SOOMAALIYA: MAXAY KU SALEYSAN TAHAY DHALIISHA XILDHIBAANNADA EE XUKUUMADDA?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 лип 2024
  • SOOMAALIYA: MAXAY KU SALEYSAN TAHAY DHALIISHA XILDHIBAANNADA EE XUKUUMADDA?
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 44

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 24 дні тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdimohammed7522
    @abdimohammed7522 23 дні тому

    Wasiir maareeye waa musuqmaasuqi oo xanuunsan.. waana mid ka mida ku wa Soomaali lugta jiidaya

  • @qadarafgooye9929
    @qadarafgooye9929 23 дні тому

    --Mowlid walaal Masha allah waxaad la timid maskax fiican Waana Loo bahnaa. Waana kaaga mahad celinayaa shaqada Aad u hayso Umada Somaliyeed. Allah subxana watacalaa ha kaa abaal mariyo yusan noqon kii igu horey uguna danbeeyey ee noo wad Mahadsanid mar labaad.

  • @islamisthebestreligion1738
    @islamisthebestreligion1738 23 дні тому

    asc HBN iyo Xildhibaanada dooda meeshan uga furantahay waxaan ka xumahay shacabka Somaliyeed nasiib darada ku dhacaday ee ah mamul xumada iyo musmuqa daashada wasiir maareeye waxba yuusan xiiqin waan aragnaa waxa dhacay iyo masiibada ka jirta Dalka 😢

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 23 дні тому

    Masha Allah Mudane Maareye Labado Qofod Iska Dhaafe Beled Dhano La Doodi Kara Noolow WR Mareye Horay U Soco

  • @abdirizaakaden
    @abdirizaakaden 24 дні тому

    Baarlamaan iyo xukumad kudhisan musuq maasuq hal xaaran ah nirig xalaal ah ma dhasho

  • @AbdiDahir-dg4jy
    @AbdiDahir-dg4jy 23 дні тому

    grrrr

  • @SokoreyCabdi
    @SokoreyCabdi 23 дні тому

    Horta .kiwaan.waa.dowlad.dimis

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 24 дні тому +1

    Cidi Maanta Tiraa Somaliya Siiba Muqdisho Galmudug Iyo Hirshabele Nabad Maaha Waa Cid Aan Danka Leheyn Intan Soo Sheegay Oo Ay Wax Ayka Naxayan Ayna Ka Joogin Bale Anagu Allan Ku Ma Hadinay Iyo Inti Ka Qeyqadatay Sugida Abniga Hadey Tahay Dowlad Iyo Ciidamba Iyo Shaacaba

  • @ZekeriyaFarah
    @ZekeriyaFarah 23 дні тому

    HBN Dooda Dad wakhtiga uga faa iideeya oo dhanka dawlada matala soo xula WMaareeye wxuu ku jiraa Boosdifaacasho wixiisuna waa ila meerayso dood faa iido leh ma aha

  • @maryanh3513
    @maryanh3513 23 дні тому

    Maareye iiku shuubo

  • @user-ip3kj4ps4b
    @user-ip3kj4ps4b 23 дні тому

    Doowlada in xildhibaan nadu dhaliilaan waa qalad

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 23 дні тому

    Maareeye waa nin sida loo qaraabto yaqaan waa kuwa madaxwaynaha talada fiican siinin . Aada Jira iyo noolow madaale waa kuwa qaada

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 23 дні тому

    Dakhliga kor looqaaday ma xabaalo qofka iyo Debdamiska xaraashkooda miyaa.

  • @bossman1024
    @bossman1024 23 дні тому

    Sheekadu waa dabdamiska halmela ayay kasocota Hal reer kaligi waana kuwad somali eeday

  • @bossman1024
    @bossman1024 23 дні тому

    Yaa bada lay maxay udiidiwayen haday xukumadu kentay sow mafiosi Karin inay badalan

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 23 дні тому

    Mowliid meesha dowlad kama jirto ee waa qoys qaranka afduubtay cudhaadhna u haysta iyo inyar oo wax loo tuuro oo jeebkooda ilaashan kuwan aad leedahay waxbey ka doodina waa ragii wadanka lacagta siistay kay ka ooyina waa kuu iibsaday ee ha adkeystaan koloy beentii Dastuurka badalidiisa leysu sheegay ayaa leysaga baxaye

  • @libanbariyoow8327
    @libanbariyoow8327 23 дні тому

    Xildhibaanadaan shalay ina farmaajo 5sano oo xisaab xirla aan markoo sameenaayay weey joogeen maxee uhadli waayeen hadeey qabyaalad iyo cuqdad kujirin xaaraanta

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 23 дні тому +1

    XILDHIBAANADAAN TUUGADAAH $5,300 EE QAATAAN KENYA EENA KU QAYILAAN QABIIL EEKU JOOGAAN MEESHA INA ADEER KOOD MARKUU JOOGO WEE DIFAACAAN HADII MADAXWEYNE KALE YIMAADANA WEE MUCAARADAAN AYAGOO KA DUULAYA QABIII;

