Abwan xasan waxu ugu talo galay inuu layo wana kuwi uu horay ulayay waxi ka haray ayagana meshi hore la marsiyo we cadahay tas abwan adiga sidey kula muqat
Horta, waxan hada ogadey, drone planes iney so baxeyn 1980s. Somalia waxey aheyd meelahi horeyr lagu tijabiyo. Dagalki hore, dhinaca Waaqoyi 1988 waxa la dhihi jirey, “diyaradaha Rusheya. Africa lagu hor tijabiyey, ileen Africa wa testing ground. Back at zero again
Midkasta oo dangaar laa leh iska hor keenay ama dabka ku b shubay inshalla guryohoda dab ah ka kacoo waa guryaha u qaska yaan ka waada midkalle ciidanka xasan iyo xamsa keenay 100 qof oo reer jubbland ah yaa ka adkanaya wayo lascaanood Ayaan wax ka baranay nin aan dhulka gedged u aqoon waa laga adkaanaya maa ku dagaalamikaro waxaan ka baqaya inay ka dhacado maxaa raaskmood yacaay ilaahayow kalla qaboojio dhaalinyar deerjada lagu radsanayo😢😢😢aad iyo Baan uga xumahay walahi aaaaa beerka
Calaalcal waxkuuma taro dawlada fadaraalku waxay istuseen cadawgii naga baqi jiray ee ahaa dawladaha aan is haynay midi xasan sheekh ayaa uus ku jabtay runtii
Xasan inuu shabaab yahay darooniskaan maxuu shabaab ugu qaadi waayey illaahayoo xasan naga qabo
Waa runtaa muxuu alshababka haysta dhulka reerkiisu dago, iska daa dhulkalabe.
ASC Suxufiga Soomaaliyeed Ee Qadarinta Mudan Legend Abwaan Kabayare Runtii Waa Barnaamij Aad U Naxdin Badan, Aad Baan Kuu Salaamayaa Abti
Waa Ceebooben Xassan Guurgurte oo Ciidamadii Somaliyed Madaxa Isku Geliyey Qaain Waaye Xassan Gurgurte Gacanta Halagu Soodhigo
Juubaland guuuuuul insha Allah 🎉🎉
Abti waad ku mahadsan tahay sida aad wararka noogu soo tebineysid.
Hubka waa in cuuna qabateyn laga saaro waana la saari 40 sanoo soo socdo cawaan baa dawladnimo laga sugaa
Insha Allah Guul Jubaland 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Jubaland guuuuuul maansha Allhaa Agbar maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar ❤️ butland 👍 jubaland guuuuul
Jubaland guuuul❤❤❤❤❤
Waa in la kala adkaado hadal kale ma jiro weliba xasan sheekh la tuso awoodiisa, wiilasha isa soo dhiiba ama diida dagaalka waa in la soo dhaweeyaa
Subxanallah Allow Caqliga Caloosha hanaga Gelin,Sababto Ah in Duq Xasan Shiikh, Marxun Xamsa Cabdi Bare, iyo Aadan madobe iyo koxda kulla Socota, Dulmiga, Insha Allaha Weyn wuu soo qaban waayo Dulmigu Ma'shaqeyo,Duq Xasan Shiikh,Dhalinyarad uu isku Dilaayo Allaha ka badbaadsho,Dhalinyardu waa Mustaqbalka Dalka Dadka iyo Diinta,Somali waxay dhahan Dab Munafaq Shiday Muumina ku Gubto Inasha Allaha ku Dulmiga ku Socda way Jabayan Lakiin 35 sano Maamul Dhisan in Dagaal lagu qaado waa wax qof Damiir leh Fiirsan karin Duq Xasan Shiukh,Xaqa allaha tuso Gursiga uu ku Radinayo inuu kuso Naqdo Ee uu Dhiiga Dhalinta u Fuulayo, Allow Xaqa u Hiili Amiin.
