Ani markan fuulaye waan qufacaaye corona baa la iga hele waana la iqalay alxm alle waa ii yasire wlhi waa runtaa lama qufuci karo alxm wax dhibana alle ima tusin alle ayaa mahadle adna wllo umushii isqadato alle hakaa dhigo
Oh I can feel the pain it is painful to cough or even sneeze when you have had a c-section I had my first one 4 weeks ago But it is worth all the pain congratulations sister
Wlh waa xanun Aniga ba frist time o qaliin liigu sameye wlh waa xanun Bisinka madax xanun qumfacii in lo so shega mooda o wey qalan tahay og yahay moda yaab alxm cala kilo xaaaal 😢😢😢 Ilahey haku cafiyo sister wax culus ha qadin calosha iney socoto ku dadaal 😢
@@bilan9183 qaliinka marna ha ogaalaan waayo waa halis. Intana laguma soo koobi karo. Allahna in caloosha ilmo ka soo baxaan nooma abuurin. Waa un arin ilmaha iyo hooyada lagu badbaadiyo markay halis jidho.
Wllo aniga laba jeer ba lay qalay wan daremi kara xanunka qufacana duriga mahe qalinka iska le markasay meshu ku damqanaysa markad qufacdaba inay ku furmaysad modaysa
Abaayo adaabta aa ku jirto in aad qufacaada aad dhinaca kale u weecisaa oo weliba afka gacanta ama napkin saarta. Hergab ka waa contagious dhaqsi ayaa leeska qaadaa. Adunka qof igu qunfaco aan u nebcahay.😮
Qalinka aa qufaca wato aa u maleenaa Hal mar aa la,iqalay Wana qufacayay hirgabna imaheen Lkn ani markaa isbitalka kasoobaxay oo guriga imaday aa qufac bilaabay lkn saaid maaheen qufacayga iyo hindhiso
@@bilan9183 abyo hadiiba aad caadi waa u dhali karta lagu dhaho qaliin hadalban foosha waa in yar kadibka hadii Alle ku nabad keeno dadkada lamitahay qaliinka xanuuno badan buu kugu raben Haa abyo hore cadi waan ugu dhalay
Muniro qurux dumashi hadlkada is jaclahy allha ku xafido wilika eeda u ahey soo bar bar eedo mcn allha idin barekeyo adiga iyo wilikaga iyo walakey buskut frxd igu noladaa
Mesha waba mel walan ani america ayan jogaa 19 may aya ligu qalay baby anigo hergab qabo wlh ManshaAllah sifican ayey na icawiyen lkn wlh qufacaa wa xanun sait Soryy abayo
Buskut aniga aya i caawi yiri lakin hada wa kaligey wixi qalad ah igu qaata like saar & subscribe welcome thanks
Alxamdulillah yaa Rabb
Wax baad aragtay walashay
Lnk madama aad cafimad qabtaan, taa ayaa muhiim ah, Alle ha idin xifdiyo quruxey, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin yaa Rabb❤❤
Hambalyo Hambalyo maxamed iyo munira❤❤
Xbbti qali shekadii oo dhagta udhigayno bu kula hadlaayo nagu badh goynaayay lakin sifican buu uxasiisnaa shekado dhan naga ralinoqo 🙏
Muniira xaar ha odhanin Waxaan waa ceebe wuu saxarooday dheh afka suugaanta bar inaader waa kusidee😂
@@BureeqaHaji-j6o kkkkkkkkk
masha allah dhib uma arkeen haduu kucaawinaye wll isku barakoowa
Masha Allaah maxad umushay wllo ma wiil mise gabadh Alxaasil wa ilmo darood ah .a ogtahay raxanwayn wa Niman darood ah saw med buskut kuma sheegin mise raxanwayn kaliya ayu kusheegay
😂😂😂😂 I’m rahanweyn
@@mariammahamed4016 wllo wa runtay sawmaha rahawantu darood maha
@@mariammahamed4016 hablo qurux badan iyay leeyihin Darood ku wali ba rahanwanta wan kayaabay from djbouti
Rxaweyn gorma noqdeen daroood😂😂😂😂
no problem wuxu ku cawin karaa walaalo family ba tihin I don't see problem with that mashquul family qurux badan alle ha idin siyadsho amin
Amin thnks
Muniira maha halis waa iska caadi ee adigu waad xanusty
Illaahy haku caafiyo❤❤❤
Mashaa allah alhamadulilah ilaaheey ha idin xafido adiga iyo xaajiga baby yar anaka ilaaheey hano fududayo qaliinka wax sahlan mahan ilaaheey ha naka badbaadiyo allahuma aamiin 🤲
Aamin thnks
Mash allah muniira cadeey alle haku xafido quruxeey🥰
