QISADII IIGU YAABKA BADNAYD MASEER DARTIIS AYAY USAMAYSAY ARIN AANAN MARNABA AQLIGAAGA GALAYNIN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 кві 2023
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 154

  • @istahilosmanabdi9190
    @istahilosmanabdi9190 Рік тому +14

    Naayaa ayaaney gabar yar inad tahy adigu waad ku kaftameysaaa lkn runtii gabar yaroo caqli badan aqlaaq badan qurux badan baad tahy abyo allaha ku dhaaafo❤❤❤❤❤

  • @lakimatan6176
    @lakimatan6176 Рік тому +5

    Allow ubad qeer qabo sii rabiyoow adaa awood leh abaayo Waxaad tirahdaa quraan isasaar kadibna dhago yare isticmaal dheh please ayaan dhago yaraha iyo Kaninka ureeyda cunaan kudadaal dheh

  • @munohassan5207
    @munohassan5207 Рік тому +2

    Ilahayaw ubad khayr qaba ha siiyo amiin amiin yaa rabi

  • @abdimulki2662
    @abdimulki2662 Рік тому +2

    Amian Amian yarahmaan siz inshaalah

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 Рік тому +1

    Ilmo Kheyrqaba dhabta Allaah hawsaaro 🤲Aamiin

  • @dahabbaadtahayisamin2346
    @dahabbaadtahayisamin2346 Рік тому +4

    Ayaaney Masha Allah adiga matihid dadka iska dhigo ciyalka wxd udhaqantaa sida dadka waweyn iqyaarnimadiiyoo qofaa Masha allah❤❤❤❤

  • @IsraTa-ut4ry
    @IsraTa-ut4ry Рік тому +2

    Allha ku kusiyo kaliya lmadhahe kuwa beari ah allha kusiyo😊❤

  • @faadumomuuse341
    @faadumomuuse341 Рік тому +2

    Amiin Amiin Amiin yaraxmaan Alle ha arsaqo

  • @aliyaharafat4996
    @aliyaharafat4996 Рік тому +2

    Ayaaney sheekoyinka somalida noo soo badi Yaqay 🫶

  • @faaizoshire1768
    @faaizoshire1768 Рік тому +3

    Ayaney illahey cimri dher icafimadkadaba rabi haku siyadiyo xabibti❤❤❤❤

  • @sacdiyacali3354
    @sacdiyacali3354 Рік тому +1

    Illaahay awlaad khayr qabta hasiiyo wllo

  • @hindamohamed6395
    @hindamohamed6395 Рік тому +2

    Wcs wll ayaan alleh ha kuxfido Inshallh gabdhaa alleh ubda khyar qabaa ha siiyo inshallh allhu aamiin aamiin

  • @hamdaibra7344
    @hamdaibra7344 Рік тому +3

    Ilaahey ha ku siiyo ilmaha ad jeceshahay 🤲

  • @fatximaxamedfantastic5644
    @fatximaxamedfantastic5644 Рік тому +3

    Wcs xabbti ayaan qalbi wanagey ❤qurux dumarey ❤❤❤❤❤❤ilahey haku xafido

  • @fadumoabdulle7593
    @fadumoabdulle7593 Рік тому +1

    Ilaahey ubad baari ah oo saalixiin ah ha ku irsaaqo iyada iyo seygeeda

  • @shukrimaxamed1317
    @shukrimaxamed1317 Рік тому +1

    Ilahay hasiiyo amiin amiin

  • @saprinacayngal671
    @saprinacayngal671 Рік тому +1

    Aamiin aamiin yarabi alle hasiiyo awlaad barya

  • @hewarable5547
    @hewarable5547 Рік тому +5

    يا اختي انت جميلة جيذة الله يحفظك ويحفظ زوجك يا اختي الغاليه اني احبك اكثر من نفسي والله ❤❤ مع السلامة يا قلبي

  • @fatmazahraqurux2324
    @fatmazahraqurux2324 Рік тому +26

    Ayaan indho yar 😋 abayo asalba gabar yaro qalanja waa aheyd ee Rabi isha aadanaha hakaa haayo anigane haleyso duceya iin Alle afar indod o Abshir iga dhigo malmo yaraa ii haray hadii aan nafta qabna gabadeyda curada aheyd ayaan aad ugu rafaday 2 sana kahore Ilahey ayaa iga jecladay iin Rabi canugan dhapta ii saaro asxabtaan halkaan wllaha ku nahay iyo adigaba ducadha haleyguso kaba qofkii arka qoralkeyga mahadsanidhin

