Allaha u naxariisto Xasan Diiriye maama Maryan Mursal cimri iyo caafimaad kheyrleh tolow laxanku ma Abwaan Harawo miyaa mise AUN Xasan Gareyt waxa aan xasuustaa cajalad collection ah oo yaraanteydii jimcaha la dhageysan jiray in ay ku jurtay, mahadsanidiin waayo waayihii wacnaq
Laxan wanaagsan wuxuu u baahan yahay fannaan cod leh oo wax baran og. Codadkaas kala duduwan oo muusig la socda fannaan xirflad leh uun baa ka soo bixi kara. Fannaaniintii hore way maskax badnaayeen. AHN Xasan Diiriye.
Waa runtaa sxb. Bal u fiirso sida Maryan Mursal ay codkeeda ula socodsiineyso muusiga. Fannaaniintii hore waxay ahaayeen mar la arag aan dib dambe loo arki doonin.
Maryan murasal ciise. waa fanaanad aad u qaali ah aan jeclahay , waligay maan arag waan dhegaystaa heeesaheeda.
Xasan Diiriye iyo Maryan Mursal.. heees wanaagsan.
Mirihii m.c.kaariye laxankii x.gareyd cadka maryan mursal ciise iyo xasan diiriye faarax
Hadaan dhuuuso, Ma kaaariye ayaa sameeyay? Yaaab
Codkii macaana Xasan Diiriye faarax iyo Muryan Mursal Ciiise.. Heees wanaaaagsan.
Allaha u naxariisto Xasan Diiriye maama Maryan Mursal cimri iyo caafimaad kheyrleh tolow laxanku ma Abwaan Harawo miyaa mise AUN Xasan Gareyt waxa aan xasuustaa cajalad collection ah oo yaraanteydii jimcaha la dhageysan jiray in ay ku jurtay, mahadsanidiin waayo waayihii wacnaq
Allah ha unaxariisto xasan diriye farax 😢🤲
Aamiin.
Aaamiin.
Aaamiin.
Xasan diirye faarax.. Alah raxama
Aamiin.
Xasn Diiriye, waa Fanaaan aad u weyn. Alah raxma
Axdi dumar
Nin galayoow
Waa meel ugbaadoo
Ay soco aragtoo
Ayax uga dambeeyee
Waan eersadaayee
Ayaan taan caloolgalay
Lama dhalan Ayaan Tii
Ifka maalintaan imi
Waa hadal asqaysan
Ilinkiisii waayee
Oo oodo dhacamiyo
Aan lahayn Albaabee
Ulajeedadaadii maad Garan inanyoow
Aqli yeelo edebqaado hay odhanin
Adigaan kuu dhimanayaaye?
Raxmaanku haw naxariisto AUN Hassan
Laxan wanaagsan wuxuu u baahan yahay fannaan cod leh oo wax baran og. Codadkaas kala duduwan oo muusig la socda fannaan xirflad leh uun baa ka soo bixi kara. Fannaaniintii hore way maskax badnaayeen. AHN Xasan Diiriye.
Waa runtaa sxb. Bal u fiirso sida Maryan Mursal ay codkeeda ula socodsiineyso muusiga. Fannaaniintii hore waxay ahaayeen mar la arag aan dib dambe loo arki doonin.
Maryan mursal waa wax kale dhanka gabdhaha mom cod leh waaye allaha caafiyo
@@abshircarab18 waa runtaa wll ale cimriga haw barakeeyo london joogta Xasan diiriyena Aun
Anoo yaraa maqli jirey waaayo waayo cawa xasuus baan galay 😢Allow u naxariso xasan diriye maama maryan nolow
@@umulkhairahmed168waan ogahay in ey London ku nooshahay
Xasan diiriye faarax iyo Marayan Mursal ciise... Heeees Wanaagsan
Xasan Diiriye iyo Marsal Mursal ciise... Abaaal dhigo... Hees wanaagsan
Hees wanaagsan oo xikmad leh.
Abwaan kaariye hees walbo oo qalbi tabasho leh isaga curiyey eebbe ha u naxariistee
La yaab ma lihid. fanka Soomaliada iyo heesaha ma taqaanid , ama caruuur ayaad tahay
Kaariye ma aqaano anigu.
