@@SomalianTimekhawaariij waxay noqon lahayen hadii ay khilafo islam ah oo shareeco isku xukumeysa hadii ay ku bixi lahayen lakin maanta dawlad cilmaani ah ayey la dagalayaan
تكفير المسلمين بما ليس بمكفر تطبيق الايات زلت في الكفار على المسلمين سفك دماء المسلمين بغير الحق Wa kuwas sifaatka khawarijta , al shababna intaas baa wa ay leeyihin
Qof walba oo sajuuda lamadobatay joogteenta salaada awgeed makhawaarijbaa dadka sifiican ha udhuuxeen muxaadarada sh mustafe xafidahullah
Caqiidada khawaarij Ayaa ah inay ula jeedaan dadka in iyaga kaliya ilaahay jecelyahay waxayna kasawaadiyaan yahuuda ilaaheybaana quraanka ku sheegay وقالت اليهوذ والنصأرئ نحن ابناو الله markaa dadka qaar ayaa layaabi kara
الحمدلله وحده والصلاة والسلام على من لانبى بعده.
جزاك الله خيرا ياشيخنا . الله يحفظك ويرعاك .
اللهم صلِّ وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه اجمعين ❤️❤️❤️
Salalaahu caleyhi wasalim ❤️
Maashaa allah guulayso sh
Alle ha dhowro sheekh Mustafe Xaaji.
Machallha 🎉❤
Maashaa allaahu
Alshabaab iyo dawlada soomaaliya is maraykan wayisla shaqeeyaan
Nabiga scw scw
Wlhi bas Shabaab khawaarij ahayn
Waaa khawarij umada somaliyed ku xadgudubtay walal
Xad gudub waadanbi laakin khawaarij nimo waagal nimo fahan wll adigana@@SomalianTime
@@SomalianTimekhawaariij waxay noqon lahayen hadii ay khilafo islam ah oo shareeco isku xukumeysa hadii ay ku bixi lahayen lakin maanta dawlad cilmaani ah ayey la dagalayaan
Ma dowlad cilmaani ah tuugyhow dhiig ummd somalaiyed banesteen@@zakariaabdi6197
تكفير المسلمين بما ليس بمكفر
تطبيق الايات زلت في الكفار على المسلمين
سفك دماء المسلمين بغير الحق
Wa kuwas sifaatka khawarijta , al shababna intaas baa wa ay leeyihin
Dadka alllah xaqa hatuso
Fesal ali waraabe 👀🫵
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Asc sheikh mustafe su'aal sida weysada loo weysaysto Allah SW wuxuu kitaab Quranka Karim ku leyahay waysada Wajiga dhaq Gacmaha dhaq ilaa Suxulka Madaxa masax lugaha masax ilaa iyo anqawa Su'aashaydu waa maxaa lugaha loo dhaqaa ileen masax ayey Aayadu leedahaye
Wll waa marka biyaha la waayo ayaa ciida lagu masaxayaa waxaana layidhaa gabagabaysi carabigana waxaa layidhaa tayamum تيمم
ADIGAA KHAWARIJ AH DAMEER WAXSHI URAAYE XARWAYNE KADOW AFKAAGA QURUNKA BADAN MUKAHIDINTA ALAHA GULEEYE
7
De sow ayagaba ma ahan kuwa lagashekeynayo ama lasheegayba
Selefi quluwi aabeheed weeye
Shabab musliminta somali kunol ayaa losodiray dowlada iyo ayagaba xalane ayaa laga mamulaa digodana wuu banan yahay in lagu jihado dalintena ayaga ayaa dameyen siey wadanka ogabixi lahayena kudaba jira kuna guleystay shar walbo ey donayan Alaha kuceliyo
Silka hoyada u sheg
Inuu kusoo siktaa umaleysaa qaabka sharaxaaada
alshabab waa galo wayo waxe banesten dhiiga hawiye un
Haddii dhiigga Daarood ay banneysan lahaayeen ma muslimiin bey noqon lahaayeen
UMADA somaliyed Dhan wey layeen waba Hawiye madaxdooda
@@mohamedabdikarin1552 Maya zxp lknse ogow dadka badan laqarxiyo ladilo wa hawiye
@@suleimanDauud afsomali lafahmi karo soqor
Maraxoow qabiil waa la Soo duugay