Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Gen Bashiir Goobe nooca dagaalka aan ku jirno ma'ahan kii la yaqiinnay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 вер 2023
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

КОМЕНТАРІ • 208

  • @hindaseenyo1556
    @hindaseenyo1556 10 місяців тому +1

    Maasha allaah I am very proud of you janaraale well managed for the interview

  • @abdirahmanfarah4901
    @abdirahmanfarah4901 10 місяців тому +21

    Ilaahey dowlada iyo umada somaliyeed ha guuleeyo.
    Kooxdii N&N wadankan waa ladageen.

    • @Ayaan-9900
      @Ayaan-9900 10 місяців тому

      Runta😊

    • @abdallaahmed9105
      @abdallaahmed9105 10 місяців тому +1

      Bilaa caqli bad tahay wllhi dulinimada kujira malin walbana argagisadu wiilshena ha layso ima ha qafalato hubkina kuwarejiya argagisayahay

    • @mohamedabdishakur909
      @mohamedabdishakur909 9 місяців тому

      Affarta xalqadood baa lagugu badalay war nio aduun waxaan maraynaa ragiii ay emotion noqdeen ninkaan bal ila arka

    • @abdallaahmed9105
      @abdallaahmed9105 9 місяців тому

      @@mohamedabdishakur909 runta hadi lagu shego ma emotional baa, adeer anagu rag iyo rabiba waa naqaan, waxan mesha joga maha ragi logu talagalay inay la dagalaman argagixisadan xididaysatay marka rag adag oo ciidan adag dhisty o si habsami ah dagalka ugala uun ba ka adkan kara lkn qoladani qaabka ay wax u wado waa mod foolxuno lagu cidhob tirayo ciidanka qaranka.

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 10 місяців тому +9

    Illaahow Dowladeena guuleey ❤❤❤

  • @axmedgoox1150
    @axmedgoox1150 10 місяців тому +3

    Thnks you bahda hanoolato oo idil

  • @abdiazizmohamed1613
    @abdiazizmohamed1613 10 місяців тому +7

    Guul somalia 🇸🇴 guul xassan sheikh guul.

  • @kamaaludiinka
    @kamaaludiinka 10 місяців тому +10

    (Diinta islaamka, ummada soomaliyeed, doowladaha aduunka iyo alle) dhamaan waxeey taagerayaan waa doowladeena la dagaalameysa maafiyada khawaarijta
    INSHAALLAH WAAN KA GUULEEYSANEEYNAA 💪🏽💪🏽

    • @hassanabdihassanabdi393
      @hassanabdihassanabdi393 10 місяців тому

      Tuug yahoow beenta Dhaaf diinte kutir Dastuur iyo Dhaquut uxuntag. Kufaar iyo inta Raacsan lee idin garab ordeyso.
      Khawarij maxan kaguleysani hadiibo Shareecada Allah ladagalameysit.

    • @kamaaludiinka
      @kamaaludiinka 10 місяців тому

      @@hassanabdihassanabdi393hhhh fikirkan qaldan waxaa aaminsan ilmaha laga xaday caqliga oo kliya, kuwa madaxda waa ninman siyaasad aay la gashay maafiyanimo, diintee tiri islaamaha la qabo halagu fuulo dugsiyda, caruurta bam halagu xiro si qasab ah, ummad aan waxba galabsan hala laayo
      ISA SAX NIYOOW INTAAN BUUNKA KUGU YEEEIN

    • @Mohamed16830
      @Mohamed16830 8 місяців тому

      @@hassanabdihassanabdi393100% waxaan hubaa As in ay maal galiso yahuudu waliba fikirkaas uu yahay nacsiin diinta islamka umadaha kale qof muslimka ah ee diidan ma jiro in diinta la isku xukumo dastuurku waa sharcigii islamka iyo dhaqankii oo la is waafajiyey diinta ayaana xoog weyn waan aminsahay tuugo badan inay ku dhex jirto dowlada balse dhiig marnaba ka dooran mayno insha allah waa laga bixi dhibka

    • @Givemeproofkid
      @Givemeproofkid 6 місяців тому

      @@kamaaludiinka
      And you can do nothing !

