2 dollar Maxaad ku cuni kartaa Borama | STREET FOOD IN BORAMA CITY 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024
  • waxa aan muuqalkan ku dhex marnay magaalada borama si aanu u tijaabinno qiimaha ugu yar ee cuntada wadooyinka.
    #somalitiktok #2024 #muqdisho #hargeisa #somalitravel #dailyshorts #
    #somalishorts #dalmar #dalmarvlogs #somaliland #berbera #borama
    #boramastreetfood #somalistreetfoods #streetfoodshorts
    waa sidee magaalada borama
    The city of BORAMA 2hrs outside Hargeisa SOMALILAND 2024
    VLOG BORAMA.
    BORAMA IYO VLOG QURUX BADAN.
    BORAMA - Magaaladii Aqoonta.
    Shacabka Magaalada Boorame ee Gobolka Awdal.
    Dhalinyara Borama.
    Boorama iyo jawigii ugu quruxda badan.
    borama city.
    10 dollar Maxad ku cuni karta Street food suuqa boorama.
    borama somaliland xaafad qurxoon.
    HOTELKA UGU RAQIISAN.
    Luxurious HOMES in Borama Somaliland.
    THE GREEN CITY OF SOMALILAND | BORAMA.
    2 dollar waxay noojartay ma amini doontid.

КОМЕНТАРІ • 18

  • @CabdiReermagaal-c3l
    @CabdiReermagaal-c3l 4 місяці тому +2

    Waaaw the best youtuber of session ever dey me big fan am from Borama my home 🏡 ismuujiya sxp qalih kusoo dhawow qalbi furan io gacmo furan dalmar vlogs

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  4 місяці тому

      thanks alot wl magaalkaagii banu kugu nimid hhhhh

    • @CabdiReermagaal-c3l
      @CabdiReermagaal-c3l 4 місяці тому

      @@Dalmarvlogs haaaa sxp qalih lkn shaley suuqa man joogin wayo wan ku arki lahaaa
      Lkn nasiib Daro man joogin
      1234 so dhawow wllkey
      Lkn imika miyaad noqotey
      Midakale saam moo muu kaa hadhey

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 4 місяці тому +1

    Mashallah

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 4 місяці тому +1

    Waayahay waan soo diyaarin..anaa kula soo hali doona..HAI.

  • @caashalayla2326
    @caashalayla2326 4 місяці тому +2

    Mansha allah dalkeenna nimcaa fadhiyaa

    • @fdama
      @fdama 4 місяці тому

      Iyo qashin faro badan

  • @dashcamcollection7842
    @dashcamcollection7842 4 місяці тому +1

    2.17 Roodhidaas waa moofo borama ayuunbaan ku arkay way ka wayntahay kuwa magaalooyinka kale. berigii aan jaamacadda dhigan jiray ayaan galinka danbe markaan soo kacno cunni jirnay annagoo inama badan oo arday ah. waayo waayo , borama iyo dadka daganba ilaahay ha barakeeyo abaal bay igu leedahay magaalada iyo dadkuba ,aadbay ii soo dhawaysay

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  4 місяці тому

      wa runta waa magaalo wacan, uso dalxiis tag markad jaanis hesho 🙂

  • @XHARGEISA
    @XHARGEISA 4 місяці тому

    macquul miyaa in aad waxas oo dhan aad ku cuntaan lacagtaas Dalmar ooooooow

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 4 місяці тому +1

    ❤❤❤

  • @Abiibn17
    @Abiibn17 4 місяці тому +1

    Dalmar iyo magaladi borama🫡

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 4 місяці тому +1

    Rotiga reer burco maxay u yaqaanan ‼️⁉️ subxaanallaah 😂😂😂

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  4 місяці тому

      subxaanallaah 😂😂😂

  • @IdcIcc
    @IdcIcc 3 місяці тому

    They don’t sit round taking about nothing 😂😂😂😂