XAASKIISII UU FURAY MARKUU WALAALKIIS GUURSADAY AYUU NIN WAALAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лис 2023
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 156

  • @zapnaqueen3939
    @zapnaqueen3939 7 місяців тому +25

    M.a anaa uhoreyy ayaany abayo wanku salamy inaf cafmd qabto rajeena I.a abayo adi io asxabtda isoo duceeya hami ayaan leeyhy 🥺🤍alle ha idin barakeeyo adi io famligaga amiin yaa rappi🥺🤲

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  7 місяців тому +10

      Alaha kuu sahlo waxaad jeceshay sis

    • @Salmaqurxinta
      @Salmaqurxinta 7 місяців тому +3

      Alle haku fududeyo hamigada wllo

    • @Najminaa
      @Najminaa 7 місяців тому +3

      Alle haku saqiro hamigaga🤲

    • @user-Sabrin-Mohamed
      @user-Sabrin-Mohamed 7 місяців тому +2

      Ilahey hakula garab qabto hamigaga abyo

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 7 місяців тому +2

      Asc AYANEYABAYO aniga ninkeygi allaha unaxaristo dumal ayey dhaheen walalihiis anigan❤a wan diday eww adan dhahay 1qalalahey ayatihiin pk

  • @maxamednuur6809
    @maxamednuur6809 7 місяців тому +3

    Cimraan yare sheekada qeeyb buu ka yahy allah ha ku xifdiyo habo ❤

  • @user-py4di5yx1m
    @user-py4di5yx1m 7 місяців тому +6

    Asc ayan talefonka wanka masera markat noshekeyneyso anaga nafirii 😂😂😂 ilove you siz

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 7 місяців тому +6

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @Najminaa
    @Najminaa 7 місяців тому +8

    Wcsww Ayaan Quruxey 😘 mahadsanid abyo mcn 🥰 sidaa muqalka waqti ficn inogu sodeyse hada xafada iskugu wacaa😂😂siay uso yacaan💯

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp 7 місяців тому +3

    Cimraan yare m.a sobarbaar habo ku dhib san meyno weynaw oo wanaagsanaaw hooyo mcn❤❤❤❤❤❤

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 7 місяців тому +2

    Wlh waan layaabay .gooshin alla qalbiga hakuu dhaya sxb .

  • @sadiyasadiya5503
    @sadiyasadiya5503 7 місяців тому +3

    Walalkey kushin abowe qalbiga ilaahay haku qabojiso waaxano taas oh kale wlhi 😢😢

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 7 місяців тому +5

    ayan salama Caleykum maasha Allah abayo illah haku brakeeyo aamiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴falastiin illah ay cadow Allah qabto aamiin aamiin yaarabi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤

    • @zapnaqueen3939
      @zapnaqueen3939 7 місяців тому

      Wcz wlshei wacaneyy rapi haka dhigo kuwii gacan sareeyo wa guulesane I.a 🥰🥺💪

  • @kamalali79
    @kamalali79 7 місяців тому +6

    السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين

  • @nadifaosman9389
    @nadifaosman9389 7 місяців тому +2

    Subaxaanallah walalkey ayaa gabdhi aan furey guursdey aaa😳 wlhi adunka intad joogto waxa wlb wad arkin yaab ilahay qalbiga ha u qaboojiyo wiilkaa sowjad wanaagsan oo wuu ku dago allah ha u sahalo 🤲🤲😌

  • @farhioabdi3360
    @farhioabdi3360 7 місяців тому +3

    Ayaaney ku aawe mise meshii aad nasabka ka aheyn jirtaa😂😂❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 7 місяців тому +8

    Ku saliya NNK SCW SCW

  • @nuurtoosmaan9480
    @nuurtoosmaan9480 7 місяців тому +3

    Waa ka xumahay waxii kuugu dhacaye lkn qur,aanka saxiip la noqo insha allaaah kheer

