Ha wlh wll yaab iyo amakaag ayaa naga soo haray hadan nahay wiilashi somaliyed gabdhaha somalida 2010 ki wixi ka dambeyey caqligoda hoos ayuu u dhacay waxyaabo badan an caqliga bini adanka galenin ayaa lagu arkay nin african iyo carab ah midna meysan dhaafin waxay ku raacena ma yaqanan hadi la weydiyo
Walhaahi nolosheeda iyadaa u xora ama cawaan ha guursato ama waxay doonayso, Waxa cawaana kuwa dad dhalinyaro ah oon danbi lahayn bilaa sabab ku laynaya hadana Muslim sheeganaya, Viva Deega
,😭😭😭😭qosol mayalo ILAHAY ayaan ku waydinay inu kuso hadeyo hudo khayr ku qoran yahay shaydan nacalad dushisa ha ahaate ayaa ka qalib noqday Allow xaga nagu suug
Alle ha caafiyo gabadhan way xanuunsanayaaa soomaaliyeey gabadhaa haloo kaco quraana halasaaro anigu waxan ku talinayaa in loo raadiyo nin reer miyi ah oo soomaaliya oo ay kaga maaranto cawaanka
Subhanallah Allah caafiiyo gabadhan ..halo duceyo gabadhan mesha wax lugu qosla mayeelan...wan kanaxay gabdhan markan dageystii..ilahayow soo hanuni walashen...dhamanteen haqa allah nugu sugu.....
آلله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
DEEQO AFRO GUURSO LAKIIN U DADAL MUSLIM KA DIIG INSHA ALLAHA WAA HAGAGEYSA. IDIGA DANTADA QAAB SO ISKABADA KANA WAX SHIGI IYO KASA WAX SHIGI ISKA DAAF ABAYO ♥️♥️♥️♥️😎
waa waalatay gabadhani ilaahay ha caafiyo degenaanshaha ay raadineysana ilaahay ha garansiiyo wuxuu ugu jiraa inay is asturto xadhiga allah subxaanahu watacaala na xadhigiisa qabsato
Nolashada quruxon qufka aan u qalmeyn Qimaheda kasen waligaa ha u qeeybin Una xariisto qalbigaga Hana sugin boos aan lagu diyaari nin Qiirada firaaqada kadib weey ku dalineysa Mahaboon inaa naftaada u daaliso shaqsi dartii Ismoo geysi kuwa iska kaa moogeysiya Dar yeel kuwa ku daneya Nabad galiyo ku dheh kuwa kaatagaya nolashada Haka quusan wanaaga Qosol oo hawa lacin Walbaharkaba quusi
Dadka aad wax u so daynaysa ma dad aan somali ayanbaa so diga turjaman ka noqday. Ma adan ku dhagaysanaa mise iyada wakhti badan ayad naga qadanayaa bismilah
Walhi tan wajigeda laga darema salad laan wa iman laan salada hadey waqtigeda tugado zan maahen lahen hadey tugalahed tan marka danbe waxa umaley iney hadana yahuu ye idanbajin
I think she’s very different from many of us and we’re homogenous society. Not that I’m saying her life vision is ok because the man seems to be living in the jungle and that means ( from what she’s saying ) he’s one of those naked Bush tribes. Remember she also wanted to be nurtured on top of a tree. I think she’s very confused as to what her purpose in life is.