Qufucu wuxuu u daran yahay markii lagu qalo wuu fur furaa qaliinka illahey baa ku Bad baadiyeey muniiraay weey isku daran yihiin hargaab iyo qaliin 😭🙏masha allaah waxaad dhib soo martaba waa taas aad ka ladan tahay hada adiga iyo beybiga hooyo markaad tahay waa waxaad uga xaq badan tahay aabaha waa dhibkaas iyo xanuukaas aad soo martey soow
Ma ogiid masha allaah illahey hanooga dhigo ubadka ubad baariya insha allaah amiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
😂😂 I love muniiro amiin yaa rabi ilahay hano fududeeyo
Walalo wu saxanyahay hadalkaga waxba kama qaldana allaha idiin barakeeyo babyga baari allaha kaga yeelo❤
Ani markan fuulaye waan qufacaaye corona baa la iga hele waana la iqalay alxm alle waa ii yasire wlhi waa runtaa lama qufuci karo alxm wax dhibana alle ima tusin alle ayaa mahadle adna wllo umushii isqadato alle hakaa dhigo
Masha aalah tabarakaa all.ماشاءالله تبارك الله الله يحفظكم
شكرا
Si fiican ayaad u hdashay Manshalaah
Mnsha Alla.muniira iyo cunuga Alle ha ini barakeyo nolada fmelkaygii hhhh wllhi afsomaligeda muniira waa fanny
Maskin waye gabadhan mash Allah wa tagera guuleyso abaayo ❤❤❤
Oh I can feel the pain it is painful to cough or even sneeze when you have had a c-section I had my first one 4 weeks ago But it is worth all the pain congratulations sister
Thnks walal
Ilmuhu Xaar maliqo ee Xab in uu liqaa la eegaayey dheh
We love you vediyada noso badi tnks
ILAAHAY ha idin barakeeyo 💜
Masha Allah Alxamdullilah abaayo Munira allaha idin xafido adiga iyo famil kaaga 🤲❤️❤️❤️❤️
Aamin thanks
SC walaal maku tidhi dhaqtiirtii kuu dadshay thanksss
Waaruntaaa yaaa alaah lamaquficikaro waa dhib maashaa alaaah haduukulajoogay odoygaaaga alaha idin xafido
Amin thnks
alxd ilaah hakuula kuriyo qaali ❤
Abyo allh danbi dhaaf hakaga dhigo abyo umushii isxinbaarsto allh ka dhigo abyo❤
Amin thnks
Waaw mnta dawanayy part 1 hadan part 2 thanks samiira❤
Welcome
2020 iyo 2021 ayaa la’gu jeexay ilmo 😢😢😢 walhi qufaca iyo qosola udaran, iyo calooshaa oo ku adkaanaysa ( constipation) 😢😢😮
Qali marka igu horaysa ama qalinka kugu horeyay qufac ka rimaysid waa dhib lkn ilmaha labada io ka sadexaad waa caadi ❤Ani sadex laygu qalaay alhmdulilha hadana xamill ahay ilmihii afaraad wana isku nuug allah ano fududeeyo❤
@@farxiyasaahid5284 alaha ku fududeeyo huuno qalinku ma sahlana, hadaan nafteena ma daryeelno maalinta kuxigtaba jikadaan taaganahay
Walahi aniga aya xanunka soo maray 2019 qufac iyo qalin ma sahlano
Cunuga Caloosha ku jiro Miyuu xaaraa.
Waa mahad Alle haduu Alle kuu Fududeeyey Alx🎉
😂😂
Wlh waa xanun Aniga ba frist time o qaliin liigu sameye wlh waa xanun Bisinka madax xanun qumfacii in lo so shega mooda o wey qalan tahay og yahay moda yaab alxm cala kilo xaaaal 😢😢😢 Ilahey haku cafiyo sister wax culus ha qadin calosha iney socoto ku dadaal 😢
Masha Allah what is the name of your baby boy
Mahiir
Mash Allah ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ @@oumalkhayrabdullahi9157
Omg Aniga iyo adiga is ma marxad ban marnay waliba is ku mar allh no dayo ilmaha yar xabibti ❤
Mash Allah dumashi ❤❤ fariid kusoqo
Naag 5 ciyal sodashay o uhadlayso qofaan waligisba daaliin aqaas talent laa imow sxp😮
Subxaanalaah waatrafaaday allaah hakuukeelmeeno
Aamin
Wll qali ilhay haku shaafiyo
Masha allah ❤️🎊 ilhow kudaa baybiga iyo xaajiga
Aniga ilma laigu qalay waxaana la ahay damiirkaygii dadnimo inan ilmahii xitaaa aan waxba Ila ahayn hurda la aaan inan wadna garacaygii daremen 3beri aysi you bn ku jiray 14beri isbitaaal bn kujiray mnta29beri bn dhalanahay cuntadu waa iiso uraysa illahow icaafi yarabi raxman
Wlh waa dhib qalin hal mar ayaa ley qalay hadana wan ka cabsana iso duceye inaan dabici u dhalo
Amin insha allh
InshāAllah kheeyr Allah talo saaro. Socod badan samee markii aad isbitaalka aado sariirta ha iska saarnaan istaag oo dhaqdhaqaaq samee. Kubadana isticmaal. Jimicsi badan samee UA-cam ayay ku jiraan oo hooyooyinka loogu talagalay.
