somalida waxa dilay ha laguu qoslo bal ninkaa wayn ee ilmahaa yarkaa ku maadaysanaya eeg yarku wuxu ka hadlayaa wax uu usoo joogay Kan waraysanayana wixiiba qosol buu ka dhigtay
18 MAHA WAA WAA 9 JIR WALLAHI LAAKIN CARUURTA WELIBA KUWA BAADIYAHA JOOGA WAA IS WAYNEEYAAN CARUURNIMADA MA JECLA , CARUURTA SOMALIDA ALLAH HA XAFIDO😢😢❤🙏
Maashaa alaah maxamed gaashaan alaha xifdiyo diinta iyo dalka alaha ku anfaco
Ilahay haku naxariisto abwan gesi 😢
Allah ya raxma abwaan geesi
Ikaahwyow uu naxariiso 🤲🤲
somalida waxa dilay ha laguu qoslo bal ninkaa wayn ee ilmahaa yarkaa ku maadaysanaya eeg yarku wuxu ka hadlayaa wax uu usoo joogay Kan waraysanayana wixiiba qosol buu ka dhigtay
Alle hawnaxariisto abwaan geesi
18 MAHA WAA WAA 9 JIR WALLAHI LAAKIN CARUURTA WELIBA KUWA BAADIYAHA JOOGA WAA IS WAYNEEYAAN CARUURNIMADA MA JECLA , CARUURTA SOMALIDA ALLAH HA XAFIDO😢😢❤🙏
Beentaa maaha anaa arkay kuwo toban jira oo dhahaya maya anigu 15 jiraa haduu 18 jiro garbuu yeelanlahaa
🤣🤣🤣🤣 Abwaan Geesi iyo Gashan
*Xiniiyihu maahan kuwa kugu jiree waa kuwa lagula garab joogo* ninkaas yar ragga garab taagan oo dhami ammaantiisa iyo hawlkarnimadiisa bay wada sheegayaan. Horay iyo gurigii uu kusoo korayna rag baa la garab joogay isna waa kasoo dhalaalay carbiskii.
Buurtinle waa mudug garoowe waxay ujirtaa 119 kilo mitir
Galkacyo waxay ujirtaa 110kilo mitir marka waatee
Dhalinyarada usameya isbartibo ay ku ciyaran kalasaara dhalinyarada iyao.dadka kawayn iyo kuwa yaryarna tartamayal orodada ,kadaya ilmaha siyasada aydhagaysanayan gulaysta reerburtinle
ala yarxama
Farxaan MAHADSANID sxb
Laba xaniinyood weeye sllaha raajiyo.
Burtinle mudug maaha waa nugaal daldhicida jooji abwaan
Burtinle waa mudug laakin nugaal baa laraacshay dadkeedu waa rer mudug waxa ku ogaanaysa isku hadal maha rer nugaal dowladi somalia baa nugaal kudartay laakin dadku waa iyo meesha aykutaal wAA MUDUG
@@khalifjama3925 buurtin mudug maaha dadka qabiilbaa dar daray buurtinle mudug xataa lacimilo maahan miyigeeda iyo magaalada labadaba buurtinle hadeer oo labaarankii sano oo ugu danbaysay cimilada soomaaliyoodhan isbadashay xataa way kaqabowdahay dayrta xataa qabow geedu waa saa id buuraha burtinle dhahdo iyo qabow ayaa qarin jiray illaa 3 saac iyo bar subixii mudugna minbaadiye iyo magaalo waa kulayl
Tanwaa reer miye Deegan iyo ciimilo Kala baro burtinle xarfo waa isku cilmilo garoowe waxa ujirtaa burtinle 119kilo motir
Gal kacyo 98 kilo mitir
Malaase burtinle bare uuka jiraa waana mudug
1984 burtinle mudug ahayd
markii garowe laascaanood lagajaray aa loobaahday degmo wen saas burtinle loogudaray ee Deegan luuqad🎉 dad ahaanba burtile waa mudug
ᵃˡˡᵃʰ ʰᵃ ᵏᵘ ⁿᵃˣᵃᵃʳⁱⁱˢʳᵒ