alx rag wanaag wax aan ka ahayn kama arag Aabo boqora iyo walaalo naftooda ii huri kara iyo xaaji ducaysan illahay dhamaantood hay barakeeyo❤❤ codka fiska waa cajiib qalanjo hawiye
Still am listening 2020 tadabaadba sheekadu waxay taaga socotaba maku taabay halistii wadnaha dhiiga kala tagay dadka qaadhi ma uu odhan ❤️❤️🙏🙏fiska full respect
Heestaba waxay isoo xusuusin 2008 iyo Musasalkii Maria kalara, carlos raul, Lisandaro iyo Berbera😂Inkastoo Maria ay si dhaba isku guursadeen barowliyo😁😉
waa kufsatay farxiya heesta, Muusishinkana music ma tumin, heesta waxaa keentay seynab labo dhagax, musikeedana sido kale waxaa keenay abdisalan jimmy the best somali musician.
kolay rago Dhan Mana wada xuma Lakin InCha alla waxan rajayna Ya Qofkan Nolol La wadago Inan xariis iyo jacayl badan U ban dhigo Una Jecldo sida Hoyday Walashay🙏🏾❤️
When i was young filin aan jecla aya kuso gali jiray Maria kilara and karlos raul xasuus yarantii Hooyo way no diidi jirtay lkn xata ayada way iska jeclatay filinka marki Danbe hhhhh my childhood❤️☺️
Waxa laga jooga mudo 8 sano waxay lahayd codka fadxiya fiska way iigu luuqayn jirtay imika ma hayo meel ay joogta inshallah noolaba wa is arka akhirana aan isu aragne 😢
2019 yaa ila dhageesanooyo💔Ragna Taada kama naxo
Me
Sorry ilaah mid Ka qeer badan
Aniga
Meh August / 20
ani😁
alx rag wanaag wax aan ka ahayn kama arag Aabo boqora iyo walaalo naftooda ii huri kara iyo xaaji ducaysan illahay dhamaantood hay barakeeyo❤❤ codka fiska waa cajiib qalanjo hawiye
2019 ya imadey hada liketa sida dhashikaha cml uso rid😂🙏🏾
Real it's OK
Waa liibaan saylici Ahmed
Jooga magalada hargeisa
Waa subaxnimo arbaca
Tariikhduna tahay 2020/01/01
#boqorda_codka_farhiya_fiska
September 19/2019 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid ❤❤😂😂😂
Calaacalka haweenka aadban uga helaa wumacanyahy lkn kuma ciyaaro qof ijecel ragoow ilaashada hablaha waa cad bisil waana wada naxariis alahydin xiftiyo hablahayaga qaaliga one love ❤️ guulaysta
Nick Man
Hno wx yra u og inay noca yihine
Tnx 🙌🙌🙌
Kkkkk thnk you
Dibjirka Wayn 😘
Dibjirka Wayn thanks gulayso adigana
Thanks
heestan xasuus 2006,2005 redio horn africa soo deen jirtay i was only 13 falling in love with somali songs i used to steal the redio from my brother 😍
😂😂😂😂
Taasina waqti ayay ahayd iyo waayihii wacnaa!
28 years aniga na 25 years
still am listening 2018 farxiya fiska heestan Waxaan ku xasuustaa Filmkii Maria Clara intii ila garanaysa reply 🔙
Hamze Ebrohem old is gold👌 maria clara😂😂
Khadiijoh Muhammedy cajiib dheh wllhi isla garanay sho qlli
Hamze Ebrohem sax br
Exactly
mariya clara waan jeclaa wlahi
2020 qofki daawanayoo like-ta hadhaafin
2020 haduu jacayl kuhaya heestan kusoo xasuusiyay muuqo wll
Waliba mid daran 😂😂😂😂😂🤣🤣🤣
gabadhan ilaahey codbuu siiyey fiska sidey tempada u la raacdo fananad ula raacdo malahan somalida viiiva fiska boqorad codka
Dîimå Hproduction ayada maqaadin heesta marki hore waa copy
Haa wan ogay lakin codkuu ka hadlay
Hesaha majeclyn Lkn heestani wa mid tabinaysa storry of my life!!
