Allah ha u naxariisto Cabdi Muriidi dheere Aja waxuu ahaa nin qaran oo Somalia weyn ka baxay samir io imaan Allah ha naga wada siiyo qasatan reerkii caruurti io Xaskiisi ba
Inaa lilaahi wa Inaa illayhi raajicun allaha u naxariisto walalken ajakis qabrigana allaha u waasiciyo Marti LA jecelyahay allaha ka dhigo aaamiin Aaamiin yaa rabi 😭😭😭😭
ALLAH u naxariisto janatul fardows Allah ugu bishareyo Marti la jecelyahay Alle haka dhigo naxariista Jano Allah siiiyo qabriga Allah u waasiciyo amin amiin 🤲🤲😰
Illahay haunaxariisto 😭😭😭😭 Janatul fardoos caclaa allah ugubishaareyo qabrigiisa allah uwaasiciyo marti lajecelyahay allah kadhigo 😭😭😭😭😭😭😭 Allah yaraxma walaalken
Allaha unaxatiisto waa naga wada tagay wllkyn qaaliga ah waa nin ka qos lasion jiray allaha asagan janada u wasaci yarabi anigo jec laay wlh waa reera jano anagan a gadashisa nama fideneeyo amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Ilahay subxanawatacala ha unaxariisto ajakis wuxu aha garabweyn kabaxay TV ga Universal dhamaan waxa leyahay samir iyo I ma'n hanagasiyo dhamaan umada somaliyed lahelimayo ajakis o kale
Illahay ha u naxariisto kitaabkiisana illahay midigta ha ka siiyo qabriga illahay ha u wasiciyo qabriga illahay ha u carfiyo qabriga illahay kuma cidleeyo kii aduunka uu uga resto alle ha uga yeelo anagana gadashiis illahay nama fidmeeyo
Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun Run tii waan yaa banaa waxan lahaa kooxdii maxaa ku dhacay ay tacsidii u gudan waa yeen Allah how naxariisto Amiiin Amiiin🤲🤲🤲
Geeridu Waa Xaq Alle Ha u Naxariisto Baaba Cabdi Dheere Muriidi Ajakis Waana Lagu Xukuman Yahay Geerida. Alle Samir iyo iimaan Saadiqa Alle Ha inaga Wada Siiyo Aamiin 😢😢😢😢
Ina lilaah wa ina ilayhi rajucun Allah ha naxariisto Adeer Ajakis Janatul Fardowsa Allah ha u gu bishareyo Kitabka Allah midigta ha kasiyo qabriga Allah ha Wasiciyo .Family gii Samir iyo imaan dhamte Allah Samir iyo imaan haynaga siyoo
Inalillahi wa ina lillahi Rajioun...Ilahey hau naxaristo wallalkeena Muridi Dhere Ajakis...
Marti la jecelyahy Illahey haka yelo...
Kitabkisa Midigta Ilaahey haka siyo...
Jannatul Fardowsa Ilahey Haka Warabiyo...
Ehelkii Iyo Qarabadii,
Asxaabtiis, iyo fananintii uu la soo shaqeyey
iyo somali wey oo dhan Intaba samir iyo immaan sadiq Illahey ha ka wada siyo...
Anigoo ku hadlayo Magaceyga Naciima Xeydar Iyo Magaca Walidkeyga Casha Cabdow Suleiman.
Waxaanu Lenahay Allahumma Amiin Allahumma Amiin Allahumma Amiin.