Wax lagu qoslo mahaan walaalkey Abdulahi macalin huseen walaahi waa wax qaliniga la ooyo waayo waa gabar muslimaad ah oo Somalia ah ka so qaad walaalsha mise hooyo somaliyeey waa hooyada o kale allah kama dhiige ha lo so duceeyo
Cimirgago dherada geel dhalaya buu ku tusa ban maqli jiray lkn duur joog iyo miyi hadad rabtid somali reer gura way leyihine de aad oo guurso lkn wlhi nimcada Ilahy ku siyey aya ku cun cunysa subhanalah ilahaw so hadeey 🙏🙏🙏waxba kuma oran kareh
Waciyadu billah zabin aqir aya la jooga"gabadhan naf iyo sheydan ayaa ka qaalib noqden markaa in an ku qosolno ma,ahan ee an uu duceyno in uu allah (sw) an uu barino in uu so hanuniyo oo uu dacadisa uu fududeyo imtixan aya heyso marka allah ha ino wadaa naxaristo dhamanten wadada xaaqa ah na allah ha inagu hagajiyo i.a waan idin salamaya asxbtaa quruxda qoyska2 dhamantin💘
Samiday deeqo afaro waxan ku la talin Linlaha inay iimasato nicmada ALLAHA WEYN siiyey Iskan dhafto ninkas cawankaha Allaha weyan unoqoto hana barisso Allaha
Waxaan oo kale maahan qosal ee haloo duceeyo gabadha Alle ha u gargaaro walaashen han u noqoto Alle nimcada Alle siiyay ha ku shugrido walaashen hadey xanuunsan tahay Alle ha caafiyo
quranka Allah in lasaaro iyay ubaahantahay haday maskaxdeeda fiicantahay nin baadiyaha somalia dagan iyay guursanlahayd ee waxba ka khaldan subxaanallah Allaha caafiyo haday dad leedahay dadkeedu quran saaraan anigu waa afkaartayda anigoon caytamayn nin muslim ah oo baadiyaha somalidu ku noolyihiin 5 anta somaliyeed ya Allah caafi
gabdhah waalasir xay anaa ku riyooday iyadoo dhiban oo lasir xay sadex jeer baan ku riyooday laakiin meel aan kala xiriiraan waayey waxay u baahantahay quraan saar
Wllhi Ilaa Xalay Waa Qoslaayay
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
😄😄😄😄
😄😄😄😄
😂😂😂😂
Kkkkkkkkkkk
Nolosha waxa ku kadeeday wa cibaado laanta iyo macsida ayku jirto Walaahi diinteena macan aynu ku dhaqana wa nolol mcn☝️🤲
Subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah 😭
Meesha qosol mayaale walalo haloo duceeyo gabadhan inu Illahey xaqa tusi....
waa waalida dhaqanto waxan oo kale 😭😭
0
Fiiri ha ku qoslin ee ducee gabadha
Haaa wa runta abayo ilaahay xaqa hatooseya
Allow midaan ugar gaar oo xaqa tus
Ha wlh wll yaab iyo amakaag ayaa naga soo haray hadan nahay wiilashi somaliyed gabdhaha somalida 2010 ki wixi ka dambeyey caqligoda hoos ayuu u dhacay waxyaabo badan an caqliga bini adanka galenin ayaa lagu arkay nin african iyo carab ah midna meysan dhaafin waxay ku raacena ma yaqanan hadi la weydiyo
subxanalah qofka markey cibada iyo alle ka cabsiga uku yar yahay wa sidan okale
Gabadhan wey xanuunsaneysaa allaha caafiya dadkeeda qur aan hasaartaan nolosha ayaa kawareertay bisinka diinta u dhawoow walal deeqa yaa allah wey xanuunsaneysaa😭😭😭😭
😆😆😆😆😆🤣🤣
She's attention seeker
Daaroodka dhan wey xanuunsan yihiin miyaa🤣🤣😁. Dabcasir, farmaajo, deeqo afaro, duqbiloow, soola, mama malyun, abwaan dhiirane, axmed madoobe, siyaad bare, tii ninka iska dhigtay😂. iigu dara intaan hilmaamay😆😁