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool 10 місяців тому +1

    Ayaanle & Hannoolaato Waan Bogaadinayaa Sidoo Sarreeye G Bashiir Maxamed Jaamac Isagana Waan Salaamayaa Mahadsanidin Runtii Xogo Badan Ayaan Faa,idnay Waraysigaan.

  • @fantastic9536
    @fantastic9536 10 місяців тому +8

    Maasha allaah,waa Runtiis,(Jeneraalka) wax badan buu ogyaha,, Dowlada, waxey,Ka dhimate, xagge iclaamka,iyo wacyi galinta, media, Waa Dagaalka barkiis,

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 10 місяців тому +7

    Maashaa,allaah ninkaan wuu dadaalayaa
    Allaah ha garab gala
    Dadka nabada u dagaalamaya🍒🇸🇴🍀🇸🇴🍀🇸🇴🍀🇸🇴🍀🇸🇴

  • @wiilohassan3646
    @wiilohassan3646 10 місяців тому +5

    Guul Dawlada Somaliya

  • @fadowsaahmed5406
    @fadowsaahmed5406 10 місяців тому +12

    N iyo N dhaxal fiican dalkaan ugama tagin lkn ilahey inaguma soo celiyo

  • @HaybeHassan-vn2xe
    @HaybeHassan-vn2xe 10 місяців тому +5

    General 2m baad ku Lee dahay dhulka waana tegaysaa oo waa la hubaa! Buuxso kitaabkaaga

  • @ashaqaar7330
    @ashaqaar7330 10 місяців тому +6

    Aad iyo aad waa tuntiis ILLAAHAY ku guulee m- xasan iyo r-xamse

    • @Cadar49
      @Cadar49 10 місяців тому +1

      Amin Yaarabi

  • @user-yf2xi1nm8n
    @user-yf2xi1nm8n 10 місяців тому +5

    Hasan Sheeqh waa dalkeeni jecloow ama ha jeclaani umada ayuu madaxweynu uyahay

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 10 місяців тому +6

    Generalka Wax badan buu og yahay. Shuftadii hore Allah baa naga qabtay Alhamdulilaah

  • @mohamedshieqhasan6651
    @mohamedshieqhasan6651 10 місяців тому +3

    Mashallah general, sareeyo guuto bashiir shaqsi qiimo badan wadankan ugu fadhiga, guuleyso. Saxafi sare Ayaanale mahadsnid

  • @walalsheekeye9733
    @walalsheekeye9733 10 місяців тому +4

    Darajada Somalia 🇸🇴 haday micno iyo qiima sare leh ey ahan laheyd oo bashiir goobe aqoontas uu lahan laha Somalia 🇸🇴 shabab Masi jogen tan kale darajada haday sax tahay bananka kama joogen dagaalka

  • @fnw8688
    @fnw8688 10 місяців тому +1

    Hanoolaato ❤ thanks

  • @Samatalis1
    @Samatalis1 10 місяців тому +2

    Ciidamadii ayey shirqool ku laayeen xasan shekh dawladdiisa dowladihii soo tababaray oo uu Turkigu kow ka yahay ayaa xasan shekh wax ka waydiyey arrintaan ninkaan lawaraysanyo waa xoolo iska hadlayo.