    • @roodacrixmanmaxamuud6924
      @roodacrixmanmaxamuud6924 Рік тому +1

      Hooyadi is xanbarato Alle hka dhigo qli caafimad ku dhal ku korso

    • @khadrofarah9502
      @khadrofarah9502 Рік тому +2

      Caafimad alle hkugu kala keeno hppti allena cimri dheer hkuu siiyo ilmha Yar hooyo wngsna the

    • @fatmazahraqurux2324
      @fatmazahraqurux2324 Рік тому

      @@khadrofarah9502 Amiiin amiiin yaa rabii walshey mcn shurkan abyo

    • @fatmazahraqurux2324
      @fatmazahraqurux2324 Рік тому

      @@khadrofarah9502 sido kle xabibtii cimri dheer o cibado suban leh Alle hana siyo dhamaanteen

    • @fatmazahraqurux2324
      @fatmazahraqurux2324 Рік тому

      @@roodacrixmanmaxamuud6924 Amiiin amiiin yaa Allah abayo mcn shukran mcney

  • @Maymun315
    @Maymun315 Рік тому +3

    Allaha. Raxmaankaa. Ubad. Kheyr badan. Hasiiyo. Aamiin

  • @pricess1772
    @pricess1772 Рік тому +5

    Ar gabdha yaroow sodo ah tahay mcney😂😂❤❤

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 Рік тому +2

    Mashaa Allah walashey Allah xaku xifdhiyo horay usoco Insha Allah

  • @faaizadagan3967
    @faaizadagan3967 Рік тому +1

    Masuuliyadas walidka ninka leh lkn xisaba udambayda☝️😭

  • @umusiham7291
    @umusiham7291 Рік тому +1

    allaah subxana watacalaa ha siiyo ubad qeyr qaba aaamiin yaa allaah

  • @hafsaabdul2236
    @hafsaabdul2236 Рік тому

    Abay Masha allah

  • @ramlomahamed7743
    @ramlomahamed7743 Рік тому +6

    Ayaan quruxsan qalbigan kasalamay❤ilaahay gabadhasba awlaad saalixa hasiiyo

  • @xamdaapdy6514
    @xamdaapdy6514 Рік тому +1

    Alleh ha siiyo kuwa ay ku faraxdo🤲🤲

  • @fatmazahraqurux2324
    @fatmazahraqurux2324 Рік тому +3

    Waka xumahay inaa arkin commentigas sawabto ah mashqul ahaa ayanta ilahey owlad barakeysan o bariyal ah cafimad qaba haku dheeqa walsheyn ducada so dalbatay abayo waa maalmo qiimo badane baryada rabi haka qusan insha Allah inaa Alle ducadha kuu aqbala Rajeynaa walshey

    • @XamdiMaxamed-uz5ll
      @XamdiMaxamed-uz5ll Рік тому

      Abyo waxan alh kaka baryaya inow afar idhod o nabada kaka dhiko ow canug caafimaad qabo alh ku siiyo

    • @fatmazahraqurux2324
      @fatmazahraqurux2324 Рік тому

      @@XamdiMaxamed-uz5ll amiiin amiiin yaa Allah abayo mcn shukran

  • @habawcadaawe8132
    @habawcadaawe8132 Рік тому

    Illaah ha siiyo owlaad salacious ah

  • @jawaahiryuusuf
    @jawaahiryuusuf Рік тому +1

    Ilaahey hasiiyo uwadqeer

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 Рік тому +2

    Allaha siiyo Owlaad saalix allhuma aamiin❤❤❤❤❤⭐🌙🤲🤲🤲

  • @khadrofarah9502
    @khadrofarah9502 Рік тому +1

    Wllhi wa qiso xanun badn shaydaan ba ka awood badshy

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 Рік тому +1

    illaahy ha siiyo awlaad baariya gabdha io sowjkeda

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 Рік тому +3

    Alle ha siiyo carur khayr qabta abaayo ❤

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc Рік тому

    Ayan awlad salix ah Ala hasiyo

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 Рік тому

    Mahadsanid ayan teydi

  • @hawaosman2457
    @hawaosman2457 Рік тому

    Ubax saalaxiin ah ilaaheey ha siiyo

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 Рік тому +3

    Wcs ayaan Qaali sharafay Alle ha kuxafido sharafay masha Allah 💖 ❤❤❤❤❤

  • @najmaaligaani2983
    @najmaaligaani2983 Рік тому +2

    Udugeeey ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @safiaabdinoor5096
    @safiaabdinoor5096 Рік тому +1

