Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

LII LIVE OO MARKALE SO BANDHIGAY BOSASKA LA IBSADAY IYO QIIHAMA DHULKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 лют 2022

КОМЕНТАРІ • 37

  • @samsamahmed6892
    @samsamahmed6892 2 роки тому

    Masha Allah dhulka warqad saxaleh dhinaca darusalam kaxageyo ISO sheeg

  • @MohamedAhmed-gm1ye
    @MohamedAhmed-gm1ye 2 роки тому +1

    Big men keep going from sweden 🇸🇪 👀

  • @f.n6491
    @f.n6491 2 роки тому

    MashaAllah Allaha ku caafiyo

  • @fowsiaismail7408
    @fowsiaismail7408 2 роки тому

    Asc walalkeey dhul magaciisa la dhaho Gras gawaan ma jiraa meeqo waaye na soo duuub plz

  • @bintiyusuf1590
    @bintiyusuf1590 2 роки тому +3

    Maxa cuntay waa cayishey masha allah

  • @MahdiMediachannel
    @MahdiMediachannel 2 роки тому +3

    mashaa Allah brother keeep doing legend

    • @halimamohamud5773
      @halimamohamud5773 2 роки тому

      Walaal jamacada u mada hada shreds Waa imisa

    • @halimamohamud5773
      @halimamohamud5773 2 роки тому

      Degmada ugu danbeeyso Muqdisho to afgooye Waa tee Caesarian Gerri miyaa mise Mara Cade mise kafoole

    • @halimamohamud5773
      @halimamohamud5773 2 роки тому

      Cabirka dhulka noo sheeg 20x20 miyaa?

  • @flik3990
    @flik3990 2 роки тому

    Masha allaah aboowe lambar ka lagaga lasoxiriiro please

  • @munaabuker1854
    @munaabuker1854 2 роки тому +2

    ASC MAASHA ALLAAH LAMBERKAAGA II SOO QOR.

  • @zadaaryare2051
    @zadaaryare2051 2 роки тому +2

    Lii live waa cayiishay sxb 😂

  • @hodanaden6681
    @hodanaden6681 2 роки тому +1

    Salamad walakey allah ku cafiyo

  • @alfakalash4459
    @alfakalash4459 2 роки тому +1

    Masha allah wllkeyga wan ku weyney

  • @justsumayaa8398
    @justsumayaa8398 2 роки тому

    Dhulka miss km ayuu u jiraa laamiga afgooye
    Sharciyadiisa kawaran

  • @zarahmohammed573
    @zarahmohammed573 2 роки тому

    ilahey sharkumatuso cafimaad dheer Ayan ilahey kaga baryey insha Alaah walalkey lii

  • @raqeyleofficial1146
    @raqeyleofficial1146 2 роки тому

    Masha alaah hormar wacaan ilaah hakucafiyo

  • @munaapdi9694
    @munaapdi9694 2 роки тому

    asc walal waxan rabaa in aad ishegto mesha ladhaho xabala xeeriy iyo warabole isku mid miyaa mise waa labo melood adoo mahad san

  • @guidetoquran9240
    @guidetoquran9240 2 роки тому

    Adiga mara cade lee maa tagtaa aaway ceelasha boosas raqiis ku yaalaan la dhahaayay markiska hal maalin xataa is dhib noo soo duub qeyr allaha ku siiyo

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 2 роки тому +2

    Maash ahAll

  • @savannahclinic1659
    @savannahclinic1659 2 роки тому

    SXB CODKA WAA GAABAN YAHAY

  • @OsmanAli7518
    @OsmanAli7518 2 роки тому

    Waa ku salaamay Lii Live! waxaan kaa codsaneynaa in aad akhbaar naga siisid dhulka iyo guryaha ku yaal Kaawo godey, Meeshaas ayaa ´n rabnaa in aad guri bacweyn ah ka gadano. Qiimahaan rabnaa marka hore in aan ogaano, Walaal akhbaar ayaa kaa sugeynaa. Annaga waxaan ku noolnahay yurub. Mahadsanid.

  • @Sahruuja1
    @Sahruuja1 2 роки тому +1

    Number aan kaala soo xiriirno no sheeg

  • @tuutowofficial519
    @tuutowofficial519 2 роки тому +1

    Sxb bosaska xagay ku yaalan

  • @leyloabdulahi8168
    @leyloabdulahi8168 2 роки тому

    Xakee ku yalaa hee mesha 900 ka ha

  • @qamarxasan1615
    @qamarxasan1615 2 роки тому

    Laamiga meeqo kiilo mitir o u jiraaa wllo

  • @halimamohamud5773
    @halimamohamud5773 2 роки тому

    Asalaamu Aleykum walaal. Allah ha ku Nabad gelino . Lafoole ma gobolka banaadir miyeeyka tirsantahay Magaceeda degmada ugu danbeyso gobolka banaadir Ceelasha ma Afgooye ayeey ka tirsantahay tahay.

  • @halimamohamud5773
    @halimamohamud5773 2 роки тому

    Jazeera dhinaca Madina dhul Kerry Waa imisa lacagta iyo cabirkaba mahad sanid. Dhul degaan leg oo hada la defang tahay ii soo raadi walaalo oo ilaa $2000 an oo lad Egan tahay oo dugsi quraan leh