7 місяців тому

    Masha allh wall qali

  • @farxiyafarahmohamed1202
    @farxiyafarahmohamed1202 7 місяців тому

    Doqonow waan ka la.noqinay subescerka maxad taariokhad beenta uga shaagaysa

    • @Darultaqwa5686
      @Darultaqwa5686 7 місяців тому

      Adhi xaa kaogtahay tariiq😂

    • @AliDahir-ob7iy
      @AliDahir-ob7iy 4 місяці тому +1

      ​@@Darultaqwa5686​@gardodifardoodi ismaciil mire iyo rag dhulbahante ah oo badaan baa dilaay kofiil oo madaxa kaaso jaraay tarikh la xadii karoh maha ama mid tiktok iyo youtube lagu dhex aliifi karoh waay qoran thy

  • @Nicmo-j6q
    @Nicmo-j6q 7 місяців тому

    ❤❤

  • @badriaxmed8814
    @badriaxmed8814 7 місяців тому

    Logind 😊

  • @CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip
    @CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip 7 місяців тому

    Horta cokani maa codkii sayidka miyaa ?

    • @ibrahim_Ali131
      @ibrahim_Ali131 6 місяців тому +1

      Maya, Awdaahir Af-qarshe ayaa leh codka. Aadbay isugu cod ekaayeen baa la dhahaa sidaas baa looga codsaday inuu gabayada Sayyidka uu duubo.

  • @BashiirDiiriye-jg1zz
    @BashiirDiiriye-jg1zz 7 місяців тому

    Kofil ismaaciil mire ayaa dilay taariikhda been ha ka sheegina

    • @gardodifardoodi
      @gardodifardoodi 7 місяців тому

      Wax aan jirin Tarikhada qaribada ka daya mire waxuu ah darawashita

    • @AliDahir-ob7iy
      @AliDahir-ob7iy 4 місяці тому +1

      ​@@gardodifardoodi ismaciil mire iyo rag dhulbahante ah oo badaan baa dilaay kofiil oo madaxa kaaso jaraay tarikh la xadii karoh maha ama mid tiktok iyo youtube lagu dhex aliifi karoh waay qoran thy

  • @Hayaan_1
    @Hayaan_1 7 місяців тому +1

    Magalaado way fiicantay , Magalaado way fiicantay , Magalaado way fiicantay , Magalaado way fiicantay , Magalaado way fiicantay , Magalaado way fiicantay ,
    Magalaado way fiicantay , Magalaado way fiicantay ,
    Magalaado way fiicantay , 😂😂😂😂