RAMADAN DAY 7: UMAD AN TALENTI LEHEEN HA KA DHIGINA CAAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
    FOLLOW MY SOCIALS:
    INSTAGRAM: FARTUSHH
    SNAPCHAT: FARTUSH
    SONG: CHRONIXX- LIKES

КОМЕНТАРІ • 173

  • @Saamiya33
    @Saamiya33 6 місяців тому +25

    UA-cam aan wax ka faaiido waxa ka mid ah
    1: ogaansho
    2: waaberi media
    3: hamda hussein
    4: ogaal cusub
    5: tanaad
    Waxaan hubaa in wax laga faaiidayo 🎉🎉

    • @kydachannel3366
      @kydachannel3366 6 місяців тому +9

      Ogaansho waxba lama faaido waa nin dumarka neceb

    • @Saamiya33
      @Saamiya33 6 місяців тому +1

      Videoyaasha qaar baa faaiido leh

    • @Queen65895
      @Queen65895 6 місяців тому

      Lajecley Cawil soo daawo apaayo gabadhas wax badana ka Faaiday runtii
      youtube.com/@LajecleyCawil?si=misNaoPTAfwu_4Gj

    • @Zehaa007
      @Zehaa007 6 місяців тому +1

      Iyo Fartuun duvet❤❤❤❤

    • @Maryamo_Cabdillahi
      @Maryamo_Cabdillahi 6 місяців тому

      Ogaansho aaaa !!!! Kkkkkk

  • @FartunDuvetGirl
    @FartunDuvetGirl  6 місяців тому +114

    I am serious in this video. Please do not give these weird humans fame.

    • @faadumocabdullaahi5368
      @faadumocabdullaahi5368 6 місяців тому +1

      M.a mash mash waiskudayday lkn birta mash mashka radso silidane walqabojiyo marka xabad kudubtid qar kulul laga dara salid qabow lagudara

    • @husseinabdul8290
      @husseinabdul8290 6 місяців тому

      Fartuun digsiga waaye mid godan daba u duubab aalarabaa digsiga u fiirso sis Ka fiirse Xawaash cooking

    • @Somali_riri
      @Somali_riri 6 місяців тому +1

      I agree with u fact 💯 👌

    • @غرورالليل-ث2ن
      @غرورالليل-ث2ن 6 місяців тому +1

      Warun uf adunka wxn ugu necebahy raga carurta yar yar in lagursan Karo wax normal ah kadhiga nabiga kuso hos dhunta nabiga far u leyhy may gadhi Karan

  • @SC-nr6fr
    @SC-nr6fr 6 місяців тому +8

    MashaAllah abayo u spoke about something our community needs a lot. I hope our hearts benefit from your beautiful advice ❤ Aameen

  • @nafiisaosman
    @nafiisaosman 6 місяців тому +21

    Gabadha aan ugu jeclahay youtuberada keep going alpi❤

  • @Sxunduss
    @Sxunduss 6 місяців тому +1

    Kwrn video ga uu so qaty wxuu aha Aabo iyo gawadhisa wlhi somali's got no shame mar marka qaar🙄

  • @nagaddoualeh6610
    @nagaddoualeh6610 6 місяців тому +14

    Naz ahmed i love her

  • @nimojama3537
    @nimojama3537 6 місяців тому +17

    Waa runtaa dadka wax laga faaiido waxa ka mida qays qaser waxan ka faaiidnaa dalxiisyada❤❤

  • @sevdaomer4666
    @sevdaomer4666 6 місяців тому +1

    Youtu.berada somalida an jecalahay oo an wax ka faido waxaa kamid ah
    Waaberi media
    Ayuub ahmed
    Ogaansho
    Qays qaysar
    Fartun duvet 👸
    Jiil media
    Faysal shaik

  • @sofka5478ali
    @sofka5478ali 6 місяців тому +5

    Gabadha iyo ninka uu video good so qatay uu leyahay way is qaban wa gabar iyo abaheed oo gabadhu dugsigay ka xanaqsaneed abaheedna badanka isku magalo majogan so asago rali galinaayo ayu video ga ka dubay lkn si kale Bay ubadalen oo abihii Bay ceb magalada ugaliyeen