  • @asmosiman5178
    @asmosiman5178 7 місяців тому +4

    جزاك الله خير الجزاء يا أختي الغالية ❤❤

  • @naxwo.cusmaanali.9232
    @naxwo.cusmaanali.9232 7 місяців тому +2

    Ala ayaanee wax naceni malahna aniga wa ba arake labo wiil oo wlalha ah wiilke weeyna xaskisa hore wax gursada wiil ka yare abyo mcn wan ku salma adiga iyo Asaxbta wlhi wa qoso xanuuna weye 😢😢amiin amiin amiin amiin qalbiye

  • @farhiyoawale6199
    @farhiyoawale6199 7 місяців тому +2

    Subxanallah illahay naguma keno inan walalken/walashen nagu/niin u furay ama shukansaday iney wax noo galan

  • @kamalali79
    @kamalali79 7 місяців тому +3

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @xaawoluul8431
    @xaawoluul8431 7 місяців тому +2

    Asc ayaney wakuxiisay walahi❤saxib shekoyinkaga mar hore a iigu dabeysay masji an kutubo kadhigtaa abayo fahmada aya ugu hora casharada kamafahmo adiga iyo asxabta iisoduceya alaha ii aqbalee

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 7 місяців тому +2

    Subxana llaah dumarka qar waba bilaa damir wlhi nin miyaa adunka laga waye 🥺ayaan qurux guleyso in badan 🥰🙏

    • @aaminaomar7359
      @aaminaomar7359 6 місяців тому

      Wa naag nool isba uu qalbi jabiyay

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 7 місяців тому

    Abowe Hada Naag Kle Oo Ficn aaad Hesho Naag Kle Hala Guursan Waa Qiyaantey Ciqaabtina waa Mar. Tee Abowe Nolosha kuma Xumeyso horey usii soco Baan ku leyahy Wana rajeynah Qoralkeyga inaad aragto

  • @ikranadan4259
    @ikranadan4259 7 місяців тому +2

    ❤❤❤❤❤ ayaaneey hadaan muuqaalkaga daawanaayaa 6 saac habeenimo hdan hurdo ka sookacay majeceli inuu muuqaalkaaga idhaafo

  • @LakiMaxamuud-dq2bm
    @LakiMaxamuud-dq2bm 7 місяців тому +2

    Ayaan indho urooneyyy wan ku salamy xayati❤❤

  • @aishajama7373
    @aishajama7373 7 місяців тому +2

    Waa nag nool nin ku qiyanay ma asxan leh 😂😂😂

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 7 місяців тому +1

    Masha Allaah ayaan mahad sanid wiilka wax baa Ku dhacay qalbiga Allah ha uqabojiyo mid ukudego Allah ha siyo

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 7 місяців тому +2

    Wallahi walaka waxa uusameeye wuuku saxsanaa waayo xaaskaagi kuuso sabartay ayd furtay waxa fiicneed in aad xaaska labaad furto. Waxwalbo kafilo aduunka

  • @sadiyasadiya5503
    @sadiyasadiya5503 7 місяців тому +2

    Maaha allah ciimran cade 😂 ilahey haku xafido xbbti ❤❤

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm 7 місяців тому +1

    Wlh abehey hoyadey alh u naxariste markey dhimatay habaryartey ba laku sina la dhaha la dhahy waba ka dharayay asaka ka dhartay ayado ayada la dhahy hay ilmaha walsha abehy wo didaa la dhahy mid kale bo iska gursaday😢

  • @Sacdiyoaxmed-nt1vt
    @Sacdiyoaxmed-nt1vt 7 місяців тому +3

    Waxaad dareentay ogoow markay guursaneese wax kadaran bay dareentay kolay markay maseeratay xanuunka Ay dareentay maad dareeminee laakiin waad udhawaate wayna kugu sugtay😂😂😂😂😅😅😅😅

