Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

"Warshadda dharka sameeysa ee Soomaaliya waxay ku taalay ?" Weydiimo | Xalqada 5-aad.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 бер 2024
  • Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
    For More:
    Website: www.astaantv.com
    Facebook: / astaantv
    Instagram: / astaantv
    Twitter: / astaan_tv
    TikTok: / astaan_tv

КОМЕНТАРІ • 258

  • @Dhamestiran753
    @Dhamestiran753 5 місяців тому +58

    Ayy ifrah m.a sual walpe saxdo sa ugu farxaaye🥺hanbalyo sis ana isku maleye🎊

    • @SuperExcuse
      @SuperExcuse 5 місяців тому +2

      Ifrax waxaa caawiyay nasiibkida iyo saaxibkida😂

  • @abdulrespectmatters7999
    @abdulrespectmatters7999 5 місяців тому +14

    Masha allah abaayo Ifraah waa gabar Asturan oo xijaaban, xishood iyo diina kamuuqato guulayso ayaan kulaayehaay walal.

  • @Nima.Mahmoud
    @Nima.Mahmoud 5 місяців тому +17

    M.A Dahabshiil and astaan TV , hore usocda 👏👏👏

  • @LiibanMista
    @LiibanMista 5 місяців тому +9

    Masha Allah abyo quruxey ilahey haku xifdiyo Gabar nasiib iyo aqoon leh

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 5 місяців тому +6

    : : quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢❤

  • @Tubeec699
    @Tubeec699 5 місяців тому +8

    Hambalyo Ifraah Muqtaar awoowe horay u soco 🎉💯🙏

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 5 місяців тому +21

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @blkpanther187
    @blkpanther187 5 місяців тому +5

    مَا يَلْفِظُ مِنْ قَوْلٍ إِلَّا لَدَيْهِ رَقِيبٌ عَتِيدٌ [ق:18

    • @user-wv1eu9lb9w
      @user-wv1eu9lb9w 5 місяців тому +1

      Masha allaah way dadaashay lkn dadka xooga masaaran diinta waana muhiim

  • @hamkajunior
    @hamkajunior 5 місяців тому +5

    Masha allah hambalyo ifrah mukhtar 👏

  • @user-db8hf8wr1g
    @user-db8hf8wr1g 5 місяців тому +6

    Lailaha ilaalah
    Allahu Akbar 😢😢😢

  • @abdoulfatahdjama6410
    @abdoulfatahdjama6410 5 місяців тому +15

    Jimcn Moubakar guys from USA 🇺🇸 ❤️

    • @Aymanvlogs252
      @Aymanvlogs252 5 місяців тому +3

      Ilove this country 🇺🇸

    • @user-es5fv7kx8g
      @user-es5fv7kx8g 5 місяців тому

      Nolovecountry😂😂😂

    • @Husni_l
      @Husni_l 5 місяців тому +1

      Yaaku weydiiyey marka 😂

    • @SuperExcuse
      @SuperExcuse 5 місяців тому

      Me am from China 🇨🇳 😅

    • @Husni_l
      @Husni_l 5 місяців тому

      @@SuperExcuse adneh yaaku weydiiyey xaa lasoo gab gabee 😂

  • @user-xp4th6vg2h
    @user-xp4th6vg2h 5 місяців тому +2

    Congratulations Ustad ifrah❤❤

  • @fatimadahir7379
    @fatimadahir7379 4 місяці тому

    Masha allah iftah Mukhtar nasiibka wuu ku hiilyay iyo dadaalkaga hambalyo sister ❤

  • @fatumohfarun1816
    @fatumohfarun1816 5 місяців тому +8

    Suaalaha umada ka qafifiya ama ufududeya 😢ad bey uadagyihiin

  • @user-xl9pu5vf4s
    @user-xl9pu5vf4s 5 місяців тому +3

    SomSomali weyn gull inshaalah mashaAllah❤❤

  • @user-xp4th6vg2h
    @user-xp4th6vg2h 5 місяців тому +2

    Congratulations ustad ifrah❤

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL 5 місяців тому +3

    Masha Allah! illahey amarkiis Gabdhaha Magaca Ifrah wataan waa gabdho karti leh aqoon ne leh intoo bdn.

