DEG DEG GABAR FARMAAJO TAAGEERTAY OO MUQDISHO LAGU WEERARAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇www.instagram....

КОМЕНТАРІ • 122

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  22 дні тому +4

    INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut

    • @LeylaAbdi-o7p
      @LeylaAbdi-o7p 22 дні тому

      ❤❤❤

    • @ceebloibrahimyusuuf1120
      @ceebloibrahimyusuuf1120 21 день тому

      Faarmaajo nacabkiisa hoos❤❤❤

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 21 день тому

      Zaki yariisow cunug yer caano nuug baatahay social media waad kujurta aqligaaga ma wuxu siisay Neefkaan Afka weyn wuxu ku hadlayo inee runtahy Sweden 🇸🇪 ayu sharci la aan kayahay wuu kuwareer sanyahy mana shaqeeyo waa guri joog sidi dumarka tiktoka wuxu kahelo ayu isku celceliya sweden shaqo mataalo ninki yaqaano aya yaqaano 12k qaado aya ledhahy kulaha yaaba kuyaqaano sokama horeeso xaar xaarow mida kale wuxu raba in ayaantan hadaladiisa lahaayo 😷😷😷😛😛😛

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi 22 дні тому +6

    Viiva farmaajo hanoo laado soomaaliya hanoo laato ha waarto ha guulesato amiin yaarabi

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 21 день тому +1

    Farmaajo ❤xabiibul malayiin ha noolaado yaa gaaro Farmaajo ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪

  • @user-jt7cm6cv9r
    @user-jt7cm6cv9r 21 день тому +1

    Nolloshayada waxan uhibaynay maxamed cabdullali farmajo❤❤ allow nodhor aamiin yarabi❤❤❤

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 22 дні тому +4

    Viva farmaajo ilaahaa boqoraya qalabiyada umada soomaaliyeed kama tariri tirikaranan ❤️❤️❤️❤️

  • @AmalMohamud-u7l
    @AmalMohamud-u7l 22 дні тому +4

    Maalintaan meehaan ku arko farmajo malinta waa iiga dueantahat....xabibul Malayiin ilaahay ha KU xafito🤲🤲🤲❤❤

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 21 день тому +1

    Waa Sax Laakiin Xisaabta Ku Darso Shacabka Ooynaya Ayaa La dhaafiyey Shaley Maantana Ilaaheey Ayeey Qabaan Qaraxii Iyo Qabiilkii Iyo Gaajadii Wey Ku Socotaa Allow Adaa U Maqan😭😭😭😭🇸🇴🙏

  • @user-vv7vw1mo1f
    @user-vv7vw1mo1f 21 день тому +1

    Zakiyow Hadad Cafimad Qabto waa Alhamdullilah Shalay Wan walahi Wan is weydiyey Manta Zaki intebu Aadey is dahay ❤

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 21 день тому +3

    Cayayaankii lacagta la soo siiyey waaye tuugadii qawaarijta u shaqaynayso waaye Farmaajo shacab u roon waan jecel nahay ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 22 дні тому +3

    Viva farmaajo ilaahaa boqoraya qalabiyada umada soomaaliyeed kama tariri tirikaranan ❤️❤️❤️❤️ xasan dhiiqo iyo kooxodiisa😏

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 21 день тому +1

    10 sano waa in la doortaa. Farmajo si wadanka u soo noqdo.❤❤❤❤❤❤

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 22 дні тому +1

    Xassan shiikh wuxuu ushaqeeyaa kaniisado...zahyuuniyadda...gaalada...shayatiinta

  • @user-vv7vw1mo1f
    @user-vv7vw1mo1f 21 день тому +1

    Xaqiiq ❤ waye Tas Farmajo Allah Dayo ❤❤❤

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 22 дні тому +3

    Viva❤farmajo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 21 день тому

    Nadaxwaynaha aan ugu jeclahay farmaajo markuu kadagay soomaaliya waan kabaxay

  • @MaxamedCarab-wg2sj
    @MaxamedCarab-wg2sj 22 дні тому +1

    Asc aad iyo aad wll qaali allaah yxfdk

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 22 дні тому +1

    Xasan dhiiqo intuu shacabka badhanayo itoobiya waya soo socota ciidankii xasuuqudaya yaa dalka difaacaya 😙