Allow ugargar oo dulmiga naga qabo sharkoda xasan aaamin aaamin
Abwan xasan waxu ugu talo galay inuu layo wana kuwi uu horay ulayay waxi ka haray ayagana meshi hore la marsiyo we cadahay tas abwan adiga sidey kula muqat
Guuuuuuul Saxib Qaaali ❤❤🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉🎉🎉❤❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉❤🎉🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤
Xasan sheikh abaal magaranayo. Ninkii ugushubay doorashada ayaa rabaa inuu dilo
Labadii Dulmi Ku heshiiyo xaqay Ku diriraan
Allow unxriso inti dhimtay aaamin aaamin yaarabi Allow ugargar inta nool aaamin aaamin yaarabi
Inamadaa soomaaliyeed dhiigooda iyo dhimashadooda ma rabno,
Ha is badbaadiyeen, ciidamada jubbaland waa inay isu soo dhiibaan , waa wiilal soomaaliyeede
Ilaahay hakala qaboojiyo
Xasan rabiyow dhafi umadada sharkiisa badan
Xasan Xaraan dalka iyo Dadka, Allaaha nooga Qabto amiiiin yaarab
Gurgurte dhiiqo darood dagal loma sheego darawiish birjeex
Axaxaxa.allah sikhiro marxunka
Iyoxasan garguurte yadhibka kadan beya juballan.guuul
Insha allah
Axamed madoobee isagaa xasan shiikh keeneey fiiladz halasaaroo.
Xasan waalay Khadra Xayd baa waalaysa Allah hanaga Qabto
Guul guul jubaland❤❤❤❤❤
wa gal gur gurte ilahey dadka dalka
iyo dinta ha ka qabto...
Xasan-baahane waa in waddanka laga badbaadiyo.
WAA CAQLI XUMO IN SOMALI LOO ADEEGSADO SOMALI
ALLAH SUBXAANUHU WA TACAALA WAXAAN KA BARYAA KA QABTO DALKA GARGUURTE.
Xasan MUNAAFAQ wiisha uu dabla ku shubayo waa in lagu max kamadeeya
Mash allh aad bey u mahadsan yihiin cidamada jubaland hadey maxabista lasoo qalday
Ilaahow Soomaali boggooda burcad isu mari oo qabyaaladda qalbiyadeena ka nadiifi.
Mashallah brother
Abtow todoba Bari kahor ayuuba sagaalkadilay waana intimate raaskamboni ciidanka xasan keenly
Waa suxufi NABADON ah.waxuu talo odeynima siiyay Ciidamada Jl weey qadan donan iyo Djl waa Tala fican. Suxufegan haku daydaan oo fidnada iyo beenta.20$ qatan.kas suxufi ma aha.suxufigan waa NABADON.thanks
Wiilashaas soomaaliyeed wixii ka dhintay iyo kuwa dhaawacmay waxaad mas,uuliyadeeda qaadayo xasan sheikh sababta dagaalka waxaa leh xasan oo ku raba in uu xukunka sii haysto.
Waxay rabaan inay banaystaan dagaalka cirka ee ay wadaan
Ac
Abti Abwan kabayare Soda maxad heysa???
Waxii mesha ka dhacay waxa xambarin xasan culusaw???
Wa in maxkamad lasotagay
Mahadsanidiin
Xasan xaarash Qaran talaxumadisa marku kusoguray diyarado ciidanki intikahadhay jabkuhoray ugugeystay bumantana kuhalagay dhul dhankasta kaodonsa.
Bal askari diyarada lagukenay
Xageba logagurman.
Alle taladakaqad
Xasan xaarash Qaran 😢😢
Lacnatullah xasan masiibo oo dhiig faraha kula jira
WAA LA IS DHIIQEEN 😂😂 MOORIYAANTA WAA INA MEESHOODA LOOGU TAGO.
Ilahay ha kala qabojiyo xassan xaqa Allah tuso dhalinyaro la isku babiyay wa masakin la so qasbay
Besha. Calamka. Waxan. Ushegeyna. X. Gurgurtewa. Inmaxkamadlasarasi. Degdega.
Guul Iyo Gobanimo Abti
Xasan inuu rabo inuu kushaabadeeyo axmed madoobe shabaab shalay bay kasoo fakatay xantaasi maantana wakaa faafinaya beentii madaxweeyne been sheegaya warbaahintana been sheega leh
Abti
Qorshaha xasan culusaw
Waxu rabay inu ciidanka gumado intii ka hartay???