    Asc dhaman ayaan iyo asxabteda wa idin salamay walayal dhamanten an isuso duceyna sidokale waladena palastina an iso duceyno wllhi alle gacmaheno maran noso celin mayo

  • @xamdixuseen4655
    @xamdixuseen4655 Рік тому

    Ayaan sharafey adiga iyo soon yaa raayay

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 Рік тому +1

    Ayan qurux

  • @deeqodaahircali8274
    @deeqodaahircali8274 Рік тому

    Aamin alle ha siiyo ubad eey ku faraxdo

  • @ikraammohamed3358
    @ikraammohamed3358 Рік тому +4

    Mcntoh jah ❤❤❤

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 Рік тому +2

    Wcs Abaayo ayaan masha allah Ramadan Mubarak Abaayo ayaan mcn Abaayo ayaan 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 Рік тому +1

    Saaan isugu laaay thnks ❤❤❤❤sister

  • @hibonoor4805
    @hibonoor4805 Рік тому

    Asc ayan abyo mcn seithy xld kawran reerka

  • @sumayoyarey5601
    @sumayoyarey5601 Рік тому +1

    Allha siyo waxay jcshay abayo I.a

  • @naimamohamed644
    @naimamohamed644 Рік тому +2

    walaasheen allaha siiyo ubad saalixiin ah tan kale ani ahaan wxn ku dhihi lahaa wllshey qof masakiin ah oo waxba kaa fileyn ka farxi ducada waa la xadaa ban maqli jiree insha allaah dadaala adi io xaajiga anagana ducada waan idinku soo kabeynaa insha allaah.

  • @rashkacabdi5214
    @rashkacabdi5214 Рік тому +1

    Allaha ha kusiiyo owlaad saalix walaashey

  • @Maymun315
    @Maymun315 Рік тому

    M.a. Abaayo. ❤❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Рік тому +2

    Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam mashllah Allaha kuxfdo guleso abyo

  • @XamdiMaxamed-uz5ll
    @XamdiMaxamed-uz5ll Рік тому

    Ayaney cawa xagee aday Wan ku tabay quruxey waxbo waan waye aad so galise wlh xajika maxow i dhahy gbdhan San dhan u radineyso ma caadi bad isku taqanan wlh Wan kj tabay caawo

  • @FartunAhmed-yb4lx
    @FartunAhmed-yb4lx Рік тому

    Rabbi awlaad baariya hasiiyo

  • @han47722
    @han47722 Рік тому +1

    Ayaaney haygu sheegin nin naagi ku Barto wacdaro ayaan kala kulmee😂😂😂

  • @siciidoali2326
    @siciidoali2326 Рік тому

    Allah ha siiyo ubad saalix ah

  • @saprinacayngal671
    @saprinacayngal671 Рік тому +1

    😂😂😂mansha Allah ayaaney anigu kuma jiro caatan nahy

  • @FartunAhmed-yb4lx
    @FartunAhmed-yb4lx Рік тому

    Thanks qali

  • @iqraali6298
    @iqraali6298 Рік тому

    Ilahay haku arsaqo awlaad salix ah

  • @FardusMohamoud-rv1ug
    @FardusMohamoud-rv1ug Рік тому

    Alle hasiiyiiyo wallo ayaan dhamnteenba haino siyidaadiyo awallada waxan ugu darsanlaha istiqfaarka saligba badi