  • @Hamda2020
    @Hamda2020 6 місяців тому +2

    Wax TB dishay kulahaa ala fartuunaa 😂. Fartuuney naga xishood team caataan ku jirnaaye 😂😂😂😂

  • @fatushabdi1965
    @fatushabdi1965 6 місяців тому +2

    UA-cam wx ka faiido
    1. Fartun duvet girl
    2. Hosow pro
    3. Nasra Abtidoon
    4. Ogaansho

  • @itsikraneyyy
    @itsikraneyyy 6 місяців тому +1

    Ninkas dhaqan xumo Wuxu kasoo bilaway ninkaga haka xishon xiliga gogosha oo qeyli deriska xitaa haku maqlan marka comments ka aqriyay dadki dhan wax cdi oo kle ka dhigayen Qosol qosol markas hadii lacananan lahaa mar hore Uu iscelin lahaa

  • @nasteha291
    @nasteha291 6 місяців тому +2

    Nimanka sida loo dhahye naag nin ka weyna dhaqi karo markasey caruurtii bee duqyashi ku drayan oo dhahayan wee isgeyan lkn taas waa bulshadi hore 😊

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 6 місяців тому +3

    Wn arkay ninkas waba nin xiiqsan inaa gumaad ban dhihi kara wxa ka sii daran mid baa videogisa intu so qataay kulahaa ninka waa saxaan yhy hdey 4jir thy oo aay qangarto waa la guursan wuxu sii raacinaya hdey masuliyad qaadi karto kulahaa waa qoslay 9jir iyo jir ayeey ka hadlayene mrka yaa wyeh wxa masuliyada qadi karo waa yabaay hda arintas ka hadasho wxey ku lee yihiin feminist baa thy nimankan wxey raban iney wxey raban dumarka ku sameyan kana sheegan ka dib dumarka aay baa ka hadlin arintas🫣🙄

    • @maymuun7956
      @maymuun7956 6 місяців тому

      Yaa waaye kaas

    • @maryanhappy5356
      @maryanhappy5356 6 місяців тому

      ​@@maymuun7956idiris bepee kan la dhahao

  • @Wavybreeze
    @Wavybreeze 6 місяців тому

    Legend !!! Never give up attitude

  • @munafaisal6775
    @munafaisal6775 6 місяців тому +2

    cunsurnimi igama aha, lakinse akhlaqxumada badana wa qoraxjoog.

  • @flamingo1493
    @flamingo1493 6 місяців тому +2

    Fartun my love, you have spoken the truth. May Allah protect you from all evil and always guide you and your loved ones to His path. Allahumah Ameen

  • @fadumocilmi3405
    @fadumocilmi3405 6 місяців тому

    Daska sideyen ranan iyagaah for ah Cisma lomma tillaamo

  • @fatmaasad5371
    @fatmaasad5371 6 місяців тому

    Masha alah waa sax abayo frist adigan ku daawada soomalida marka loo eego

  • @maharashiit7010
    @maharashiit7010 6 місяців тому

    Walahy fartuun mantah ayn sameeyey afurkii intaan vedio gaagan aana daawan wuu i dhiiibay shalay intan samyey ayu iiga xumaday hdna mantah ayn ku celiyey xooga sidii shalay wuu yara dhaamay lknse sidii saxda ahyd iimu noqon waana markii igu horesay ayn saameyo 😂😊

  • @hanaanshariif6
    @hanaanshariif6 6 місяців тому +3

    Fartun that's right wlhi ani iskama siiyo flow qofkasta at list inuu uqalmo like u sisiter😍

  • @msssnake7
    @msssnake7 6 місяців тому +1

    Wllhi ninkas video gisa marka dawanaye ciil iga qabtay yaa allah

  • @YaasirYare-zg7vb
    @YaasirYare-zg7vb 6 місяців тому +2

    I like Abdullahi akanuu channel, sahan media, aj and fadna, asad hagio and obviously you fartun

