PRANK KII UGU XUMAA NOLOSHEYDA AYEE IIGU SAMEEYEEN ANIGO FILEYNIN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 січ 2024
  • Subscribe for more #cumeer #bigfan #prank

КОМЕНТАРІ • 269

  • @mohanmusic1234
    @mohanmusic1234 6 місяців тому +112

    Deeqo diyaar garow 5 pranks team cumeer aargoosi baan rabnaa 😂

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 6 місяців тому +52

    😂😂sundus waa qatare maalmahaan active bey soo noqoneysaa😂😂

  • @NakiriSaktoni
    @NakiriSaktoni 6 місяців тому +12

    Sundus diyar ahaaw team cumer bigfan argodsi rabna 😂

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 6 місяців тому +35

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga

  • @Deeqfaarax1
    @Deeqfaarax1 6 місяців тому +38

    KU SALI NABI MAXMED CSW ❤❤

  • @AishaFarah-qv7ej
    @AishaFarah-qv7ej 6 місяців тому +69

    Nabsiga ceyda ayaa kuheysataa 😂😂 awweyyyy prankigii ceyda aad kusameysey 😂😂

  • @marwada782
    @marwada782 6 місяців тому +39

    Iso duceeya inuu illaah owlaad isiiyo please waanii baryaa 40 qof aiiga helaa

    • @NaciimoNafta-qe7zi
      @NaciimoNafta-qe7zi 6 місяців тому

      Allah ha na wada siiyo owlad bari ah insha allah

    • @fadowsoabdulahi8454
      @fadowsoabdulahi8454 6 місяців тому +1

      ilaahay hadin siyo intan owlaad haysan owlaad bari ah insha allah wll wad helaysan niyada khayr ushega ducadana badiya ilaahay na hadin aqbalo insha allah

    • @SmilingBassetHound-vl6zi
      @SmilingBassetHound-vl6zi 6 місяців тому

      Alla muradkga haku yasiro abayo Amin ❤️🥰

    • @ayanayuu
      @ayanayuu 6 місяців тому

      Ilahay haku siiyo owlaad ku farxad galiyo I.a❤

  • @user-dz5zt1rc7d
    @user-dz5zt1rc7d 6 місяців тому +7

    Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw scw ❤❤❤❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 6 місяців тому +55

    Kusaliya rasuulkeena scw ❤🕋☝🏼

  • @team___27
    @team___27 6 місяців тому +41

    Allah is one ☝ ❤❤❤😢

    • @JamaDafar
      @JamaDafar 6 місяців тому

      Cumer sor❤ aboowe

  • @musaymoabdi8509
    @musaymoabdi8509 6 місяців тому +40

    Sundus wiilka si xuna ugashay lkn mac ay ku gu tahy😂😢

  • @XamDacaliMahamed-pl7kt
    @XamDacaliMahamed-pl7kt 6 місяців тому +9

    Hadaad jeceshahay الله ❤ like saar🤙

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 6 місяців тому +15

    Plz fadiiiiil😢noso labo wh🙄maxa ku darey yarowww❤😒ewel asd io cumerr kinga ceyda sidan miyy saxib jiro ku yihin😢awe is dhirigalinti❤team 27 ma la hdshan fadil wh

  • @AnishaAhmed-gk7uu
    @AnishaAhmed-gk7uu 6 місяців тому +5

    Gawadi hadiyad didaay 😂😂😂walee doqon nima maxeey kuladantahaa😂😂abayo😅

  • @Riyaana34
    @Riyaana34 6 місяців тому +6

    3 waa inaa ka aar goo sataa 😂 cumeerow😂😂 team cumeer waainaa diyaar noqonaa

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 6 місяців тому +17

    Bigfan tariiq ayaa lagugu dhigey cawa wa qosley😂😂😂

  • @user-kz8nt8xh5c
    @user-kz8nt8xh5c 6 місяців тому +24

    Sxb cumeer lajan on the way Malaysia 🇲🇾 inshaa allah wxn jeclahay team kiina in aan kusoo biiro mar dhaw xagiina ayaan ahay

    • @Amran7313
      @Amran7313 6 місяців тому

      Jaamacad maa ugu socotaa meesha mise

  • @HAMZEKAYNAAN
    @HAMZEKAYNAAN 3 місяці тому +2

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad

  • @nimcomohamud9683
    @nimcomohamud9683 6 місяців тому +23

    Deeqow prankigan ku jeclahy😂😂

  • @user-ow4sf1iu3y
    @user-ow4sf1iu3y 6 місяців тому +29

    nabiga kusali scw❤

  • @user-ns5gx8oq6b
    @user-ns5gx8oq6b 6 місяців тому +29

    Magacaygu waa nasteexo waxaan kaa codsaa cumeeroow rotine aan qosol kujurin iyo wiilkiina yaraa codsigii ugu horeeye aan kaa codsaday inaad oofin doontid insha allah❤😊

