Shiikhow allaha ku xafido. Waa run . Adduun wanaag allaha ku siiyo , aakhiro wanaag allaha ku siiyo. Kuwa lacagta ay xaq u lahayn qaata waa doqon iyo munaafaq (laba wajile) . Waana ku soo noqoney xumaanta uu shacabka u geystay iyo khiyaanada uu wadankiisa khiyaanay. Ma u suurageli doonto rayidooda munaafiqiinta Insha allaah.
War cawaan baad tahay sida xoolaha u faro ee aqliga ka shaqeysii dalka cid aad ka xigto ma jiro ee showga aad meesha la joogto meeqa ayaa kugu maqan ileen waxaad u egtahay kuwii xaaraanta lagu koriyey ee afkaada culumada iyo umada kala bax
War shiiwoow ilaahery ka baq dhibka jirro lama wada laha ee bahalkaan madaxweeyne sheegtagaa aa ka masuul eh dhinka jiro ee runta saas uga sheeg ee mucaarad maba jiro waxeey mucaarad ku yihiin habka siyaasadeed ee kelitalisnimada eh oow farmaajo rabyo inoow waddanka iyo dadka ku xukumo ee ilaaheey aan ka wada baqno ummaddane ha ku wada simin qaladka waxaana isks leh far.aajo dulli cuqfaf dishey ilaaheey idankiine asagoya kuwa ku taageersan kelitalisnimadiisaa ku qasaaraayo insha'allaah.
Sheeqoow marna haka yaawin in kitaabka quraanka iyo sunada nabigeyna somaliya loogu dhaqmo xalane kuwa fadhiya ciidamada amison dhaqaalaha lagu daadinaayo intaba sababteedi ugu weeyn in lagaa ilaaliyo oo aad kudhaqantid dastuurkooda oo ay noo sameeyeen kii allah soo dejiyeyna aad iska tuurtid ufiirso hadala doodi waxaa ubadan dastuurka ilaaliya iyo qoondada haweenka dastuurka aan idin sameynay diintiina maqalaafsana قال الله تعالى فويل للذين يكتبون الكتاب بأيديهم ثم يقولون هاذا من عندالله ليشتروا به ثمنا قليلا فويل لهم مماكتبت أيديهم وويل لهم ممايكسبون صدق الله العظيم
Asc shekh Abdi iyo inta meshaan admin Ka ah wan salama marka iga waxan codsanaa shekha nabarkisa su aal dini ah aya rabaa ina waydiiyo o aniga I heysato marka qof ku dhow hadow jiro fadlan nabarkiisa ha iga cawiyo mahadsanidiin
U sheega heekh abdi reer yurub iyo america ha la soo hel qof ka faaiday ,akhlaaq iyo xoolo . Xoolaha eyla sooo carayaan waa wax isdhaafls marka yaan been leu sheegin. wadanku waxuu ka degi layahay waa xaaraants .
Intuusan kuu imaan iyo maanta isku fiiri mudane farmajo mudo yar buu jogay lkn kooxda kale malinkan dhashay ilaa iyo manta on 30 jir ahay bay joogeen wxy bulshada u qabteen ma arkin farmajana adiga iska daye kuwa kaso horjeedo aya qiraya inusan xolaha bulshada iyo musuq aan lagu heyn,
Insha Allah dhamaan umadda islaamka wey guulaysanayaan
Ilaahay haku barakeeyo sheekh Cabdi xayi
Iyo asxaabta Ku xidhanba
Shiikh Allaah ha ku xafido waxa tahay shiikha keliya ee marwalba maslaxadda soomaaliya si daacad ah jag hadla
Shelh abdulxayi dalka noo badbaadi ilh ajar hakaasiiyee
Ilaahay ajarkeeda ha ku siiyo sheekhu run buu sheegayaa waxa la yiri dhag hii ilaahay waaniyay baa waansan Qaata talada sheekh
Shiikhow allaha ku xafido. Waa run . Adduun wanaag allaha ku siiyo , aakhiro wanaag allaha ku siiyo. Kuwa lacagta ay xaq u lahayn qaata waa doqon iyo munaafaq (laba wajile) . Waana ku soo noqoney xumaanta uu shacabka u geystay iyo khiyaanada uu wadankiisa khiyaanay. Ma u suurageli doonto rayidooda munaafiqiinta Insha allaah.
