KEYNAN IYO NAAGTAN HADDA SUUQA IS KEENTAY OO LACAG DOONKA AH, WA 14 SANO KA HOR XILLIGASNA WAXAY JIRTA 29 SANO , XILLIGASNA 3O JIR AYEYBA AHEYD , CARUURTA AYA LA ISU QABSA, WALIB ARRINKO QOYAN, GOBOLKA LAGA SOO DACWEYAY WA MEEL AY CADDAN KALIYA DAGAAN.
Cimraan Beenaale ayaad noqoty markaan. This is sexual Assault, not rape case. Sakaraad nimada iskadaa. Dhagaha ha istirin. I am talking about Keynan case.
Asc, Nucmaanow in ay sweden ka dhigto wax adag waa wax fiican sababto ah wax fiican in uu qofku sani u barto gadhiga gadhiguna ciyar ma ah lkn gabdhan nafteed iyo dadka kalab khatar bey ku jiran hal week gari lagum barto lacagta isu quur oo gadhiga saani u baro hadii kale adig uun baa is dilay
DA'DEEDA SIDA JARAIDKODA SHEEGAY, WAXAY JIRTAY, 29 SANO.
Knaan warkaan waxey ceebeynayaan knaan. Waa wax kama jiraan.❤❤❤❤.
KEYNAN IYO NAAGTAN HADDA SUUQA IS KEENTAY OO LACAG DOONKA AH, WA 14 SANO KA HOR XILLIGASNA WAXAY JIRTA 29 SANO , XILLIGASNA 3O JIR AYEYBA AHEYD , CARUURTA AYA LA ISU QABSA, WALIB ARRINKO QOYAN, GOBOLKA LAGA SOO DACWEYAY WA MEEL AY CADDAN KALIYA DAGAAN.
WCS WR WB SALLAAHU CALEE WASALIIM SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
SALALAHU CACALAYHI WASALAM
Aduunk UK driving lesson lacagti iiga baxday guribaan ku dhidan karay aduunka meel lassson kaga adag inay jirto umalay maayo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maxaad ciwanka oga dhigtay keynan oo gabar kufsaday soo qalad ma,aha inad sidas samayso xitaa soo kuma dhamin inad soo qorto waa lagusoo eedeyay iyagu qofka waxkastoo ay magaciisa lagu dilayo weydhahayan please ciwanada kafiirso
Somalida Yutub yada ah mayaqanaan sida wax loo qoro.
Malyuun Manka,Way isceebaysay,Waayo, Baabuurka mawadi, taqaano😊
Asc waa cajiib lesanka fudeyd Amerika
Keynaan sidaan u ma leynaayo waa magac dil.
Hadii la qabto waa khatar waa in ay laysin qaadato wadooyinka waxaa lagu bartaa baska laraacaa
Wax.kama.jirana
MalYuun maka
Waxba malha
Waad barn i sha allah
Aayar soco intaay gacan
Tadu fadhisanyso
Salalaahu calleyhi salalaahu calleyhi salalaahu calleyhi wasalama salalaahu calleyhi wasalama salalaahu calleyhi salalaahu calleyhi salalaahu calleyhi salalaahu calleyhi wasalama salalaahu calleyhi wasalama salalaahu calleyhi salalaahu calleyhi salalaahu calleyhi salalaahu calleyhi wasalama salalaahu calleyhi wasalama salalaahu calleyhi salalaahu calleyhi salalaahu calleyhi salalaahu calleyhi ❤❤❤wasalama salalaahu calleyhi wasalama salalaahu calleyhi salalaahu calleyhi salalaahu calleyhi salalaahu calleyhi wasalama salalaahu calleyhi wasalama salalaahu calleyhi
Waxan umalayn wa ben abur
Amerika wayba fiicantahay anigana laba sano iyo badh ayay igu qaadatay inaan lesan qaato
Scw scw scw scw scw scw scw
Scw
Scw
War çiwanka iska sax adaba hada cebaynaaye
RAAGA MADOWGA AH MARKEY LACAG YEESHAAN AYAA NAAG LOO SOO ADEEGSATA SII LACAGTA LOGA DHAMEEYO
Adiga cimrano axat hubin hasheegin fanaankana wuxusa ahayn haka dhigin arsaqada meel xunbey kagashe
Malyun manka weligeed ma ilbaxeyso naa gal school dervel meesha jidadki tookadi aad kudhalary ee adku barbarity buulo xaawo maatmoday😂
Malyuun way xaraabaynaysaaye orad camal yeelo bal ninkaa waynaaday waxuu rabo inuu moosheego dumarku gaari ma wadaan adeer 3 ani illa dhashay xaqiiqdii waa taraagle iyo darawalo jaamacadeed adi gaari naad ka hadlaysaaye dumarku waa duuliyaal ayga iyo raga shaqadaas waa isaga mid adigu ma dad afjini ku halaad waxu sheegaysaa anagu waxii jira waa ogmahye
Malyuun maanka watch your language, Midgaan ma ahan dad tuugsada ee waa qabiil Soomaaliyeed oo qabiilada kale la mid ah xishood plze .
Adaaba ka daray qabiil midgo la yidhaa ma jiro qof kasta oo xun qabiilka uu doono ha ka dhasho ayaa midgaana.
@@samowsamale3490 maya qalad ha ii fahmin, Soomaali hadeynu nahay meelo looga yaqaan ayaa jira in wax kasta oo xun lagu sheegana maaha, dadku waa isku mid , waxay dhihi kartay. Qurbaha hadaadan gaari ku wadan waa dhib ama waad kadeedan tahay waa na fikirkeyga.
Wan runta beento wax raban naban
Sexual assault macnaheedu kufsi ma ahan ee fadeexadda jooji. Taabasho ama kelmedo ee sexual assault la oran karaa kufsi waa rape yaa xayawaan
Scwscwscw scwscwscw
Waaaa beentooda somali
Ma kufsan lkn waa cadow limo
@@kaynaanofficialchannel8777sexual assault macnaheedu kufsi ma aha
Cinwaanka siqaldan ayaad udhigtey
Cimraan Beenaale ayaad noqoty markaan. This is sexual Assault, not rape case. Sakaraad nimada iskadaa. Dhagaha ha istirin. I am talking about Keynan case.
😂😂😂😂 waa ku qabatay
Asc, Nucmaanow in ay sweden ka dhigto wax adag waa wax fiican sababto ah wax fiican in uu qofku sani u barto gadhiga gadhiguna ciyar ma ah lkn gabdhan nafteed iyo dadka kalab khatar bey ku jiran hal week gari lagum barto lacagta isu quur oo gadhiga saani u baro hadii kale adig uun baa is dilay