@@wadaniwadani8523 ilaahay baa cudur haya caafimaadna haya hadaad adu caafimaad qabto haku jees jeesin dadka aan caafimaadka qabin ilaahay waa awoodaaa inuu dadka caafimaaad siiyo
Ma xunuunsan waad u jeedaa sidee u hadleys
subscribe like shere nosara wll waxa eyno thy dhiragaliin hanaga bakheliina wll dadka walalaha ah wa kuwa is cawiya mhdsndiin❤❤❤❤❤❤
قال الله تبارك تعالى (ومن اعرظ عن ذكري فإن له معيشة ذنكا ونحشره يوم القيامة اعمى) waliba gabadhan quraanka way bartay
ولا حول ولا قوة الا بالله ولا حول ولا قوة الا بالله حسبي الله ونعم الوكيل انا لله وانا اليه راجعون
Kkkkkkkkk.hhhhhh
Subxanallah, let's pray for her u may never know she is undergoing some hidden force. May Allah s.w guide her to the right way. Ameen
@Habiba Adesh. She is a lost soul. May God guide her into the right path.🙏🙏
😂😂😂😂😂deeqa halo gurmado walahi ilahay wey ilowdey subxallah 😭
🤣🤣😆😆
Aniga uguhoreyo inta igadambeyso like😂
😀😀😀🤣🤣😆 geedkee usii dhawaane
Aan udeceyno inuu alle xaqa tusiyo
Walhaahi nolosheeda iyadaa u xora ama cawaan ha guursato ama waxay doonayso, Waxa cawaana kuwa dad dhalinyaro ah oon danbi lahayn bilaa sabab ku laynaya hadana Muslim sheeganaya, Viva Deega
😂
Inta ninka cawaanka ka yaabte like ii saar
Scw walahi Qofwalba oo islama
Ha oo Duceyo Cadiimaha 😭😭😭
Diintaa ku yar Allaha soo hadeyo
Asc
,😭😭😭😭qosol mayalo ILAHAY ayaan ku waydinay inu kuso hadeyo hudo khayr ku qoran yahay shaydan nacalad dushisa ha ahaate ayaa ka qalib noqday Allow xaga nagu suug
Waa runtaa
Deeqa afro malinba wax cusub war wa ninki dili lahaa oo geedki saari lahaa hory u soco 😀😀😀😀
ged masaraye wu cuni wey isawiranthy taas
Hhhh
Waa kii geedka saari lahaa
Qof waliba
Wuxu ilaahy ka baryuu helaa
Nin somali ey helaa oo guriga dhaxdisa isqawinaayo hortada sacsocdo subxanallah
😂 Meesha waxbaa ka socdeee Allah ha sahlo wlshy
Alle ha soo hanuniyo inti habowsanba haku qoslin hana layabina mustaqbalka siday noqon Illahay ayaa og
😂😂😂😂😂haduu ku cuno kawaran Ilaahow raxmad aktaada ayay taala xaqqa tus subxaanallah
dhibta aydaremasa waadinla an alle xaqa hatu halodu ceyo
Subxaanallah
Wal ciyadu billah ilahay shaydan naga qabo. Alow anigo muslim ah oo somali ah hay doorin subxana laah ☝️☝️☝️☝️☝️allahu Akbar
asc abdulahi wallahi waa arin xanuun badan waa gabar somaliyeed allaha soo hanuniyo
الحمد لله الذي عافاني مما ابتلاك وفضلني علي كثير ممن خلق تفضيلا
Qoftan caqliyan inama caadi maaha subxaan allaaah ilaahow caafi
Subxanallah allah diinta macaantiisa allah na fahansiiyo
Amiin amiin yaarabi 😭😭😭😭
Ilaahii war mawaxan qurux qoys ah subxaanalah ilaahow xaqa natus
Walahi brother you are right whose who forget Allah they will live misarble life 💯
Alle ha caafiyo gabadhan way xanuunsanayaaa soomaaliyeey gabadhaa haloo kaco quraana halasaaro anigu waxan ku talinayaa in loo raadiyo nin reer miyi ah oo soomaaliya oo ay kaga maaranto cawaanka
Qosol mayaal meeshan ee haloo duceeyo
Sumxanallah sumxanallah
Subhanallah Allah caafiiyo gabadhan ..halo duceyo gabadhan mesha wax lugu qosla mayeelan...wan kanaxay gabdhan markan dageystii..ilahayow soo hanuni walashen...dhamanteen haqa allah nugu sugu.....