Masha alaah sheekheni jizakalaahu kheer ilaah haku xafido aamin
M.a sh cabdi xayi Allow kudowr
Dastuuruna Quraan
Hada tahy qof ila Aaminsan like saar
Mansha allah tabarakallah illahay sheikha caqliga ha barakeeyo
Allah na asturo dadaan siyaasada ahal u eheen aya siyasada loo dhiibay
Masha alaah sheikh abdixayi allah yaxfidiga
MA SHA ALLAH TABARAAK SHIEKH CABDI XAYI ALLAH KU XAFIDO.. RUNTAA KUGU JECLAHAY... JIZAKUMU ALLAH KHEYRAN
Umadda Ilaah ha hishiisiiyo walal Aamin
Jazakallaah
Illaah ha inoo naxariisto kuwa rabigooda ullaabto allaha naga dhigo hilmaam ayaanba ku jirnaaaa
Masha Allah
Yaabkii ayaa yaabay
Allow xaqa natusi
Maasha allh waa runtaa Aa cuudu bilaah minal Qabyaalad wa minal Qabiil
Xasbuna Allaahu wa nicmal wakiil.yaan la welwelin.
sh cabdi xayi ha loo dhiibo bahasha haddii kale yaan la ina wareerin
Jazaa kalaah khayran
Jazaka Alllah kheyr sh.
jazakallaah sheikh facebook iyo twitter ayan ku share gareeye inta iga dambeysana sii faafiya kheeyrka insha Alaah
Sheikh Mahadsanid m.a
Sax waye Soomaali Weyn wax fahma 🇸🇴💕
Mansha allah waa xaqiiq ilaahay ha na fahansiyo
السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة صباح الخير
جزاك الله خير على هذا الكلام تايب انشالله بخير الحمد لله والشكر لله رب العالمين اللهم امين
Sheekh cabdi xayyi xaqiiqda yaan laga leexanin, qaladka wuxu nooga yimid Habka aan inagu wax u qeybsanay 4.5 ilaahey raali miyuu ka yahay mise" culimada somaliyed oo dhan kama hadlaan" shiiqow alifkiisa qofkiis wareero albaqradiisa ma toosto" taasi ayaa keentay beesha lixaad " wabilaahi towfiiq"
Sh cabdi xayyi allaha ku xafido, doqon ma jecla caaqil. Soomaalidii hore waxay ahayd umad run isu sheegta been been dibada looga keeni Karin .
بارك الله فيك
M.a Allah haku xafido sheki
Masha'Allah.
Masha allha
Mansha Allaah👍💖💖💜💜💚💚💙💙♥️♥️
ما شاء الله تبارك الرحمن بارك الله فيك وجزاك الله خيرا
Asc climada Wasing lsamee yaan dadaal loofah duceynayo
Seikh cabdi xayi adiga mucaradka ayaa lajirta illahey makabaqdid
Adiga ha ku danbaabin runta ayuu ka hadley ma runta ayaa ku dhibeyso aqliga ha shaqeeyo
@@fartunmohamed9845 adiga laftirkaga dalka iyo dowlada kasohorjeeda lin waa bln ah in ay dowlada gacan bir ah kugu dhigi doonto, hadalkan aad kuhadleyso wakusohordhigi doona, ogow naftada iyo malkaga dhibaato hauhorseedin taager madaxweynaha somalia ahna taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida.
War cawaan baad tahay sida xoolaha u faro ee aqliga ka shaqeysii dalka cid aad ka xigto ma jiro ee showga aad meesha la joogto meeqa ayaa kugu maqan ileen waxaad u egtahay kuwii xaaraanta lagu koriyey ee afkaada culumada iyo umada kala bax
@@fartunmohamed9845 ok inshallah waan isla jogna waa bln iyo axdi inan gacanta kugu sodhigo , tixraacna hadda ayuu kugu bilowday wakas sabbata aad madax weynaha kucayneyso adiga cadeyn doona.
@@fartunmohamed9845 xoogagga wadaniyiinta hadad ka awood badisa arkeyna war cali mahdi ayaa dilnay oo kenya ucarary hadanan nolol kugu qaban oo aan dhiigaga cabin gal gal dhalay ahay stupid xun .