Cidanka hala badbadiyo wa cidankii somalia
🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin
waa aduunku hakuu sooraaco axmed madoobe laakiin aduunku waa ogyahay waxaay yihiin mooryaantu waay jabeen waana lasoo afjarayaaa ciidanka hawiye akshin guruub weeye waxaniye
Hanbalyo halyeeyada qaranka jubaland guul darro & ceeb iyo ciil waara xasan dhiiqo iyo xamze maxlal xamaaliga kooxda xaraash qaran iyo xatooyada danta guud maafiyada xabaalaha faagta abti mcn maalin iyo habeenba mahadsanid 🇬🇲🇬🇶🇬🇲🐎🇸🇱🇱🇺🇸🇴💯🍇☂️
Allow kala qabooji dagal wiil baa ku dhintay wiil Kuma dhasho 😭😭😭
Kkkkkkkkkk walahi Somali Hal nin oo sax sheegayo waa la waayay
Kabayare madaxweynaha mustaqbalka dhow 2030 Wakutageraha Kheyre😂😂
Isku dhamaada ilaahay baan idiin baryaye, waayo cadaw baa tihiin
Axmed-ayaa-dagaalka-soo-qaaday
Yaa kuu sheegay mooryaanimada jooji
Waa dawlad sida cadawga ula dagaalamaysa dadkeeda oo wadanka bur burinaysa
Subaxaanallaah waxaa xanuun ah in wiilal soomaaliyeed laykubaabiyo ninkasta danuqaasah udagaalamayo Hassan inuuku duulo jubaland maxaa keenay Hassan wuxuu raadinayaa dhuluusan lahayn
Waxaan kubaaqeynaa reer jubaland inaybad baadiyaan wiilasha soomaaliyeed 😢😢
Hana isdhiibeen aragixisada waxaa udhaama Ahmed
Ciidan qaran oo lagu heshiiyay majiraan somalia xaafad waxay xaafad ugu duushaa waa t
Drone cidkasta hada wa inay kensata
Bagah aleylehe nin soo joog laga waayo soo jiifaa laga helaa😅😅😅😅😅😊
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Caqligu ma caloosha iyo dabaduu kaga jiraa xasan macno yare
Horta, waxan hada ogadey, drone planes iney so baxeyn 1980s. Somalia waxey aheyd meelahi horeyr lagu tijabiyo. Dagalki hore, dhinaca Waaqoyi 1988 waxa la dhihi jirey, “diyaradaha Rusheya. Africa lagu hor tijabiyey, ileen Africa wa testing ground. Back at zero again
Midkasta oo dangaar laa leh iska hor keenay ama dabka ku b shubay inshalla guryohoda dab ah ka kacoo waa guryaha u qaska yaan ka waada midkalle ciidanka xasan iyo xamsa keenay 100 qof oo reer jubbland ah yaa ka adkanaya wayo lascaanood Ayaan wax ka baranay nin aan dhulka gedged u aqoon waa laga adkaanaya maa ku dagaalamikaro waxaan ka baqaya inay ka dhacado maxaa raaskmood yacaay ilaahayow kalla qaboojio dhaalinyar deerjada lagu radsanayo😢😢😢aad iyo Baan uga xumahay walahi aaaaa beerka
Wa masiibo wadanka looso diray , xasbiyallah wa nimcal
Illahay dadka iyo dalka haka badbaadiyo kuwan masiibada
GUUUUUULLLLLL GUUUUUUUULLLLLL JUBALAND DAAIMAN YAA ALLAH🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💪💪💪💪💪💪💪💪❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯💯💯
X. Culusow. Fidmadi. X. Culusow. Xamarkakenay. Wanasibxume. X. Culusow. Rabiyow. Kaqabo. Somali
Maaqaa loo degay maaqaa xasan munaafaq war kadaa layere waan felaayay xasan munaafaq tuug en uu fashelmaayo yaa xayawaan maqaan lahaa mayaqaan Raaskaaboone aa maba aadaan
Suxufi sharaf leh iska dheh, Waliga runta xigso.