  • @abdidegan8452
    @abdidegan8452 22 дні тому +1

    Farmajo guuleyso sonoqo ado nabada

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 22 дні тому +2

    Xabiibul malaayiin caay waxba kamabedeleyso farmaajo shacabkiisaa jecel

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 22 дні тому

    Kufsade Yaasha Aduunka uguxun
    Ee Caruurta iyo Dumarka FaraXumeya
    Waa Soomaali Anigu Waxa u bixiyey
    Orgi Allah Inuu idinku Soo Salido
    Xabashi Dhulka Layedinka Qaado
    Waan Jecelahay Maalintaad Allah
    Haye Gaadhasiiyo Adoon layedinka
    Dhigto

  • @Fardoosfilsan
    @Fardoosfilsan 21 день тому

    Farmaajo guul guul guuleyso❤❤❤

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 22 дні тому +2

    sax daruuf qof laguma caayo

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 22 дні тому +1

    haa wllahi

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 21 день тому

    Siyad bare ma ahayin qabyaladayiste soomaaliya oo dhana waa dhisay ilaa gedo oo gobolkiisa ahayid mahee soomaaliya inteda kale wuu dhisay warshado kala duwan iskulo jamacado dhakhtaro ciidamo awoodleh ayuu dhisay cadowgu waanaga baqi jireen guri kasta oo soomaaliyed intas oo qof ayaa shaqo iyo iskul u kalihi jirtey waagii beryaba wadanku nabad ayuu ahaa ilaa jamhadihii cadowga shaqalaha u ahaa wadanka burburiyen oo meesha manta uu jogana ay garsiiyen. Kuwas meelxun RABBİ haku danbaysiyo Aakhiro iyo aduunba. Aamiin yaa Rabbi.

  • @user-sn4ps7tm2p
    @user-sn4ps7tm2p 22 дні тому +1

    Viva farmajo abo farmajo waligis wan tagerenaa Wana solaban Dona ogow Nic ama jclow taas micna masameneso midakle waxan leyahy Somaliyey Doqomeey Dantada aqow qabiil Wu in dilay qofki dantiina kujirta raca viva farmajo ❤❤

  • @AwesMohamed-ek1ne
    @AwesMohamed-ek1ne 21 день тому +1

    Waa inlaxiraa kan oo kale

  • @SamiiraSaleban-fd7hi
    @SamiiraSaleban-fd7hi 22 дні тому

    Aniga ealhi jingad dehen oo taagerys far maajo joojiya daarod nacybka

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 21 день тому +1

    Madaxweyne ka fiican mad aragtey aan farmaajo ❤ahayn alow soo celi dal lama hayo dadka dhamaa

  • @raxmomohamud3590
    @raxmomohamud3590 22 дні тому

    Qalbigeena allaha na abuurey ayaa ku weyn bina aadam aniga ila mid ah l allow shirkigaas iga haay

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l 21 день тому

    Bismillahirrahmanirrahim.soomaaliyey wali mahad leynaa wiilka itobiyan oo facina ah qabiil ka iyo hebal iyo hebal aasan ah intan kifaayo caalamka waa nagu qoslen🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️

  • @mohamedahmed2675
    @mohamedahmed2675 22 дні тому +1

    Farmaajo jaceyl aboowe is ka daa

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 22 дні тому +1

    Maxamed afweyne qaniis xasan sheekh mabixiyo laaluush

    • @AbdiXafid-ur6he
      @AbdiXafid-ur6he 22 дні тому +1

      Ninki dorashadaa lalush ku bixiyay o kuso kale waba xasan

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 21 день тому

      Neefkaan Afka weyn Sweden 🇸🇪 ayu sharci la aan kayahay wuu kuwareer sanyahy mana shaqeeyo waa guri joog sidi dumarka tiktoka wuxu kahelo ayu isku celceliya sweden shaqo mataalo ninki yaqaano aya yaqaano 12k qaado aya ledhahy kulaha yaaba kuyaqaano sokama horeeso xaar xaarow mida kale wuxu raba in ayaantan hadaladiisa lahaayo 😷😷😷😛😛😛

