“Saddex isbaaro ayaad ka soo badbaadeen, Gabilay-na waan idiinku iman doonaa” Musharax Cirro

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лип 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 33

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 21 день тому +1

    Maasha allaah cirro kaalintii cumat binu khadaab inuu inoo buuxiyo waa laga yaabaa daacadnimo naxariis deeqsinimo wadaniyad xishood kii cismaan bihu cafaan buu leeyahay nin afgaaban maasha allaah , what a fantastic leader we have finally

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 21 день тому +1

    Mashaa Allah, Gabiley waa dad gob ah, oo mar walba taageera midnimada SL, waxay diideen qabyaalad iyo kala qaybin....waxaanay taageerayaan isbeddelka iyo Xisbiga Waddani!

  • @user-zv1pm2tm1d
    @user-zv1pm2tm1d 21 день тому +3

    Masha allah,
    Qaranka Somaliland waxaynu ka badbaadinaynaa Oromada.
    Guul wadani insha allaah.

    • @_faatax
      @_faatax 20 днів тому

      Wa ayo oromadu?

    • @user-zv1pm2tm1d
      @user-zv1pm2tm1d 20 днів тому

      @@_faatax oromadu WA kuwa bada doonayA

  • @CabdirashiidMaxamed-xc9on
    @CabdirashiidMaxamed-xc9on 21 день тому +2

    Waddani weye reer kabiilay wayo in beeri awoowo yaashay in uu kulmiye nagu qabsaday yeeli maynoo fashiluu kuulmiye

  • @ismaciiladen754
    @ismaciiladen754 21 день тому +1

    Waa sax

  • @user-yd9zd9ze5m
    @user-yd9zd9ze5m 21 день тому

    Mabas.mugiiba.hawareerin.

  • @asxaabi
    @asxaabi 21 день тому

    Shallay ayey ahayd marku cayda ka dhergiyey gebiley, waxaad yeshaan nabsi iyo baahi ayaa waddee stress ka dejiya lkn codku wa sir wa naqaan halyeyo qaran muuse iyo faysall almada yaxaaska gebiley waa taqaan

    • @user-sg5np8xe9h
      @user-sg5np8xe9h 20 днів тому

      Muuse dalka waa laga badbaadinayaa insha allaahu

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 21 день тому

    Doorasho wax kale iyo dano kale ma jiraan ALLOW KAN IYO KOODIISA KA QABO DADKA REER SOMALILAND

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 21 день тому

      Ilahay kaa qabo africa people like u

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 21 день тому

    Muse waxunan fahamsanayeen ayu daadki madax u galiyaaye i kamkana arinka haa kaa noqdo hadii kale dhinc walba dagal iyo jabhado ayaa lagag furi jabhado ayaay kaga furayaan jabuti iyo somaliya iyo erteria meelksta jabhado ayaay kaga furayaan waana dawlad hub meelksta kaa soo qadan kara adunko dhaan baada somaliya iyo erteria iyo jabuti aay ku tashada xabashi waxi baabaya waxaba kam galin markaye runta gaadho xeerarka dawlad u dhexaya qabanaya muse balayo kasta isaga dalka galiyaaye

  • @ismaciiladen754
    @ismaciiladen754 21 день тому

    Is badal wanaaag

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s 21 день тому

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkk ma u qalma madax wayne?

    • @Charkherad
      @Charkherad 20 днів тому

      Maxaa u diidaya !? Kkķkk

  • @abdirahmanismaciilfurre4001
    @abdirahmanismaciilfurre4001 21 день тому

    Mr Doorasho Mr doorasho ... ciro iyo muuse ilahayow wadanka dhaafi

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 21 день тому

    War qof kani waa nacas dee bal maxaa Isbaaro keenay maxaa erey xulashada kaga dhacay? 😂😂😂 war ileen nacas waa nacas uun

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 21 день тому

      Waa dadkii kaa xoray gabilay tuke

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 21 день тому

      Madaxweynaha cayda kadaa

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 21 день тому

      Ka naxoow nafta waa

    • @Footballgamer1589
      @Footballgamer1589 21 день тому

      @@hassan-mp1pk kkkkk ma nin kayga reer hawdka ah baad Muuse iyo Gebilay la doonatay? Adeer ha amban! Takale ma Ciraa wax xoreeyay? War ileen duni dhimatay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 21 день тому

      @@Footballgamer1589 snm waa garxaajis and waad kuu khasartay maryo alool

  • @user-ds3jj6mx8d
    @user-ds3jj6mx8d 21 день тому

    Hayaay waar odaygiinacaska ahaamuxuuleeyahay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 21 день тому

      Dhadiga isaaq baroortaa sidii makhnuudkii ina askar

  • @user-ds3jj6mx8d
    @user-ds3jj6mx8d 21 день тому

    Waar ma muusaa isbaaro udhigtay reergabilay waarwaad iimaanbeeshaye cibaadayso kursigan reerhabaryoonis helimaayaan reerbaad wadataaye showbaalaguudhigayaa

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 21 день тому

      Baroortiin garxaajis inka xorayay buule iyo tuke in gabilay

  • @khadaralinabdulahi207
    @khadaralinabdulahi207 21 день тому

    Waligaa Gabiley qof ka heli maysid Cadow cadow somaliland ayaa tahay. Afarta qofna casho ayey kaa rabaane sii oo fahan.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 21 день тому

      Waa dadkii kaa xorayay dhadiga isaaq in gabilay tuke

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 21 день тому

      Dhadiga isaaq tahay hooyda laa xorayay buule snm waa garxaajis

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 21 день тому

      Muse dalki balayo ayu madax u galiyaaye i baada jabuti iyo somaliya iyo erteria meelksta jabhado ayaay kaga furayaan waana dawlad hub meelksta kaa soo qadan kara xeerar somaliya kaa qabanaya maa jirto muse waxunan fahamsanayeen ayu daadki madax u galiyaaye waxan xidh iyo AF tag ahayeen maa hayo waa inkaar umada ku dhacad aye afarta tuug iyo inaa qabyaladu dishaye ayaa ku hadhi waa hadaye sii jirto somaliland

    • @_faatax
      @_faatax 20 днів тому

      ​@@hassan-mp1pk markaa codku waa qasab saw mq aha?
      Ilayn fhedig baad sheegtay