Dincay naga soo mareen waxaan ku ogayn reer hebal kulha 😂 runtii dawladu ceebay dhx fadhidaaa
Waxaan aniga rabo hadaa diido qaran dumis ayaa tahay waaran ayaa laguu jaraayaa xagey ka shaqeysaa
Xassan Gurguurte intaas ayuu ka shaqayna, inay laba wiil oo Soomaaliyeed is-dilaan!
naclatullah adiga iyo kuwa oromo iyo ajnabi ushaqeyo benaale
Argigixiso naclatullaahi foolxumo u dhiman jubaland waan kugu xasuqin
Calaalcal waxkuuma taro dawlada fadaraalku waxay istuseen cadawgii naga baqi jiray ee ahaa dawladaha aan is haynay midi xasan sheekh ayaa uus ku jabtay runtii
Xasan gurguurte isagaa Alshabaab ah
😂😂😂😂😂 xasan dhiiiqo
Habo waa nacnac edabdaran xasan ayax madharge
Jbln. Dadka. Walalihina. Utura. Oso dhoweya. Wa. Dadkini. Madaxwayne. A. Madobe. Dadka. Laguso. Khamaray. Wilasha. Utura
Wcs wr wb
Warninyohow daroonada yaysa nbaxsan fadhiga ugutaga kafaramaroojiya ubamaley maayee
Haronka Gabi ahmba. Axmad madobe baa haysta
Ahmed madoobe soo kii shabaabka oga dilay 150, ma ninkaas bay ciidankiisa fursad u ku dhexmaro siinayaan?
Hawiyeoow formajo wa maraxaan
Cring why chhhh hawiye
Ahmed darood guul all darood😍😍
Guul jubbaland hadhaco gurgurte meyd fagte
Mayeleyno madaxwene axmad madobe waa shaqsi axmad waa nin ladoortah ma ahan shaqsi waa madaxwayne umadeed
saas weeye nabad axmadow badbaadi kuwa uu xasan ayax soolugooyey
Run sheeg baad tahay habo ilaahay kugu cadaabi maayo
Ok
Xasan diricsanaa ! Somalina -
Caqli xumaa ? Ayagii buu isku -
Dila yaa ? Laakiin ! Haddii isku -
Laayo! Yaa wadanka Xoraynaya?
Yaa Shisheeyaha ka Difaacaya ?
Xasan wuxuu iska dhigayaa goolaaniga suuriya qabsaday .....turkigana waa ka u carary xasan...bashaar al asad oo kale waa in xasan dalka uu ka qaxaa
waa-been
asc garguurte madharga kamasuula wiilashay somaliyed ee uuisku laayey maanta waxasugeyney inuu cadawga saxdaaye somaliya ladagaalamo ee mahayan inuu somali isku jabiyo illaahay hagaran siiyo midnimo somaliyed dhalintaas leysku laayey
Badmadow ayaa la yiraahdaa dhulkan
car xitaa haaw tacsiyeeyo xasan xabaalo qote ciidankaa udhintay qabiilkiisa
War ninyahow caadifada yay ku naargeynin beentan jooji 2:55 2:56
Adiga beenaale ah
Seedareeme Qaainkan Guurgurte Iska Horkeenayo Wiilashii Somaliyed Madaxa Isku Geliyey Maantana Hoos Fadhiyo Oromkii Abey Ahmed Ahaa Turkey calashaan Kismayo iiqabo kabaryaaya seedareemesaa?
Ciidan sidiisaba waa xoolo may is way diyaan maxay kudhiman
Xasan sheikh waa dagaal ooge ee Somaliyey tashada oo talada gacantiina ku soo celiya.
Gurguurte gardaru ku duuley,masiibo ha ku dhacdee
Fiidmoole caqli yar waaye xasan muufada iyo macsarada markuu cuno wax caqliya uu leeyahay ma jiro waayo masaajidka been kama sheegeen
Xasan dal xaraashe waa mooryaan alashabaab ku shaqaysta ciidamadii farmaajo sameeyeyna isagaa baa I,iyey
Axmed madobe waa inuu laayo maxasbiista. Bacdamaa uu horey ugu dilay maxaabiis dhaawac ah deg. Buu aale
Yaahuu yaahuu yaahuu
Mooryaanta maxaa geeyey halkaa mac bay ku tahay
Sorry somaaliya will somaaliyed ay liskudilaya