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 22 дні тому +2

    Maxaya yeeli karan hawa jabin farmaajo ilaaha boqoraya maxaya xasan dhiiqo iyo mooroyantiisa ka bedeli karaan ufu👁️

  • @mamaruney4373
    @mamaruney4373 21 день тому

    Xabiibul malaayiin illaahay hanoo kaa xafido

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 22 дні тому +1

    Xabashida Waxan ka Codasayaa inay
    Orgida Wada Bireeyan Dal kana
    Qaataan Iyo Dumarka Caruurta

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 22 дні тому

    war itobiya anagu sankan xabad kagalina furina waan kujiraa ee inader idinka wate soburiya majerten iyo marexan bawata😂😂😂😂😂

  • @bilehproflms1389
    @bilehproflms1389 21 день тому

    Dagaalka gala
    Itopia laaya
    Somalaay

  • @zarahmohammed573
    @zarahmohammed573 21 день тому

    farmaajo💋❤❤❤

  • @User_19567
    @User_19567 22 дні тому +1

    Timir lafa ku jirta niman faro laga hayo bad la hadleysan sxbyal

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 22 дні тому +1

    runtaan lasheegine ratti dameer karaad qurxoon.

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 22 дні тому +1

    Walee waan aaminsanahay farmaajo madaxweynihii soomaali ugu wacnaa oo Soo mara lkn waqti xun kusoo aaday weeye maxamed farmaajo...lkn farmaajo qaladdaadkii uu sameeyey xagga siyaasadda hayska Soo soxo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 22 дні тому +2

    farmaajo hanoolado

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 22 дні тому +1

    💝🌴 الله أكبر🌸 الله أكبر 🌸 الله أكبر🌴💝
    💝🌴ماشاء الله🍀تبارك الرحمن عليكم🌴💝
    ❤ ALLAH " جلا جلاله ' ha Cizeyo & Xifdiyo & GuL-Gobonimo 👑 Dhalinyarada et Umada 5.SOMALIE 👑♥️
    💝🌴 اللهم لك الحمد 🌸 و إليك المشتكى 🌸 🌸 وأنت المستعان🌴💝
    💝🌴 اللهم أمين أمين أمين يا رب العالمين
    للجمعينا عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا
    و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب
    و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه
    و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 22 дні тому

    xayawan yadu jeda doqon war landhere gob wadaniyan ahay yarufyan intad igumashqul saneyd eed ijajusaysay badadku kusogalaye isdifac aabo anagu furinbanu kujirna anagana iskutashane nina nomagurmado soomaliniman utagnahay guul iyo midnimo wadaniga xalasha ah🤲🤲🇬🇲🇬🇲♥️♥️♥️🦁🦁🦁💪💪💪💪🔥🔥🔥✌️🙏

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 21 день тому

    Excuse me #Farmaajo is the best!!!!

  • @RabilehAbdiCoiffeurs-vp9jf
    @RabilehAbdiCoiffeurs-vp9jf 21 день тому

    Farmajo guul guul

  • @abdiashkir4124
    @abdiashkir4124 21 день тому

    Wiilkaa qiilka radinaaya mum dhaho doorashadii waa laga badiyey

  • @muhuboise751
    @muhuboise751 22 дні тому

    Waayd kuficantahay

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 21 день тому

    Waa yab dadka soomaaliyed qalbiyadoda inla kontarolo miyaa hadana lakeno intay xabiibu malayiin cabsida aadka qabtan aadku mashqulsan tihiin wadankii waala qatay ee wax ka qabta yaa munafaqiin yaa kha inu wadaniyiin yaa damo jadiid waa tiimkii ugu xumaa ee soomaali soomara diin dal iyo dad iyo bad iyo sharaf ciidanba waa gaten. Xagay kunolan donan waa su aal 💯⁉️

  • @maryanabdi7338
    @maryanabdi7338 22 дні тому

    Farmaajo waxoo dhexgaley qalbiyadeena sida aabo siyaad bare

  • @user-io2wv5ir9y
    @user-io2wv5ir9y 21 день тому

    Hassan sheik donmeyno😮😮😮

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 21 день тому

    Lagama yaabo inlaaluush lasiiyo qof biniadana siey DALXOREYE utageerto tageradiisu waa shaqeystay

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 22 дні тому

    Autistc farmajo, isagaa ugu wacan in Ethiopia badda somalia niyeysato&AS xoogeysato Allah ina dhaafiyay damiinka!!