  • @amalcabdiqadir338
    @amalcabdiqadir338 7 місяців тому +2

    Wllhi 😅waa naag adag

  • @user-py4di5yx1m
    @user-py4di5yx1m 7 місяців тому +2

    MashaAllah asckum aduba igu salam wilka an habaryarta u ahay❤

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp 7 місяців тому +2

    Hashac waxaaso kalan naagaha qaar weykasuurowdaa😢

  • @Kingsbezaani
    @Kingsbezaani 7 місяців тому +4

    Runtii chanelkan waxabadan baan kabartey, waxan 50 Sano baraha baan mudo koban ku bartey waxan kaga Mahad Celinaya dadaalka aad heyo, mudo 2 Sano waan kugu xiranahey guuleyo 😊....

    • @Hadiir--
      @Hadiir-- 7 місяців тому +1

      M.a isku fikir nahay adi wiil ma tahay mise gabar wll

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 7 місяців тому +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @hinda-lv6uh
    @hinda-lv6uh 7 місяців тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي ماشاءالله تبارك الرحمن الله يعزك

  • @RaahoR0uun-hz4cf
    @RaahoR0uun-hz4cf 7 місяців тому

    Masha Allah xabbti Allah haku xafido caruurta amiin yarabi

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 7 місяців тому

    AYAAN MUDO DHEER BAAN KUGU XIDHAAN JIREY XAGEE KABAXDAY HHH 👍

  • @MuwahibAbdi
    @MuwahibAbdi 7 місяців тому +1

    Xabbti ayaaney 😂 maad Naga marantyy😂😂❤
    Ku soo dhaso hee❤❤

  • @user-bc7lv2ur9l
    @user-bc7lv2ur9l 7 місяців тому +1

    Abaya❤taraxadagurula❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ue7dd7dg6r
    @user-ue7dd7dg6r 7 місяців тому +1

    Wsc abyo waaa mahadsantahy

  • @Miskijiin
    @Miskijiin 7 місяців тому +3

    Ayaney sheegadaan waaba sidaa sameen lahaa habeen dhaweed sxbkey iigq sheekeyay sheeko nin naagtii uu furay saxiibkii shukqnsaday isdileen waxaa dhahy waa sidaa sameen lahaa xanaqii laiga xanay malin dhan laiiga xanaqsanaa 😂