Gdjdjyirjdv
Yfkgjgfjt
2018 yaaa iladhageysanayah ragna taada kamanaxo
aniga
sahra mohamed 👆👆👆👆👆 ani
sahra mohamed Aniga🙌
sahra mohamed ana kanaxaya taada huno
sahra mohamed me SI dareenle weliba
Maria Clara, Carlos raul, Liiseendaro, ber bera, 😀😊 iyo xasuus 2009 - 2010
Waaryaa muudey 🤣🤣🤣🤣🙌
Xasuus ayaan galay wlh 2009_2010
Haa wle xasuus 😭
Hh xasuus makhrib kii niman ka guryaha oo maran oo ciyaal kii keliya jooga u iman jireen tv yada xaafada laga daawan jiray hhh🤣🤣
wlhi beenta mahan filimkas haminkii markan dugsiga ka imado baan dawan jiray adunyo
kkkk filmki maria kalara ayaba igu do dhacay oo karlos raul atoraha aka ahaa🙏🙏🙏
Abdi fatah pp alla maxan u dhuntay maria kalara
Abdi fatah pp
maria Sulvana Silvaran☆☆☆☆
Abdi fatah pp hhhhhhh wlhi anba waan soo xasuustay berbera sesarana subarana iyo alxsandaro
Abdi fatah pp haa walhi angba xasus ayanba gala
Abdi fatah pp 😂😂😂😂😂😂 filmkas caasi baa la odhan jiray malah
7/18/2019 yaa ila dhageysanaayo qofkii qoraalkey ujeeddo like yuusan ila dhaafin
Still am listening 2020 tadabaadba sheekadu waxay taaga socotaba maku taabay halistii wadnaha dhiiga kala tagay dadka qaadhi ma uu odhan ❤️❤️🙏🙏fiska full respect
Waxan heesa calaclka naco manta la i shiday2020😭😭😭😭
2017 inta dawatay heeskan like hala saaro halkan haduu alle ku idmahaaayo😂
Aisha Piepe thanks
waxaaan Tabanayaan Jirin❤️
@@mohamedwardi2185 hdhehgdjfhhfgdj
Hdjreuuygfjky
Heestaba waxay isoo xusuusin 2008 iyo Musasalkii Maria kalara, carlos raul, Lisandaro iyo Berbera😂Inkastoo Maria ay si dhaba isku guursadeen barowliyo😁😉
Alla ileyn taran jaceliyo talal malha cashaqu ragna tada kama naxo 💔💔😭😭
brilliant old skool tune, shamsa cumar
sang originally I wasn't even born then, R.I.P shamso
Ragna taada kama naxo #fiska❤️ 2018/6/7 5:46pm 👀👀🤔
Llban. MAKAHIL 🇱🇷🇱🇷🇱🇷🇱🇷🇱🇷
Cawa waxan soo xasuusanaya jacaylkagi Mombasa xeebta agteda 15/8/2019
Qoraar ka khaldan se heesta ku heysta
nice ♡♥
Habeen xanuun ah aniga qof ayaan u dhimanaya jaceylka u qabo dartiisa 6 sano Lkin nasiib daro qofkaa ma ii oga . 2019-aug-6
Waan Ka xumhay iska Samir aduunka qof aan dhaawac aheen ma jiro anigab qof ayaan xad dhaafa u jecelhay asag dartiisa ayaan xiriir xitaa usameesa. La ahay mudo 4sano laga joogo gabar kale ayuu guursaday asgoo anig xiriir ila leh 😢
@@ayanabdulahi5291 abaayo iska samir runtii wallaahi qoraalkaagaan waan la ilmeeyay 😢😢😢😭😭😭
waa kufsatay farxiya heesta, Muusishinkana music ma tumin, heesta waxaa keentay seynab labo dhagax, musikeedana sido kale waxaa keenay abdisalan jimmy the best somali musician.
todobaadba sheekadu waxay taaga socotaba ma kutaabay halistiii 😓 12/11/2019 salaasa 2:20pm from borma qof an ogahy noloshu kuma xumyso 👆
😭😭😭😭
music aan bashiir hanuuniye tumin music maaaha wuxu gacan macaanaa viva fiskaa
2020 yaa ila dawanayo 🤐
Ruux Dumar ah wan kujeclahy been ah ma dhihi karto hadii uu neceyb kujiro uurkoodana ma qarsan karaaan lkn raggu wax walba ka filo, gabdhaha yaan been loo sheegin midii aad jeclaatid damac xaaraan ah haka raadin ee guurso, tii iidna jecleyna nasiibkeda ayey qabtaaye runta usheega oo waan kujeclahy been ah haku oranina. Dardaaran waayeel.