  • @fatumaiftin6787
    @fatumaiftin6787 10 місяців тому +2

    Asc bashiir iyo ayaanle waa idin salamay alah ku guuleeyo dowladeena soomaaliyeed ka xoreynta kuwa caadeystay dhiiga iyo hantida soomaaliyeed

  • @DugsiiyaAdullahi-jo2gd
    @DugsiiyaAdullahi-jo2gd 10 місяців тому +3

    Masha allah dadka aan heysano iyo dalka sida uu u dayacan yahay isma laha runtii waxan rajeynaya in wadaniga dhabtaa wixi intan ka danbeeyo dalka iyo dadka u adeegi doono kuwa u qalma xabsi iyo dalka inlaga qabto aysan mardanbe dalka xil ka qabandoonin

  • @haawomohamed4241
    @haawomohamed4241 10 місяців тому +1

    Masha Allah guuleysta 🇸🇴🇸🇴🥰🥰❤️

  • @yuuhaajihuwahaajihuwa3581
    @yuuhaajihuwahaajihuwa3581 10 місяців тому +7

    Alaha guuleeyo dowladaan kuwii hore ilaheey naguma so celiyo

    • @Cadar49
      @Cadar49 10 місяців тому +1

      Amin Yaarabi

    • @abdiwalifarah9484
      @abdiwalifarah9484 10 місяців тому +1

      Ilaahow noo soo celi dowladii hore amin yarabi

    • @Cadar49
      @Cadar49 10 місяців тому +1

      @@abdiwalifarah9484 waxaa tahay shabaab hhhh malagaadii baa galay waa baabi iinii Alxamdulilaah guul XASSAN Shiiq Maxamuud president

    • @abdiwalifarah9484
      @abdiwalifarah9484 10 місяців тому +1

      HSM ilahay hanadhaafiyo

    • @salmaandsuhayb2845
      @salmaandsuhayb2845 10 місяців тому +1

      Amin

  • @khadarabdullahihaji7127
    @khadarabdullahihaji7127 10 місяців тому +6

    Muqaalka wuu guuldareystay 😢

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 10 місяців тому

    Waa waraysi qiimo lee . Thanks Ayanle 🙏

  • @Samatalis1
    @Samatalis1 10 місяців тому +2

    Bal wax qabad ayaad ku waalateenee waxay qabteen hal iyo laba noo sheega haddaad run sheegaysiin.

  • @Gen.odeykaarto
    @Gen.odeykaarto 10 місяців тому +3

    qawaajirta waa laga adkaan insha allah

  • @jugsoodhacay4704
    @jugsoodhacay4704 10 місяців тому +1

    Hadalkiis waxaa iiga muuqato ciidamada qaranka in la laayo ee sax tahay

  • @keyahmedibrahim4475
    @keyahmedibrahim4475 10 місяців тому +2

    Bashir Gobow this is „Guerilla warefare ama xarbul cisaaabaad“
    Only the educated people can understand

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 10 місяців тому +2

    Hadda Dagaalku wuxuu u egyahay mid run ah. Hab ka howlgalka iyo hab dhiska shacabka iyo Hannaanka Dowladnimo haddii la mideeyo waxa yaree dhiman wey soo dhamaanayaan Colaadihii sokeeyana Dib u heshiisiin iyo is cafis laga sameeyo qeyb yar oo si u taageeraya oo cabsanaya kaliya ayaa marba meel colaad ka abuuraya si guulaha lagaaray shacabka uga dhigaan wax been ah.

    • @xogbaar
      @xogbaar 10 місяців тому

      Shabaab system weeyee ma ka dhaafnaa dhaliisha ee shaqsiyaadka is qarxiyay kaliya ma durnaa 🎉

    • @ahmedabdiaziiz4682
      @ahmedabdiaziiz4682 10 місяців тому

      @@xogbaar soo if baxooda cidi ma Aqoon dadkana weey layn jireen

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 10 місяців тому

    masha Allah

  • @abobasement346
    @abobasement346 10 місяців тому +1

    Kan waa lah yaqan waa timkih robleh bahaneh tuug waa haragih Tplf 😂😂

  • @aliadam180
    @aliadam180 10 місяців тому

    هزيمة مع السلامة غنيمة .
    ليست القوة هي الحق بل حق هو القوة

  • @hallad598
    @hallad598 10 місяців тому +1

    Kan oo kale umadda ha horkeenin. Ninkan soow ma aha ninkii Gabre la shaqeyn jiray?

