Kafi Abdi Iyo Hazal Ahmed Oo Ugu Danbayntii Heshiiyay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 367

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 8 місяців тому +43

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ ❤️💖💖😢😢😢😢❤😢😢😢😢🎉

    • @MaryanMohamed-oo2tp
      @MaryanMohamed-oo2tp 8 місяців тому

      Salalahu caleehiwasalm salalahu caleehiwasalm scw ❤

  • @mohamedsaxane6292
    @mohamedsaxane6292 8 місяців тому +76

    Ku sali nabiga scw❤

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 8 місяців тому +21

    Maasha'Allaah Tabaarakalaah 🎉🎉🎉🎉🎉 War kaafi gabadha waa inaad xaalmarin fiican oo jacayl dhab ah .siisid iyo surprise.

  • @NimcoOsman-qz3zd
    @NimcoOsman-qz3zd 8 місяців тому +12

    Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi ❤❤❤❤❤

  • @nastehobottan9024
    @nastehobottan9024 8 місяців тому +18

    Alaahu Akbar allahu Akbar Alaahu Akbar alaaahu Akbar Alaahu Akbar alllaaaahu Akbar Alaahu Akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 8 місяців тому +36

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @IlhaamAdam-hv7yk
    @IlhaamAdam-hv7yk 8 місяців тому +8

    Anigoo jiifan rabo ayaan arkey vedeo ga sidan u farxey waxaan uqaatey in ay nadhahayaan waa midoobeenaa❤❤❤ abayo haku duceysan qof aad jeceshahay in uu ilaahey calaf kuugu darin anagaa isku kiin duceyneyno qalad dhacey dib ha ufiirin Kaafi maanta ka fiican yahay Kaafihii aad jecleed alxamdulillaah dheh qaali

  • @khadraabdi2707
    @khadraabdi2707 8 місяців тому +7

    MASHA ALLAH CAWA WAN FARXSANHAY kafi iyo hazal WELCOME back ❤❤❤❤❤❤

  • @Raho339
    @Raho339 8 місяців тому +44

    Allaah is One ☝️❤️

  • @BushraAhmed-vs5fw
    @BushraAhmed-vs5fw 8 місяців тому +9

    Sheekadu wey dhantey isku waara wil iyo caano wad isku soo baxeysan ❤

  • @MeymunaMohamed-ki4io
    @MeymunaMohamed-ki4io 8 місяців тому +5

    Kusali nabigena mohamad scw scw

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 8 місяців тому +13

    Keeps goings my brothers and sisters go forwards 💯💯👍❤❤😍😊

  • @hamdixarago8009
    @hamdixarago8009 8 місяців тому +6

    MAASHALAHA walalo qali iyo walashe macn ❤❤wan ku faraxsanaha ❤❤

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 8 місяців тому +4

    Habalyo habalyo wiil iyo Canó gabar iyo cadagiina hajabo adinkana farxad ku waara❤❤❤❤❤

  • @user-zd5bb2mi4y
    @user-zd5bb2mi4y 8 місяців тому +1

    Mansha allah wlhi waan isla kiin Jecla allah haysku kiin dayo waayo badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @xilwafitbeautychannel3667
    @xilwafitbeautychannel3667 8 місяців тому +4

    From Ridwan isak Illahay amarkii waa idin duceyay is hela ❤

  • @awoismil2501
    @awoismil2501 8 місяців тому +3

    Naagay jabaa ku soo socdaaa wlhi😢😢😢😢😢😢😢

  • @nimcoabdilahi4867
    @nimcoabdilahi4867 8 місяців тому +1

    Kaafi gabadhu way ku jeceshahay jacayl badan sii oo tusi naxariis badan oo kafiican kii shalay
    Haasaal adna jooji xasuusti hore kaafi wxn dareemaya hada inuu kuujeedo