  • @umuudaadir7034
    @umuudaadir7034 6 місяців тому +24

    Cumeer waa inaad sundus ka aargudataa😂😂

  • @user-yp3kg5bl5w
    @user-yp3kg5bl5w 6 місяців тому +3

    Kusaliya nabigeena Maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @LaylaZahiid
    @LaylaZahiid 6 місяців тому +6

    Waxaan prank weyeh cumeer waad hooyo u caaysay😢. Eneyways waxyaabah xun afkaaga ka ilaalih waxaa waa asxabtayeh❤

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k 6 місяців тому +5

    Wah maxa abayo wilka San ugugashay walahi waxyalahan camal maficno soray cumer abowa walahi wanbaiskunaxay walahi wey iga adek badanto gabadhan

  • @Zuumi_Liyo_l27
    @Zuumi_Liyo_l27 6 місяців тому +12

    Team cumeer waan aarsanayna

  • @SaamiyaCabdirahman-ji2pc
    @SaamiyaCabdirahman-ji2pc 6 місяців тому +4

    Team cumeer aargosi ban rabna😂

  • @user-hz8dw1bb4f
    @user-hz8dw1bb4f 6 місяців тому +16

    Sorry brother 😂lkn nosoaar hada nahay team cumer

  • @user-kl4fb7xe5d
    @user-kl4fb7xe5d 6 місяців тому +4

    cumeerkena kaama xishoon dadkaas😢😮😊❤

  • @Queen_123-r5g
    @Queen_123-r5g 6 місяців тому +8

    Oo sunduztu edeb darana ninka jirkiza maxa u geyay

  • @hajimuzcapyare-ml9ne
    @hajimuzcapyare-ml9ne 6 місяців тому +3

    Big fan koly wuu aargoosan doona😅😢😂😂

  • @mybestdramaispurelyaosmani1118
    @mybestdramaispurelyaosmani1118 6 місяців тому +2

    Cumeer see cemel haa gabdha way kuu tabtay

  • @SmilingBassetHound-vl6zi
    @SmilingBassetHound-vl6zi 6 місяців тому +8

    Vedio aan sundus ku jirin ma dawan karo 😂😭❤️

  • @AmeinAHmed-fg8kx
    @AmeinAHmed-fg8kx 6 місяців тому +4

    Cumeeroow hapeenkii ceyda ka daRnaYd niO aDkayso hhhhhh zxpoow 😅 dhaXaN baa dishaY hapenkiii wllhi 😅😢

  • @Barwaaqo114-rz6xp
    @Barwaaqo114-rz6xp 6 місяців тому +5

    Nabsigii ceyda waa loo,aare ceyda yes😂😂😂😂

  • @user-dd3by7rp4g
    @user-dd3by7rp4g 6 місяців тому +14

    Marka arkay so carar prank😂😂

  • @user-vx6sw1uu4x
    @user-vx6sw1uu4x 6 місяців тому +9

    Keep going my brother 💪😊😊

  • @user-xx2il8bj7w
    @user-xx2il8bj7w 3 місяці тому +2

    Cumer iyo subdus waa idin wata❤❤

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 6 місяців тому +4

    Ceyda so xsusty mrka san ylesy maskinka please sundus wey arsnese qlad mlahn lkn deqow mxa hye asi kzo aar 😂

  • @safiyadheman4099
    @safiyadheman4099 6 місяців тому +3

    Team cumeer hadaa nahay wa aarsanayna don,t worry

  • @user-kz8nt8xh5c
    @user-kz8nt8xh5c 6 місяців тому +2

    Walalka soo dhaweynta waa xagaaga walalka intee kaala soo xirirraa ishek ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-cd2wo9rv7q
    @user-cd2wo9rv7q 6 місяців тому +1