  • @aminaadan1606
    @aminaadan1606 6 місяців тому +1

    Hahahaha cusbo in mash mash 😂😂😂😂 mash mash needs proper measurement sis n you never follow 😂😂😂😂😂 but good try mashallah

  • @halima6960
    @halima6960 6 місяців тому

    Maybe lama dhicin it was plan. Maybe she hired people to come to her house and take money. It happened in Canada; one lady had the money in the bag she was going to drop off at another lady's house, so on her way to the lady's house, she was dropped off. Later, we heard it was planned because how did they know there was money in the bag. lol

  • @niimuuppe2004
    @niimuuppe2004 6 місяців тому +1

    Dadka folwda u eh kuma jiro ani tiktok Dhan Wallkey 1M heyso kafollw gareya adiga fartun inta kle Asxbteyda un waye Xita tiktokgeyga Somalida badana Block aa saray wanacy malayacnigoda😢😂

  • @iqracabdullahi5821
    @iqracabdullahi5821 6 місяців тому

    Abaayo bir loogu tala gala jirto naagta saasa kugu gaaday saliidana wax yaraa badisay

  • @seibaahmet1821
    @seibaahmet1821 6 місяців тому +1

    Tuney ani waan ku wataa first one tagero baan ku ahay wax waan ka faiday been maficnee waana somanahay soon tiktok maba galo alhmdulillah allah hanaga wada madobeyo 💯

  • @sagalmohamud-s4w
    @sagalmohamud-s4w 6 місяців тому +1

    Wlhi wax tahy Qofta kaliya video geda bilaw Ila dhamad an dawdo tahy wlhi faaido wen kugu qaba fartun wa ku jaclahy wlhi nolow mcneey ❤😊

  • @hamdihersi-xz7kc
    @hamdihersi-xz7kc 6 місяців тому +2

    Fartuney make up na tusi sidaa umarsatid wan ka helnay

  • @samdasummar501
    @samdasummar501 6 місяців тому +2

    Agree Wallahi fartuun straight facts bad sheegtay waxyabahas xoog ba lo dhayar saday aakhirana wa la is weydin doona, support kaaga kuman khasarin ❤❤

  • @malyuunshuriye6452
    @malyuunshuriye6452 6 місяців тому +2

    Hi sister Ramadan Mubarak waxaan kaa sugeynaa dharkii Eida in aan Nala wadaagto thanks ❤

  • @YaasirYare-zg7vb
    @YaasirYare-zg7vb 6 місяців тому +1

    Very true different era different generations, people were so mature back then and very wise compared to their age. There was a 21 year old grandparents at some point in those times so totally different era than this.

  • @NastehoLove
    @NastehoLove 6 місяців тому +3

    Tuuney Ana u horeyo manta shaly sa ku radinayyeyle u make my day laugh 😊😅

  • @Sahramohamud.
    @Sahramohamud. 6 місяців тому +4

    Tuuneey you’re talented❤

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 6 місяців тому +2

    Nimca sooctaa lo bahan yahay wlhi ur soo funny 🤣 😂😂😂

  • @nimconadarbeauty
    @nimconadarbeauty 6 місяців тому

    Masha alaah fartuun waa ka baxsatay lajamad ❤️❤️❤️

  • @soso-222
    @soso-222 6 місяців тому +1

    اول اعلق على قناة صومالية
    كل الي قلتيه صح
    جزاك الله خير

  • @Qurbajoog
    @Qurbajoog 6 місяців тому +3

    Naz Ahmed amazing waaye Chanel keyda ❤

  • @Enissa3713
    @Enissa3713 6 місяців тому +3

    Waaygi hore Xiligii nabiga scw 9 jir waa la is siin jiray lkn Umey galmoon jirin🤦 iLaaa ay ka noqoto gapadha qof garaadkeeda dhameestiran yahy oo diyaar u ah