  • @ladancaday2092
    @ladancaday2092 8 місяців тому +4

    maashaaallaah guurkiina ayaanu sugaysaa soo dadajiya❤❤❤❤

  • @ShaficiMohamed
    @ShaficiMohamed 8 місяців тому +1

    M.a kaafi cabdi iyo walashen hazal madaxa ayaa isarantihii. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @asmacadeey3668
    @asmacadeey3668 8 місяців тому +2

    Walhi wafahmey ina sikale urabto wax😂😂❤❤

  • @user-re9oz4ih8d
    @user-re9oz4ih8d 8 місяців тому

    Wallhi wanku faraxsanahay kaafiyo mnta ina saa uhadasho liana hazal uma iman Kenya 🇰🇪 inay atarisho naqato lkn inay kugu arakto Bay isuso qarash gareysay mnta walinkaga lkn allxamdu lillaah calaa kuli xaal ❤❤❤❤❤❤ waisku nureysaan koley

  • @user-yg9gp7uj6p
    @user-yg9gp7uj6p 8 місяців тому +2

    M.a ❤waa isla kiin jeclahy kulankina wa ku farxay ❤jiro joga wllhy

  • @user-pi3vr1bi8b
    @user-pi3vr1bi8b 8 місяців тому +3

    masha allaah wax lagu farxo waa soo dhowaynaynaa lamanaha cashaqa

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 8 місяців тому +2

    Maansha Alaah aad baad isugu qurux badantihiin anigu waxan sugaayey iskusoo noqoshadiina walaahay wa igadhab markan arkayna wanfarxay🌹♥️🌹🌹🌹🌹🌹🌹♥️🌹🌹🙏

  • @faadumomaxamed1342
    @faadumomaxamed1342 8 місяців тому +1

    Aniga faadumo Ahaaan wan islakiin jecelan llahaaaaa in Ad is fahantan jaceylka ood isku soo Noqotan is guursada ❤❤❤❤❤❤❤❤👍

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 8 місяців тому

      😂😂😂😂 gabadha waxay taagantay Allow calaf ha'iigukaadarin laakiin waxay u'eegtay ilaahada inay jeceshay walee laakiin tayar jacayl waalan ayaa helay bisinka

  • @maryamadauud4272
    @maryamadauud4272 8 місяців тому

    M.a abowe iyo abyo❤❤❤❤

  • @daahirmacalin5776
    @daahirmacalin5776 8 місяців тому +1

    Guurkiinu guur khayr

  • @saaraabdirizack5542
    @saaraabdirizack5542 8 місяців тому +7

    😂😂😂😂hazaaal waxay taagantahy bariigii saas ahaa 😂😂😂kaafi raali ahow 😂😂😂😂taaganyhy marka waxaan kaafi usheegyaa dumer hadaanahy waxba ma illowno wllhi 😢eee hallayaabin soocelcelinta 😂hazaalna waxaan leeyahy waxaas way tageen ee wiilkaxusuusinta kadaa dumer noqotye ............gobonimo qaado asagu shalay jcylka luumuusan ogayne wah😊

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 8 місяців тому +1

    Masha allah ❤❤❤
    Nuur cala nuur baad tihin.

  • @user-ly8bi7cu7x
    @user-ly8bi7cu7x 8 місяців тому +1

    Mashaa aalah waa guul weeyi.huuno

  • @fardowsaabdi8671
    @fardowsaabdi8671 8 місяців тому +1

    Waan wataa wiilkaan maanshaaaa alllh❤❤❤❤❤ lengen

  • @blackman9905
    @blackman9905 8 місяців тому +2

    Allah one❤❤❤

  • @saidaroble644
    @saidaroble644 8 місяців тому +1

    Mashallaha hore u socoda dhimalaha haday inyar oo isfahan waa ah ay dhacadaey kkkkk balse waxan leenaha reer yagleela sidaa bay ku waanagasantahay sduun iyo akhiraba