Meeshay u dhalatay ha aado iyadaaba badiye bay qabaane oon buuq lahayne ariga ha iska raacato buuq la,aan
asc wllkay claahi wn ku salamay deeqo waa gal diin mahasato subxanalaah
@@umuaxlan8044 allow soohanuuni deeqo
آلله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
warhedhe dadki dhalay quran hasaran inaan taa kolay inu jiin ku jiro ayaa filaya haku qoslina allah cafimad hasiyo
Anaa reer miyi udhisilahaa oo mudlim sh
deeqa is lonely pls kind words to deeqo go badiye in somalia, pls understand men need to understand and make our country peaceful place
DEEQO AFRO
GUURSO LAKIIN U DADAL MUSLIM KA DIIG INSHA ALLAHA WAA HAGAGEYSA.
IDIGA DANTADA QAAB SO ISKABADA KANA WAX SHIGI IYO KASA WAX SHIGI
ISKA DAAF ABAYO ♥️♥️♥️♥️😎
Iisaara as xaabta cabta cabdullahi adinka oomahad san
Aniga Fikirkayga yaree gaaban waxay ila tahay in ay sixrantahay !!!!
Waalid haday leedahay ha quran saaraan 🌺
Hhhhhhhhhh allh qosol badnaa ma sirxnaa iimnka ku yr
Waa dhici kartaa
Waa dhici kartaa
Geed halay saaro layabee hadan cawan miyaa no kenatay deeqo ilaheey haku so hanuuniyo
Subxannallh wllhi qofkaa waxas waxa keena waa cibada la aanta
Subxanalah wlhi wan kanaxey rabii hacaafiyo diinta mcnkeda rabii hafahan siiiyo qalbiga waxa daawo u ah waa kuxirnaashaha rabiii rabii xaqa ha wafajiyo
Why ugu Qoslaysaa illaahay kacabsood janadii laguma bishaarayne maxaad ugu Qoslaysaa maad u duceeysid is not funny 🤔🤔😱
Kkkkkkkkkkkkkkkk 😁😁😁😁
waa waalatay gabadhani ilaahay ha caafiyo degenaanshaha ay raadineysana ilaahay ha garansiiyo wuxuu ugu jiraa inay is asturto xadhiga allah subxaanahu watacaala na xadhigiisa qabsato
Nolashada quruxon qufka aan u qalmeyn
Qimaheda kasen waligaa ha u qeeybin
Una xariisto qalbigaga
Hana sugin boos aan lagu diyaari nin
Qiirada firaaqada kadib weey ku dalineysa
Mahaboon inaa naftaada u daaliso shaqsi dartii
Ismoo geysi kuwa iska kaa moogeysiya
Dar yeel kuwa ku daneya
Nabad galiyo ku dheh kuwa kaatagaya nolashada
Haka quusan wanaaga
Qosol oo hawa lacin
Walbaharkaba quusi
deeqo aniga ayaa hada ka hor jeclaaday waa na leeydiiiday
Dadka aad wax u so daynaysa ma dad aan somali ayanbaa so diga turjaman ka noqday. Ma adan ku dhagaysanaa mise iyada wakhti badan ayad naga qadanayaa bismilah
Walhi tan wajigeda laga darema salad laan wa iman laan salada hadey waqtigeda tugado zan maahen lahen hadey tugalahed tan marka danbe waxa umaley iney hadana yahuu ye idanbajin
Waa kii nafata ku dhaafalahaa saa iska inlaali sirixi kiisa iyo dhagaratiisa
magacaygu wa falis waxan ahy gabar somaliyed isla markana magalada muqdisho ku nool waxan leyahay deeqo maskaxiyan ayey uxanunsanthy allaha caafiyo iimaankana haku so cesho
Awamiirta illahey marka kadheerato saana cml aya kudambeyso xasbuuuk
Xasmuna allaahu wanimal wakiil allow soo hanuni shaydanbaa qatay iyadoo le mulimka dhigay diintii sharafta badnayd ka irdheeyay waana wamalu shaydaan subxana llaah allow khadumada khayr nogu khadin waa akhiru sabaan
Deeqo afro wrkii hore war zoo dhaaaF😂😂😂
Waxa ugu wacani wa diin lanta hayaBin iyda cawan oo bilaa diin ah al hsoo hadeeyo aaamiin
Hhhhhh danteda wa kase waxey rabta meel geedo ka agdhow geedkii lasari laha ey udhawana 😂😂😂😁😁😁😄😄
😆😆😆🤣🤣🤣😀😀😀
Walaaley deeqa waan jelahay on tageera laakiin cawaanta warbadadoow ama qoli ismaris yahay mxa ka ogtagay
Realy this case is depression
I think she’s very different from many of us and we’re homogenous society. Not that I’m saying her life vision is ok because the man seems to be living in the jungle and that means ( from what she’s saying ) he’s one of those naked Bush tribes.
