Maxay Ugu Xanaaqsanyihiin Naadiga Real Madrid ?|

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 306

  • @KaahiyeKaahiye
    @KaahiyeKaahiye 3 місяці тому +235

    Wax walbo waxa ka macaan qur,aanka kariimka yaa igu raacsan saxibiyal☝️❤️👋

    • @Rameabcie
      @Rameabcie 3 місяці тому +2

      Anigaa kugu raacsan 100 kii boqol wll

    • @bulxanguuni4659
      @bulxanguuni4659 3 місяці тому +1

      aniga kugu raacay

    • @kaleexo
      @kaleexo 3 місяці тому +2

      Yaku dhahay ewal Quran aya laga wanaagsan.yahay

    • @kaleexo
      @kaleexo 3 місяці тому

      Kaso hadal mowdhuuca mesha yaalo
      Wax dhintay aya tahee

    • @MR.X1Y3
      @MR.X1Y3 3 місяці тому

      Like in aad raadsanyso wa lgu arka

  • @abdirahmanmohamed8702
    @abdirahmanmohamed8702 3 місяці тому +85

    Sababto ah mdrid waa jaxiimada kubada cagta oo holac tufayso 😂
    Kaftan mclimu muuqaalka weli madaawan ❤

  • @MahadAbukar2009
    @MahadAbukar2009 3 місяці тому +65

    Real Madrid kooxda aduunka ugu fiican Cumar Inshar waxkale aa tahay🎉❤

  • @M.KhadarAhmed
    @M.KhadarAhmed 3 місяці тому +69

    Congratulations 👏🏼 real Madrid from 💙❤️

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 3 місяці тому +55

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad ☝️ ❤❤❤❤

  • @SaadaqBandiiro
    @SaadaqBandiiro 3 місяці тому +322

    Real Madrid fans like 100

    • @Prime_antony_2008
      @Prime_antony_2008 3 місяці тому +5

      Ahh! Raxo Madrid 😭😮

    • @aliabdoulkaderabdi
      @aliabdoulkaderabdi 3 місяці тому +3

      In kabadan bay uu qalanta

    • @MuscabAhmED-nb4go
      @MuscabAhmED-nb4go 3 місяці тому +4

      ​@@Prime_antony_2008waxaas dumar ka ahaw

    • @KiraDeath-Note
      @KiraDeath-Note 3 місяці тому +1

      Ka badan codso

    • @Marjuu7
      @Marjuu7 3 місяці тому +1

      ​​@@MuscabAhmED-nb4go adna waxas qaniis ka ahaw👉🏳️‍🌈👈 ma dumar baad gaartaa xoloyahaw😂

  • @Aliibrahimali249
    @Aliibrahimali249 3 місяці тому +26

    Dagaalka manta ka socdo gaza waxaa soo bilaawday 1940 laakin kuwa aqliga yer ayaa 7october 2023 bay moodaan

    • @RAbdullahi
      @RAbdullahi 2 місяці тому

      1917 uu soo bilaawday

  • @axmedyasiin-fz4gb
    @axmedyasiin-fz4gb 3 місяці тому +44

    ogaansho respect

  • @buraaleibraahim4626
    @buraaleibraahim4626 3 місяці тому +30

    Xasuusin ❗️
    Spain wadan islaam ayuu ahaan jirey

    • @Zakariya0070
      @Zakariya0070 3 місяці тому +4

      Lkn hada maahan , waana tabar darada islamka

    • @buraaleibraahim4626
      @buraaleibraahim4626 3 місяці тому +1

      @@Zakariya0070 aad io aad markasta oo diinta muslimiintu ka fogaadan awoododa ayaa yaraaneysa

    • @Zakariya0070
      @Zakariya0070 3 місяці тому

      @@buraaleibraahim4626 midaa been maahan

    • @BukhariMohamed-sf6uz
      @BukhariMohamed-sf6uz 3 місяці тому +1

      ​@@Zakariya0070 hadalkaas aad uga fiirso

  • @salmaanloveysn3041
    @salmaanloveysn3041 3 місяці тому +29

    Woow maanta waxaan ahay kii koobad ee daawaday

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 3 місяці тому +35

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @cabdigaws648
    @cabdigaws648 3 місяці тому +96

    TEAM REAL MADRID ❤100❤GAADHSIIYA❤

  • @abdirizakabdi3654
    @abdirizakabdi3654 3 місяці тому +12

    Wllhi waa sidaa sheegtay dawladdeena xur maaha oo waxbaa loo meeriya sidan samey saan dheh waxas hasameenin ilaaaha noo maqan Weli maaanan arag Hogaamiye io dadkiisa isku duuban oo hadli kara o Somali ah mrka shimee awoodas iska raadina waa inagoo madaxa nagala heesta dawlado kle oo ugu weyn yhy nacala awuuka Mareykanka hadaan iska bixin laheyn saacan mar horan wax qabsan laheyn 🙂✅🙌🏻!!

