AMIIRO MUSQUSHA MOLKA SO DHAQ DHULKA FADHIISO VIDEO TIKTOK DUUB XUKUMO ADAG..?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 гру 2023
  • #king #ceyda #subscribe #for #more

КОМЕНТАРІ • 255

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 7 місяців тому +53

    Amiira waa qofta kaliya ee team 27 ugu daacadsan asxaabteeda way ixtiraamtaa haday su aal waydiiyaan si sax ah bay uga jawaabtaa wixi ay ku xukumaana si sax ah bay u samaysaa markaa Team 27 waxan dhihi lahaa Amira qurux ilaashada waayo aad bay idin qadarisaa ❤❤❤

  • @UmayraMuhyadin
    @UmayraMuhyadin 7 місяців тому +64

    Amiira prank oo jecel inuu ceyda ku sameeyo ya igu raacsan

    • @iiqlaas5803
      @iiqlaas5803 6 місяців тому +1

      Aniiii kugu racasanaaaaan☝️diyaaar 😂

    • @UmayraMuhyadin
      @UmayraMuhyadin 6 місяців тому

      @@iiqlaas5803 han ku waalno asa samayneh qofkasta sas ha u qoro markas wuu ku qasbanyhy

    • @asmarafarah9623
      @asmarafarah9623 6 місяців тому

      May may 😂😂

  • @user-wr4qs7ik8m
    @user-wr4qs7ik8m 7 місяців тому +19

    Wll Nabigeena muxamed scw Igula Sali.......❣️❣️

  • @queenayush1463
    @queenayush1463 7 місяців тому +27

    Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiiiin😢🤲❤❤️wll isboqo oo waxad ee awoodid isaar shukran ❤️🌎

  • @husniaftah2707
    @husniaftah2707 7 місяців тому +17

    Amira iyo ceyda video yada ad wada samaysan wa interesting keep on going

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 7 місяців тому +46

    Ceyda io Amira waxa isku tihin Tom and Jerry 😂😂😂

  • @hanadkingmd3758
    @hanadkingmd3758 7 місяців тому +19

    wlhi cayda channel amiira wxii lagu xukuma halkan ayaad kaga arsatay team qab+qab isn't easy 😅😅😅❤❤

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 7 місяців тому +13

    The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤❤

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 7 місяців тому +11

    ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)

  • @NajmaNajmaaadan
    @NajmaNajmaaadan 7 місяців тому +28

    Cayda cawa video waan ku raxaysatay wlhi wayo aamirada kula duubaysay❤❤😊

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 7 місяців тому +22

    Tem qabqab marka isla jogtan jacelnahy ❤❤❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 7 місяців тому +15

    Amiira markay dhahday musqulyaashaas dhan waala buuxaa dadaa soo fadhiyaan shir bay ku haayan bye bye shirku ha idiin wacnaado iyo markay dhahday ma cunaa ani markaa kaarka saan u qoslay lee waa funny 😅 dadkaas musqusha ku jira see yeeshay Amiiraay kkkk way soo fadhiyaan kulahaa Alla ma nooli 😂😂

  • @IkhwachanneL
    @IkhwachanneL 7 місяців тому +44

    😂😂😂😂
    Musqusha shiraa lagu haaya kulaha amiiro 😂😂

    • @Mandeeqa
      @Mandeeqa 7 місяців тому

      😂😂

  • @khadijamohamed9420
    @khadijamohamed9420 7 місяців тому +10

    Alaa amiira qurux waa funny wllhi 😂😂😂😂😂musqusha dadaa ku jiraa shirka ha idin wacnaado kulahaa 😂😂😂😂😂

  • @KingMadar-xh3sk
    @KingMadar-xh3sk 7 місяців тому +10

    Ceyda 2024 wax yar ayaa ka hadhay magacii qab qab ma fasirayaa

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett 7 місяців тому +20

    Allah is One☝️PrOpHeTt moHaMeD sCW❤😊

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 7 місяців тому +23

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

    • @wahab19yere61
      @wahab19yere61 7 місяців тому

      (صل الله عليه وسلم)