  • @user-xm3ol3is6f
    @user-xm3ol3is6f 23 дні тому

    😅

  • @bossman1024
    @bossman1024 23 дні тому

    Hada ayan tagay xaramka nin somali ah aya igu yidhi dadba kuwata sida ayad KU xajiday waxana ku xajiyay lacagtayda cudurka aya somalidu qarkod qaban nin sidii okale ayay uhadlayan waxani did maha sida maha wariye maha melahad badhbadhi

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 23 дні тому

    Macalliminta Hadaan La Qorin Oo La Shaqaaleysin Jamiciyinta Iyo Ardayda Yaa Wax Bari Raba Sey Jamiciyin Ku Naqayan Hadan Macalin La Helin

  • @libanbariyoow8327
    @libanbariyoow8327 23 дні тому

    War kuwaan waa xaaraanti uu ina farmaajo katagay wayo madax weyna xurmadle xasan shiq xukuumadiisa wax muuqdee qabatay marka maxaa laguheestaa

    • @Xassan976
      @Xassan976 23 дні тому

      War xassan watuug waxana kuushagayaa farmaajo gabooro ma ciibsin dadmasaakiin ah ma barikacin tankale shak waxa san gabtay

  • @AbdihersiWarsame-kq2wi
    @AbdihersiWarsame-kq2wi 24 дні тому

    Ambiyaxasan ilahay kamad biqin balcad istaf la an masul kutagi kara majiro awey nabadu

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 23 дні тому

      ilahay Adigu Ka Cabso Ma Qaxaya Ka DHaca Muqdisho Ma Hantiya Burburta Ma Bajajleya La Dila Ma Sarakiishi Iyo Artidii Iyo Taqtaradi La Dili Jiray Mayaa La Dila Balcada Sheegehe Jawrera Babuurta Lagu Taga

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 23 дні тому

      Mida Kale Dooda Ila Wadaag Hey Xamanine

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 23 дні тому

    XILDHIBAANO TUUGO AH WAAYE OO U BARTAY LACAG LAALUUSH AH IYO IN JAGO LOO DHIIBO MAXEE HADA U BILAABATAY BAL IS WEYDII?

  • @bossman1024
    @bossman1024 23 дні тому

    Dhaxal miya kan waxa kaguxaya dabdamiska ninkan sowkii horay abihii xujada ka dhigay in laga dhigo wasiirka sow maha abahiina
    Dagalka dhigay radkii
    Ayu waydaye ufiirsada

  • @qoordheerenaashka6058
    @qoordheerenaashka6058 23 дні тому

    wiillka shiiqa caro kakacday kursiga maamo qadiijo iyo ciidanka dudfa sigara halogu adeegp wareysi magallo.dalka waxain laga saxourabo wakan ookale

  • @maryanh3513
    @maryanh3513 23 дні тому

    Virus of ma jiro

  • @mohamedHARAGO
    @mohamedHARAGO 23 дні тому

    Xaley way idhaaftay

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 23 дні тому +1

    kkkkkkkk xildhibanadan iyo dawladuba waxay kuyimaadeen musuq maasuq sidaa darteed somaaliya wax dawlad layidhaa kamajirto kaliya waxaa kajira dad kunool boob iyo xabaalo qodis

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 23 дні тому

    Xildhibanada dhaliisha qabo waxey diidan yihiin oo ayna cadeyn karin wa in dorasho qof iyo cod la garo diidan ka cabsi qaban in shacabka doran wayan waxey barten kuras la gato qofkii lacag haysto usan weyn karin xildhibanimo marka ay leyihiin tasturka cod qarsodi ba ku tallo wa madaxweynayashada rasho dadban galayan mid kasta ila 20 musharax an ka qato lacag wan ku doranaya codkeyga yan la ogan wa cod qarson wa dhac iyo bob xildhiban bob iyo dhac ku yimid iyo reer hebel ku yimid miya wax dhaliili karo xildhibano waxa jiro saciid deni radinayo in lacag uu siiyo xukumadda ridan ka dib boskas qof si uu u kensado saciid deni waqtiga dhumayo oo xukumad la rido mid kale la so dhiso u nixin dal dhismi rabo damiirkoda xata ma garto shilimadka u daran iyo inu wasiirnimo qeylo lagu siiyo xildhibanada somaliya qarkod wa qurun so ura an wadaniyad ka dortan manta maxan hela beri shaqo kuma lihi

  • @AbdihersiWarsame-kq2wi
    @AbdihersiWarsame-kq2wi 24 дні тому

    Mareye benala tahay hadi kursiga Laga qado Wu caytama

  • @bossman1024
    @bossman1024 23 дні тому

    Wariye saxmaha ninka waxkale ood rabtay inad qalad dadkale Galen inad hadad qori qadato xoog adiga cidna kugu ma maquunin karto markete waa sax

  • @bossman1024
    @bossman1024 23 дні тому

    Cudurku waa dabdamiska cudur ka bilowday war gabadhu lagubay ninkii gubay aya sharciga qabiil şartı logu diiday ragan dodi aya reerkodu diday

  • @yuusufbaxaar109
    @yuusufbaxaar109 23 дні тому

    Mareye beenta uu faafinayo waxa kajawabi dona shacabka somaliyeed ee 90% beerka dhulka kuhaya.

  • @abdillahidaher468
    @abdillahidaher468 23 дні тому +1

    Waxan kaxumahay xildhobanada mar sugan hayn

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 23 дні тому +1

    This government is better than any government that come before.