  • @bashiressa2999
    @bashiressa2999 10 місяців тому +1

    Bal ilaahay Baan kugu dhaariyay Ninkaasi Wax uu. Umad ugu sheekaynay bal Arag

  • @goljanogsm
    @goljanogsm 10 місяців тому +1

    waraysi qabiil War ma ciidankaan ogayn ayaad ku sheegtay ciidan xun, lkn idinkaa kala jabiyay oo qabiil ka dhigay ciidankii.

  • @ismailmohamedahmed6994
    @ismailmohamedahmed6994 10 місяців тому

    Khabiir iyo oday soomaaliyeed

  • @HadalSame0
    @HadalSame0 10 місяців тому +1

    Nin kaan waa qof u xanaaqsan dowladdii farmaajo 😂

  • @XaawokiinIlyaasciise-ry8ww
    @XaawokiinIlyaasciise-ry8ww 10 місяців тому

    waxn ahy qofkii ugu horeyay oo kuslmy asc

  • @cabdimaxamed2106
    @cabdimaxamed2106 10 місяців тому

    Ilaahow shacabkeenna Soomaaliyeed ee masaakiinta ah u gargaar oo cadowgooda ka qabo yaa Raxmaan yaa Raxiim.

  • @mohamudabdi4032
    @mohamudabdi4032 10 місяців тому +2

    wr anaa waalan mise ninka maxu ku hadlay ciidanka xasan ku dagaalamaya xaguu ka kenay

  • @elmiabdullahi1960
    @elmiabdullahi1960 10 місяців тому +1

    Hanoolaato , ma Bashir Goobe in uu kuu sheekeeyo ,ayuu waraysigii noqday ?

  • @abdiwahidmursal6718
    @abdiwahidmursal6718 10 місяців тому +1

    Wasarada Gashaandhiga in la geeyo ayay ahayd Gen Goobe

  • @iamasad
    @iamasad 10 місяців тому +1

    Mxaa Diiday in Wareysi La Qaadaayo Ayadoo Xukuumadii Ka Horeysay La Dhaliilin Just Xukuumadaaz Wax Wey Qabatay Over Tana Waa U Jognaa 🤔

  • @user-fj1ju4fc7e
    @user-fj1ju4fc7e 10 місяців тому

    Taliyuhu wuu saxanyahay waana run sheeg

  • @inaqaladaadsaxaaye7336
    @inaqaladaadsaxaaye7336 10 місяців тому +1

    Generaaloooow kala Daa, yacnii kala Dhaaf Waddeniyadda iyo Heesaha, Muusiga & Niiko_Niikadda.
    Sabbabtuna waa in aaddan Heleey_nin Kheeyr iyo Taageeradda RABBI (SW).
    GUUL waxaa innaga xiga Fisqiga iyo Fusuuqa oo la Joojiyo.

  • @mohamedabdishakur909
    @mohamedabdishakur909 9 місяців тому

    Leef leef badanaa kan bismilaahiyoow

  • @DUBPLAYS
    @DUBPLAYS 10 місяців тому

    Masha allah Gen. Waaku mahadsantahay warbixinta uu nagasiitay ladagaalanka khawaarijta

  • @somalisoma874
    @somalisoma874 10 місяців тому +1

    Ninkani waa beenaaleh

  • @MohamedAli-no2hu
    @MohamedAli-no2hu 10 місяців тому +1

    wariye jaajus dalkiisa kuah iyo nin gara 14:22 de faalsa ah wata owaliba tikree jaajus uhaa nama sirikaran hdeynu nahay shacabka fojigan

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 10 місяців тому +1

    Guulwade xasan shiiq sheeko uu haayaa

  • @MohamedAli-no2hu
    @MohamedAli-no2hu 10 місяців тому +1

    jaahil nimada halka eykagaren waxaey garan layihiin macnaha dowladnimada war dowladnimadu wa dad diin iyo dal marka hadey ilaaliyen dolad nimadi omacnahedu sidaayahay maxaad rabtay goobe tikreeyow wallee somaliya ilahay ayaa umaqan