  • @xamdaismail9687
    @xamdaismail9687 8 місяців тому

    Kusali nabiga salalaahu calyhi wasalam

  • @Abwaan-Halgan.
    @Abwaan-Halgan. 8 місяців тому

    Guul iyo gobonimo isna guursada

  • @haidermohammedkeir6185
    @haidermohammedkeir6185 8 місяців тому +1

    Gabarta markasta Emotional waaye gabdhaha noocan ahna waaan iska jclhy❤

  • @ubeidabdullahi2391
    @ubeidabdullahi2391 8 місяців тому +3

    From ridhwaan issack kacanta ila tagoo ✋

  • @hoyomcnhoyo94
    @hoyomcnhoyo94 8 місяців тому +2

    Hasal iska gurso wlh wada shaqaynta ajanabi Kuma ficno pls isgursada

  • @user-oo7jp6zd1s
    @user-oo7jp6zd1s 7 місяців тому

    Soo dhawaada

  • @ahmedhonest32
    @ahmedhonest32 8 місяців тому +1

    wankufahansanahay legend keep going

  • @nawaalinasooraan2910
    @nawaalinasooraan2910 8 місяців тому +1

    Maansha allh waad isku nuuraysaan🥰

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 8 місяців тому +1

    Kaafiyow gabadha sida nooga daa ama naga guurso ama kadaa inaad ku shaqeysatid nabsina iska ilaali gabdhaa kula dhashaye.hazal waan ogahey jaceyl waa cadow lakin walkaa maha waa nin ajnabi kaa ah alle ka cabso wada shaqeyn ma jirto yuu sheydaan kuu qurxin waxaan xalaal aheyn Hooyo from pl

  • @anabnasir4099
    @anabnasir4099 8 місяців тому +4

    Asc. Kafi iyo Gabadh. An ilahay daris ujecladay waxan ahay Hoyo wax garada somartau jacayl gabadha halka waxa sofadhisiysy wa. Jacaylkaga waxad ledahay walalo gabdho ah hoyo hablo ad dhashay amad dhali dontid. Insha allah. Waxan. Ahay 52. Sano wax fahmeysa gabadha Wey kudaneyn hadhihin meyrabta wayo hadan nahnay dumar waxanala yidha waxay doni diday Walahi gabadha wanla qiroday wa dhal jacayl hakahadhin. Kafiyow. Insha. Allah hadeysan ku jecleyn wey kafogan lahay e edow halasimin. Dumar sad kugesho qofku jecen wey adag tahay lakin wad hesha qof ad jeceshahay waxan leyahsy. Ha. Waro ❤❤❤ jacayl kinu. Insha allah. Isumatihin. Murxun e. Is agfadhista idinko murxun isu ah edam Ale❤❤❤❤❤

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 8 місяців тому +1

      Maanshallah talo fiicanay ayaad siisay sax dumar waa isfahmayaa geelna labajir soowadamar waxay diidaysaa inaytidhaa wali waan kujeclay laakiin isaga xataa wuufahansanyay waayo wuuka waayo aragsanyay

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 8 місяців тому

      In ay jeceshay way cadahay waxa dhicikartaa in ay waydo siday iskaga dhigayso in ayna jeclayn ay in xabadkale ka hoos qaado ilayn qof markasta anigu majecli kucelcelinaysa qalbiga wuu ka guurikaraa

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 8 місяців тому

      @@HindaAbdulle-fl2jj waxa lagayaaba in lagulataliyay nimanka lamadabo ordee haysu jilcin ninkii sidaa kuugalay laakiin asaga xataa Allah ayaa og inuu jecelyay aniga rayigayga wiilka jacal iigama muuqdo inkastoo dhaqanka lagukala duwanyay oo lagayaabo inaanu rabin kamarada horteeda inuu waxbadan kasheego waayo waa nin waayo araga oo aabo ah

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 8 місяців тому

      @@khadijac9841
      Sax iyada ayuu ka muuqdas laakiin waxay isku dayaysaan in ay muujiso inay isagu xataa haduu jecelyahay waa mid khafiif ah alaahu aclam waxa runa

