MALINTEYDA CADIGA IYO XALADEYDA CAFIMAADKA👨‍⚕️

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • #subscribetomychannel

КОМЕНТАРІ • 24

  • @aminaahmed5065
    @aminaahmed5065 4 місяці тому +2

    Alla ha i xasuusin gaas calooleed daawadiisa 2weeks ii socotay noloshaan nacay cuntooyinkii oo dhan ha cunin markii kay dhahay si aan unolaado garan waye Allaah ku cafyo ❤❤❤

  • @Yaboy.22
    @Yaboy.22 4 місяці тому +1

    Caafimaad allaha ku siiyo adiga iyo xanuunsan

  • @user-um7gj5of1q
    @user-um7gj5of1q 4 місяці тому +1

    Allah haku cafiiyo wll

  • @user-eo9dq4kz3c
    @user-eo9dq4kz3c 4 місяці тому

    Ilahy haku cafiyo salwooy

  • @munamukhtar6829
    @munamukhtar6829 4 місяці тому +1

    سلامتك ي قلبي

  • @user-uh9tb9nh6j
    @user-uh9tb9nh6j 4 місяці тому

    Ilaahay haku caafiyo❤bayo

  • @user-pl8uq6go3b
    @user-pl8uq6go3b 4 місяці тому

    M.n. ilahay cafimad ha kusiiyo abaayo😊

  • @miimilovechannel5998
    @miimilovechannel5998 4 місяці тому +1

    Allah ku caafiyo abyo

  • @NaimaMohamedAli
    @NaimaMohamedAli 4 місяці тому

    Allaha na caafiyo soomali hadaa nhy badankeen xanuun aan bexeen na haayo allow naga caafi adaa caafimaad hayee

  • @umuahmedofficial6604
    @umuahmedofficial6604 4 місяці тому

    Wcs Mcnto masha Allah Allah haku cafiyo Mcnto danbi dhaf rabi haka dhigo Mcnto ❤❤❤❤❤

  • @cadeycali3417
    @cadeycali3417 4 місяці тому

    Abaayo gaaska iyo talajada kala durji

  • @user-fo5im5ds3k
    @user-fo5im5ds3k 4 місяці тому

    Abyo cfmad tamaam ah allaah kugu arzaaqo

  • @Nimo3316
    @Nimo3316 4 місяці тому

    Cfimad taam aah ku rajeyna wlshey

  • @user-ss6lk4ng1o
    @user-ss6lk4ng1o 4 місяці тому

    Cafimad tama alaha ku siiyo quruxey

  • @safachannel684
    @safachannel684 4 місяці тому

    Alla Xbbti alle haku cafiyo gas caloled sasu I dhibe isbitalke tagtay neh 😢

    • @salwaarab6435
      @salwaarab6435  4 місяці тому

      Abaayo labao dhaqtaar isku maraay kalkaal iyo gacaal

  • @nasriina3811
    @nasriina3811 4 місяці тому

    Abaayo uur maaleedahay❤

  • @ZainabAbdi-yo2eo
    @ZainabAbdi-yo2eo 4 місяці тому

    Allah hagu caafiyo abaayo ❤gaas haduu ku haayo cuntada❤habeenkii xilika❤danbi ha cunin iska jooji markaa seexan😂rabtid 3 ko hor cashee

    • @salwaarab6435
      @salwaarab6435  4 місяці тому +1

      Naa shiib iskaa dheh inaa dhahy 3 saac ka hor cashenaa habeenki sexaan waye baahi 😭😂😂😂

    • @ZainabAbdi-yo2eo
      @ZainabAbdi-yo2eo 4 місяці тому

      @@salwaarab6435 🤣🤣🤣🤣ani saas leygu dhahay warqad dheer leysoo siiyay jadwal cunto ah habeenki intaa seexan 4 ka hor cashee ama galbkii wax cun ani maba sameeyo ilmaha aabahood sidaan wax ka badal igu haayaa anigana markaa ilmaha seexiyo lee cunto iga dageysaa lkn abaayo soo tijaabo caafimad iyo qafiif dareymeysaa insha Allah

  • @Yaboy.22
    @Yaboy.22 4 місяці тому

    Asc,intee lagaa hayo ayaantaan juujjuuj

  • @KuweydaHashi
    @KuweydaHashi 4 місяці тому

    Cafimaaad taaam ah xppti😢