  • @fardosodibad1998
    @fardosodibad1998 10 місяців тому +1

    Iyaa Odey xal waayey iyo xayeysiin xasan shiikh iga dheh balse anagu hadaan reer BIRQALAX nahay warkaa waa diidney 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 10 місяців тому

    Bashir Goobe Ciidamada in la xasuuqayo hadalkaada yaan ka Dareemeynaa ee kawaran Toos bey kuu dhageesanayan ka xaaxaabi bashir goobow

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 10 місяців тому

    2024 Mogadisho will be new KABUL.

    • @mohameddeq6370
      @mohameddeq6370 10 місяців тому

      Mogdisho 2010 aa qabsan laheydeen hada maya

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 10 місяців тому +1

    Moryaanta faan ka waa ka dhmaa rabaa

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 10 місяців тому +1

    Ayaanle dowladii Farmaajo ayaad ku shidaysaa; ee wll iskadaa waraysigga si caadi ah uqaad; Farmaajo ciidankii 5kun ahaa ninkii Eritrea udiray weeyeh; xasan sheikhna udhahayey ciidanki farmaajo ayaa Ethiopia dagaal ugu diray; farmaajo waxbadan ayuu qabtay qofwalba waa ogyahay !!

  • @omohaji
    @omohaji 10 місяців тому

    waxaa doonta maa noosheegee war nagala tag beenta

  • @ruweydayusuf143yusuf8
    @ruweydayusuf143yusuf8 10 місяців тому +1

    Ninyohow siddan kula dhacsanahay ayaad madhiiqo noqotaa, fiiri idea ayaa la duraa ee shaqsi iyo system in lacaayo xirfadlenimo mahan.

  • @axmed1987
    @axmed1987 10 місяців тому

    Kan waa tuug oo damul jadiid ku shaqeystaan... Waa xoolo qiima beelay😂😂😂

  • @gaargaar8130
    @gaargaar8130 10 місяців тому

    kani waa maskiin ciilan hadana nin asagii ah leef leefaya dulli laan gaab ah oo ciilan

  • @asaldhalad3089
    @asaldhalad3089 10 місяців тому

    Ilahay hala garab galo madaxweeynaheena

  • @abdulahish9884
    @abdulahish9884 9 місяців тому

    Xgeneral

  • @hassanxariif9831
    @hassanxariif9831 10 місяців тому

    Ninkaan odayga ma oga miyaa inuu Farmaajo dalka Madaxweyne ka ahayn ee Xassan yahay suaalaha ciidanka la laynayo iyo Musamaasuqa wax ka weydiiyo,,, Farmaajo waa tagay waxa jooga ka hadal ,,adiguna Kursigaaaga baad difaacaysaa kaliya baa muuqata

  • @aliguled2713
    @aliguled2713 10 місяців тому

    Dadku intaa waa ka caqli roonyahay dalka dagaalka ka socdo wadanka hadii xasan guurguurte dawlad yahay dhul boobka muxuu yahay qaadka wadanka lagu fasaxay muxuu yahay mooryaanta isbaarada dhigan jirtay oo cabdi qaydiid kamid yahay xildhibaan laga dhigay maxay tahay adeer cidaa qaldaysan qalda wax waalan ama jaad cun ah Lee idiin dhagaysan hada dadkii mudug aa dagaal gliseen baa idin fahmay tuug aan laga tuugsanayn oo dadka xaraashaayo na dhaafa tuugo maa khayr let.

  • @afiifsf214
    @afiifsf214 10 місяців тому

    Maxay tahay sbbta uu askariga shababka ah uu urabo inuu dhinto lkn askari dowlda uusan urabin inuu dhinto ?