  • @aderjalil1785
    @aderjalil1785 22 дні тому

    Asc❤❤

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 22 дні тому

    Qalbi dhagax xitaa dhiibitaankii itoopiya uu farmaajo ugu gacan galiyey xitaa inta sheegtid $12'000. Ma dhifsan weyday

    • @libananoghele3395
      @libananoghele3395 22 дні тому

      Farmaajo mucaaradka u geliyey suuqa ee sanbaloolshe iyo kheyre waaye
      Asaga cadeeyey

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 21 день тому

    😂😂😂😂 Walaahi wad la hadashay good advice laakiin ma ku maqla xasan xaraash qabyaladii oo qof ah waaye ader wax walba asaga ah gurguurte ha kuu gooyo

  • @user-yk3dy9oc9c
    @user-yk3dy9oc9c 21 день тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @AwesMohamed-ek1ne
    @AwesMohamed-ek1ne 21 день тому

    Daarod waa waa kan halaxiro

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 22 дні тому

    DALXOREYE lalush mabixiyee ninki malintu baxay qaraxbaxay malintu yimidna qaraxsolaabtay waafarmaajo waa inlasooxiraa

  • @aderjalil1785
    @aderjalil1785 22 дні тому

    😭😭😭😭😭😭

  • @FadumaAbdisamed
    @FadumaAbdisamed 22 дні тому

    Farmaajowaxasnwaankujeleha

  • @hindiafsomailah
    @hindiafsomailah 21 день тому

    Aaaaa ani maa u malaynaye 😂😂😂😂miyaa laga yeersiiye gabadha farmaajo taagertay huuno farmajo wadanka kama taliye kasoo fakir farmaajo asaga horey u iibiye wadanka

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l 21 день тому

    Soomaliyay itobiyan ka suudan dagaalka dhacay suudantii nagihii iyo ilmihii xuduudii itobiya ayay qaxen gabdhihii suudanta yar yar ka way xoogen iyo naagi hii İmaaradka sudan ayay jogen

  • @abdiashkir4124
    @abdiashkir4124 21 день тому

    Sorry dhalinyarada somaaliya shaqo adag baa idintaal allaha idiin sahlo

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 22 дні тому

    War dalkii itoopiya ayuu rabaa inuu xassan shiikh ugacan galiyo

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 22 дні тому

    Itoobiya Run baye Sheegatay
    Xasan Dhiiqo Kafuq Gabadha
    Qadaad Weyen Cadaalada Darada
    Joojiya

  • @hasnafarah7043
    @hasnafarah7043 22 дні тому

    marabno masar imarad etopia maraykan
    DHAMAAN AJAANIBKA HALA SAARO

  • @mikelmads
    @mikelmads 22 дні тому

    Waa beentis

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 22 дні тому

    dhalinyaray dhaliisha shkhsiga kuxidhan iyo kudhagan iskadaaya waa muwaadan idigookale oo waalaalkaa waaye oo sidaad shaqo urabto uraba dhalin yaroy waxaa laidin moodaa inlaidikasoo dhexhadlayo maxaa yeelay hadalkiinu waa hakimad oo kcelcelisa cbb baad ueegtihiin waa karog oohadan saar

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 22 дні тому

    War sxb hadde xassan shiikh wuxuu u arkaa haddaad A.S haddii la waayo asaga iyo kooxdiisu inayan kursi helayn haddii A.S oo sabab ay ciidamo shisheeye dalka kusoo galaan ay tahay

  • @SaciidShiiqow
    @SaciidShiiqow 22 дні тому

    Waryaa laxdaan naga aamusi

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l 21 день тому

    Soomaaliya dhamaan afrikanka ADMİS waxay lashaqeyaan İTOBİYA iyo imaaraadka (shaydaan al carab) magaca m.bin alzayid sasloyaqanaa boyasada israail.?