Remember she also wanted to be nurtured on top of a tree. I think she’s very confused as to what her purpose in life is.
Cabdulaahi maanta qosalkiiso waa sol xalaapa
Alle ha caafiye u duceya gabadha
Cabdulahi qosolka aa ka dhamaday
Wax lagu qoslo mahaan walaalkey Abdulahi macalin huseen walaahi waa wax qaliniga la ooyo waayo waa gabar muslimaad ah oo Somalia ah ka so qaad walaalsha mise hooyo somaliyeey waa hooyada o kale allah kama dhiige ha lo so duceeyo
Alle Haso Hadeyo yaa rabi waba laso celiyey Alle Ayaa Mahad leh
ALLE SWT KABAQ ADIGU GABADHANA HA KU QOS LIN WAA WALAASHAA OO KALE EE UDUCEE
dumashigeena cawanka ah haku fogaane dhibaada diyaari
Inaa lilah wa inaa illahi rajucun ayadawa cawan wax dhamin diinta hadi la bari lahaa sidaa mayssmaysan
Gabdhaha haku mashqulina in ey xanun santahey aa laga yaabaa ee uduceeyaa ilaahey ha caafiyo walaasheen somaaliyeed waayee
Allah ha cafiyo Deqa Afro
Bismilaah marka hore waan ku salaamaya adiga iyo reerkaagaba iyo inta daawaneysaba hadaba
horta muslin matahay Deeqo afro
Cimirgago dherada geel dhalaya buu ku tusa ban maqli jiray lkn duur joog iyo miyi hadad rabtid somali reer gura way leyihine de aad oo guurso lkn wlhi nimcada Ilahy ku siyey aya ku cun cunysa subhanalah ilahaw so hadeey 🙏🙏🙏waxba kuma oran kareh
bisinka Wllhi gabdhan ma fiyowa ee dadki eye ka dhalatay ha qabtan quran hasaran ilahay ha ucafiye hooyo iyo abe dhalene
Subxanalaah Subxanalaah Subxanalaah Subxanalaah Subxanalaah Subxanalaah
Asc ha Cunee daaya haqashee
Deeqa afro usheega
Dadkaasi dadkay cunaan
Maalinbaa lagugu cashayn doonaa
Horay waxay ucodsatay inaan la'aasin
Hada inla aaso iskadaaye lafaheedaa
Laja jabsanayaa
Deeqo afro dream come to true
Sax
Alle ha soo hadeeyo deeqo qof qalbi wanaagsan bay ahyde 🤲
Alle ha Soo hanuuniyo gabadhaso adin kana u duceya walala yaal
Subxanalah wlhi wax lagu qoslo maaha waayo anuu waxan u arkaa qof an caadi ahayn oo shaydan qaatay ale hasoo hadeeyo 😭😭😭😭
Gabadhaan Labada umbeey midtahay inuu nin eey jaceshahay xumeeyiy Iyo Iney xanunsantahay Allha Ha soohanuniyo
ilaahay ha caafiyo shadaan baa kushaqaysanaye
Thanks 👍👍👍 naagta way waalantahay deeqa
DEEQA INTAA WAXAAY RAADINESO MAAYDAAN FAHMIN HADHAW SIDII CAWAANTA IN GEED MEEDKEEDA LASAARO GARTA
Ilaahey caqli ha siiyo dumarka somalida wlh walaga yaaban yahay gabdhaha somalida gaal iyo muslimba
Gabadhan horta illaahay jidka toosan hatuse.inta kadib gabadh khalkhal xaga iimaanka ayaa kudhacaye haloo duceeyo.