    • @haa8793
      @haa8793 3 місяці тому

      Intu nagujiro harajeyn wanaga somalia waxan un dawan donaa wilka ogadambeya kabaxa somaliya unasisocdha calamul qarb

  • @aminCaraale
    @aminCaraale 3 місяці тому +7

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
    mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼

  • @HudaOmar-rl8ms
    @HudaOmar-rl8ms 3 місяці тому +5

    Ciyaaraha ma danayn jirin lkn cawa laha bilaabo ,real Madrid Aaan wataa😂😂

  • @shijo2055
    @shijo2055 3 місяці тому +17

    اللهم أصلح بلادنا وألف بين قلوبنا وأصلح حالنا 🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫂🫂🫂🫂😇😇😇😇

  • @SalmaanWarsame-tb2qn
    @SalmaanWarsame-tb2qn 3 місяці тому +50

    اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤

    • @Juneydiboy123
      @Juneydiboy123 3 місяці тому +1

      صلي الله عليه وسلم ♥️

    • @MaxamedFaaraxKaahin
      @MaxamedFaaraxKaahin 3 місяці тому +1

      أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين ❤❤❤❤❤❤

  • @yaazirtolizo2479
    @yaazirtolizo2479 3 місяці тому +8

    Hala Madrid 🔥👑 Vamos! madridista!🤍💪🇪🇸

  • @MuscabCabdikariin-di5xf
    @MuscabCabdikariin-di5xf 3 місяці тому +12

    Ku sali xabiib keena muxamed scw

  • @AbdiQorane
    @AbdiQorane 3 місяці тому +18

    Ogaansha Always You become Top

  • @yousufhussien1115
    @yousufhussien1115 3 місяці тому +2

    Barcelona wa kooxdii wakhti dheer taageere umuujinaysay qadiyada falastiin inaad kusoo dartid bay ahayd nuuqaalkan

  • @Freephalastin-ow7rs
    @Freephalastin-ow7rs 3 місяці тому +13

    صلوا علي منقذ البشرية محمدا صل الله عليه وسلم ❤

  • @akshinflms2775
    @akshinflms2775 3 місяці тому +14

    Hambalyo ogansho 1milyan

  • @ox134
    @ox134 3 місяці тому +18

    Ogaansho arin yara kaa rabey luuqa iga soo qabo 🙏

    • @HooyojanoMagaalo
      @HooyojanoMagaalo 3 місяці тому

      Maxaad karabtaa noosheeg😂

    • @ox134
      @ox134 3 місяці тому +1

      @@HooyojanoMagaalo sxpow qadara jaamacad uga socda marka asiga meesha iga fahansa in aan latashtan rabaa

    • @haa8793
      @haa8793 3 місяці тому

      ​@@ox134niyow bashka Bashir radi youtuber waayo asiga aya comentigaga arkayo

    • @Hayaan_1
      @Hayaan_1 3 місяці тому

      انا موجود في قطر

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 3 місяці тому +3

    Viva real Madrid

  • @AbiibCawale
    @AbiibCawale 3 місяці тому +23

    Nabiga_kusali ❤❤❤❤

  • @CabdimalikCumar-vu3rp
    @CabdimalikCumar-vu3rp 3 місяці тому +3

    Apoŕla 15
    1.7milyan like pleasè🎉❤

  • @akiraman7664
    @akiraman7664 3 місяці тому +13

    Hala Madrid is 🎉🎉❤

  • @sharmaboy8358
    @sharmaboy8358 3 місяці тому +2

    MRna waxaad naga dhaadhicinaysaa cumar in faransiiskiyo Galbeedku yihiin yuxuush gumaystayaala marna wxaad naleedahay waa dad xora halkay xorka yihiin waa mufsidiin nacdalane