    Cumeerko iyo sundus walaal miya❤

  • @Mohamed-q9l
    @Mohamed-q9l 6 місяців тому +7

    Allah is one ☝️

  • @Hiiiiiiiiii.i
    @Hiiiiiiiiii.i 6 місяців тому +2

    Cumeer zxb sundus wllsha miyaa😮😊

  • @Xayaat-omar
    @Xayaat-omar 6 місяців тому +3

    Sundus masha allh xoog heysaa😂😊

  • @fufu7330
    @fufu7330 6 місяців тому +5

    Soo xasuuso ceyda sida ku sameysey😅😅😅

  • @KafiyomohamedBarre
    @KafiyomohamedBarre 6 місяців тому +8

    Ku saliya xabiibkeena scw scw❤❤

  • @ifrahsumiya7785
    @ifrahsumiya7785 6 місяців тому +3

    Come on cumeer fanya come back😅

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 6 місяців тому +2

    Cumeyr fadil iyo deqqow ka so arso sundusa adaa hore ugu sameyay wa ka arsatay qalas lkn 2 nin ka so arso

  • @sahalcumarcadde2841
    @sahalcumarcadde2841 6 місяців тому +2

    Big fan soo'aarso

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 6 місяців тому +4

    Wlhi😢wanoga ciyrteen😢wilka😒sorry cumerkena❤😂

  • @ibrahimabdi4476
    @ibrahimabdi4476 6 місяців тому +16

    Keep going my brother ❤🎉

  • @user-oc3ew5do5w
    @user-oc3ew5do5w 6 місяців тому +1

    Bigfan hadaanahnay waa aarsaneenee

  • @Zakari2
    @Zakari2 6 місяців тому +3

    Alaaaaaa cumeer wlh hab allaaaa

  • @zhaadiyacabdi562
    @zhaadiyacabdi562 6 місяців тому +4

    Baga cumeer saloyelay asba dadka sixun ugala😢😂😂😂❤

  • @apdywahapali1174
    @apdywahapali1174 6 місяців тому +4

    Cumeer prank adi samen jirte lagu sameeyee maxaa isla xanaajinee 3dood mid mid uga aarso nh 😂😂

  • @mohamedsiciidnor4096
    @mohamedsiciidnor4096 6 місяців тому +8

    Aalh is one❤❤❤

  • @axlancali
    @axlancali 6 місяців тому +1

    Allh hoyoy cumeer noso aar wllo wilkan sixun ugashen mx wye

  • @Maxamed-fq8fr
    @Maxamed-fq8fr 6 місяців тому +1

    Big fan the legend

  • @xawamahad5603
    @xawamahad5603 6 місяців тому +1

    Keep going my prother😍

  • @user-rh1fz1yr1n
    @user-rh1fz1yr1n 6 місяців тому +20

    Keep going brother❤❤

  • @kobciyeservices12
    @kobciyeservices12 6 місяців тому +3

    Wlhi waa la isla ogyahay😂❤😢

  • @user-lt5xt7sc4h
    @user-lt5xt7sc4h 6 місяців тому +1

    Cumeer sidii nin wAalan ayuu meereesanayaa

  • @najmacadey5159
    @najmacadey5159 6 місяців тому +1

    Aan kuwada salino xabibkena Muhammad sallalahu caleyhi wasalam

  • @AbdiraxmanMahad
    @AbdiraxmanMahad 6 місяців тому +1

    Deqoow xerka raga kumajirto in boqollow laxumeho si Loga qusliyo gawar❤

  • @samiiromohamed7932
    @samiiromohamed7932 6 місяців тому +3

    Deeqow dhaar badanaa subxanallah

  • @user-iw1vy3id8v
    @user-iw1vy3id8v 2 місяці тому

    Cumeer arso ninan arsan urka hoyades bu kujeraa CMR big fan 🎉❤❤🎉❤🎉❤❤🎉

  • @Suhayb263
    @Suhayb263 6 місяців тому +1

    Guriga koko waaye meeshani😅

  • @user-uv1fv9ot1e
    @user-uv1fv9ot1e 6 місяців тому +1

    Ka aarso wllo ❤❤❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 6 місяців тому +2

    Wiilkii yara cadiba logu dhamaday😂😂

  • @liilanahmed423
    @liilanahmed423 6 місяців тому +1

    😂😂😂 deeqow umdena maha sewax yeshay😂😂😅😅😅

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 6 місяців тому +6

    What a prank 🤣 😂 ❤🎉🎉❤❤😂😂

  • @TufaaxBadal-le9bx
    @TufaaxBadal-le9bx 6 місяців тому +3

    Sundus deeq ka arso 😂😂

  • @istarfarax9876
    @istarfarax9876 6 місяців тому +3

    nio canugan waxa umaleyna inu intu wacay dhahay kalaya brank igusameya😂

  • @iiqlaas5803
    @iiqlaas5803 6 місяців тому

    Cuneer 😅😅😅😅😅😅salogaky soori but cayda wakusamaysay ad kayso nio😂😂😂

  • @Liiiiyaan
    @Liiiiyaan 6 місяців тому +4

    Sorry cumeer lkn waa ku farxay😂

  • @BashkaPoy
    @BashkaPoy 6 місяців тому

    Cumeer way kugu dhacday😂😂😂

  • @NajimaAli-eh3ob
    @NajimaAli-eh3ob 6 місяців тому +13

    Inta jecel nabigeena muxamed

  • @Fatimamohamed-li4cx
    @Fatimamohamed-li4cx 6 місяців тому +5

    Cumeerow sunduz hadeed soo qabo wlhi view wuu ku kala kacayaa iyo subscribe Kuba sxbka ceydba caqli bu adeegsadaa jecel jecel Jil nio soon 1 million baad gaadhiye 😂