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 8 місяців тому

      @@HindaAbdulle-fl2jj 👍

  • @SaidItalia-bi3lv
    @SaidItalia-bi3lv 8 місяців тому +2

    Mashaallah keep going

  • @nimcacali4980
    @nimcacali4980 8 місяців тому +1

    Msha allh ❤❤❤

  • @saciid3298
    @saciid3298 8 місяців тому

    Mashallah waad isku soobaxeesaan

  • @ibtisamvideos946
    @ibtisamvideos946 8 місяців тому

    Mucaashaqiinta waad isku isoo baxeysaan ❤❤❤❤❤

  • @Lakihinda-ib5qx
    @Lakihinda-ib5qx 8 місяців тому

    Barnamijiyada so badiyaa wllo

  • @cqadirnuur
    @cqadirnuur 8 місяців тому

    M.a Kaafi Runtii Gabadhaani waa inaad xal marisaa teeda klena Waa gabadh dulqaad bdn oo samirna leh Waa inaad xalmarisaa

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 8 місяців тому +1

    Masha Allah wa talabo fican o u sameyay

  • @King_Ordaye
    @King_Ordaye 8 місяців тому

    Guleysta Hore usocda

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 8 місяців тому +2

    Allaah ❤❤

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli 8 місяців тому +1

    Waa cunug yar oo ubaahan wali hooyadeed oo calool jilicsan. Waxaan oranlahaa hada waxbarasho bilow oo naftaada dhis.
    Tii hore xanuun cidlo ah buu ahaa aaway Aabaheed gabadha aan aabuhu korin meelbaa jaban

  • @nimcomaxamed6580
    @nimcomaxamed6580 8 місяців тому +1

    Mnsha alla waan idin sugynay ❤❤❤

  • @nasraahmed1706
    @nasraahmed1706 8 місяців тому

    Maaasha allah tabaarakallaah waan soodhawaynayaa heshiiskiina waxaana jeclaan lahaa inaad isguursataan please waad iskusoo baxaysaan

  • @ilwadahmed3303
    @ilwadahmed3303 8 місяців тому

    Maasha Allah gabadha hagaaji waryaa ONE ❤

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 8 місяців тому

    Kafi cadi mahan irbada wan ka datnaya kuyeh

  • @shilaabonews
    @shilaabonews 8 місяців тому

    Scw

  • @Nagaad1
    @Nagaad1 8 місяців тому

    Hazaal waa gabadh yar oo daacada haku ciyaarin
    Ninraga allhe kaadhigay ilaali cunugta

  • @princesszohachannel8356
    @princesszohachannel8356 8 місяців тому

    Ina adeerow waan iska kiin jeclhy ee allha idin dhaafo❤❤❤

  • @sucaadxasan5953
    @sucaadxasan5953 8 місяців тому

    Hasalyo kaaafi iskuno noqod wacan

  • @hibaaqxuseen3426
    @hibaaqxuseen3426 8 місяців тому +1

    Inaad cafisid waa wax fiican laakiin inaad mar kale shabaqa ugu soo dhacdo mey ahayn meelo kale inaad ka shaqo raadsato ayaa kuu wanaagsanaa maxaa yeelay wuu kaa aftahamo badan yahay waxaad halis utahay inuu muraad walba uu lee yahay kaa gaaro waa hadii aad sidaa ugu hoos jirtid

  • @Boqorka.figradaha
    @Boqorka.figradaha 8 місяців тому +7

    Team commenti Xaal qaata 😢😂😂😂😂

  • @fadumogarwaan2770
    @fadumogarwaan2770 8 місяців тому

    Warka naga daya ee nagaso dadajiiya hawsha insha Allah.