  • @CiyaarahaCiyaaraha
    @CiyaarahaCiyaaraha 3 місяці тому +2

    Waxkasta waxa kafiican saliga nabiga malaygu raacsanyahay scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdiqadir1119
    @cabdiqadir1119 3 місяці тому +3

    Real Madrid miisanka culus weeye ❤

  • @IlyasAbdickadirHussein-h2w
    @IlyasAbdickadirHussein-h2w 3 місяці тому +3

    HAMBALYO 1M🏆🇸🇴👍🇵🇸

  • @xilwoAbdullahi
    @xilwoAbdullahi 3 місяці тому +5

    Cumar adi tageera real matahy aad baad ooga hadasha naadigan

  • @AbdirahmanAli-lz2ij
    @AbdirahmanAli-lz2ij 3 місяці тому +5

    Hambalyo sxp sare 1m❤

  • @maxamedibraahim7963
    @maxamedibraahim7963 3 місяці тому +12

    Mowduuc cajiib ah

  • @HuseenCabdi
    @HuseenCabdi 3 місяці тому +4

    أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم ألدال علي ألخير كفاعله ❤❤❤❤

  • @kamaalhussainahmed365
    @kamaalhussainahmed365 3 місяці тому +2

    Real Madrid Best Club In The Word

  • @asiyeahmed1722
    @asiyeahmed1722 3 місяці тому +2

    🤲اللهم انصر اخواننا في غزة يارب🤲🇵🇸🥺💔

  • @hanefa283
    @hanefa283 3 місяці тому +2

    🇪🇸 SPAIN WAA GAALO XAASIDIIN AH ANIGA MIYAA AAMINAAYA WAA KUWII MUSLIMIINTII ANDALUS ISIR SIFIIYEY KUWAAS MEEL HAKU SHEESHAAN MACLAA DHALEE

  • @CabdiwaxidAxmed-n3j
    @CabdiwaxidAxmed-n3j 3 місяці тому +2

    Real Madrid waliga haka shakinin 😂❤

  • @AbdibasetIsmail
    @AbdibasetIsmail 3 місяці тому +2

    57 dal ee muslimka sheegta hogaankoodu uma qalmo in ay dunida ku nooladan .

  • @AyaanleBarre-nb7dx
    @AyaanleBarre-nb7dx 3 місяці тому +5

    Real won Isreal angry

  • @XanafiAxmed-tp7et
    @XanafiAxmed-tp7et 3 місяці тому +7

    HORAY usoco ustaat👊💯

  • @azaadkalay2425
    @azaadkalay2425 3 місяці тому +2

    Hamblyo cumar 1m gaarte,❤❤❤

  • @abdirahmaanahmed8141
    @abdirahmaanahmed8141 3 місяці тому +5

    Real madrid 🎉🎉❤❤❤

  • @DahaboAdan-c4j
    @DahaboAdan-c4j 3 місяці тому +2

    Palestinian nisha Allah guuuul

  • @abdulrahmansworld162
    @abdulrahmansworld162 3 місяці тому +1

    Sodigi laha shalay galbeedka iyo yurub wa cadow maxa la xaysinaysa kuwan. Mar ba mel dadkan masakinga u jihe

  • @Awraali
    @Awraali 3 місяці тому +1

    Baraarujin: marka la leeyahay imaamka muslimiintu waa in uu xor ahaado, waxaa laga wadaa waa in aanuu ahayn adoon cid kale leedahay, lkn lagama wado waa in uu xor yahay fikir iyo go'aan ahaan inkastoo tan dambena ay muhiim tahay
    Mahadsanid ustaad Omar inshar

  • @mubarikmohamed6100
    @mubarikmohamed6100 3 місяці тому +1

    War tuuladaaadi gedo ogaanshow kaso hadal all eyes on gedo from somaliland ✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅

  • @abdulrahmansworld162
    @abdulrahmansworld162 3 місяці тому +1

    Neefkan caqli an ahayn ciidamo nabad ilalin an ahayn maleh war waxas ka dhamow cawduc yadi ka dhamaday uf hadalkiso dhan hal noc noqday🤬😳