INaaLiLaahi Waa InaaLiLaahi Raajucuun ILaahayoow Unaxariiso Ajakis oo Janadii Udgooneyd Gee Janatu Fardowsa oo Danbigiisii,Io Kii Waalidkiiba Dhaaf Aaaaamiiin Yaaa Rabi☝️
Allow unaxariiso wn sugaaye kooxda iney tacsi uso diraan baaba ajakis ehelkiisa😭😭😭😭🥺🥺
Iilaheey haunaxaristo ajakis hortena aalaha caafiyo dhaman soomalii weey oo kadhinti aajakis reer guurmat nee waan iidin tacsiyena iinahey sawar hanaga wada siiyo baba ajakis yaa rabii
Allaha ha unaxariisto walalkeen Abidi Muriidi Dheere Ajakis Wa geeri xanuun badan oo anaga dhan Na taabatay ilaah waxaan uga baryeynaa janatul firdows
Allah u Naxriisto wlaalkey Ajakis wixii ahaa Nin wadani ah oo dalkiisa aad u jeclaha. He is hero man.🌹🌹🌹🌹🌹
Allah ha u naxariisto Cabdi Muriidi dheere Aja waxuu ahaa nin qaran oo Somalia weyn ka baxay samir io imaan Allah ha naga wada siiyo qasatan reerkii caruurti io Xaskiisi ba
inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun ilaahey ha u naxariisto janatul fardowso haka waraabiyo ajakis
Inaa lilaahi wa Inaa illayhi raajicun allaha u naxariisto walalken ajakis qabrigana allaha u waasiciyo Marti LA jecelyahay allaha ka dhigo aaamiin Aaamiin yaa rabi 😭😭😭😭
Ilahay naxariistii jano hakawaraabiyo ilahay marti lajeclyahay haka dhigo ilahay kitaabkiisa quraanka midigta hauga dhiibo aamin yaarabi
Allaha u naxariisto wlhi waa ka naxay geerida Ajakis qalbiga aye i xanuujisay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭Wlhi qof aan jecleen ayu aha 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Walhi walalo anaa kulamid ah wanba aamini wayey walahi
Wllhi garida marka maqley ajakis aya dhintey oohin waan is celin waaye😭😭
😭😭😭😭😭
Allaha ha unaxariisto
Allhaunaxriito
Ilaahey ha unaxariisto janadul fardowsa alle haka warabiyo Aamiin yaa rabi 🤲samir iyo iiman alle hanaga wada siiyo 😭
Allah yarxama raaximiin alle ha unaxariista Ajakis aad baan ooga naxay 😭😢😢😢😢😢😢😢😢😢
ALE HAW NAXARIZTO BABA AJAKIS😭😭 LKN WAA SO RAGTEN AZXBEY😭😭
Inaa lillaahi waa inaa ilayhi raajicuun ajakis alle ha u naxariisto qabrigana alla ha u waasiciyo idinkana kooxda xujo samir iyo iimaan
Ilahey haunxaristo ajakis iyo abuukar mahdi hooyadis iyo inti dhimatay oo muslima yaa allh
Illaahay ducada haynaga aqbalo aaamiin yaa Allah 🤲🤲🤲 wan idin salaamay koox qaaliya xafida hullaah
Ajakis Allaha u naxariisto, adinka fanaaniinta waxan idin leeyahay fanka iyo hawsha aad ku jirtaan hawl fiican maaha inta goori goor tahay hawshaas ka baxa oo Ilaahay usoo noqda, ogaada geerida xisaab baa ka danbaysa, maaweelo iyo baashaal maliisu abuurine aduunka sidi Allaah rabo in loogu noolaado ayaa la rawaa
Inna lilaahi wa Inaa Ileyhi Rajacuun Allah ha u naxariisto janatul firdows aclaa Allah ha ugu bishareyo Allahuma aamiin