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 10 місяців тому

    waxaan idin iri ninka raga ahi markuu qirto waxuu ninkii ka horeeyey sameeyey ayuu rag yahay oo la aaminikaraa farmaajo isagoo gudaha lagala dagaalamayo ayuu badii iyo howadii soo celiyey 20 oo ciidan kala duwan dhisay kismaayo khawaarijtii lagu laayey ee laiskor saarayey ee culimadu tiri waa xaaraan ee haladuugo oo boqolaalka ahaa farmaajaajoogey badaha kale ee barbara iyo boosaaso dacwad kagudbiyey xirirkii caalamkasoo celiyey xishooda

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 10 місяців тому

    asc bashiir sida uu wax udhigay waxna way kajiran waxna waa wax kama jiran qodobka kawad 1 way qasbanyihiin waa been waayo ma aysan heleen ciidan dhiiran oo udagaalama sida aan aragnay inbadan waayo nin baqaya horay & dib wanin fashilmay nimankaan rabitaankooda ayay isku qarxiyaan waxayna dagaalka kugalaan rabitaan waayo gaasas dhan cagta maysan mariyeen waayo riwwado ayayba kasameyaan goobaha dagaaka saan aragnay ninka ama kooxda isqarxinaysa waxay baraarujiyaan kuwa kadanbeeya soodaawo teligaraamka ragii isqarxinayay buulo mareer qaabka ay uyihiin ama uyaalaan waayo waba nin caraysan wuxuna leeyahay iso raaca maanta afrikaantaan waxan raba in uusan mid kafiigin haye miyu qasban yahay haduuqasban yahay qaraxa intuu iskafuro ayuu cararilaha hhhhhhhh 😂 qodobka labaad 2 daroogo lama siiyo waabeen nimankaan waxa lageeyaa goobi khaasa waxana labara diinta inkastaba hale ekaatee kabaxdina wadaniyada ayaa labara yacni jihaadka sad ogtihiin anagu muslimiin ayaa nahay waxa qofka looga sheekeenaya gaalada joogta dalka sida itobiyaankan iska soogalaya ayagoon cid wacday jirin kiinyaaatigaan lamidka ah sirilayoonkaan cawanta ah burudhayskaan atmis oodhan qofka somaliga ahna wad ogtihiin in at necebyihiin gaalada qofka isqarxinaya waa wof jibaysan oo muxaadaro nacayb galeed lagu akhriyay waxayna aamin sanyihiin haday isku qarxiyaan dadka kaso horjeeda in ay jano galayaan intaas waa intii uu janaraalku sheegay ee darogo & qasab waayo halabaro jirkoda oo run halga sheego halana waydiiyo waxa kudhira galiya qrxin

  • @abdirashiddirie3522
    @abdirashiddirie3522 10 місяців тому

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-yz6tv4pq5f
    @user-yz6tv4pq5f 10 місяців тому

    Ninkii Fahad Lagu Badalay Sow Maaha Ee Farmaajo Yiri Joog Adeer Qof Baahani Kuma Magacaabi Karee Midgaan Ciilan Weeye Xaraasha Qaran Baad Xil Ka Doonaysaa Saad Madaxwaynihii Xaqa Ahaa Wax Ka Sheegaysaa Waa Farmaaje

  • @alimohamedbarre9405
    @alimohamedbarre9405 10 місяців тому

    Labo moryan iswareysnyo war maha kan ya ku yiri wariye batahy oo benta ushegay

  • @ashidabdulla4598
    @ashidabdulla4598 10 місяців тому

    Waxaad general utahay dastuur oo aad udhimanaysaa, dalkana adaa sheeganaya. Asna diintiisuu dhimanayaa waana cadow dalka maleh. Waa cagli dabadhilif. Atmis kugu hayn mayso xamar.