  • @Qomaal__mustaphe
    @Qomaal__mustaphe 3 місяці тому +4

    Hampalyo Fans ReaL Madrid 🤍 From Liverpool ❤

  • @juweriamohamed1987
    @juweriamohamed1987 3 місяці тому +4

    Congratulations for 1M

  • @AbdimajiidMohamed-q9d
    @AbdimajiidMohamed-q9d 3 місяці тому +4

    Madrid thanks

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 3 місяці тому +1

    Wll cumar inshaar alle haku xafiido ❤❤❤❤❤

  • @Goalsports5-wx6hl
    @Goalsports5-wx6hl 3 місяці тому +2

    Madriiid Madriiid halla madriiid ❤

  • @AxmedMaxamed-z8h
    @AxmedMaxamed-z8h 3 місяці тому +4

    Hada Somali tahay like saar 👇

    • @AbdimalikAhmed-yz9bd
      @AbdimalikAhmed-yz9bd 3 місяці тому

      Hadii kalane maxaad ka badali kartaa

    • @AxmadCabdi-tf8lc
      @AxmadCabdi-tf8lc 3 місяці тому

      𝑾𝒉𝒂𝒕 𝒉𝒂𝒗𝒆 𝒍𝒊𝒌𝒆 𝒍𝒑𝒉😂

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 3 місяці тому +3

    الله اكبر والعزة لله

  • @shaviahmett
    @shaviahmett 3 місяці тому +5

    Realmadrid ❤

  • @hassangamadid6249
    @hassangamadid6249 3 місяці тому +1

    Waa sual e mxa ka socda Gedo Omar inshar 👋

  • @sultanabdi1675
    @sultanabdi1675 3 місяці тому +1

    Ustad halmar filmkan ila dawo wax badn bad ka ogani waa film Turkey ah lkn Luqada Arab lagu turjimay wuxuna kahadla yahuuda iyo side wax u qasan واد الداب 👍☝🏽

  • @geediga.hayaanka
    @geediga.hayaanka 3 місяці тому +1

    acs ciidanka shisheeye dalkeena jooga madaxa dhaheyso ma baxayaan anagaana u baahan dawlada dhaxe shaqo kuma laha nimanka raba ciidan shisheeye inay ku xukumaan dalkeena raba maxaad ka tiri cumarow

  • @AlxamdulilahRabilcalamin
    @AlxamdulilahRabilcalamin 3 місяці тому +1

    @ogansho sxb sida aan mararka qaar kuu dhagaysto baan ku karahaysta mararka aad ino xayaysiiso kubadab ay gaaladu inagu mashquuliyeen ogaow waxkasta aad youtube ka haliso marka aad dhimato saamayn buu kugu yeelanaya

  • @xasannorshardi
    @xasannorshardi 3 місяці тому +3

    Real Madrid Congratulations

  • @Muntaas-do3vl
    @Muntaas-do3vl 3 місяці тому +1

    Waanku naqana iyo cidad lashaqayso

  • @ChamaOmaaar
    @ChamaOmaaar 3 місяці тому +1

    Omar iinshar adunkan waa harka labadiisa gelin ilaahay hana amaansado

  • @Oinshaar
    @Oinshaar 3 місяці тому +3

    أهل بكم

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 3 місяці тому +1

    Gobalkii aan ku dhashay Gedo maanta Ethiopian ayaa degmo iyo tuulo walba haysato,waa run in Somalia loo mala qaybin doono Ethiopia iyo Kenya.

  • @jabraJ.d.x
    @jabraJ.d.x 3 місяці тому +4

    Masha allah ❤❤

  • @somali4fun741
    @somali4fun741 3 місяці тому +1

    Wllo madaxdenu waa Shaqaale,
    Guumaystihina 60 ki inagamu kicin ee ila hada ayay Hawshoda wataan

  • @Hadibalad
    @Hadibalad 3 місяці тому +1

    Gedo boy 3dex sano kahor halkaaaan siyaaasad looguma hadlo uu lahaaa lasocda! Xasuusin lee iga tahay lol 😆

    • @Jaaaama36
      @Jaaaama36 3 місяці тому

      Ninkaan legend waaye xiniiyaha oga fuq waxkasto Oo update ah buu ka hadlaaa

  • @AwedJR
    @AwedJR 3 місяці тому +1

    Catabtu hadey ka go'antahay iney Xoreyan ama tageran Falastiin, marhorey Digteydarada dalkooda mamula kacaan ku turi lahayeen.