    • @canabqardho7963
      @canabqardho7963 7 місяців тому +1

      Dhibka kadaa dumashi quruxey 🤣🤣🤣

  • @FarhiaAbdalla-os4mk
    @FarhiaAbdalla-os4mk 7 місяців тому +3

    The first commant 😊❤

  • @munaAyaan
    @munaAyaan 7 місяців тому +1

    Poqoradeydii hben wngsn xppti ❤❤❤❤😊

  • @falishassan528
    @falishassan528 7 місяців тому +1

    Masha Allah

  • @user-ty3mx4hu2j
    @user-ty3mx4hu2j 7 місяців тому +1

    Ayaney waa soo laabtay axlam waaye gabafhi telka laga xaday 😊😢

  • @fatmazahraqurux2324
    @fatmazahraqurux2324 7 місяців тому +2

    Cimran habo shekada qaaska kadaa

  • @QaalikaadKaad
    @QaalikaadKaad 7 місяців тому

    kkkksifiican.buu.yeelay.maansh allh maansh allh ❤❤🎉🎉🎉😢😢🎉🎉🎉❤🎉🎉❤

  • @nadiirmacalin1446
    @nadiirmacalin1446 7 місяців тому +1

    Asc ayaney wan sulamay abyo allh kuxifadiyo

  • @umumahado1766
    @umumahado1766 6 місяців тому

    Waa naaga fariida

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen 7 місяців тому +5

    Wcs ayanah❤❤❤❤

  • @caatikocabdullaahi3885
    @caatikocabdullaahi3885 7 місяців тому +1

    Shukran xbbti❤❤❤

  • @user-oz2rt5il8s
    @user-oz2rt5il8s 7 місяців тому

    Ayaan ku aaway hee caafimaad ma jiraa walshey

  • @nadiiraabdiqani5149
    @nadiiraabdiqani5149 7 місяців тому

    Wllhi yaab buu arkay kaasi SubxanllH

  • @Najminaa
    @Najminaa 7 місяців тому

    Yaa so indha weeeyn asxabeeey 😔😂😳ani indho cadeysaa idilay😳🖐️🤣

  • @Hamdamukhtaar-rf9gk
    @Hamdamukhtaar-rf9gk 7 місяців тому +1

    Asc ayaan qaali Wadmahsn qisoo aaad uu xanuun badn

  • @user-kn5jf4cn6y
    @user-kn5jf4cn6y 7 місяців тому +1

    Subxau Allah

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp 7 місяців тому

    Ayaaney intee ka baxdey😢😢😢😢

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 7 місяців тому +1

    Walaalkay maa qabo naagti

  • @leilaahmed3588
    @leilaahmed3588 7 місяців тому +1

    Wuu ku qaldanaa in uu ilmaha u diido

  • @Hadiir--
    @Hadiir-- 7 місяців тому +1

    Wlhi waa xanun Wilkan waxa ku dhacay .😢
    wll kaasna waa doqon dumashi extii wllki haday masersan thy.
    asagu inu ka aqbalo ma ahayn guurka wllkis inu cuqubo ka galo ma ahayn😢
    Allah Ka Magan galaya in maseer Dumashigay ikudara si an ninkygii hore uka aarsado inuu igalo subxaaanallah 😢

  • @qumanhassan7812
    @qumanhassan7812 7 місяців тому

    Naal nool eheyd wallhi taas

  • @deeqomohamud4712
    @deeqomohamud4712 7 місяців тому

    Ayaneey intee aday quruxey manawad qabto waalakuu tawayee inoo imaw

  • @falishassan528
    @falishassan528 7 місяців тому

    Ayaaney ku aaway manta

  • @sucaadmohamuud4148
    @sucaadmohamuud4148 7 місяців тому

    AyaNeey kumee xabbtii

  • @queenfarxiyo4282
    @queenfarxiyo4282 7 місяців тому

    Ayanee ku aaway video kaa sugoonaa mise waa caajisantahy quruxey

  • @FahmoAbdiMohumed-cr1hj
    @FahmoAbdiMohumed-cr1hj 7 місяців тому +1

    Wcs waraxma xppti

  • @fatuunabdi1587
    @fatuunabdi1587 7 місяців тому

    Ayaaney halke kashey hadii halmaalin kawaayo waba kutawaa

  • @Sacdiyoaxmed-nt1vt
    @Sacdiyoaxmed-nt1vt 7 місяців тому

    Walaahi way kugu sugtay waa saan sameenlahaa daymankaad ilaashan weese waa laguu ilaaliye😂😂😂😂

  • @falishassan528
    @falishassan528 7 місяців тому +1

    Wow

  • @malie101
    @malie101 7 місяців тому

    ani igu so xidh Kooshin ana ilowsinaya dhawacyada lol😁

  • @Deeqaibrahim62
    @Deeqaibrahim62 7 місяців тому +1

    Ayaaney dadeer tokale qisaso so dhegeystay jah

  • @user-fo6hq5fc9t
    @user-fo6hq5fc9t 7 місяців тому +1

    Wcs abayo ayaan ❤❤❤❤

  • @asmaanaxariisbdn2105
    @asmaanaxariisbdn2105 7 місяців тому +1

    Kud ka guure qanjo uguur mey dhihi jiren somali
    Ninkedo tugaa dahab sinayo sasabayo ey iswaashay hadey iyda shaqesan lehyd oo iney ka marmi karto tusi leheyd ey iscebesy ilhyow talo xumo ka magan galay 😢