ALLAH u naxariisto janatul fardows Allah ugu bishareyo Marti la jecelyahay Alle haka dhigo naxariista Jano Allah siiiyo qabriga Allah u waasiciyo amin amiin 🤲🤲😰
ALLAH Ya Raxmah 🙏 AJAKIS
Abaalkiisa Janatul Fardows ALLAHA ka dhigo 🤲 Rasuulkeena MUXAMAD (SCW) ALLAHA la xiriiriyo 🤲
Inaalilaahi wa inaaa ilayhi raaajucuun aamiin ale ha u naxariisto samir iyo iimaana haka siiyo dhamaaan ilmihiisa qaraabadiisa iyo umada soomaaliyeedba asna janatu fardoowsa hageeyo
inalilaahi wa inaa illeyhi raajicuun illahey qabrigisa ha uwaasiciyo marti lajecel yahay allah kadhigo kibtabkisana illahey gacanta midig haka siiyo illahey ha unaxaristo adeer ajakis
Inaa lilaah wa inaa ilayhi rakucuun Ilahay ha u naxariisto Ajakas
Allaha unaxariisto walken Ajakis janadul fardoso Allaha kawarabiiyo Amiin Amiin Amiin
Illahay haunaxariisto 😭😭😭😭 Janatul fardoos caclaa allah ugubishaareyo qabrigiisa allah uwaasiciyo marti lajecelyahay allah kadhigo 😭😭😭😭😭😭😭 Allah yaraxma walaalken
Alle ha u naxriisto allaw janatul fardowsa ka waraapi amiin amiin
ajakis dhamaanteen naga baxey waana tabi doonaa ilaahey ha unaxariisto anagana ilaahey nama fidneeyo dabadii
Inaalilaahi wainaaileyhi raajucuun ilaahay ha u naxriisto walaalkeena qabrigiisana ilaahay ha u waasiciyo 🤲🤲🥲🥲🥲🥲
الله يرحمه ويغفر له ويجعل قبره روضة من رياض الجنة عظم الله اجر الجميع والله يلهم جميع بصبر وسلوان ويجبر كسر قلوبهم 😭😭😭😭🥺💔
Allah unaxaristoo marxumka Abdi muridi dhere (Ajakis)
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun allaah ha u naxariisto waa geeri aad u xanuun badan oo aad iyo aad uga naxay waa la wada socdaa lkn waa lakala horeeya baaba ajakis janda rabbi haku bishaareeyo🤲🤲🤲
Allaha unaxatiisto waa naga wada tagay wllkyn qaaliga ah waa nin ka qos lasion jiray allaha asagan janada u wasaci yarabi anigo jec laay wlh waa reera jano anagan a gadashisa nama fideneeyo amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Inaalillaahi wa inaa illaahii raajacuun allaha u naxariisto qabriga allaah u nuuriyo waa ka naxnay walhi geeridiisa
Ilahay subxanawatacala ha unaxariisto ajakis wuxu aha garabweyn kabaxay TV ga Universal dhamaan waxa leyahay samir iyo I ma'n hanagasiyo dhamaan umada somaliyed lahelimayo ajakis o kale
Inaa lilaah wa inaa ileyhi raajicuun ilaahow u naxariiso ajakis janatul fardowso ala ha geeyo yaa rabi
allah ha u naxariisto qabrigiisana waasac allah ugu dhigo janadii fardowsana allah ugu bishaareeyo
Allah haunaxariisto janatul fardowza allah haogu bishareyo samir iyo imaan allah haniga siiyo dhamaan umada somaliyed ayu kabaxay 😭😭😭
Inaalilahi wa inaa ilahyhi raajicuun alle ha unaxriisto wllken inaga baxy qabriga alle ha unuuriyo ingana alle samir io iimn ha inaga siiyo
Soomaliyeey saxa Kalmada Inaa Lilaahi wa inaa Ileyhi raajicuun weeye ee ma ahan Inaa lilaahi wa inaa Ilaahi raajicuun.