  • @khadrofarah9502
    @khadrofarah9502 Рік тому

    Awlaad baariya alle ha siiyo abyo

  • @farxiyomaxamuud6830
    @farxiyomaxamuud6830 Рік тому

    M.a😍🖐

  • @ifraaxabdilahi2882
    @ifraaxabdilahi2882 Рік тому

    Wll Alle ha ku siyo awlaad bariya

  • @fahiimaapdirizak3552
    @fahiimaapdirizak3552 Рік тому

    Queen ayaan🥰

  • @qaalileyli8626
    @qaalileyli8626 Рік тому +3

    Acs abayo allha kuxafido mar walba wan kudharara lakin mahihi dadka kumuntika mar walba soqora eika rali noqo

  • @istahilosmanabdi9190
    @istahilosmanabdi9190 Рік тому +1

    Mcney ubad aad ku aaydo baariyaal caafimad qaba allaha ku siiiyo

  • @naciimacadey8794
    @naciimacadey8794 Рік тому +1

    Nashiidadaan ka helay magaceed😢

  • @sumayosuhiimit2351
    @sumayosuhiimit2351 Рік тому +4

    Heheey jabiibo aha ayney wa ku imaan insha allha hoo bariska ha igu oran 😂😂😂😅😅

  • @sahrujomacalinahmedmacalin3293

    Horta manaa walan mise caraa laga heesaa waxan umaleey nayey qisadaan iney eheed saqiirkii ladulmiyey soomaheen ayaaney

  • @ayanqaliqurux4292
    @ayanqaliqurux4292 Рік тому

    Allah siyo ubad wil iyo garba

  • @najmaahmed4139
    @najmaahmed4139 Рік тому

    Wcs xbbti ayaan hore usoco

  • @CaaishaAxmedcismaan-zx2zh
    @CaaishaAxmedcismaan-zx2zh Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @aizhaawad1099
    @aizhaawad1099 Рік тому +3

    anigu shekadan dhagesta nagaha kugu mashqulyo ku dawanaya adiga maxa ka qaldan bisinke xalimoyin shekada dawada gabdha ha dawanine

  • @hamdamaxamed6708
    @hamdamaxamed6708 3 місяці тому

    Ayeney ramdanti wa kula tagtay wll😂

  • @mohajama7381
    @mohajama7381 Рік тому

    ❤❤❤❤❤

  • @XamdiMaxamed-uz5ll
    @XamdiMaxamed-uz5ll Рік тому +2

    Wale benta maha Ana xajikeyka markan la shekysan jiray aya gabdh diriska ah waxey ii quri weysay sido iso wacaayo weyba ika qoratay ka wara tii ka dhacday la ogayahee

    • @amalcabdiqadir338
      @amalcabdiqadir338 Рік тому

      😅😅maxaa ku dhacay nooga dhac

    • @XamdiMaxamed-uz5ll
      @XamdiMaxamed-uz5ll Рік тому

      @@amalcabdiqadir338 hhh noka dhac mad dhahday inaa leyso wacay ley dhahay labar kaas ma kasee waban aqane inan baxay ban u tagy naa bananka uso bax Baan ku iri meshi ano ku rifayo gabr ino dhawed so baxday hoyaded iyi abahey baa la wacay Hal Tina horta Uma rebin abehey madhay nin ku qabin mad San uku maseree wa nalakla ciliyay meshii goran u tagay oyi goran la diriray maba aqan abehey o kacanta ika hayo o dharbaaxsho qac ika sii ban idhaha kala furay ayadii Dib danbe ikulama hadal amaan ban ka helay xata xamdiyey telkaka idhiib ima dhihin awal waxban kala tur tura jirnay ila hada salaan xataa isma salaano dadba la shekeystay ayada I tijiibi iku tiri bey ku dhahday Ani ma mar danbe xamdi ka ak baxaayo ayada iyi Teel keda jyo ninkeda xata ika darane kisto qarabaan ahaynay ayada qaraabo maan qoraa Hee ninkiyaba leyku heystaahe kama gaaro saxibey

    • @amalcabdiqadir338
      @amalcabdiqadir338 Рік тому

      @@XamdiMaxamed-uz5ll hhh saaxiibeed abaal keeda marsiisay saasa lagaa rabaa. 🤣qaraabo maxax ka galax

    • @XamdiMaxamed-uz5ll
      @XamdiMaxamed-uz5ll Рік тому +1

      @@amalcabdiqadir338 qaraabo eysan auada ika xishoon man Ani aqanahe naag danbe la qabin mana isku so dhaweysanahe saxibey

