DAGAALKA SUURIYA + QASA + LUBNAAN + ERDOGAN/PUTIN + UKRAINE + KUURIYADA KOONFUREED

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 33

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 7 днів тому +2

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @macaanetv8924
    @macaanetv8924 8 днів тому

    Mansha allah

  • @ABDIRAHIMAHMED-i5s
    @ABDIRAHIMAHMED-i5s 7 днів тому

    Alle hala jiro reer faladiin iyo suniyiinta suriya❤

  • @alirobleh1226
    @alirobleh1226 8 днів тому +6

    Adeero ka fiirso taarikhda hijiriyada. Liibaan!!!!!!!!!!

  • @ElmiAwaleh-p9y
    @ElmiAwaleh-p9y 8 днів тому +2

    Yaaqawyun.yaaqahaar.yaafataax.ugargaar.falastiin.aamiinaamiin.aamiin

  • @farxankhadar3000
    @farxankhadar3000 8 днів тому

    Mahad and wariye mawlid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MustafDaahirjimcaale
    @MustafDaahirjimcaale 8 днів тому

    Guuuul Guuuul umadamuslimiita falastiin

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 8 днів тому +1

    Mr erdogan kama ilbaxo maraykanka abid aniga waxay ila tahay in iran turki ruushka iyo qadar xal u helaan iyaga oo maraykan faraha kula jirin ka madax banàan

  • @MukhtarMohamedmuhumed
    @MukhtarMohamedmuhumed 8 днів тому +4

    Way iskacadahay. Inla isku garaacayo. Madaxyada. Muslimiinta

  • @abubakarwassuga
    @abubakarwassuga 8 днів тому

    ASc w w mucaaradka siirya aniga xowliga aykusocda dhabjab kuyahay istaratijya malatari khubarada milatariga waxay isticmaal nidaam layira scale marka cidamada lacelewayo walobaqadira kadib dhaxda ayaan lagu dhifana labkas waxay oo noqonaya mid culus

  • @AliTaajir-zn8lq
    @AliTaajir-zn8lq 8 днів тому +1

    Mawliid mapka dhulka mucaaradku qabsadeen kusoo dar

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 8 днів тому +2

    Nimankaan aad ka hadlayso ,oo jabhada ah , cadow waxay u yaqaaniin iiran waxayna walaal u yaqaaniin israail.

    • @AminaAli-q8z
      @AminaAli-q8z 8 днів тому

      Waadhirudaa toos diintaadana baro aqoonla aan baa kaamuuqato

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 8 днів тому

    Mr Erdogan wuu qaldamay yuhuuda iyo maraykanka ayuu la saftay oo ah labada cadaw ee islaamka Gaza iyo xisbulah ayuuna ku sameeyey dhabar jabin maraykanka oo ah ka danbeeyey inqilàabkii 2016 la isku dayey suni iyo shiico loomana baahna waqti xaadirkan

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge 8 днів тому

    Sunigu hadeysaoobaxaan xaalku waahagaagayaa gem yaa lashaeelayaa waxaana lagudheelayaa.carabta iraaq dam liibawaliqeen suudaan wazliqeen yaman wa aa badbaadiyey xuutiga lugnaan.waxazbadbazdo u ag ahiico suurya waxaaiskuheysta dowlado waaweyn ruushmareykanturkieeraan iyoshoine sunigu.hadaan aragnaa meeya aygeaaridoonaan lamaqiyazsikaro falastiin yuhuudu waaliqdey walaalna.malahan waxaa.ayskuheysgaa waa varabtii wzxaa kudhacdey.wzzlali😊😅

  • @HassanMaxamedyare
    @HassanMaxamedyare 8 днів тому

    ASC. SUNIYIIN. MAXAA. ULA. JEEDAA. NOOSHEEG.