    • @Mineyyyyyyy
      @Mineyyyyyyy 6 місяців тому +2

      Yahuu😂tan cawa dhib ku qawa🙄😒bo labolabo deda😂

    • @Barwaaqo114-rz6xp
      @Barwaaqo114-rz6xp 6 місяців тому +1

      Ceyda been hakasheegin

  • @user-ow4sf1iu3y
    @user-ow4sf1iu3y 6 місяців тому +13

    inta Brank markay aragty so cararty 😢😂😂

    • @anzalmaxamuud778
      @anzalmaxamuud778 6 місяців тому

      😂ani anoo salad utaagan baaa arke waana daawanoyaaa saladiiina wee isugee

    • @ubaxaxmed1656
      @ubaxaxmed1656 6 місяців тому

      ​@@anzalmaxamuud778 salada dugo wxan salada kaka ficn

    • @Jaaaama36
      @Jaaaama36 6 місяців тому

      @@anzalmaxamuud778
      😢😢😢 no Saas ha samyn wllo

  • @faiza9553
    @faiza9553 6 місяців тому +2

    Keep going

  • @sagalsiman3444
    @sagalsiman3444 6 місяців тому +1

    hayyy waxan prnk waa dhafy waxydee xitaa mobilkii waa kula rideeb 😂

  • @omarqorrow2191
    @omarqorrow2191 6 місяців тому +4

    Deqow isn't easy 😂😂😂😂😂

  • @zakariyeinajo9626
    @zakariyeinajo9626 6 місяців тому +2

    Waraa deeqow kasoo arso 😂😊

  • @king_amiid
    @king_amiid 6 місяців тому +3

    Bigfaaaaaaaaaan❤

  • @faiza9553
    @faiza9553 6 місяців тому +2

    Never give up

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 6 місяців тому +2

    al cumry soryyyy appwe team cumyr hadaan nahy rli galin baaan kaaa rabnaaaaa nyaaaaa😢😢😢😢

  • @MumtazKeyse-xf9yz
    @MumtazKeyse-xf9yz 6 місяців тому +2

    Yutupkay izku xayzinayzo mayadaleh😂😂

  • @faiza9553
    @faiza9553 6 місяців тому +2

    Nice video

  • @IhzanAbdinazir-fw7he
    @IhzanAbdinazir-fw7he 6 місяців тому +1

    No sorry aarsanynaa hdn nahy team cumee😂

  • @user-my8fw1gd7p
    @user-my8fw1gd7p 6 місяців тому

    Nafsiyu ku abar maheesid inigane ku.ahaayo mirahagi 😭😂😂

  • @user-ni2zs5pt1q
    @user-ni2zs5pt1q 6 місяців тому

    Ma arimaheena xasusaty waxay axaaaa du😂

  • @ifraxmahad4470
    @ifraxmahad4470 6 місяців тому

    Wiilka yar inuu ku siriro maydan ka baqyn😢😢Alaa wiilki yaraa😂😂

  • @DeeqaGalaal
    @DeeqaGalaal 6 місяців тому +1

    Aniga prank cumeer sameeyo aan jeclhy

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 6 місяців тому +4

    Sorry cumerkow😢😂😂

  • @NuuraYuusuf-pc9ds
    @NuuraYuusuf-pc9ds 6 місяців тому +2

    Cumer Yare sorry abowe😢😮😮😮

  • @Nasraaxmed-ld8wz
    @Nasraaxmed-ld8wz 6 місяців тому +1

    😢😢😂😂😂 saan maxa weye

  • @iftincabdilahi-nt9uv
    @iftincabdilahi-nt9uv 6 місяців тому +1

    deeqoow ka aar haka yeeelin 😢

  • @FihiimaIbrahim672
    @FihiimaIbrahim672 6 місяців тому +3

    Sorry cumeer big vaaaaaaan😢

  • @sahrackariin2484
    @sahrackariin2484 6 місяців тому +1

    Saa uso roray lee😂😂😂