  • @Salmaqurxinta
    @Salmaqurxinta Рік тому

    Wcs ayaan ina ku dawado hada ayee isura kashay salad subax xiliga somalia

  • @shukriismail6588
    @shukriismail6588 Рік тому

    Wow qofkii 3aad bn ahay🤪

  • @Muhima2495
    @Muhima2495 Рік тому +3

    Jah caawa inaa uhor maro rabay sorry 😞

  • @zuhurzayooni
    @zuhurzayooni Рік тому

    Wcs qali dumar yaraabi ilahow awlad qer qabto sii yarabi ducada badi abyo wan daremi kar xanunka ay ledahy hoyo nimada dadaal abyo insh allah wad helaysa

  • @XamdiMaxamed-uz5ll
    @XamdiMaxamed-uz5ll Рік тому

    Abyo wad mahdsanthy 100 kiba boqol abyo alh baa bixiyo asakana ka sugaya insha alh abyo teda kale asika ciyal wo leyhy oo xaas oe furay baa u dhashy alxm abyo balse Ana alh Baan ka sugayaa alxm wadna mhdsanthy ayaan quruxeey

  • @najmaabdi4867
    @najmaabdi4867 Рік тому +1

    Asc abaayo caawa ana uhoreyo

  • @mohairhusseinshariif4673
    @mohairhusseinshariif4673 Рік тому

    Asc

  • @ifraahahmed592
    @ifraahahmed592 Рік тому

    😭😭

  • @amiirocaliwarsame4411
    @amiirocaliwarsame4411 Рік тому +1

    Ayaney xiligaa Alabta afurka dhaqoyo asodhigtay thankis❤

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 Рік тому

    Shekadii diima ayey u egtahay ilahow hana tusin indha xumadad

  • @NimcocumarGurxan-jx2xv
    @NimcocumarGurxan-jx2xv Рік тому

    Maxa la catowday

  • @najmaabdi4867
    @najmaabdi4867 Рік тому +1

    Abaayo aniga ninkeyga ad ayuu igamasayraa xitaa waxuugaray inuu iguhanjabo inuu ila guursanayo naag kale

    • @hewarable5547
      @hewarable5547 Рік тому +2

      Abayo ilahay hajika dha Haku wanajiyo

  • @CaishaCuud-is8vz
    @CaishaCuud-is8vz Рік тому

    Ayaney Anigu wxan radiyaa wxan ku cayilo waxkasta aan cuno ma iga muqdan

  • @jawaahiryuusuf
    @jawaahiryuusuf Рік тому +2

    Wanku salmy ayn cdey

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 Рік тому

    💘💘🥀🥀💘💘⚘🌹🌹🌹🌼🌼🌱🌱🌱🌱👍👍🌹🌹🌹⚘⚘💘💘💘💘🥀🥀🥀💘💘⚘⚘💘💘🥀👍👍🌹🌹

  • @nasteexocabsulqaadir8381
    @nasteexocabsulqaadir8381 Рік тому

    Asc ayaaney maad ka soo hadashid gabdhaha ninka ay shukaansadaan oo calafku waa meeshiisee haday daacad uthy guurkiisa ma sax baa inay lacag ka cunto ama dhaqaalo weydiisato markii ay wax ubaahato mise waa inay iska ilaaliso ilaa uuu guursado madaama aysan xaq ulahyn xoolihiisa waqtiga shukaansiga xbbt waxaan jeclaan lahaa inaa ra'yigaaga nagu soo kaapto adoo mahadsan

  • @sihaamibraahinbare2141
    @sihaamibraahinbare2141 Рік тому

    😍🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤

  • @naimabashir6420
    @naimabashir6420 Рік тому

    L0

  • @ramloshiqcfitaax-oo8hg
    @ramloshiqcfitaax-oo8hg Рік тому

    أعوذ بالله madiimaa

  • @haala552
    @haala552 Рік тому +2

    Cunugii mey dishay qeybta dambe ma fahmin dilaa noqotay maqlay ilmihii waa dishayna ma maqlin

  • @najmaaligaani2983
    @najmaaligaani2983 Рік тому

    Udugeeey ❤️❤️❤️❤️❤️