  • @BELLA-HAGGI-5050
    @BELLA-HAGGI-5050 6 місяців тому

    Nasra abtidoon i love her❤

  • @Littlepretty143
    @Littlepretty143 6 місяців тому

    Maa shaa allah qurxey ramadanka qurux ba ka qaday fatush❤

  • @LibanAbahirGalayr
    @LibanAbahirGalayr 6 місяців тому

    Indha Adeeg university kasoo baxday fartuun 😁😁

  • @f.a.909
    @f.a.909 6 місяців тому +1

    Maasha allaah tabaraka laah Abaayo Ilahey ha ku xifdiyo ❤runta waaye waana kugu raacsanahay.❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 6 місяців тому +1

    SHEFUNA. WAA KUSALAAMEY
    SOODHAWOOW. ADIAAGA MALAWAXAADA
    ABASYO❤❤❤

  • @SihaaamMaxmed
    @SihaaamMaxmed 6 місяців тому

    My fvrt list❤😊
    Asad hagio
    Sahanka hogaha
    Ogaansho
    Dadweynaha
    Hamda hussein

  • @Moussaxajidysa
    @Moussaxajidysa 6 місяців тому

    I competely agreed
    So many useless ppl with no context are just presenting nothing
    I wish my ppl understood

  • @Ftima-d4f
    @Ftima-d4f 6 місяців тому +3

    Mashallh ramdan kareem❤❤

  • @asiyaabdikarim6467
    @asiyaabdikarim6467 6 місяців тому +1

    Masha allah abyo

  • @hafsomohamed1477
    @hafsomohamed1477 6 місяців тому +2

    Run baa ka hadashay wlhi fartun

  • @najahhassan3206
    @najahhassan3206 6 місяців тому

    Dadka an flower u ahay you tube ila wakhti hore waxay isugu jiran madadalo ahan qar an u flow garayey iyo qaar cilmi kororsi u flow gareyey iyo qaar aan ka helay muqaladoda 1 fartun duvet girl 2 fadma Aj 3 asad xajio 4 ogaansho iyo qaar kale o badan

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 6 місяців тому

    Wal hosow pro
    Dad waynaha
    Fadumo muna channel
    Adi oo ah fartun
    Ifiye channel
    Ogalka dunida
    Channel ka dad waynaha
    Dulmi diid hurufadhi media
    Nadara show intaba wax ban.ka faida
    ilin tir channel

  • @sadushppe1070
    @sadushppe1070 6 місяців тому +2

    Wlhi abyo beenta mhn dadkan qaar iny can nqdan wxybo qaldan dartiis usamenayan even hda Ramadan lmaroyaa kama xishoonayan 😢

  • @maanmohamed-tu3kx
    @maanmohamed-tu3kx 6 місяців тому +1

    Ma garanyo TikTok wax badan ban firsada lkn somalida I follow garesan waa adiga Naya wllo fifi iyo naxwo oo
    Malin dhawed follow gareyay somalida TikTok goda marka gasho wad ba yaabi wax yalah khaar ee ka dhax socda subxanllha

  • @رحمهعبدالرحمن-ر3ش
    @رحمهعبدالرحمن-ر3ش 6 місяців тому

    Talan tigiyo yaban ig fariyo ina wx cajiba so wada modayay fartune mish mish ma kaso tortay 😂😂

  • @abdalleisseibrahim8049
    @abdalleisseibrahim8049 6 місяців тому

    qays qeyser ❤ fartun duvet ❤ abdalle jamaal ❤ geedi sahan❤

  • @ShukriMM-tp3uo
    @ShukriMM-tp3uo 6 місяців тому

    RAMADAN MUBAARKA
    F❤RT❤N.
    FRTN MACLINMIITA MACASHARADA WA
    HANA JEEKEY IYO
    QAMAR BITI AMIIR.
    MACALINMIINTEDA DHAMANTOT RAMADAN KAARIIM AYAN LEEYAHAY
    NASRA ABTIDON,QAMAR LUULA, SHUKRI MASALA
    IYO HANA JKY.

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 6 місяців тому

    Also unfollow them as well if they fall short. Thank you fartun I agree our subscriptions should be for those oo talent leh as well as aqlaaq iyo deen.

