Puntland dagaalka aad sheegayso cidii aad ku qaadi karto ku qaad nacnacdada cid dhegaysanaysa ma jirto maamul maanta aad u tagi kartana ma jiro somaalina kaa badan meeshaad joogtaan jooga hana soo aadina somali inteeda kale
Fikrad aan ahayn tan xamar ayeynu ubaahanahay think outside the box reer puntlandow baydhabo ama kismanyo inooga dhawaaqa dowlad soconaysa oo federal ah minoratigu iyagaa iskeenine
Deni Best leadership in Somalia 🇸🇴
Warkii safiirka maraykanka ee soomaaliya cidwalbay faham oo dhuux ee ahaa madaxwayne Dani waxaan dhowrjeer usheegay infikirkiisa layimaado shirka GWQ oo ah golo siyaasada qaabilsan iyo fadaraalaynta mana aha gole sharcidajin Iyo fulin sadaa daraadeed maqnaansho,qaylo iyo aanaa diiday aday dib kuudhigaysaye waxaad hayso qayrkaa ulatag inta goori goor tahay wanaagana kashaqee isagaa wax lagugaaraaye inshaallah
Putlan we walaatay wallahi
Xoog ku heeso majeerteen
Somali inteeda kale doorasho ee aadee
Puntland ewelba kheyr lagama fileynin loomana joojinaayo meshey awoodo ha gaarto
puntland iyo ssc khaatumo hore usocda muqdisho dawlad kamajirte
Bintiland waa islaan bilaa caqli ah 😂😂😂😂😂
Puntland dagaalka aad sheegayso cidii aad ku qaadi karto ku qaad nacnacdada cid dhegaysanaysa ma jirto maamul maanta aad u tagi kartana ma jiro somaalina kaa badan meeshaad joogtaan jooga hana soo aadina somali inteeda kale
Fikrad aan ahayn tan xamar ayeynu ubaahanahay think outside the box reer puntlandow baydhabo ama kismanyo inooga dhawaaqa dowlad soconaysa oo federal ah minoratigu iyagaa iskeenine
War ninkan irirsamale yaan loo joojin aynu utashano , jubaland, puntland iyo khaatumo xamar horta inaga wareejiya oo kismanyo ama baydhabo halooga dhawaaqo dowlad uusan haawiye fadarayn please koonfur hada waa inoo diyaar reer puntlandow nimankan haawiye iyo xamar albaabada aynu isugu dhufano bal ciday ka xoog badanyihiin hala arkee
Putland ayada waxay rabaan aa noolaano marabaan hanaan dawlad nimo yaa loo joojin
Ma ogolin go"aankaas