  • @user-bw5ok5ub7o
    @user-bw5ok5ub7o 22 дні тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkk.ha.ha.ha.ha.ha

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 22 дні тому

    Maya zaki sas Maaha in aan qof kii wanaag sameyaa in aan amaano wa mahad celin aad u mahad celineysid qofkaas, hadad doonta midka wax aan qaban ooba wax sii haleyana in aadan tilmamin wa OK lakiin waxa ka fiicnan in aad tilmaantaa Kan wax haleyay si uu wax ka qaldamey iskaga saxaa waan ku oga hay in aad wariye tahey oo aad iska ahaatid oo aadan reaction madaxda ka baxin lakiin aad soo gudbisaa waxa jira markaas lakiin anaga waan tilmami karna Kan qaldan iyo Kan saxan, aniga adiga waxaan kugu jeclahay habayar qabiliste ma tahid wanaag iyo guul Baan kuu rajeyay

  • @abdibare5825
    @abdibare5825 22 дні тому

    adigaa itobiyaan ah

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 22 дні тому

    Jiiski kudhalay was xamaraa katagtay maistiri

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 22 дні тому

    War xassan shiikh wasiirkaan gaashaan dhigga waxba uma sheegi karo....aniga wuxuu iila muuqdaa meeshii Fahad farmaajo ka taagnaa uu xassan shiikh ka taaganyahay wasiir TikTok.....xassa. Shiikh dowladnimo ma yaqaan

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 22 дні тому

    waxaa soodhan waxaa kamasuula shacabka iyo maamul gobalada oo dawladkasdo oo dhalataba inaga lugaha qabana waayo farmaajo waxaalagu dhaliilijira mahadashid iyo afgarooc aan hadal aqoon bahadaba hadii mw xasan sheekh uu yahay aftahan iyo hadal yaqaan maad dhalinyaroy garb istaagtaan oo alshabaab iyo cadawga katashada

  • @omarkhalifsalah352
    @omarkhalifsalah352 22 дні тому

    Dawlada hada jirto halatagero tan dambe halagatashto walalayal naga dayo madaxda lagu daganyahay ok

  • @wiilosaeed6159
    @wiilosaeed6159 22 дні тому

    Ale kabakh iskajir

  • @xawomaxamed1531
    @xawomaxamed1531 21 день тому

    madaxweno ugufiican eewadankasomaray somaliya koow wasiyad bare kanmanta AakuxujinLahay farmajo wamadaxwenaha kaLiya AakuxujinLahay farmajo iiLahey wadankena somaliya markaLe madaxweno ugudhig farmajo waxaLagayaba iinoosomaray wadankena madaxweno fiican iinosomaray Lakin Aanigaiina oogen AaLagayaba midmaniidhaha SomaLiyey QabyaLada iiskadhafa markas oowadankena Hormargara

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 22 дні тому

    wa umad inkaran war qabyalad joojiya aya laga kari la yahay itobiya markey rabto waso gasha wadanka iyaga iyo kenya bal fiiri sharaf daradaas

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 22 дні тому

    Qabyaladi kuqaaday kumadhigto

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 22 дні тому

    dabaqa title kadhigatay magalada waa garoowe saxiib

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 22 дні тому

    cudur qabiil ku dhacay umada qaar ilahey ha caafiyo

  • @ahmedali8509
    @ahmedali8509 22 дні тому

    Somaliya Laga Hela Qof La Taageyrayo Hadana Aan Leheyn Wax Qabad iyo Waxa Lagu Taageeyro Somaliyey Fahma Shaxda Adunka Waxa Leysku Taageyra Wax Qabad Majiro Caalamka Qabil Wax Qabad La Aan Qof Lagu Taageyraayo Farmajo 5 Sano Jogya Tima Sameysasho Dakadihi Wadanka Itiobia Qata Kuyiri As Lama Dagaalamin Xamar Seyf Kama Dhigin Dowrasha Ma Qaban Inow iska Jogyo Rabyay 5 Sano Eratariya iyo utiobia Meelaan Eheeyn Ma Tagin Viva Dalxure 2 Sano As Cagta La Mariye Deen Cafinta Xamar Seyf Waye Cunaqabateynti Ma Qaday Ciidamada Xoig Leh Ayu Dhisay Guryaha Dowlada Ow Dadka Ka Saaray beriga Bulshada Afrika Lagu Biiray Waliba 8 Malyan Laga Rabay Shubay Somaliya Ow Dhaqatay Wadanka Ugu Horeyo Ow Lacagta Xili Hore iska Bixiye