  • @abdallaahmed9105
    @abdallaahmed9105 10 місяців тому

    Nin mushaaro eexaynaya waa miskiin dhaba, kani waxba lama joogo waa adoon xasan ushaqeya, khibradisa kuma hadlayo, inu xoryahay ma aminsana, xasan bu leflefya, duliyiin aan ciidan waxba ka aqoon bad tihiin ciidanki madhise sarakiishii layse hubkina shabab bad ku warejisen ilaahay dalka haydim dhaafsho argagisooy

  • @Apdiaziz
    @Apdiaziz 10 місяців тому

    Wariye dhinac ka raran kaan ka hoor ma arag
    UA-camr wariye iska dhigaayo waye

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 10 місяців тому

    Qaraxyada waxaa looga hortagi karaa in magaalada gaadiidka soo gala in la baaro kuwa magaalada socda in la baaro in isbaaro la dhigo goobaha muhiimka ah marka ciidanka soomaliya ma habaysan oo taxadirkooda ma badna

  • @Ayaan-9900
    @Ayaan-9900 10 місяців тому

    Wall ayaanle barnaamij fiican ayaad soo gudbisa ha daalin wall hore u socota waxbadan waa ka baranaa raga la waraysanayo sababtaada awgeed🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mohamednur7298
    @mohamednur7298 10 місяців тому

    Ayaanle maxaa markasto ogu hadashaa dowladii hore.waqtigood oo madhamaday. Dowlad ayaa hada jooga in lala xisaabto waaye lkn maalin kaso dowladii hore la sheekeeyo wax fican ma aho. Ee isku noqo

  • @abdiabdule5009
    @abdiabdule5009 10 місяців тому

    Waa nin nacayb ka buuxo

  • @faaraxgarije-wz1ce
    @faaraxgarije-wz1ce 10 місяців тому

    cadaw aandoolad eheen malihin munaafiqiinyeey

  • @naimaahmed6032
    @naimaahmed6032 10 місяців тому +1

    😢😢😢😢😢😢😊😊😊😊😊😮😮😮😮yaa Yaaahuuu illhyow naga
    Hor wareni wayo fuleey dantiisa u
    Hadlaya o waliba ben badaan waxaas baaaaa sareeye guuto jno ah yaaahuuu war ayanle abtii ina ka
    Bentiisa usan illaahay ugagaa baqayn umadnad Soomaaliyed o la babiiyey run maba u shegikaro wayo wa ina ku fadhiya o dawladnimadu ay ba ka socoonladahabay

    • @MOHAMEDMOHAMED-jf7ks
      @MOHAMEDMOHAMED-jf7ks 10 місяців тому

      Runta haku qandhoon maandhey xaarmajo iyo fahad xabash argagixiso dhib kuma heyno wadaniyen bay u ahaayen waliba halkii qaraxo ah 8 boqol u qofood ku dilaan abaal marin iyo lacag ba lugo dari jiray😮

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 10 місяців тому

      Waakuwa shirqoolayo Ciidamadii xooga Dalka oo shabaabka ushirqoolayo marka hada Warkiisa bashir Goobe waa Cad yahay in ladoonayo in ciidamada laxasuuqo

  • @caanoos
    @caanoos 10 місяців тому

    Hassan gurguurte haddii kaneeco uu ugu dhinto galgaduud dagaalku waa fashil

  • @zakariyeaxmedcabdi6471
    @zakariyeaxmedcabdi6471 10 місяців тому

    G.wakahaya

  • @user-yf2xi1nm8n
    @user-yf2xi1nm8n 10 місяців тому +1

    Wadanka waa jecelnahay xoolahan waala dhaameena

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 10 місяців тому

    Xasan shiikh waa habartii .isqaawisay oo tiri war.aan kalaxishoono

  • @Malik3544
    @Malik3544 10 місяців тому

    Bal arka marneh wuxuu leyahy Dagaalka Shabaabka haloo midoobo oo khilaafka meel hala dhigo islamarkaa neh wuxu inkirayay ciidankii la dhisay ee ugu danbeeyen 5tii K Ereteriya lagu sowabaray habeen iyo maalin neh ee lahayeen dagaalkii Tikreyga aya lagu laayay