Allah unaxariisto kitaabkiisa midigta Allah ka siiyo qabriga Allah uwasiciyo marti la jecelyahay Allah ka dhigo su,aasha qabriga Allah ufudeeyo
Allah ha u naxariisto. Allah ha ka warabiyo janatul firdowsa. Allah ha ka siyo kitaabka gacanta midiga. Allah ha u nuuriyo qabriga Aamiin
Inaalillaahi wa inaa ileyhi raajicuun ALLAHA u naxariisto walaalkeen ajakis
Wllhi allh ha u naxariisto Wllhi 😭😭😭😭😭 cabdi Muruudi dhere ajkis iyo khooxada gurmad
Alh yaraxma raximin 😪😥😭 Baba Ajakis sida noga farxin jirtay ilhey kagaga farxiyo 😭🤲🤲
Subxnalaah markasto oon arko qof u tacsiyeeynaya ajakis waan iska oynayaaa yaa rabi u naxariiso
Ilahow unaxariiso janada Fardowso haka waraabiyo dhamanteen wana geeri aad uxanuunbadan Amiin yarabi
Illahay ha u naxariisto kitaabkiisana illahay midigta ha ka siiyo qabriga illahay ha u wasiciyo qabriga illahay ha u carfiyo qabriga illahay kuma cidleeyo kii aduunka uu uga resto alle ha uga yeelo anagana gadashiis illahay nama fidmeeyo
allaha U naxristo kitabkisan Mid Tadta allaha ka siyo Janda fardowsa allaha wa rasha Amiin yaa. Rabbi
Alaha unaxaristo baaba ajakis janatul fardowsa laha kawaraabiyo Samir iyo iiman
Allah ha u naxariisto walaalkeena ajakis waa kala hormaraa cid baaqi ku ahaaneysaan jirin janadii firdow allaha ka waraabiyo
Ilaahey ha unaxariisto walaalkeen ajakis Amiin🤲🤲🤲
Inalilaahi wa ina ilayhi raajicuun alle hawnaxaristo isaga iyo dhmn inti klo dhimatay amin 😢😢😢😢
Inaalilahi wainaa ileeyhi raajicyun alaya raxma raaximiin abaao ajakis inbadan wadnaga qoslisay alaha kaa qosliyo iinsha alah
Illahay ha unaxariisto Janadi firdawsa Allah ugu bishaareeyo amin
Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun
Run tii waan yaa banaa waxan lahaa kooxdii maxaa ku dhacay ay tacsidii u gudan waa yeen
Allah how naxariisto Amiiin Amiiin🤲🤲🤲
ALLAHA U NAXARIISTO AKAJIS Gooxda Laba qof kamida Ah Ayaa geeriyotay Iyo Abti Abuukar hooyodis Pales Abti Abuukar Mahdi gooxda Adingo Quraan Isa saarinaha filim haso Fasixinaha Qasantan Adiga 🥺🥺🥺
inna lillahi wa inna ilayhi raji'un “Indeed, to Allah we belong and to Allah we shall return.”
May Almighty Allah dwell him in Jannatul Firdaus
ilahay haunaxaristo dhaman ehelkana samir haka siiyo amiin Amiin Amiin
Alllh unaxariisto marti lajaceyl yahay allh kadhigo suasha allh ufududeyo aamiin aamiin yaa rabii
Fanaa niineey.alaaah ha nahadeeyo.kuligeena.aamiin
Geeridu Waa Xaq Alle Ha u Naxariisto Baaba Cabdi Dheere Muriidi Ajakis Waana Lagu Xukuman Yahay Geerida.