Sharfta alla Inaga ma qade waina bahdilen wxan
shekh abdi xayi wadax tahay wadadka qudha ee wali dhaqankii somalida hayta
ee damiirkisu shaqaeynayo ,,dhulka iyo dadka somalida waa lagu soo duuley
gaalka waxa ka daran muslimka layskasoo horeysiiyey ee carab iyo somaliba leh
waxa kasii daran gaalada xaafidul qurranka ah aynu culimada u haysano allow sahal
Mansha. Allah
War shiiwoow ilaahery ka baq dhibka jirro lama wada laha ee bahalkaan madaxweeyne sheegtagaa aa ka masuul eh dhinka jiro ee runta saas uga sheeg ee mucaarad maba jiro waxeey mucaarad ku yihiin habka siyaasadeed ee kelitalisnimada eh oow farmaajo rabyo inoow waddanka iyo dadka ku xukumo ee ilaaheey aan ka wada baqno ummaddane ha ku wada simin qaladka waxaana isks leh far.aajo dulli cuqfaf dishey ilaaheey idankiine asagoya kuwa ku taageersan kelitalisnimadiisaa ku qasaaraayo insha'allaah.
MA shekh axibuka fillaahi
اللهم صلي وسلم عليه 💕
Sheekhow soo qor raqamada tabarcaadka masjidka adigoo mhdsan
Alxamdulilaah
Ilaaheyoo nabadbaadi, inkaar qabiil ayuu ilaah noogu imtixaanay. Qabiiliste nimada shacabka soomaliyeed ayaa halkaani nadhigay. Allow nabadbaadi, diinta ayaan ka fogaanay.. Wadaad sheikh shariif oo wadaad ahaa ayuu gatay badda soomaliya. Intaan qabiil hoos ku wadano nolol majiro.
اللهم اهدي امه الصومال يارب العالمين. انا لله وانا اليه راجعون. وجزاك الله خير الجزاء يا شيخ
Asc Beesha maaha waxa wiilasha na hogaamiya amraayo. Beelo ayee ahaan leheedba hadey beelo caalam arkaan. Ee safaarado lee ayaa ku ween hogaamiyayaasheena. Weliba waa meesha ugu hooseesa doqonnimo
Aamiin
Qaska dhan waa beesha lixaad
Thanks
Allahu Akbar
Waa runtaa
السلام عليكم
Sh.xayeeysiinta naagta qaawan iska xer
🤣🤣🤣 xayeysiiska sheakha ma’kontorooli karo waxaa soo geliya UA-camka’ kuwa’maamula waad’baari’kartaa sidey u’shaqeeyaan.
😍😍👂👂👌✍️💯✅✅
Mashallah
Sheeqoow marna haka yaawin in kitaabka quraanka iyo sunada nabigeyna somaliya loogu dhaqmo xalane kuwa fadhiya ciidamada amison dhaqaalaha lagu daadinaayo intaba sababteedi ugu weeyn in lagaa ilaaliyo oo aad kudhaqantid dastuurkooda oo ay noo sameeyeen kii allah soo dejiyeyna aad iska tuurtid ufiirso hadala doodi waxaa ubadan dastuurka ilaaliya iyo qoondada haweenka dastuurka aan idin sameynay diintiina maqalaafsana قال الله تعالى فويل للذين يكتبون الكتاب بأيديهم ثم يقولون هاذا من عندالله ليشتروا به ثمنا قليلا فويل لهم مماكتبت أيديهم وويل لهم ممايكسبون صدق الله العظيم
✌✅👋👈
Mushkilad in laga hadlo macno ma samaynayso, ee yaa wado mushkilada halaga hadlo iyo sidii loo xalin lahaa.
Soomaalidoo dhan ayaa mushkilad ah yaa wax laga qabtaa yaase xallinkaro duul dhan oo wada qalloocan.
Mushkilada si sarbeeb ah ayuu usheegay sheeqa haduu farta si toos ah ugu fiiqana qolaa kahor imaaneyso waxaa imaanaayo anagaad noo dan leedahay
Run badnaa Qaar baa o dhan siyasad ayuu galey Hadaba dhageysta xaqiqada
Halxiraalah aan lafurikarin waa qabsasha dalka ee diinta beesha calamka mafurikaraan
Asc shekh Abdi iyo inta meshaan admin Ka ah wan salama marka iga waxan codsanaa shekha nabarkisa su aal dini ah aya rabaa ina waydiiyo o aniga I heysato marka qof ku dhow hadow jiro fadlan nabarkiisa ha iga cawiyo mahadsanidiin
M..A
Marabaan inay diintooda islaamka dastuur kadhigtaan maadaama iimaankooda aad uguyar yahay ku kalsoonida allaah Inuu arzaaqada bixiyo oo wixii kasoo hara waxba kuu tarikarin wax a kaa gooynkarin.
beena maaha anaa laygu nacay oo ku dhagan tastuur kale in aan dad Muslim ah ay san lahayn.