Abaayo aniga caadi aa udhalay waana kabaqowaa xanuunkii ee qalinka xanuunka uuleyahay ma iishegi kartaa adiga oo mahatsan qaliin aa rabaa inaa kudhalee
@@bilan9183 qaliinka marna ha ogaalaan waayo waa halis. Intana laguma soo koobi karo. Allahna in caloosha ilmo ka soo baxaan nooma abuurin. Waa un arin ilmaha iyo hooyada lagu badbaadiyo markay halis jidho.
@@Farxadiyoguul mahatsanit abaayo
Masha Allah abaayo allaha ku xafido adiga iyo sowjkada iyo baby ❤
Aamin thnks walal
Ilmaha my ladhalay caloosha kuwada xaareen 😂😂 aniga xitaa saas igu dhacday
Hhhhhh wllhi qoslay ambo gabadheyda wey xaaartee dhehen oo wey igu qaleen ee dhibta xagee ka jirtaa
Ani xitaa waa la,iqalay oo way xaartay gabadhayda
Lkn ani hada 1 sano aan jognaa
Maashaa allaah sifiicanbaatnoogufaahfaahisay
Thnks
Wllo aniga laba jeer ba lay qalay wan daremi kara xanunka qufacana duriga mahe qalinka iska le markasay meshu ku damqanaysa markad qufacdaba inay ku furmaysad modaysa
Aamiin yarabi ❤❤
Ilahay ayaa kaga soo qaaday iyo qufaca janis waaye nasibkaga ku heshay maba baran ❤
Thnks
Inta jeer ee Mohamed tiri yaa tiriyey 😂😂😂😂. Congratulations again.
Masha allah minura cadey lkn maxamad waa garabkaga dadkan iska dhaf abyo oo isga ila dub dhe ❤❤❤
Thnks sax
Insha allah markad wakhti heshin noso xasusta ❤
MashaAllh muniira Aniga xitaa waleygu qalay 3maalmood ayankaa dambeeyey Sodadado kle Cunuga aya xaaray Alm Allaha no koriyo owlaada
Sorry xabibiti Alxmdulilah hadabo afar indhodo nawadtahy 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Manshalah😍samiiro buskud waxba uma arko inuu ku saxo hadalka somali kudu adag😅😅
😂😂😂
Mash allah habo mcn
❤❤❤❤❤Mashallah 😊😊😊😊
Masha Allaah ❤ ❤ ❤ ❤
Asc muniira qaali waxadtidhahdaa wuu igu malooday xiligan xaar lamayidha sida ulasoco
Allow hooyo ugar gaar saxarada ilmaha hadhow xagay qabanysaa tolow
Manira wan ku salamaya ini badan isman arkiini
Mounira nous sommes des djiboutien maha tu es djiboutien c'est notre 27 juin nounira je t'aime même ton bébé ❤❤❤❤❤
Thnks
Alf Alf Mabruk🎉🎉🎉 maxad u baxiseen wiilka aan Habaryarta u ahay
Masha allaah
Reer jabuuti funny wlhi
Haa
Abaayo adaabta aa ku jirto in aad qufacaada aad dhinaca kale u weecisaa oo weliba afka gacanta ama napkin saarta. Hergab ka waa contagious dhaqsi ayaa leeska qaadaa. Adunka qof igu qunfaco aan u nebcahay.😮
Adigoo lgu qaley marku hargab ku gu dhoco waa dhib ilahegii ku soo dhafiyay ayaa mahd leh
Qalinka aa qufaca wato aa u maleenaa
Hal mar aa la,iqalay
Wana qufacayay hirgabna imaheen
Lkn ani markaa isbitalka kasoobaxay oo guriga imaday aa qufac bilaabay lkn saaid maaheen qufacayga iyo hindhiso
😢😢😢 sorry abaayo munira keep going
Muniira caday kaligaa sheekada noo wad xabibti ❤
Wa kaligeey maanta daawo
Inbti filsan said kugu fahmaynaa carabiyo ❤❤❤😅
Alla xanuun badanaa adooqalan iyo qufac a caloosha maku dhagtey adoo qufacaya waxad moodeysa in caloosha dilaceyso
Sificanbu uso habeyey buskud dawashada shekada wayo mafahmen adana so hagajin wan idinsa lamaya family ❤ an jecelahad tihin