  • @mustafasaalax1290
    @mustafasaalax1290 10 місяців тому

    Ayaanle dhex dhexaad noqo

  • @aliguled2713
    @aliguled2713 10 місяців тому

    Kulahaa ansaartii nebiga sidii nebiga u taageereen haloo taageero war guurguurte iyo nebigeenii sharafta leh maa Islamid ah ma mooryaanta jeegada fiiqan baa ansaar Lamid ah

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 10 місяців тому

      Qabyalad baa meeshan Somali dhigtay, my fellow somali you need to stop 🛑 qabyalad

  • @siciidmaxamud9121
    @siciidmaxamud9121 10 місяців тому

    Helicopter miya wax garaacda, Bashiir Goobe ciyaarta naga daa camuu

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 10 місяців тому

      Haa way garaacda ka soo fiirso UA-cam kuwa laa dhaho Apache ; Blackhawk iyo Cobra siday wax u gumaadan.

    • @siciidmaxamud9121
      @siciidmaxamud9121 10 місяців тому

      @@kenedidhadi8701 Somalia B12 bey haysata

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 10 місяців тому

    Nimanka guryaha dadka xooga kuhaysta oo wixii umada kadhaxeeyay xaraashaya oo aan xishoon waxba sookordhin mayaan Dawlad nimadu musuq maaha been maaha indhacadays maaha waa hibo allaa bixiya boobtaye meelgee

  • @Muhammad12300
    @Muhammad12300 10 місяців тому

    👀

  • @mowlidcabdulahi3544
    @mowlidcabdulahi3544 10 місяців тому

    Tuugii uu rooble baahane nisa inu kuburburiyo umagacowday ee m/ne farmaajo uu wid yidhi sooma ahayn kan😂😂😂

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 10 місяців тому

    Been weynaa nimankaan damul xaraash qaran u shaqeeya ciidanka beey shirqool ku dhameyeen hubkii al shabaab buu gacanta u galay

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 10 місяців тому

    siyaasitiinta soomaalida midba midkii ka horeeyey buu eeday nayaa

  • @acazaam
    @acazaam 10 місяців тому

    Wareysiga waxaa xogta ugu badan ee jiheyneysa ra'yul caamka kaligii talis ku ah ayaanle xusen kkkk
    Cajiib ninka markaad wareysanee adi waxaa tahay wariye hohor soconin koley nin garta mahan inow kaa daba haro oo wado gooniya jeexdee adigu garooo kahor wareeg asagu fikirkiisa hadhiibtee

  • @AliHasan-zt7sw
    @AliHasan-zt7sw 10 місяців тому

    Goobe waa nin ay qabyaddu ku weyn lamana Aamino karo.

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 10 місяців тому

    This guy is often almost every government former in Somalia is he e special,I can’t remember his name?😂

  • @ashidabdulla4598
    @ashidabdulla4598 10 місяців тому

    Been, argogax, dacaayad, Kani ma muslimbaa.maraykan waa nacay dabadhifyada. Hadda wuxuu laheshinayaa alshabab oo leeyahay waa lay khalday, dalka idinkaa run ah. Waa baxaysaa atmis. Dabadhilif xagee aadin.

  • @user-st6ug6pv2h
    @user-st6ug6pv2h 10 місяців тому

    Madhikarnaa Ciidamada Qaranka please?

  • @aydarusibrahim3914
    @aydarusibrahim3914 10 місяців тому

    Been low ayaad wareysanaysaa.. Ninkii qabta xil_Madaxweyna ayuu la jiraa, dantiisa ayuu wataa.

  • @jamaalabdulahi8996
    @jamaalabdulahi8996 10 місяців тому

    waxaay ka faaiideeysteen markey imaanayeen dadka adna waa inaad ka faaiideeysataa dadka ku kacay shayadiinta