    • @sacdiyoabdi4995
      @sacdiyoabdi4995 6 місяців тому

      Salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 7 місяців тому +10

    Ceyda amiira daaa miskiin weeye hadana hooyo weeye xukumada u fududee😢😢❤️❤️❤️

    • @Barwaaqo114-rz6xp
      @Barwaaqo114-rz6xp 7 місяців тому +1

      Channalkeeda wexey ku sameysay ma,ujeedid😂

    • @nimcocismaan9919
      @nimcocismaan9919 7 місяців тому +1

      @@Barwaaqo114-rz6xp isaga kaga horeeyyay 😂

  • @Shadiyanazir
    @Shadiyanazir 7 місяців тому +16

    Dadaaa fadhiyo shir ayku jiraaan😂shirka hani wacnado

  • @sadiahassansamaara2673
    @sadiahassansamaara2673 7 місяців тому +1

    First veiw first like , view comment❤

  • @shukriinainadadaal3462
    @shukriinainadadaal3462 7 місяців тому +5

    Idin jecliyaa Amira iyo ceyda❤

  • @Samirahosh
    @Samirahosh 3 місяці тому +1

    Team qabqab 2024 wa la gaare gorme no sharaxeysiin wxa laga wado ( qabqab )

  • @axlaamcumar5905
    @axlaamcumar5905 7 місяців тому +8

    Amiira u madeena maha shir ee Hayaan kulaha funyy😂😂

  • @khadrakhaliifdheeman1469
    @khadrakhaliifdheeman1469 7 місяців тому +16

    Labadan dhib badana horty 😂😂😂😂 amiira cawa wey ku socoty adkayso

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 7 місяців тому +1

      haa waa dhibkii oo dad ah labadaan siday isku fahamsan yihiin iyo saxibtinimada ka dhaxaysa ayaa sababaysa inay 90kaba is dhibaan hadana ay san kala xanaaqin 😅

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 7 місяців тому +19

    Amiiro qurux is not easy 😂

  • @jacfar1226
    @jacfar1226 7 місяців тому

    First comment on your video😂❤

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k 7 місяців тому +3

    Waw amira cadey walashey macn iyo walakey ceda wanitagera wanisalamay walahi labadina markatin gemka dod maleh sicalad baudheshin ceda

  • @nasromahmoudabdi
    @nasromahmoudabdi 7 місяців тому +1

    King ceyda keep going❤❤

  • @Amalayyyyqurux113
    @Amalayyyyqurux113 7 місяців тому

    Asc king ceyda keep going bro ❤

  • @ikranfarax
    @ikranfarax 7 місяців тому +2

    Amiira keep going ❤❤ wan ku wataa

  • @safiyadheman4099
    @safiyadheman4099 7 місяців тому +4

    Maasha allh walasha ilaahay ha daayo

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 7 місяців тому +19

    INTA daawaneyso Muqaalkan AYAKOO CAAFIMAAD QABAAN WAAN IDIN SALAAMAY 👋 INTA KA HESHAY video gaan❤️☺️ Habeen wngsan ❤ Ceyda is Not Easy 😂