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 3 місяці тому +1

    Waa run yahuuda wixii aan ayaga aheyn waxay ka aaminsan yihiin adoomo xitaa mareykankaas dabo kufaya ku dar xitaa qarniyadii la soo dhaafay kitaab bay u sameyeen ay ku dheheen waa diintiina waxayna ugu qoreen xitaa inay yahuuda difaacaan bay diin uga dhigeen wakuwaas mareykan ingiriis faransiis waa ayaga dabo yaacaya waxayna diin uga dhigeen wax la dhoho (Protestant)😅😅cajiib wlhy imarat bay hada inay diin cusub u sameeyaan baan ka cabsi qabaa

  • @CumarGaaciye
    @CumarGaaciye 3 місяці тому +1

    From real madrid hala madrid spania❤❤❤❤❤

  • @Abdihafidabdiaziz
    @Abdihafidabdiaziz 3 місяці тому +4

    Halla madridistaas👏🤍

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar6227 3 місяці тому

    In Xukunka laguu ilaaliyo,In Ciidamadaadu ay yihiin kuwo Magac U yaal ah,In dadkaagu laguugu Cabsi gelinaayo,In Aad ku tiirsanaato Wadan Shisheeye,Kuwaa laguma tilmaami karo Hogaamiye Dal!!!?

  • @LavolavoMasafdiif
    @LavolavoMasafdiif 3 місяці тому

    Anaga waa inaan soo muujina apapkaan leenahay o ah sida kuwa FACEBOOK GOOGLE IYO DHAMAAN si warbaahin ahaan iyo xog ahaan aan u xaqiijino xogta Google iyo dhamaan Ma ahan kuwa islamka 👆ku kalsoonyahay.

  • @farahhassanelmi3205
    @farahhassanelmi3205 3 місяці тому +2

    مَنْ لَاْ يَمْلِكُ قُوته لا يملك قراره

  • @mahraziroiy234
    @mahraziroiy234 3 місяці тому

    Inta fahansan qaabka uu ushaqeeyo chapter7
    Iyo miskiinkaan wadamada Ka xoroobaY ee uu inoo tirin haayo😂

  • @mahadmahamedhasan1110
    @mahadmahamedhasan1110 3 місяці тому

    Niyaw nin Somali ah sidaas odhan Maaye adiga un ba jecel inad Marwalba Somalida quudhsato hoos u dhigto wnku fiirsaday runti Dadka aad sidaas u quudhsato un ba 1. M ku gaarsiiyey lkn somalidu waa dadka kaliya ee Palestine 🇵🇸 Taageerada ugu wayn u ah ilaa kuwan carabta ah eed 24.saac ino faaniso ayey dhaanta Somaliadu 🇸🇴

  • @ismaaciilmaxamed6258
    @ismaaciilmaxamed6258 3 місяці тому

    Hal weedh ku badal dalkaga "soomaali wey diiday shiisheeye". Meelkasta ku post gareeya aan aragno hal isbuuc ka dib. Saamayntena.

  • @LavolavoMasafdiif
    @LavolavoMasafdiif 3 місяці тому

    Waxa xaqiiq ah in somali dhamaan dhulkeeda Cidkale heesan dowlado waqooyiga iyo Koonfurta Afrika nagakalajiran o Bariga Afrika kuyaalin Yaa nagula mashquulinin waxa dhacayo dad ayeey Waxay yihiin lagu ogaanayaa Tariiqdana Baal Xun loogu dhigi doona.

  • @ibnulqayim5022
    @ibnulqayim5022 3 місяці тому

    Cumarow zxp gedo iyo ogadenia cid kuu xoreynaysa ma jirto ,dibada hakasoo qaylin, wxd samaysaa.
    Ragaa degealdaadii hantiyey kaalay kula dood,dabka qaata diinta na fari inan dagaalnaaye.
    Dhaleecayn ayaa nafta kaa goysaybee nasi baro

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 3 місяці тому +2

    Allaah SWT ha u naxariisto mamada😭

  • @hassanhussein137
    @hassanhussein137 3 місяці тому

    Falastiin ka yabanahay dhibta lagu hayo
    Sanado kadib somaliya Ethiopia loo saxixa inay qatan Dowland isku sheg iyo caloshod ushaqesto mesha way ka baxayan
    Samali tuugsi iyo qabiil ku jira