  • @user-sy5dn3lv7z
    @user-sy5dn3lv7z 5 місяців тому

    M.a ifraax qof nasiib wacan ayaaa tahay ,guuleeso marwalba insha Allah

  • @munaabdiomar599
    @munaabdiomar599 5 місяців тому +1

    Masha Allah hambalyo ustad ifrax

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 5 місяців тому +11

    Nio aniga si aan meesha fadhiyo camal ayaan markay saxdo jawaabta farxaya marka kalena wadnaha dhug dhug ma ila qabtaan mise xaasidiina tihiin😂😂

    • @kobciyeservices12
      @kobciyeservices12 5 місяців тому

      😂😂😂 ani waxa dhaha mid sax nio dooro😂

    • @Abdifatah3
      @Abdifatah3 5 місяців тому

      @@kobciyeservices12 🤣🤣🤣🤣

    • @suheibnuur2773
      @suheibnuur2773 5 місяців тому

      xasid la goday baan ahay

    • @Abdifatah3
      @Abdifatah3 5 місяців тому

      @@suheibnuur2773 🤣🤣🤣fariid

    • @sumayaaxmed6445
      @sumayaaxmed6445 5 місяців тому +1

      Kul mid sas ha dhihin sas dheh a ku jira sida ino qofka ila jogo cml 😂

  • @user-j2i9d
    @user-j2i9d 5 місяців тому

    Masha’Allah Ifrah meel fiican baad gaartey wllhi.. hambalyo 👏🏽

  • @sabiriinabdullahi1514
    @sabiriinabdullahi1514 5 місяців тому +7

    Maclimadeyda ifrah allaha ku xafido aad ugu farax sanhy ❤❤❤❤❤❤❤❤inaa ka soo muqato❤

    • @KingHamada1
      @KingHamada1 5 місяців тому

      Mclimad jamacad Miyeey ku tahay ?

    • @kowsarabdiwaxid6436
      @kowsarabdiwaxid6436 4 місяці тому

      ​@@KingHamada1 ha jamacad hamhuriyo wayo

  • @user-cj5wv5qq4y
    @user-cj5wv5qq4y 4 місяці тому

    Masha allah Ifrax Waa qof nasib badan❤❤❤❤❤

  • @maxaacusubchannel2176
    @maxaacusubchannel2176 4 місяці тому

    Hambalyo hambalyo abaayo ifraax Alle Ayaa kumahadsan oo kugu guuleeyey wlhi qeebta danbe aad ayaan ucabsanaayey lkn alle Ayaa hore kuugu qoray noqo mid anfacda waalidkeeda ubadkeeda markale hambalyo sidoo kale Waxaan guul urajeenayaa astaan oo dhalinyarta u furtay fursadaan iyo shirkada weyn ee dahabshiil markale adinkoo isku duuban waxaan idin leeyahay Ramadan Mubarak