  • @hibaaqxuseen3426
    @hibaaqxuseen3426 8 місяців тому +1

    Ilaahey eheladaada kugu dhow hakasoo dhex saaro cid kuu caqli celisa oo dhagartiisa iyo daneysiga ninkaan kaa badbaadisa

  • @Taraagle67
    @Taraagle67 8 місяців тому +6

    Mss Qudbo siro iyo Mr Cirbad well come back 😂😢

    • @abdifatahsamatar
      @abdifatahsamatar 8 місяців тому +3

      Hadal kale ad so qorto ma weyse duliyo😢😢😢😢

  • @sahranura741
    @sahranura741 8 місяців тому

    Ninkaaan waa fariid❤.

  • @zuhurabintmusa5133
    @zuhurabintmusa5133 8 місяців тому

    Mashaalah Nin culus❤

  • @nimohassan4219
    @nimohassan4219 8 місяців тому

    Hambalyo hambalyo ❤❤❤well come

  • @NasraJohor-zd1wk
    @NasraJohor-zd1wk 8 місяців тому +1

    hore isku guursada

  • @abshiryare3485
    @abshiryare3485 8 місяців тому

    Sxp kawartan markale haka takin ❤❤

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 8 місяців тому

    Waaaaaaaaaaaaaw ♥♥♥♥ ♥♥♥♥

  • @susaansiciid3597
    @susaansiciid3597 8 місяців тому

    Doqon walhy tan waan nacay

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 8 місяців тому +1

    Kaafi sida aad udhaqmaysaan diintu ma ogola dharbaaxada iyo
    Is garabjooga
    Muslimku sidaa ma ogola
    Dib isugu noqda

  • @hibohassan3817
    @hibohassan3817 8 місяців тому

    Wale tan iney doqon tahy mar hore arkey naag af dheer caqli badan wali lama arkin

  • @aishahassansofe
    @aishahassansofe 8 місяців тому

    Indhold jaceel ban Arlas😊

  • @hodanelmi6876
    @hodanelmi6876 8 місяців тому

    Waryaa cagdheer gabdha guurso

  • @abdullahisheikhchannle9140
    @abdullahisheikhchannle9140 8 місяців тому +1

    ma sha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saidaabdi1421
    @saidaabdi1421 8 місяців тому

    Waad iskusoo baxeysaan maashaa llaah

  • @abdillahimukhtar9070
    @abdillahimukhtar9070 8 місяців тому

    Hazal ninkay jecled way Heshey kafi cabdi de gabadha haxumeynin ee si dhab ah ugurso

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 8 місяців тому +3

    Ma shaa Allah anigaa idin fahamsana guul iyo gobanimo ❤️💯👍👌

  • @muhuboadan7999
    @muhuboadan7999 8 місяців тому +2

    🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️

  • @salmaabukar273
    @salmaabukar273 8 місяців тому

    Masha allah arooskana iga soo casuuma

  • @duvacandy5673
    @duvacandy5673 8 місяців тому

    Abayo Qosolka malayacniga yaree

  • @bima9383
    @bima9383 8 місяців тому

    Mashaalah tabarakalah ishabaxarka hasal iyo kaafi

  • @user-pi3vr1bi8b
    @user-pi3vr1bi8b 8 місяців тому +1

    😍🌹😍🌹waa isku soo baxaysiin guurka ha inaga daahina xalwada hmm hmmm

  • @AaminaAadan-do7rl
    @AaminaAadan-do7rl 8 місяців тому +1

    Wan iska arkayaya iand heeshinsan iska waran ❤❤

  • @ismacildubow7760
    @ismacildubow7760 8 місяців тому +2

    Congratulations 👏❤

  • @XamadaCali-fd4eu
    @XamadaCali-fd4eu 8 місяців тому +1

    Manshala

  • @user-fq2sh6en8c
    @user-fq2sh6en8c 8 місяців тому

    Maash alaaaa gulayst aad ban idiin tageraa runtii

  • @fadumomaxamud738
    @fadumomaxamud738 8 місяців тому +2

    Hasaal abaayo riyadaada karumee kaafi maantaad jaaniskuhaysaaye hakanoqon jacaylkii aad safarka ugashay abaayo