  • @ayaaniitomoha
    @ayaaniitomoha 7 місяців тому +1

    Keep going wlky ❤

  • @user-gl6oz6pn9x
    @user-gl6oz6pn9x 7 місяців тому

    My Brother Tha One and only Ceyda❤

  • @XafsaQaali
    @XafsaQaali 7 місяців тому +4

    Amiiradeena wan ku wadanaa❤❤❤❤

  • @Sharmacreative1
    @Sharmacreative1 7 місяців тому +2

    King ❤Ceydaa

  • @Amiira945
    @Amiira945 7 місяців тому +2

    Allah haku barakeyo hadaa chanelkayga booqato

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 7 місяців тому

    Wow amazing keep going legend 🎉😂😂😂❤❤❤❤

  • @fatmaimaan
    @fatmaimaan 7 місяців тому

    First 😮😊

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 7 місяців тому

    Ceyda come on 600k ❤

  • @user-zu3ng1kg2v
    @user-zu3ng1kg2v 7 місяців тому +3

    Walaasha boqorad❤waaye 😮😮

  • @aliyare228
    @aliyare228 7 місяців тому +2

    King ceyda❤❤😂😂

  • @user-ji9jq6ic9p
    @user-ji9jq6ic9p 7 місяців тому +93

    King ceyda zxb reply 😢

  • @ayaanle8923
    @ayaanle8923 7 місяців тому

    Sxp qali noolaw inta nolol jirto king cayda

  • @Fardowso526
    @Fardowso526 7 місяців тому +9

    Alla qaqabow masocesa nabarte hadane wwww aa nabari rabta😂

  • @faadumoaadan8570
    @faadumoaadan8570 7 місяців тому +5

    team qab qab isn't easy 😂😂😂❤❤❤

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 7 місяців тому +1

    Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @CabdisalanXasan-ri5nx
    @CabdisalanXasan-ri5nx 7 місяців тому +10

    King ceyda keep going ❤

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 7 місяців тому

    Qabqab are back my favourite team ❤❤

  • @user-jt1pr7gy5v
    @user-jt1pr7gy5v 7 місяців тому

    Asc king ceyda❤❤❤

  • @Asmamohhamed
    @Asmamohhamed 7 місяців тому +3

    Hay amiiro ka aarso ceydaa 😢xukumo adag wey dii

  • @user-ft2on3wt8w
    @user-ft2on3wt8w 7 місяців тому +5

    Video ka amiira si an ufahmo tik tok aady kadib soo noqdy aqlilyda commentka😂😂😂

  • @najuumstarchanel6051
    @najuumstarchanel6051 7 місяців тому

    Wcs masha alah❤❤

  • @user-wl3yq8km1d
    @user-wl3yq8km1d 7 місяців тому +5

    Amiiradena ku jeclahy 🥰

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef 7 місяців тому

    😊team qab qab😊

  • @user-xt3sm4ov8t
    @user-xt3sm4ov8t 7 місяців тому

    Come soon 700k🎉🎉🎉🎉🎉

  • @rahmamacalin
    @rahmamacalin 7 місяців тому

    Ana ugu horeyo😂

  • @meymunhasan5324
    @meymunhasan5324 7 місяців тому

    Amiiro waan ku wataaa❤❤❤

  • @IkhwachanneL
    @IkhwachanneL 7 місяців тому +4

    Qabqabyaasha 😂❤❤❤

  • @NaciimaMoalimAadan
    @NaciimaMoalimAadan 7 місяців тому +1

    dedka musqusha kujiraan shir ayay heeyaan❤❤

  • @user-hx9se2ke1p
    @user-hx9se2ke1p 7 місяців тому +4

    Amira funny 😂😂❤❤

  • @user-rc1hm9qs8h
    @user-rc1hm9qs8h 7 місяців тому

    First comment team keygii ❤️‍🔥🫶

  • @ifrahabdurahman3462
    @ifrahabdurahman3462 7 місяців тому

    King ceyda

  • @guleedyarecaydiid3928
    @guleedyarecaydiid3928 7 місяців тому +1

    Amiira qurux ❤❤❤

  • @asmamaxamed791
    @asmamaxamed791 7 місяців тому +1

    Please 🥺🙏🏻 next koko kasoo dhik

  • @FihiimaIbrahim672
    @FihiimaIbrahim672 7 місяців тому +1

    Team king ceyda ❤❤❤❤❤

  • @asmamaxamed791
    @asmamaxamed791 7 місяців тому

    Plz next koko kadhik❤😢kuparyaa

  • @user-fc6hf5hg5w
    @user-fc6hf5hg5w 7 місяців тому +3

    koko iyo adi soo samee😊

  • @user-js1yb5sm6e
    @user-js1yb5sm6e 7 місяців тому +2

    Ceyda wankusalamay wana kutageeraa waxan jeclahay inaa kasoo muqdo janalkaada dacadi teamka dadka an kawato ayaatahay sxb sare malesiya imaanrawaa in.a