Tan waxa dhibka ukenayo saladlaan iyo quran laan allow soo hanuuni ada weyne 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👈
Aniga micnaha cawaanka maan fahmin.
Wll cawaan waa qof jahliga heerka ugu danbeysy ka garay aan la haysanin xadaradaha dunida inteda kale ka jirta
SuBSCiBeD
U made my day, ayadhana Allah sohanuniyo I. a
Subhanaallah how will she know his language it’s crazy.
Allaha caafiyo gabadhu ma fayoobe
Allah. Kacabsada.wariya.yaa.hadey.waantahay.idinku.mawaalanti.hiin.ha.soo.daayina.wxs
Waciyadu billah zabin aqir aya la jooga"gabadhan naf iyo sheydan ayaa ka qaalib noqden markaa in an ku qosolno ma,ahan ee an uu duceyno in uu allah (sw) an uu barino in uu so hanuniyo oo uu dacadisa uu fududeyo imtixan aya heyso marka allah ha ino wadaa naxaristo dhamanten wadada xaaqa ah na allah ha inagu hagajiyo i.a waan idin salamaya asxbtaa quruxda qoyska2 dhamantin💘
Samiday deeqo afaro waxan ku la talin Linlaha inay iimasato nicmada ALLAHA WEYN siiyey Iskan dhafto ninkas cawankaha Allaha weyan unoqoto hana barisso Allaha
Sh cabdulahi masha alah halmar muxadaro nosojedi wlh masha alh
subxaanalaah ilaahay ha soo hadeeyo walaasheen ha laa duceeyo
Waxaan oo kale maahan qosal ee haloo duceeyo gabadha Alle ha u gargaaro walaashen han u noqoto Alle nimcada Alle siiyay ha ku shugrido walaashen hadey xanuunsan tahay Alle ha caafiyo
Gabadha waa sixrantahay ama ilaahay ha u dhowaato markaa Quran hala saaro.miskiin ilaahay hasoo hadeeyo
quranka Allah in lasaaro iyay ubaahantahay haday maskaxdeeda fiicantahay nin baadiyaha somalia dagan iyay guursanlahayd ee waxba ka khaldan subxaanallah Allaha caafiyo haday dad leedahay dadkeedu quran saaraan anigu waa afkaartayda anigoon caytamayn nin muslim ah oo baadiyaha somalidu ku noolyihiin 5 anta somaliyeed ya Allah caafi
Cabdulahi macalinoow mala yaptay arinta deeqo African
Deeqo afro
Nagtu diinteyday ka fogatay eee yey Ku danbajin
Bismilaahi gabadhu way xanuunsanasaa baan umalaynayaa ma waxay ku hadashay garan wayday
Malaha waa halkay ku dhiman lahayd, geedkiina lagu saarilahaa.
Haday hadalkaa horey u tidhi
😂
Alle ha soo hanuuniyo walasheen
gabdhah waalasir xay anaa ku riyooday iyadoo dhiban oo lasir xay sadex jeer baan ku riyooday laakiin meel aan kala xiriiraan waayey waxay u baahantahay quraan saar
somalida aya dadka waala..meeshan qosol maayalo..Allah xaaqa hatuso walashen...
Wanaceeweese Allah haku ceeweeyo wax kale Ku dhaho malahanee
ASC
DEEQO AFRO WAA GABAR SOMALI.
TAAS YAAB MA AHA AMA WAX LIYAB MA AHA.
HA GUURSATO NIN RABTO.
MUCJEZO AMA WAX QUSUL MA HA NAFSADAADA WAX BAAKAMAQAN