Mahad sanid sheikh
walaalayaal subscribe ii saara 1000 igaadh siiya imika idinkoo mahad san
OGAYSIIS OGAYSIIS
waxa uu Markiska Al axbaab qur'aan Online bushaaraynaya umadda islaamka meel kasta oo ay joogaan inay idiin soo kordhiyeen qaybta lagu baranayo xifdiga quraaka kariimka ah.
markisku isagoo ka duulaya ahmiyada uu leeyahay barashada qur`aanka kariimka ah oo u rasuulku sheegay in dadka ugu wanaagsan umadda islaamka inay yihiin cidda barata quraanka dad kana barta.
sidaa awgeed ayaa loo aas-aasay markiska waxaana uu casharada ku bixinaya hab online ah oo aad ku dhigan kartid meel kasta oo aad joogtid iyo wakhti kastaba.
hadaba fursadan ka faa`iidayso ugana faa`iide cid kasta oo aad khayirkaka lajeceshahy kala sooxidhii wtspkaa chat.whatsapp.com/Cc6EW9cqc5GCrVHIDdzLk4
Soo odagaagii ma ahi kulahaa
Kkkkkkkkkk war odayaashii balaayo hayesta
Anaga halkan iskene qabyalad ayan sow racne maxa kadanbeyo maxan ugara wene alalh ha isku sow naqo qoluub tena cadawada alla kabexiyo
U sheega heekh abdi reer yurub iyo america ha la soo hel qof ka faaiday ,akhlaaq iyo xoolo . Xoolaha eyla sooo carayaan waa wax isdhaafls marka yaan been leu sheegin. wadanku waxuu ka degi layahay waa xaaraants .
Sheeqii lamaheshiin waayine labo la'adoonsadaa nagu wado dariiq adoonsi dooneyso in soomaalida oodhan adoon ayuwadamoqdaan shisheeye Marka madaxdeena weydiiday sidee anagoo xora uhoostageynaa shisheeye malabadaa nin dartood iyaga inaan dilno ayaa kafudud waxay naladoonayaan
Adiga aflagaadada iskadaa farmaajo haddaa taageersan tahay maaha inaa dadka caydid dalka waa la wada leeyahay farmaajo dalka dadka kama leh.
Sharci la aaan ayaaa dalka heytsato. ma aho quran iyo quran la aan.
Mujrimka villada fadhiya yaa la hiishiin karo oo isku aamini karo ninka raggii xamar ku soo dhaweeyey laynayo
*Ka .jawab hal su,aal oo ku guuleyso iPhone 11 Pro max 👉**ua-cam.com/video/QCuIQevIC5Q/v-deo.html*
Farmaajo allaha na dhaafiyo🙄🙄🙄
Intuusan kuu imaan iyo maanta isku fiiri mudane farmajo mudo yar buu jogay lkn kooxda kale malinkan dhashay ilaa iyo manta on 30 jir ahay bay joogeen wxy bulshada u qabteen ma arkin farmajana adiga iska daye kuwa kaso horjeedo aya qiraya inusan xolaha bulshada iyo musuq aan lagu heyn,
Waad sixrantahay uunbaan dhihi karaa waayo qof miyir qabo saan uma hadleen. FARMAJO HA NOOLAADO.
Sheeq raqmka mala qabanaiyo
Anaaba jaanis aan kuxiro raadinooyo mucaaradka ayuu lashaqeeya
Midnimadu Kitaab la.aanmajirayso
Kkkkkkk
culimada laftedu way kala baqanasa waa ururdiimedyo an is ogoleyn
ashabab dAACISH ALQACIDA AKHWAANU MUSLIIM ,,QADAR io TURKIGA
waa labada dowladod ayka taliyan akhaanu muslimin ,,somalia waala saaxib
qadar turkiga imaarate sacuudiga kenya erhoipia eretaria most dangarous
Hahaha low battery kulahaaa
soota shareeadii islaamkaba lagu heshiin waayey ,,alshabab alislaax damushadiid
akhwaanu mulimiin wahaabiya muxaakimin alitixaad ,,culimadiba way is wada haysata
maxad kuwan iyagu sharci ay dhodhoben isku hayta ula yaabasa
alshabab waxa dhalay muxakimintii io al itixaad damu jadiid ha wareegto girantu
Waxay moodeen qiimahoodu inuu sareeyo hadii cadaanku warkoodu gaarin. Sick attention seekers. Waxaa ka daran mujtamaca qaarna raacsan yihiin oo u nacamlaynaya, qaarka kalena iska daawanaya.
جزاك الله خيرا
Masha allah
Alxamdulilaah
Aamiin
Waa runtaa