Alle Samir iyo iimaan Saadiqa Alle Ha inaga Wada Siiyo Aamiin 😢😢😢😢
Baba ajakis Ilahey ha uu naxariisto rabi ha marti la jecelyahay allah ka dhigo yaa allah gadaashisa hana fidneen😭
Allaha haaunaxaristo cabdi muridi dere Ajakis😭😭😭
Allaha unaxriisto wllo cabdi muuridi dheera ajakis allaha unaxriisto allhuma ammmiin
Qabriga allah u wasiciyo🥺 sida dunida loogu jeclaa akhiro logu jeclaana i.a🥺🥺
Alaahuma aamiin
InaLiLahi waa lnaLiLahi Rajicuun Allah ha naxariisto walalkey aajakis Aamiin Aamiin yaa rabi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭👪😭😭
Inalilahi waina ilaheyhi rajicun alla ya raxma janada allha kawarabiyo ajakis kitabkesa midgta allha kasiyo
Allha unaxariisto qabriga allah ha waasiciyo janatul fardowso Allaha ka warabiyo yarabi 🤲🤲🤲🤲😭😭😭
Amiin, Allaha u naxariisto janatul firdowsa allaha ugu deeqo Amiin yaa Allah
Alle ha U naxariisto waxa uu ahaa Qof aan jeclaa
Ina lilaah wa ina ilayhi rajucun Allah ha naxariisto Adeer Ajakis Janatul Fardowsa Allah ha u gu bishareyo Kitabka Allah midigta ha kasiyo qabriga Allah ha Wasiciyo .Family gii Samir iyo imaan dhamte Allah Samir iyo imaan haynaga siyoo
Allaha u naxariisto ajakis
Janadii Fardowsa allaha geeeyo
Maashaa allah maamooyin kuligin waan idin salaamay sidad udhantihiin dhamaan reerkayga familigeyga xujo
Inaa lilahi wa inaaa ilahi raajucuuun allah haw naxariiisto wllken
Duncan u,awoodna uun allaha unaxaristo janadana allaha ka warabiyo
Rabi ha u naxariisto wllken marti la jeclyhy alle haka dhiigo 🤲😭😭😭
Ina lilaahi wa inaa ileyhi rjicun illhy ha unaxaristo wllkena ajaa qabrigizana alle ha uwaziciyo😭😭💔
Ducdna alle ha uaqblo aamin ya allah🤲
Allaha unaxariisto qabriga allaha uwaasaciyo kitaabkiisa midigta Allaha kasiiyo aamiin yaarabi😭😭
Inaalillaahi wa inaa ilayhi raajicuun illaahay ha unaxariisto aamiin yaarabi
Asc asacabta gurmad Allah haunacaristo Amin Amin yarabi 🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭
Maanta fhan waa ni sugaayay inaalilaahi wainaa ileeyhi rajuvuun alaah raxma raaximiin
😭😭😭😭😭😭😭Alle hownaxaristo ajakis iyo inti islan ah oo dhintey
Amiin yarabi alle ha unaxariisto amiin marti lajecelyahay alle haga dhigo amiin yarabiii
Allah unaxariisto adinka kadaa. Dadka filimaan adku mushquulinaysaan Allah kabaqa
Allah swt hau naxariso ajakas samir iyo imaan hanaga siiyo walalkeen
Allah ha u naxariisto janadii fordoso haka warabiyo 😭
Ilahay ha unaxristo amiin yaarbi
Allah haw naxariist ajakis😪
alle ha unaxaristo ajakis Marti lajecelyahay alle haka dhiko
Samir iyo iman wlh wan ka nhy wlh ila malinka manta wan ilabi iayah wali wana ka samri layh 😭😭😭
Allah u naxriisto Ajakis Janada Allah kawaraabiyo
Allah ha unaxariisto qabrigiisa wasc allah ha uga dhigo
ALLAH UNXARIISTO AJAKIS EHELKISA IYO DHAMAAN UMADA SOMALIYEED SAMIR KASIIYO
Amin yarabi Alhaa unxrsito marti la jcelhye Allha ka digo
Waa yaabanay reer gurmad geerida ajakis maka soohadlin isdhahay
Ialahay ha unaxariisto Ajakis 🤲🤲
Allahuma amiiiiiin allaha unaxaristo aaax faynuz ayey wax walba isla somareen filunka xujo walibana 😭😭😭😭😭😭😭
Allah u naxariisto Aamiin janada ferdowsa ka waraabiyo Aamiin ehelkiisa sabar iyo iimaan sadaq ah
Mama faynus aajakis Allha hakuu naxariisto Aamiin Aamiin yaa rabi 😭😭😭😭😭😭😭😭