  • @user-qg9lu7gd6b
    @user-qg9lu7gd6b 5 місяців тому +1

    Mashaa Allah

  • @Eng_showqi225
    @Eng_showqi225 5 місяців тому +1

    Masha Allah

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 5 місяців тому

    Masha allaah waa gabadh nasiib iyo aqoon isku darsatay

  • @user-qg9lu7gd6b
    @user-qg9lu7gd6b 5 місяців тому +1

    Mashaa allah

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 5 місяців тому +3

    Mashaa allaah Ifraah good job

  • @xabsoibraahim180
    @xabsoibraahim180 5 місяців тому +1

    Ramadan Mubarak ❤

  • @apdurazagisack7141
    @apdurazagisack7141 5 місяців тому +1

    Maasha Allaah hambalyo ifraax🎉

  • @aminamuqtarhussein5500
    @aminamuqtarhussein5500 5 місяців тому +1

    Masha Allah ❤Hambalyo Abayoooo❤❤❤❤❤❤❤

  • @rejaaden2418
    @rejaaden2418 4 місяці тому

    Asc qoraalka xoogaa bayaan maahan qaarkood fata ayaa aad uyaryar ❤❤❤❤

  • @amaalabdullahi2155
    @amaalabdullahi2155 5 місяців тому +1

    Ifrax congratulations ❤❤❤❤sis

  • @fartunabdullahi
    @fartunabdullahi 5 місяців тому +1

    Congratulations sis ifrax ❤❤🎉🎉🎉

  • @komantikudhiigle1153
    @komantikudhiigle1153 5 місяців тому +1

    MAASHA ALLAAH MAAASHA ALLAAH IFRAAAX HALMBALYO

  • @user-ql1dy3hp7h
    @user-ql1dy3hp7h 5 місяців тому

    HamplYo maclimadeYdii iFraaX Guulo badna kuu rajeYnaa l.a🎉🎉❤

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 5 місяців тому

    Masha allah agood knowledge Kenyan halkas kasiwada

  • @dahirmuseosmandrdhegacade3799
    @dahirmuseosmandrdhegacade3799 5 місяців тому +1

    Wllhi C Waaye (Emile jannings)❤

  • @boqorodqjaceylka1193
    @boqorodqjaceylka1193 4 місяці тому

    Masha allh gabdhan Waa dhamys❤❤❤

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 5 місяців тому

    Maashaa allaah hambalyo ifraax muqtar❤❤❤❤

  • @user-ct5we4yw2q
    @user-ct5we4yw2q 5 місяців тому

    Hambalyo ustaad ifrah wadna uqalantaaa ❤🎉🎉🎉🎉

  • @amalgamjama4613
    @amalgamjama4613 5 місяців тому

    Mansha Allah hambalyo ramadan kariim

  • @DeeqoowDeeqoow-ty4ym
    @DeeqoowDeeqoow-ty4ym 5 місяців тому

    Ramadan mubarak to all Muslims ☪️

  • @user-sh4eo7my1b
    @user-sh4eo7my1b 5 місяців тому

    Hamblyo ifraax Wan kula farxay wlhi😢❤

  • @khadiijayuusuf6311
    @khadiijayuusuf6311 5 місяців тому +1

    Woow ifarax mashallh❤

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 місяців тому +1

    Wiilka ugu horeeya wlhi cwa 1000 hada haysan laha wa sin laha wajigiisa murugo Lee ka muuqata sorry bwe Qardho NugaL mahan wakhtigii dowladii siyad bare Bari by isku ahayen lkn hda Pl waxay
    ka dhigtay Gobolka karkar Qardho laga yaba karkar in uu uyaqanay
    Ifrax hambalyo byo❤m. A❤

  • @sabriincabdisalaan6014
    @sabriincabdisalaan6014 5 місяців тому

    Msha Allh ❤️

  • @amuun9967
    @amuun9967 5 місяців тому

    Masha allh ifraah Hamplyo❤❤❤❤

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 5 місяців тому

    Masha allaah habalyo ifraah

  • @farxiyacabdi4889
    @farxiyacabdi4889 5 місяців тому

    M,a ustaad ifrax guuleeso

  • @osmanomar4824
    @osmanomar4824 5 місяців тому

    Hambalyo my sistre ifrah 🎉
    Machallah

  • @hafsaibrahimhassan
    @hafsaibrahimhassan 5 місяців тому

    Ifrah mash allah ilahay ha ku xiftiyo❤❤❤❤

  • @nasteexacilmi4564
    @nasteexacilmi4564 5 місяців тому

    Congratulations ifrax muqtar

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 5 місяців тому

    MASHA ALLAH IFARAAX.