Masha allaah alxamdulillaah
Alx qalin qofkii mara uun baa garan karo dhibtiisa hadu Alle ku soo modi alx aniga qaliinkii sadaxad baan mar dhow maray 2bil ayan ka horeeye abyo alx
Amin
Abaayo adiga oo mahat san caadi wali ma udhashay aniga hada xaamilo aa ahay horayna caadi aa uku soo dhalay hada aada ooka cabsanaya foosha qaliin ayaan dalbaday ee maxaa kala kulantay hadii aa cadi usoo dhashayna yaa sahlan fadlan iisoo jawab
@@bilan9183 abyo hadiiba aad caadi waa u dhali karta lagu dhaho qaliin hadalban foosha waa in yar kadibka hadii Alle ku nabad keeno dadkada lamitahay qaliinka xanuuno badan buu kugu raben Haa abyo hore cadi waan ugu dhalay
@@farhiyayuusuf6815 shukran abaayo
Wdn bilaa qbdro ah ayaa micno dro igu qlen alx hd
Allah ma doo jeexan miyuu qufac kudhacy 😢😢😢😢sorry evan me 😢😢😢😢😢
Mahamed iska soo fariisi waa caadi. Wax walbana ma xasuusan kartid. Cabaad ayaa lagaa keenay maanta.😂
Mashaalh ❤❤
Mansha alaah ❤
Adoo jeexan inaad qufacdo kuuma fiicnaa miskiina 😢
Anigo qln 2day hospital kujiro qufac kbixi wye doctor kulhaa waa caadi kwrn
@@sahromahamud7666 maya wlhi uuma ficna wey furan kartaa meshii qaliinka😢
Sorry abayo qof qalan iyo qufac waa dhib aniga shan jeer ayaa laiqalay cuntada sifiican u cun abayo inshllh waa fiicnaani doontaa soc soco inbadan muniiraay
Inaad Hargab qabto maad ushegtid
Walal hargabka maha qaliinku qufac iyo cuncun bu qabaa
Ilmaha xaaray kaligey aa mooday
Gabadhayda waa la,igu qalay way xaartay anoo fool iheen ay xaartay waa la,iqalay
Afwayn wasakhad
27 juin 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤
Waxa tiirad qolka
Hoyada marki laqalo qofaca wuu imadaa qaliinka ayaa wato qufaca ayaan umaleyay gabar walashay ah o laqalay ayaa sas noqotay
Muniro qurux dumashi hadlkada is jaclahy allha ku xafido wilika eeda u ahey soo bar bar eedo mcn allha idin barekeyo adiga iyo wilikaga iyo walakey buskut frxd igu noladaa
❤❤❤
Bisinka. Waa. Uu socdaa. Hargabka. Xun. Baa. Socda.
Makhasin magaranyan
Caruurta markey qaataan yaa og w.............. S.........n
Wcs quruxey 👍🥰🫶❤
Sorrr😢😢❤❤❤🥰🎉🎉🎉
maxaad udiidi adiga cafimadkaaga aa kujira waalo hadiidi wxuu kugula taliyo takhatiirtu
Mesha waba mel walan ani america ayan jogaa 19 may aya ligu qalay baby anigo hergab qabo wlh ManshaAllah sifican ayey na icawiyen lkn wlh qufacaa wa xanun sait Soryy abayo
Naga reeb dheh ninka yuuska badan adiga kaligaaa kafiicane
Magacii wiilku
Wadanke joogta abayo
Bal.maad iska dhahdid hargab Baan qabaa wxaa kaloo ku qoslay Kan yar baa igu xaaray hhh
somaliland miya inantan
Qof qalnin kudalo markan maqlo calosha ihanunta aniga 3anuuk laiguqale
Caadi ma udha shay wali abaayo hadiisa aa udhashay yaa roon 2bada aniga fooshii aa kabaqowa xanuun keeda qaliin aa rabay inaa kudhalee
@@bilan9183 bisinka wll fool iyo qaliin waxla kala doorto maahee hadii foolcaadiya rabi kuukeeno oo normal udhaleyso alx dheh
@@bilan9183
Klkkkkkkkk
hhh
Yaa ku afgaranaya dhilo Francis may 5 tii aad dhashay