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 21 день тому

    😂Arey waa idinka diiday ee ilmahan dulmi badana arooya socda idin maqli maa ana waxa dhan xukuma 😂

  • @hasnafarah7043
    @hasnafarah7043 22 дні тому

    Dhalinyarooy dalka idinka leh ukaca

  • @user-bw5ok5ub7o
    @user-bw5ok5ub7o 22 дні тому

    Cagli.hawiye.waka.hargidir.hakutaliso.iyo.marursado.tuuga.iyo.timaqan..Munoz.abgaal.tacadiweyane..aleyle.watamata.tagan.hawiye.wali.turub.mabaran.mana.ilbaxyan.yahu

  • @Fardoosfilsan
    @Fardoosfilsan 21 день тому

    wacedeb daran tahay itobiya wana aklaaq xuntay

  • @FadumoAli-d6k
    @FadumoAli-d6k 21 день тому

    I😊🎉

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 22 дні тому

    Itoopiya kaliya ma ahan Kenya xitaa hatagto iyo jabuuti

  • @AbdiYare-ff7xw
    @AbdiYare-ff7xw 22 дні тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂farmajo muqdisho ajinabi bu Ka yhy hawiya is Ka leh inkastoo ay aqoonsigayga kaso horjedan hdana munafaqada darood 😂😂😂😂😂farmajo gudomiye ciyared aya max kamad lala tegayi 😂😂😂😂😂😂😂 farmajo is tuug no m

  • @hasnafarah7043
    @hasnafarah7043 22 дні тому

    Soomali xurudooy aaway hanadadadii
    Meeyey ciidanki GOR GOR HARIMCAD IYO KUWI KALE

  • @user-xi3tg5op3y
    @user-xi3tg5op3y 22 дні тому

    Farmjo waninki utamaqanayo bulashada kudhaqan gobalaka banadiri baralamanki hore labosano aya ukudaren sisharfalehe ayu kulabatay marka xasan xarasha msleyahaya karati ukudhaho wankanaqaday waxasa iyowaxaba may maxa yeley asiga kumadhalan muqadisho marka farmjo wa ningobaha

  • @anshurAden
    @anshurAden 22 дні тому

    Yaahuu beenaala yaal tuugo tuuga dhashay

  • @AbdiYare-ff7xw
    @AbdiYare-ff7xw 22 дні тому

    Kaasi WA munafaq 😂😂😂wadanku wiil yar ayu ubahn yahy xasan sheikh dejiya oo farmajo keena WA nooc minal qabiil WA laidinku fahmay EE ordoo Somali galbeed xoreya taasa ledihiine 😂😂😂😂😂

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 20 днів тому

    Soyez unis un et indivisible.. pour dégager tout et toute malfaisant sinon vous allez pleurer 😂dans le temps avenir

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 20 днів тому

    Mais c’est pas gagné 🥇 on tout le cas moi ça me touche personnellement car je suis femme Somalie 🇩🇯🇫🇷et surtout Somalie Land

  • @khalid5318
    @khalid5318 22 дні тому

    Inta xanuunsan dhan iyo qabyaaldeysan oo dhan mingiste farmajo ayeey taageran dalka intuu joogey lama hilmaamayo wadanka intuu Qof uu dilay ilaahay wadanka Kuma soo celiyo farmajo wuu cuqdadeysan yahay

    • @SadikOmar-yq3tc
      @SadikOmar-yq3tc 22 дні тому +1

      Dadka. uu laayay sooxaadiri maalinta. aakhiro

    • @khalid5318
      @khalid5318 22 дні тому

      @@SadikOmar-yq3tc taas adiga luuma weydinaayo wuxuu yahay waala ogaadey mingiste xisaab ayaa sugeysaa.

    • @lulaa1113
      @lulaa1113 22 дні тому

      Xaqiiqatan adaa jiren ee caalamku meeshuu marayo fiiri intaan xanuunka qabiilka meel soo dhigato

    • @khalid5318
      @khalid5318 22 дні тому

      @@lulaa1113 qabiil mingiste farmajo cuqdadeysan ayaaba dadka baray farmajo hortisa qabiil Maba laga aqoonin somaliya