  • @user-lx3ev4yf4j
    @user-lx3ev4yf4j 5 місяців тому

    Mashallah ❤

  • @user-oo3yl2ry3c
    @user-oo3yl2ry3c 4 місяці тому

    Congratulations ifrax

  • @najmocalinajmocali7928
    @najmocalinajmocali7928 5 місяців тому

    Hambalyo sis Ifrah 🎉😊

  • @abdirahmanabdinurabdulahi9722
    @abdirahmanabdinurabdulahi9722 5 місяців тому

    Mashallah gabadhaan aad bay unasiib badantahay

  • @aminamuqtarhussein5500
    @aminamuqtarhussein5500 5 місяців тому

    Congrats My Queen Ifka❤

  • @AliAhmed-qb2yy
    @AliAhmed-qb2yy 5 місяців тому

    Manshallah allah hanbalyo

  • @user-mc1pt5gz2x
    @user-mc1pt5gz2x 5 місяців тому

    Waxyaabaha sare u qaada ajirka soonka waxaa ka mid ah:
    1. Qur'aan akhriska badan
    2. Salaadaha sida taraawiixda & taajudka
    3. Wanaagga oo la is-faro xumaanta oo la iska reebo
    4. Dariiqa oo laga qaado waxyaabaha dadka dhibaaya
    5. Indhaha oo la laabo
    6. Carrabka oo la xakameeyo
    7. Masaajidka oo la cammiro
    Allah soon iyo salaad hanaga aqbalo aamiin yaarabi

  • @najmaaxmed2736
    @najmaaxmed2736 5 місяців тому

    Congratulations sister ifraaax❤❤❤❤❤❤❤

  • @habibahassan4000
    @habibahassan4000 5 місяців тому

    Mashaallah ❤

  • @abdirahmanahmedaliismail3587
    @abdirahmanahmedaliismail3587 5 місяців тому +1

    5 suaalood oo adag ayey ka jawaabtay ifraax
    Hambalyo ❤
    Sanadkan suaaluhu waa bir , ma Dahabshiil baa tiri adkeeya astaaneey hhhh

    • @maryuum9678
      @maryuum9678 5 місяців тому

      saan mee bir ku yihiin sanadkaan waaba ila fudydyahee marka loo eego kuwii hore qofba waxba la fudud cafwan