Lkn masuul saw ma ogid
Waan ku jeclahay iyo runtu inay uga darto gabdhaha
Yaaa ila dawanaayo 2019 Alla ileyn taran jaceylku
Ridwaan Axmed mi huuno
2019 yaa ila daawanaayo 🙏🙏😍😍🤗
super star walahi lengd baa dhalay
Xaaaaaax tabtiiiii qeys iyo Layla 😍
Waaaaaaw Heestii Tawaawac Sainab labadhagax xusuus
allaylehe fiska ayaan u hayaa haaa viva reer burco
Alla illeyn taran jaceyliyo talaal malaha cashaqu ragna taada! Taada! Taada Kama naxo
Xaqiiiiiq intay hestaan socotay wan ilmenayay😭😢😢 Alla waxka qeir badan haisiiyo raga nagama naxan mrkaan jeclano dacad unoqono beyba nabah delan😔
Somali lyrics songs long life broh 🙏
yeah ragna taada kama naxo its so true!
Ragna taada kama naxo Run badanaa 2019❤️
😍😍😍😍wlhi shidnan
Ab iyo ab hees iga dheh wllhi caadi maha fananadu 29/11/2019 Yaa daawanaya heestan sanadkan dhamaadkiisa tolow 🤔🤨🙋♀️ xasuus IYO waayo tegey ahayd heestani😢
Nice song thanks for share
2 December 2019💔😥ragna tada kama naxo
Heestan anay igu socta bilaahi 😁😁
Ragna Taada kama naxO been mhn🙄😢😭 Yaa ila daawanayo 2019😢
ax heestan xili ayaan dhageysanjiray lakiin hada waanka baxay alxm laah jacelka wAxanun walaahi lakin wanhelay qofka udhagesanjiray 8 sano baan islanolnahay aloow ayeeyo iyo awoowe iskugarna
Malyun Ali masha allah
Malyun ali aamiin
Amen amen amen
Aamin
amiin
Yaa musaslki mariyo kalara soo xasustay iyo Carlos hhh ciyaalnimo waqti laso dhafay xasuuus weeye 2019
Wlhi xasuuus safarkaygiii igu horeeyay eee aaan somalia ka tago anooo dhulka marayo ayaaan habeeen rooob noo daaayo ooo dhul duur cidlo ah jooogno oo ka badan 30dhalinyaro ayaaan xasuuusanays
2020 ayaa iladawanayaa ragna daada kamanaxo💔
Ewal heestan maba fahmi jirin lkn hada fahmay😢😩 2020
kolay rago Dhan Mana wada xuma Lakin InCha alla waxan rajayna Ya Qofkan Nolol La wadago Inan xariis iyo jacayl badan U ban dhigo Una Jecldo sida Hoyday Walashay🙏🏾❤️
2018 yaa dhagaysanaya
flimkii mexicanka ahaa ee Maria clara iyo carlos ayaan xusuustay wlhi heestan ayuu kuso geli jirey todobada fiidnimo horn cable tv waayo waayo
Heestan waxanba kuso xasuustay Filinki aan wakhtigi ciyaal nimada aan daawan jiray Ani iyo Gabadha dariska 🤤💯😍 Maria Kalara iyo Karlos Raul 😅. Igu tiixay sidii roob xaax 😂
2018 Yaa Joogo Inta Haye Ani 10 Maalin Aa Igaga Hartay 2018
M o e Vlogs 👆👆👆👆👆👆👆 ani
2020ka yaa ila dhageysanaaya ragna taada kama naxo
Igu tiixay sidii roob tabtii layla iyo qays maysu tabinay sheekada 😭😭😭 1/2/18
18 December 2019 xasuuusteyda ragna taada kama naxo
Axyaa hès calaacala 20.12.19.ragna taada kama naxo
(Todobaadba sheekada waxey taga socotaba ma ku taabay halistii )😂😂😂😂😂wlhi si dhabe iigu dhacday alx hada waan bogsaday
Iga Soo duce pls 😭😭😭😭
When i was young filin aan jecla aya kuso gali jiray Maria kilara and karlos raul xasuus yarantii
Hooyo way no diidi jirtay lkn xata ayada way iska jeclatay filinka marki Danbe hhhhh my childhood❤️☺️
Dhamaadka 2019 Yaa ila dhageeysanaaya
2018 xili qofkan jecla an i ogayn ana qof kale jacayl ii qabo
Hani sacid nin naag qabo caruurna leh maxa kudaba dhigay Anagoo dhalin yara aha ba jognee Any calafkada sug iyo nasibkada
ciyaaaal baad tihiiin fanaanada leh heeesta maba xusaysaaan miyaaa shamso cumar
29/3/2020
In muqdisho soomalia
Yaaa ila dhagaysanaya
brilliant old skool tune.