  • @sharmaarkecawke8238
    @sharmaarkecawke8238 3 місяці тому

    Vinicius baa habaar yuhuudeed garanaya, habaar muslim mooyee ku kale joojin maaye

  • @sundusahmed3174
    @sundusahmed3174 3 місяці тому +1

    The royal Spain 🎉🎉🎉

  • @AbdallaIbrahim-
    @AbdallaIbrahim- 2 місяці тому +1

    MAASHA'ALLAH

  • @YaxyeAbdibrashid
    @YaxyeAbdibrashid 3 місяці тому

    Waxaa meesha ka cad dowlada masar inay ku tiirsan tahay reer galbeedka
    Iyo mujrimka weyn ee ziizii

  • @AbdiAwdal1984
    @AbdiAwdal1984 3 місяці тому

    Raysal wasaaraha somalia khudbadiisu way dheerayd kaliya waxad ka soo qaadatay intii u sheegay ee ahayd in laga dalbaday in xamaas ARGAGIXISO lagu sheego inuu noqday hogaamiyihi ugu horeeyey uguna danbeeyey e muslim ah ee si cad xamaas u taagera isrealna u canbeeraya maad sheegin mida kale dawlada somalia iyo dhaleecaynteeda iyo ciidama shisheeye e somalia jooga oo aan kugu raacsanahay inay khalad tahay ayaad ku so celcelisa ,hal mar kuma arag adigoo ka hadlaya khawaarijta shacabka somaliyed dhibka ku haya wax ka sheegaya ,markaa ma wax aanay dadku ogayn baa jira?

  • @ahmedyuusuf5375
    @ahmedyuusuf5375 3 місяці тому

    Sxp xorriyadi majirto, maraykan iyo German xoriyaddu xagay usoo martay.
    Shucuubta ayaa xor ah, lkn maamuladan waa la isticmaalayaa Zionism ayaa ku habsaday marna waa layska qabsan doonaa

  • @MuniirMaxamed-tz8yx
    @MuniirMaxamed-tz8yx 3 місяці тому +13

    aLLah is one ☝️

    • @Alabhas98
      @Alabhas98 3 місяці тому

      Musliminta oo og ma u sheegi.

  • @eidahmed5719
    @eidahmed5719 3 місяці тому

    Sxb waaan jecelah xaqiitinka aad soo gudbiso lakiin inta badan mawduuca intaa ka hadlayso waxa ka badan intaa. Mawduuca ka baxaysa

  • @mustafadaahir1560
    @mustafadaahir1560 3 місяці тому

    Qatar, Egypt, Saudi Arabia, Emiratka afartaa dawladood waa kuwa umadaha suniga ah u bahdilay yuhuuda
    Qatar waa jaajuska ugu weyn masar maxaad ugu dhagan tahay

  • @MaxamadAxmadqaasim
    @MaxamadAxmadqaasim 3 місяці тому

    Aqlika aad nooshege fiir dhacurta carabta miyaa falastin taagerta hadeey taageri llahaahen adeer gacdoon ayeey sameeyn lahaayen adeer madaxdooda iyo ayagba weey is war qabaan sacudika fiir wadaadii wahaabiyada ayaa ufad woonoyo in falasyin eey isku dhiib isreal😂😂😂

  • @WllsamedPoi
    @WllsamedPoi 3 місяці тому +1

    Real madrid fun's 50 like 👍

  • @mrdallace4499
    @mrdallace4499 3 місяці тому

    Cumaroow munaafaqnimada inaad iska dhaafta maamulafa dowlada federalka ka hor istaagsan in ciidamada itoobiya la ceyriya kasoo hdl hadaad run sheegay

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 3 місяці тому

    😂😂😂 arkuwan maxay been iska dha dhiciyeen sahayino wado qaldan bay adeen

  • @CabdikariinQaalibCabdi
    @CabdikariinQaalibCabdi 3 місяці тому

    Anugu garan maayo dalalkan muslimka goorta ay gumaystaha maskaxda ka galay ee wax uyeedhinaya iska kicinayaan

  • @nucimamajama7901
    @nucimamajama7901 3 місяці тому

    Wlhi aduunka araab amuusaan iyo Western bilaadaan dareemayaa aaway somali arab sheeganasay kkkk

  • @abdirisakdahir5375
    @abdirisakdahir5375 3 місяці тому +1

    Intaanad daawan muqaalka, Maka heshay o Like ma saartay 😁