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 8 місяців тому

      Hasal markay ogaatsy in uu jeclaaday ayay kiiska iska waashay hadaynu noolaano waxaynu arki hasaal oo islasnwayna oo ku caalaacalaysa jaaniskii isoo maray een qaadan waayay Baan ka shaslaaya waan jeclaa laakiin ma aqaan sababtaan iskaga fogeeyay

  • @maryancabdi5667
    @maryancabdi5667 8 місяців тому

    Waad rabtaa iska ogalaaw waayo fagaaraa imaatay wanna kaa faa iideysan karaoke wanna inan wanaagsan

  • @fartundahir1380
    @fartundahir1380 8 місяців тому

    War gabadha doqon baatahay haku oran waryaah iyo Nacas baatahay midnah Ha ku oran

  • @farhiamohamed7788
    @farhiamohamed7788 8 місяців тому

    Inaad is fahantaan rajeynaa❤😊

  • @FaadumoShaaf-tf4lx
    @FaadumoShaaf-tf4lx 8 місяців тому

    Wllshy. Alle. Khyr haku siiyee. Wiilka soo dhawee😢 aadaan isulakiin jeclee

    • @fartundahir1380
      @fartundahir1380 8 місяців тому

      Gabdha kalsoonidii baaka dhimatay

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 8 місяців тому

      Maxay kalsoonidu kaga dhimatay iyadaa nin xaasa oo xabadkale haysta jeclaatay e midakale waanu badbaadiyay sababtoo ah intuu jacaylkii waalay tanyarkaga faa iidaysto uu gabadh nimadeeda dhaafiyo intuu meelyar ukiraysto sheekhyarna keensado ayuu kaga bixilahaa dhowr biloid baaba sanlahaa nas idhasf na odhan lahaa haduu ninxunyahay laakiin markuu yidhi iima dhalayside irbad isku soo diyaari ayay baxsatay taasina danteeda ayay ahayd sidas darteed dambiba in uu ka galay anigu ma aaminsani waxay usoo bandhiktay waxay ogaatay in uu jecelyahay oo u unugulyahay in aanu taaskaga fogaanayn iyaduba wali way jeceshahay

    • @FaadumoShaaf-tf4lx
      @FaadumoShaaf-tf4lx 8 місяців тому

      @@HindaAbdulle-fl2jj abyo horta mid aan kusheego. Ninka. Naagta qabo lama jeclaan karo. Yaaku dhahy. Nagta uqabo so ma jeclaan iyadba. Afaraa jeclaankara. Allaana taas oogu talo gali Gbadhu in lala gursado waydidi karta lkn lama jeclan karo wa doqonimo

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 8 місяців тому

      @@FaadumoShaaf-tf4lx
      Dumarka ayaaba iska sidaadaas u oon wax dhaliila mooyee bal arinta ufiirsadaba ku fikirin haduu qubsiro ku guur sanlahaa maxay ka faa iidi lahayd ileen qudbo siray meesha la cararayse kawaran halka hada kaga cabanayso wuxuu iga diiday qudbo siro haday inalasoo hor fadhiisan lahayd isagoo nasgkale qaba ayuu ana qudbo siro igu qabay ka dib wuu ifuray intuu ilmo igudayacay inankan maku amaanilajaydeen dadka amaan siiya sina la idinkagama amaanhelo

  • @najiibahmed2516
    @najiibahmed2516 8 місяців тому

    Mashaalha 🥰🌹💕

  • @ikraammohamed5717
    @ikraammohamed5717 8 місяців тому

    Jacayl dhaba ma dhamaade hasaley ninka guurso waa hadad jeclayd ❤😂

  • @HalimokheroYahey
    @HalimokheroYahey 8 місяців тому

    Waa.runta.walahi.abowe.❤❤❤❤❤❤

  • @bellaqurux-8
    @bellaqurux-8 8 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂 wad iskuso baxysin hn😂😂😂😂❤❤❤❤😂