Midho ayay xanbarzanthy😗
2019 yaa ila dhagesanayo like i saar kaabe
Ragna taada kama naxo xaqiiqo wye 21/11/2019 🎧🔥
waqti gu waa goor casar liiq ah abbaaro 5tii galabnimo 16/1/2020.
waxaan saarnahay gaadhi. safar ayan nahay anago badan,
waxan ka nimid Sacaada diin, arday dlxiis tagtay ayaan ahayn.
heestan ayan dhagaysanaya. AIR-PODS new brand ku dhagaysanayaa, daaqada ayan fadhiyaa
cadceeda si dhacaysa, naqa iyo doogga dhirta, gaadhiga oo 70- 80km/h ku socda bal sawiro jawigaas........
hassan dervish waaaw Cajiib saaxiib runtii jawi aan caadi ahayn baad inna dhex qotomisay eebbe haku xifdiyee walaalo salaan qaaliya baan kaaga soo dirayaa xeebta qabow ee Liido ee Magaalada Muqdisho
Alla ileeyn taran jaceyliyo talaal malaha caashaqu that is true and the men's taada kama naxo
Heestan macaan badan iyo fiska
Ragow aynu hablaha ilaashano oo aynu ka naxnO
Hablahena waa hablo farxad badan ilhy ha ino dhowro
Alla heeskan 2009 ayaan waxaan ku fiirsaday iyadoo lakorsaaray galmo ilaahow iga cafi markaa waan yaraa wlhi 🤦🏿♂️🤦🏿♂️🤦🏿♂️🤦🏿♂️🤦🏿♂️
Beat music Somali legend farhiya like isaara 🎤🎵🎶💪😍😍👨💻👨💻✌
Wlh heestaan waxaan xasuustaa 2008 zudan kenya ilaa uganda mar safar ku maraayay ayaa dhageysan jiray ayadoo qaadeyso zeynab laba dhagax
Igu tiixay sidii roobkii tabtii layla iyo qays isku tabinay sheekada kaanu dhiganay meel talo sowma tuurin wacadkii 2019ka baan daawayanaa kama daalo heestaan
Matkan dawado ama aan dhageesto heesaha jcylka ah waxaa dareem jacyl aan la aqoon halka uu usocdo io mesha oo ka socdo❤❤
2018 😍😍
amina rashid 👆👆👆👆👆 ani
5/1/2020 ayaa ila dhegeysanaaya
Mnta jumce 10.8.2018 mlin Ana xazuuznan doona
🏅
Heestan wa hees qoran
Mashalh boqorada codka ilhy hkuso hanuuniyo
2021 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙌🙌hestan waaba iska oya marka ako 😫😫😫😫😭😭😭
Maria clara , carlos Raul , liisandaro , Ber bera xasuus 2010
Hestani ku macana adigo gaadhi wata oo socda wado iyo magalo qurux badan cid kaa sidataa ma jirto .
29/03/2020 axad jamacda fasax tahy korna laga cabsi qabo qofka ika dabeyo like iku so qabo
Sunday, Feb. 17, 2019 8:00pm Toronto. Dhageysi Wacan, Fiska Legend
Viva axaxax
Masha Alana has us goni
Ragna tada kama naxo😇😓😢
Ragna taada kama naxo been maha 2024 😢
Waxa laga jooga mudo 8 sano waxay lahayd codka fadxiya fiska way iigu luuqayn jirtay imika ma hayo meel ay joogta inshallah noolaba wa is arka akhirana aan isu aragne 😢
iga tag cawo wax wey iga qaldanbo calaacal le dhageaanooya 😢😢😢😢😢 war calosha haihurinina idhaafa li dhahay
waris wareer kkkkk huno iska dhageso anba waa dhegeesanya iskla kay dhageeso
waris wareer cwda anaaba saas ah heeso bdn oo calaacal ah soo dhageestay😢😢😢😢😢😢
qooralka iyo heestu isma laha adeer
l
aden anas i
aden anas
heestani waxa la yidhaa "Tawaawac" luuqdii Shamsa Cumar AHN, erayadii Muxumed xaji Yusuf kaneeco. nasiib darro lyrics ka qaladaad badan baa ku jira
Fiska cadi ma aha codkeeda raxo weye 2019 waching 😍😍
kinsi alle ha unaxariisto
Raga.waxtagay kamanoxo.
tanjogtana.uleh.dulqaad aan
go leheeyn.😎
11:00 subax nimo dhageysanaye taarkhdu arbaco 24 lulyo 2019
Hoolwadag _Muqdisho - somalia
Cod halaasi xasus igu beery walahi 😃