  • @fahemaomer6008
    @fahemaomer6008 6 місяців тому

    Wll horto waxaad ka hadlayso dhan wlhi waan arkay xaqiiqatan wax aan ka xumaday weeyi lkn madamo aan wadankii jogo oo ay adagtay inaan tik tok wax ka ibsado xata maxa kalifay in aan tiktok wakhti lumis ah haysto wlhi aniga inaan support gareeyo iska dhafe dhaqan xumada dadkaas io qabyalada ka socota awgeed ayaan tiktok oodhan ugu shuban mobile xata facebook markaan ku arko wlhi ma like gareeyo follow na hadal keeda ba da

  • @somaausi7477
    @somaausi7477 6 місяців тому

    Thank you Fartum
    I will try and male it.
    I love Mash Mash..❤❤

  • @fiifii8276
    @fiifii8276 6 місяців тому

    13:44 wa so manahay na fartuneey wa somanahay war ya iga qabto ano somane mashmash i cunsiin rabtaayeeey😱😂😂😂😂

  • @QowlaAhmed
    @QowlaAhmed 6 місяців тому +1

    Jah fartun runti qof ah love u sis❤

  • @Black_wolf159
    @Black_wolf159 6 місяців тому

    Abayo ani videow yashada wan jeclay ❤waaba kuso xiisa ❤ ilahay haku barakeyo

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 6 місяців тому

    Birta mafiirisay horta birtaas camal soo raadi qamar binti amiir aa haayso bacdeen isla qamarta lee ka fiirso

  • @simrandinimohamed6504
    @simrandinimohamed6504 6 місяців тому

    Abayo you touched a good point walhi ufiirso dadka wanaga soo gudbiya iyo dadka nothing has even their life waxa latageera kuwa xumaha faafiya ma.aqaan sababtaas walhi anigaba waan layaabay hada inta ugu subscribe yar tiktok all social media waa dadka wanagsan oo wax fiican soo.gudbiya ufiirsada

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 6 місяців тому

    MAASHA. ALASH. WAA. KEENTEY. WAXAAD. RAFASDO. FARTUUNEY. SAAS. LAGAARABAA❤❤❤❤

  • @aishafaatul2361
    @aishafaatul2361 6 місяців тому

    Abaayo meakupka kumarsan qurux waaye please nosookali ado marsanayo

  • @XamdiCabduqaadir
    @XamdiCabduqaadir 6 місяців тому

    Fartuney mash mashka waad Kenty lkn bir xoga godan ku fiicn

  • @Hamduxuseen
    @Hamduxuseen 6 місяців тому

    Fortunately xitaa Ramadan xita naga aadan xishoon hhhhh mxa u mannered why

  • @Edbashir
    @Edbashir 6 місяців тому +2

    Inta liita ayaan caan ka dhignaa 😅😅😅😅

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  6 місяців тому +3

      Ciil baa iga qabta so many talent baa jirta oo support rabta but lasiinin

  • @UmuAbdalla1
    @UmuAbdalla1 6 місяців тому

    Dadkena waa xaasid iyo jaahil waayo dadka xun xun lee dhira galiyaan

  • @Qurbajoog
    @Qurbajoog 6 місяців тому

    Because dadkeyna markey wax dawanayan hadaf malahan just daawo lee waaye.

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 6 місяців тому

    To much oil and ro much sugar not healthy for you. Dude.

  • @hipohaji
    @hipohaji 6 місяців тому

    Xppti biyaha inaa qaboojiso ee aheed😂😂

  • @FerhiaAli
    @FerhiaAli 6 місяців тому

    Xashitaanka meel loogu tala galin beey fartuun galineysaa kan Dameeraha lama xasho 😂

  • @marianali9559
    @marianali9559 6 місяців тому

    Maasha Allaah habo waa dadaashey waa isku daydey next time qatar ayuu kuu noqon doonaa In Sha Allaah

  • @fihimaissa7932
    @fihimaissa7932 6 місяців тому

    Waxay dhiirigalinaysaa fara xunaynta caruurta yaryar

  • @saadiyanur2359
    @saadiyanur2359 6 місяців тому

    YOU ARE A LEGEND

  • @maharashiit7010
    @maharashiit7010 6 місяців тому

    Team Asaad hajiyo iyo adiga uunban iidin daawda wlhy cid kleh ma arko aan ka helo ❤❤