  • @HassanMaxamedyare
    @HassanMaxamedyare 8 днів тому

    MUCARAD. WAX. HILA. HELEMAYAAN. RUUSHKU. WUU. GODOMINAA. WADA. HALOO. FURO. OO. LABARYAA

  • @MucaadE
    @MucaadE 8 днів тому +2

    Garabkooda Allaha ka boxo kooxdaan takfiirigaa oo western ku wataan,Gaasa may wax u qabtaan waa danbiilayaal la soo adeegsaday,

  • @AminaAli-q8z
    @AminaAli-q8z 8 днів тому

    Ninka saaxiib iiraan gacal uarka ama muslin uarka guna waanadjirin ama badawbaadtahay jaahila midakale siico waxay ugaysatay miyaadkahuruda koman lamabixiyo hadaad hurudo

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 8 днів тому

    Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @naasiribraahin323
    @naasiribraahin323 8 днів тому +2

    Turkey 🇹🇷 hadii uu Iran 🇮🇷 ka hor istaagi waayo ciidamada ay Syria 🇸🇾 doonayso inay gayso wuxuu noqon doonaa dal ku ceebaysan inuu danihiisa gobolka difaacdo
    Waxaana dhici doonta xasuuq ka xun kii 13sano lagu hayay suniga Syria 🇸🇾 Russia 🇷🇺 iyada dagaalka Ukraine 🇺🇦 ayay ku mashquulsan tahay oo awood ciidan ma gayn doonto Syria 🇸🇾 inay dhanka cirka ka duqayso mooyaane
    Lakin waa Iran 🇮🇷 dalka dagaalka dhulka isku dayi doona inuu ka qayb qaato bal Turkey 🇹🇷 haduu naf leeyahay Iran 🇮🇷 ha nagaga filnaado

    • @MucaadE
      @MucaadE 8 днів тому +1

      Waaryaa waad hurudaaye is eeg! Waxa ka socda xaama waa danbiilayaal reer galbeed ah oo aan Cid aan yhuud ahayn u danaynayn! Sifiican game ka u fahan!

    • @naasiribraahin323
      @naasiribraahin323 8 днів тому +2

      @MucaadE afkii Iran 🇮🇷 iyo Russia 🇷🇺 ayaad ku hadashee adeer dadkani 13sano ayaa xasuuq lagu waday dhamaan shiicada gobolka ayaa qayb ka ahaa xasuuqaa walaahi sida Israel 🇮🇱 yuhuuda qasa u deegaamayso oo kale ayaa inta suniga Syria 🇸🇾 la barakiciyo ayaa guryahooda shiico laga keen lubnaan Iran 🇮🇷 Iraq 🇮🇶 Afghanistan 🇦🇫 Pakistan 🇵🇰 ayaa la dejinaayay maanta jaanis ayay haystaan Russia 🇷🇺 waxay ku mashquulsan tahay dagaalka Ukraine 🇺🇦 xusbullah dagaalka Israel 🇮🇱 dhanka kaliya ee basher al asad gurmad uuga iman karaa waa Iran 🇮🇷 iyo shiicada Iraq 🇮🇶 shiicada Iraq 🇮🇶 waa jabhado oo dhib maleh lakin Iran 🇮🇷 waa awood xalada dhinaca kale u rogi karta markaa Turkey 🇹🇷 hadii uunu Iran 🇮🇷 kaga filnayn may ahayn inuu suniga dagaalka galiyo

    • @khadarmohameth9061
      @khadarmohameth9061 8 днів тому

      Xasuusnow Saliga Nabi Maxamed❤
      صلى الله عليه وعلى اله وصحبه وسلم اجمعين

    • @naasiribraahin323
      @naasiribraahin323 8 днів тому

      @khadarmohameth9061 SCW SCW SCW

    • @MucaadE
      @MucaadE 8 днів тому +1

      @@naasiribraahin323 Takfiiri waa takfiiri,Muslimiinta Allaha u hiiliyo,Nimankaan markii dagaalkii lubnaan joogsaday ayaa ciidamadii yhuuda lagu soo dhex qariyay oo xataa waxaa ku jira yukrayn kuwo laga keenay, All I want is hada xaalku sid uu Yahya kuwaas halaga takhaluso,We are All suspicious,Why this time?