  • @user-qu3xm9cw3b
    @user-qu3xm9cw3b 7 місяців тому +1

    King of king

  • @user-zh8ci2uy1w
    @user-zh8ci2uy1w 7 місяців тому +1

    Ceyda reply please😊

  • @BBYKOYAL-kl1ll
    @BBYKOYAL-kl1ll 7 місяців тому +3

    Spin sobadi asxbta kle na soqabo Koko iyo Asad 😍

  • @IstaahilAxmad
    @IstaahilAxmad 7 місяців тому

    Dadkii cudbaa meyeen from Somaliland ❤❤❤❤

  • @MaryamoCabdi-tm5bq
    @MaryamoCabdi-tm5bq 7 місяців тому +1

    Ceyda wa kutageera wan kogu fana wana kujecelhy blzz iso jawab😢😢❤❤🫂😥

  • @user-jw6tt7nt9v
    @user-jw6tt7nt9v 7 місяців тому

    Team qab qab ❤❤

  • @queen-caday3227
    @queen-caday3227 7 місяців тому +2

    Spinka adi io koko soo sameeyaa labadiina oo kaliya❤🥰

  • @Miloeli
    @Miloeli 7 місяців тому

    Asc ceyda

  • @user-jl8tz3fu5e
    @user-jl8tz3fu5e 7 місяців тому +2

    War maanta an ugu horeyo jah inte iskudadiya 😂😂😂

  • @Runeey
    @Runeey 7 місяців тому

    Team qabqab waan idiin wadana ❤

  • @SuhebAhmed-gi8xe
    @SuhebAhmed-gi8xe 7 місяців тому +2

    Walky qab qab kasohadal 2024 weysodawate😂😂

  • @NajmaNajah-bq9id
    @NajmaNajah-bq9id 7 місяців тому

    First 😂❤

  • @user-jg4mc6nq1w
    @user-jg4mc6nq1w 7 місяців тому +6

    Cayda wlhi si xaad ayaa ku aminsanahay wanna kujeclaha waaana taageero Kaliya waye❤❤❤❤❤❤

  • @AnishaAhmed-gk7uu
    @AnishaAhmed-gk7uu 7 місяців тому +1

    Team qabqab💜 love you

  • @craxmaanmaxamed8922
    @craxmaanmaxamed8922 7 місяців тому +6

    Ceyda kooko prank isameey baliis waa gu bar yaa ceyda wll❤❤❤❤❤❤

  • @Jaaaama36
    @Jaaaama36 7 місяців тому +20

    Amiiro funny waaye musqulaha dadaaa shirk ku haaysto kulhaa 😂😂😂

    • @AbdiazizHajir
      @AbdiazizHajir 7 місяців тому +1

      ،😂😂🤣

    • @AbdiazizHajir
      @AbdiazizHajir 7 місяців тому +1

      😂

    • @amishpatel7545
      @amishpatel7545 7 місяців тому +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂 shirka ha idin wacnado aa amira wad iga qoslisay

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed4808 7 місяців тому +13

    Team qab qab isn't easy 😂

  • @yahyeajab8841
    @yahyeajab8841 7 місяців тому

    When U have sister love U 😩👐 Ceyda is not easy👌😂

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 7 місяців тому

    Jh😂allla kuban jecliya ❤❤❤❤

  • @user-rh3hb6cd5m
    @user-rh3hb6cd5m 7 місяців тому

    Weligii ceyda love qofna ma saaro reply iska dhaafe 😂😂😂😂

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 7 місяців тому

    Nogu sobiir saad wax noogu faaido i❤❤

  • @NATHIRIsmael
    @NATHIRIsmael 7 місяців тому

    Wara Koko ayan rabna ❤❤

  • @AboodiMaxamad-yz2ox
    @AboodiMaxamad-yz2ox 7 місяців тому +1

    Amirada qurux

  • @Umi_aragsan
    @Umi_aragsan 7 місяців тому +2

    Jah qabqab yasheda ❤

  • @nasiibahmed7019
    @nasiibahmed7019 7 місяців тому +1

    ❤❤❤

  • @Shadiyanazir
    @Shadiyanazir 7 місяців тому +1

    ❤couple

  • @Maazimcade1
    @Maazimcade1 7 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-vo7pu9fn7h
    @user-vo7pu9fn7h 6 місяців тому

    Scw❤

  • @muxyebishar4333
    @muxyebishar4333 7 місяців тому

    M awll king cayda

  • @deeqoduniyo7454
    @deeqoduniyo7454 7 місяців тому

    Guleysta my team🎉

  • @FarhiyoIssack
    @FarhiyoIssack 7 місяців тому

    🎉🎉🎉