  • @africa1683
    @africa1683 6 місяців тому

    indha adeeg reer mudug aa utahay never give up
    kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @sunsaalsunsaal2948
    @sunsaalsunsaal2948 6 місяців тому

    Ramadan Mubarak abaayo mash mashka bir logutalaga jirto somalia kadalbo ama dukamada UK ee somalida karaadi Insha Allah ❤❤

  • @ayanjama7955
    @ayanjama7955 6 місяців тому

    Adiga and fathia absia the queen’s wlhi 2 an big fans idin ahai❤🥰👍

  • @arkzanzudhaa6409
    @arkzanzudhaa6409 6 місяців тому

    Sister where is Ramadan day 6 😢

  • @khadijabin8262
    @khadijabin8262 6 місяців тому

    😂😂😂😂 reer mudug igadheh😂😂😂 fartuun masha allah

  • @fadumafarah2146
    @fadumafarah2146 6 місяців тому

    Maansha Allah habo l like

  • @Luluu205
    @Luluu205 6 місяців тому

    How come I ain’t never come across your videos 😂 I’m loving the sense of humour 😂 subscribed-liked-commented in that order 🎤 drop. Ramadan Mubarak 🌙

    • @safiyonur5415
      @safiyonur5415 6 місяців тому

      She has been around since 2017,, she is the best,,may Allah bless her

  • @suhailah7170
    @suhailah7170 6 місяців тому

    Ramadan Mubarak's sister, keep going, and God is behind you 🙏 ♥️ ❤️

  • @gashireedla1740
    @gashireedla1740 6 місяців тому

    Wwwwwww waad dadaashey walii ❤❤❤❤

  • @Udgoon754
    @Udgoon754 6 місяців тому

    Gabadha abeheed wye ninka wayka beeen shegayaan fartuneey

  • @nasrinnalka880
    @nasrinnalka880 6 місяців тому

    Aniba sas iga noqda😂 lkn muhimada wa in ku bisladay waxadane ad cuni kartid ❤

  • @MuhsinAdam-sv8dp
    @MuhsinAdam-sv8dp 6 місяців тому +1

    Ur legend 😅

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc 6 місяців тому +1

    Masha Allah ❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 6 місяців тому

    Manshaallah fartunay mash mash ha igu jeclan waa lagu cayila Omg iska daa sonkor 🤣😍

  • @pricess1772
    @pricess1772 6 місяців тому

    Fartuun wan ku jclhy miss you ❤❤🎉😂😂😂

  • @Mabule33
    @Mabule33 6 місяців тому

    Fartuuney anagoi soman kudawana😂😂

  • @najlahabad4497
    @najlahabad4497 6 місяців тому

    Fartuuney Manooli😅😅😅 Wllhi Qosol Miiranaa tahay Abaayo Horay usoco

  • @The_Queen01670
    @The_Queen01670 6 місяців тому +1

    Maanta waanaga soodaahday mise anaa mooday❤

  • @rahmabedel1120
    @rahmabedel1120 6 місяців тому

    You’re visual learner fartun mcnto

  • @aminafarah6589
    @aminafarah6589 6 місяців тому

    Maasha allah habryar fartun waa run qof faido sokordhiya bad tahay farxaan ah habaryar horr usoco 👍👍👍👍

  • @samdasummar501
    @samdasummar501 6 місяців тому +1

    Horta kaley waban ku rifaya Fartuney you know you’re the spark of my day don’t mess with meee abaayo 😂

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  6 місяців тому +4

      My hooyo decided to change the internet company lol i was without internet but i recorded so im post twice today

    • @zahraxasan8079
      @zahraxasan8079 6 місяців тому +1

      Shalay waaba ku waynay

    • @NuuraMahamed-z7k
      @NuuraMahamed-z7k 6 місяців тому

      Haa waad naga farxisey hadaa

    • @samdasummar501
      @samdasummar501 6 місяців тому

      @@FartunDuvetGirl keep up the good work luv you fartun