@@MubYusmaxaad ku tidhi taa bal wax xun miyaan sheegay mise si baad u xiiqsan tahay
Arin dumar nin galay waa meel ugaab ah socoto aragto, ayax kaaga danbeeyay.. waan eersadaaa .
Laxankii xasan Sabriye xasan gireed mirihi kaariye
Baraawo waayo waayo
Waan kaa il dheerahay.
Xsan Diiriye Iyio Maryan mursal ciise.. Hees wanaagasan
Edeb yeeeeelo , ha i odhan adaaan kuu dhimanayaa.. Codkii Maryan mursal ciise.
Ha i odhan ha idhonin adigaaaan kuu dhimanayaaa yee.. Codkii maryan Mursal ciise.
Heestan xuseen aw faarax miyaa laga badalay
maya. Qaar kale ayaa sheeganaya heesta.
lama bedlin , waaa Heestii... Abwaan,Xuseen Aw Faarx dubad..
Googel. waa in aaan waydiino hEsstan yaa sameeyay.
maya, lagama bedelin , marba qof ayaa sheeganaya
Xuseen aw faarax dubad, Abwaan weyn. alah raxma.
Allaha u naxariisto abwaankii weynaa ee Maxamed Cali Kaariye
Ilaahay ha cadaabo , ina kaariye
Ilaahay ha caadbo , Ina Kaariye
Ina cali Kaariya, ilaahay ha cadaabo.
Ilaahay ha caadaabo.
Ilaahay ha cadaabo, ina cali kaariye.
Xasan diireye iyo Maryan mursal ciise. Heees wanaagsan
Erayadii xasan sh mumin
RUN.
RUN.
RUN.
RUN
RUN
Maryan mursal. waaan ku jeclahay
Engeg lagama waayoo meel abaar ah
Hadaan dhuuso ciyaalka heesaha iyo fanka baranaya ku idhaado heestan anigaa sameeyay, waxay ku ku odhanyayaan waa runtaa adigaa sameeyay.
Xagee ku gubnysa adga hadii cidii cursay iyo laxankii lagu shegy
Hees wanaagsan.
Maryan mursal ciise... edab qaaado. ha i odhan adigaan kuu dhimanyaa. hees wanaagsan
Arin dumar nin galay, dhibaato ayaa haysa
Abaaal dhigo.
Ereyadii Dhakhtarkii Jacaylka Maxamed Cali Kaariye🙏
Hees walba ma ina cali kaariye ayaa sameeyay.. wax baro
Anigu hadaan heeso waxaad oran doontaaa. Kaariye ayaa sameyay.. yaaab ma laha
Ragu aaamin ma laha.
Ruuxba waa Arooreeree.
Axdi dumar nin galay.
Maryan mursal ciise.💗
Hees Wanaagsan.
14 tobnaad iyo cirka oo cir maal dhacay , waa xidigis wakhti Barwaaqo ah, ,, Af ku rooble ma tihid.
Wow
Caqli yeeelo edeb yeelo. ha i odhan adigaaan kuu dhimanayaa
Arnin aan wadaagno ma ogala , naftaydu..caqli Yeele edaab yeeelo ha i odhan odhan adigaan kuu dhimayaaaa.
❤❤
Af ku roooble ma tihid.
Maryan ciise ❤
Mbb
Hurdo kuma abaaado
Af ku rooble ma tihid
Gob duntay nasiib daro Somalia
Caqli edab yeeelo ha i odhan, odhan adigaaan kuu dhimanayaa.
Adiga maxaa meesha keeney qamil,heeso uunbaa ladhageeysanaayee see wax kaayihiin dhoohan
Waa dhaqanka Soomaalida in Hees walba uu sheegto qabiilkiisu in uu sameeyay.. ku faaaanaan
Micnu waxay thy.. hadaan dhuuso heestan aniga ayaa sameeyay qabiilkayga.
Kuwa Muusiga tumaya waa dad wanagsan kala qabiil ah, heesta way macaaneeneen... heesta uun dhagayso.
waxaaa keenay , Soomaalidu heesaha ma dhegaystaan kuma raaxaystaan.. Qabiil iyo Qudhun bay ka jecel yihihiin.
U sheeg.kuwa Ina cali kaariye hees walba oo la qaado leh isagaa leh... Yaaab.
Kuwa Muuusiga tumya waa khatar.
665999
Waan kaa il dheerahay..
Hees wanaagsan.