  • @sumayaahmed5264
    @sumayaahmed5264 5 місяців тому

    Reer bari nimo asal ❤🕊️

  • @user-kh9fh8cs6q
    @user-kh9fh8cs6q 5 місяців тому

    Masha Allah hambalyo

  • @MustafYareMustafYare-gq2dj
    @MustafYareMustafYare-gq2dj 5 місяців тому

    Masha allah 8frah

  • @user-dw3hv1wi4e
    @user-dw3hv1wi4e 5 місяців тому

    M.A Hmabalyo Ifrah

  • @NasteexaismailMaxamud-is6yd
    @NasteexaismailMaxamud-is6yd 5 місяців тому

    Hambalyo byo ifrax mukhtar 🎉🎉

  • @munoabdi4560
    @munoabdi4560 5 місяців тому

    ❤ifrqax muqtaar ustaad mahadsnid

  • @cadnaanyare2557
    @cadnaanyare2557 5 місяців тому

    qardho wa mesha ku dhashay bari 🎉❤

  • @ikraanhussein1925
    @ikraanhussein1925 5 місяців тому

    Mashalh Hmnlyo abayo❤dumaarland

  • @accrammohamed8851
    @accrammohamed8851 5 місяців тому

    Masha Allah hambalyo ifrah🎉

  • @Amuuneid
    @Amuuneid 5 місяців тому +1

    مايلفظ من قول الا لديه رقيب عتيد ayada baba shegaysa malaga

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 5 місяців тому

    Farakallaah❤ abayo horey usoco

  • @naimaahmed364
    @naimaahmed364 5 місяців тому

    Well done dear

  • @suziabdalla2495
    @suziabdalla2495 5 місяців тому

    Congrtulation ifrah mukhtar hussein sxbtey

  • @user-di9ie9lp3n
    @user-di9ie9lp3n 5 місяців тому

    M.a gabadh wax baraty❤❤❤

  • @user-qw5yp2kc6o
    @user-qw5yp2kc6o 5 місяців тому

    Mashallh qurxey❤

  • @haniaxmed9397
    @haniaxmed9397 5 місяців тому

    Hampalyo ustaad ifraax ❤🥰

  • @user-lu8oi2dm7r
    @user-lu8oi2dm7r 5 місяців тому

    Amazing girl🎉

  • @HuzeinAbdulkadir
    @HuzeinAbdulkadir 5 місяців тому

    HambalYo ifrax🎉❤

  • @Hawohud
    @Hawohud 5 місяців тому

    Hambalyo❤

  • @usaamesanka3701
    @usaamesanka3701 5 місяців тому

    Hambalyo ifrah

  • @Najmaalem
    @Najmaalem 5 місяців тому

    Mashallah Hampalyo ifrah muqtar🎉

  • @ismailmohamed982
    @ismailmohamed982 4 місяці тому

    Barnaamijkaan waxan apply garaynayaa sanado badan mana helo maqaan qaabka xulitaanka

  • @Abukaate
    @Abukaate 5 місяців тому

    Hambalyo ifraax

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan5120 5 місяців тому

    Cabdi qaasun

  • @abdirahmanahmedaliismail3587
    @abdirahmanahmedaliismail3587 5 місяців тому

    Legend kaa kowaad is adkayn ayaa la degtay hhhh bal muu fursadihiisa isticmaalo

  • @user-bf6xk8pw6i
    @user-bf6xk8pw6i 5 місяців тому +1

    Koko❤

  • @munahajji2722
    @munahajji2722 5 місяців тому +1

    Hamplyo ifraax🎉

  • @Hitthesack94
    @Hitthesack94 5 місяців тому +2

    Suaasha psychology waa qaldan tahey sxbayaal jawaabta saxdaa waa, labo nin ayaa alifey oo kala ah Wilhelm Wundt and William James,lkn waxaa dhahdeen waa.Isidore Auguste Marie François Xavier Comte waana qalad ninkan wuxuu ahaa philosopher mathematician & writer. Saa ula socda

  • @Talasame.
    @Talasame. 5 місяців тому

    M.a ifrah 🎉🎉🎉

  • @FathimaFathima-rz6yl
    @FathimaFathima-rz6yl 5 місяців тому

    Masha Allah hambalyo xabibti ifraax aad yan kugu farxayi markasto aad ka jawabto🎉🎉❤❤❤❤😢😢

  • @amugold9136
    @amugold9136 4 місяці тому

    Dadku xaasidsana hedhe gabadha masha allah dhaha 😂😂

  • @user-kq3wc3fl9g
    @user-kq3wc3fl9g 4 місяці тому

    👍👍👍👍👍❤

  • @yusufwarsame4219
    @yusufwarsame4219 4 місяці тому

    Maaida

  • @qeysduale7704
    @qeysduale7704 5 місяців тому

    Maamulayaasha Astaan tv, gabdhaha inteysan soogelin waxaad ka baartaan in ay sitaan qalabka dhegaha lagashto. It's very easy in aad sameysataan qof dumar ah oo idiin baara inteysan kursiga soo fariisan. Tankale dadka tartamayaasha qaarkood waxay soo eegayaan dadweynaha si ay u helaan qish ama baaq, pls kursiga ay ku fariisanayaan ka leediya dhanka dadka. Thanks.

    • @amugold9136
      @amugold9136 4 місяці тому

      Wariifnimo miyay katahay mise xaasidnimo uf

    • @kowsarabdiwaxid6436
      @kowsarabdiwaxid6436 4 місяці тому

      Wllo wala so baraa qofna laso barin malaso daayo😊

  • @Amina_Isse
    @Amina_Isse 5 місяців тому

    Waaa bari