  • @NasteexoCismaan-ni7ny
    @NasteexoCismaan-ni7ny 7 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp 7 місяців тому +1

    Wcs wr wp really Queen 👸 ❤❤❤❤❤❤❤

  • @cumarcabdi2181
    @cumarcabdi2181 7 місяців тому

    Ayaney ma fiicantahay abayo inaa cfmd qabto rajena adga familygaga

  • @luulabdi8028
    @luulabdi8028 7 місяців тому +1

    Laakin diiniya mala ogolyahay??. Ilaahay ayan ka magan galnay

  • @Najminaa
    @Najminaa 7 місяців тому

    Ayaney Abyo break ma qadaneysaa😊Abyo cafimda kusolaabo idim alle ❤🤲

  • @seibaahmet1821
    @seibaahmet1821 7 місяців тому

    Haboo ku away😢Waxaan rajenayaa inaad cafimad qabto

  • @Emma___75898
    @Emma___75898 7 місяців тому

    Nyaada ninkii iswaalo wllkiis guursada warka waa cad yhy😂😂

  • @FathiaFathia-un5xo
    @FathiaFathia-un5xo 7 місяців тому

    Subxanllha Allhow imankahanagqadin amiin🤲🤲🤲🤧🤧

  • @farhiyaomar-wr6gj
    @farhiyaomar-wr6gj 7 місяців тому

    Ayaanay ku waay

  • @xabiibocraxmaan3726
    @xabiibocraxmaan3726 7 місяців тому

    Ayaane wuxuush yahow markad dhahday qusul😂😂😂😂😂😂 wllhi so cut fanny aya.tahay m.a 😂

  • @user-kn5jf4cn6y
    @user-kn5jf4cn6y 7 місяців тому +1

    Ax ax

  • @sumayohassan490
    @sumayohassan490 7 місяців тому

    ayaney wa ku tabay 😢😢

  • @user-du2fz5hd9k
    @user-du2fz5hd9k 7 місяців тому

    Asc ayaney ❤

  • @najmaAbdi717
    @najmaAbdi717 7 місяців тому +1

    Wakusalamay

  • @ilhaan2863
    @ilhaan2863 7 місяців тому +2

    Maceykutahay ñaag ragehey eheed

  • @dahaboabdi9915
    @dahaboabdi9915 7 місяців тому +1

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-ue7dd7dg6r
    @user-ue7dd7dg6r 7 місяців тому

    Wsc abayo macanto

  • @Najminaa
    @Najminaa 7 місяців тому +1

    Team war jeceel inta qiso cusub sugeyso waidin salamay👋❤😂🎉😅🤙

  • @maymunahmed8351
    @maymunahmed8351 7 місяців тому +1

    ❤❤❤❤

  • @user-ub2lm8pc5s
    @user-ub2lm8pc5s 7 місяців тому

    Ayaan kumee dee

  • @Bilan_nura
    @Bilan_nura 7 місяців тому

    Ayaaney 2 mallin dhan kuma arag abayo ma cfmd qabta

  • @Maariyo-jg8yb
    @Maariyo-jg8yb 6 місяців тому

    Na ayaney quruxey wan kusalamy qisadan cajaib wadha way anaa saaan kufakary in aan samayeyo 😂

  • @AyanishAbdullahi-tx6fn
    @AyanishAbdullahi-tx6fn 7 місяців тому

    Abayo ku away Miya hanunsadey

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 7 місяців тому +2

    Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ sorry Aboowe ❤❤❤❤❤😭😭😭😭😭😭😭😭🤍🤍🤍🤍🤍🤍

  • @Salmaqurxinta
    @Salmaqurxinta 7 місяців тому +1

    Wcs❤❤❤

  • @AyanishAbdullahi-tx6fn
    @AyanishAbdullahi-tx6fn 7 місяців тому +1

    Wan ku xisey

  • @abdiaNur-jf5fs
    @abdiaNur-jf5fs 7 місяців тому

    Asc