Hoyo Saynab Wa gablan carurtedii la laayay xabad lagu dhuftay hadana halis ku jirto wa Abgaal garaha

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 104

  • @xaliimoxasan3302
    @xaliimoxasan3302 2 місяці тому +8

    Allahayoow waxlaqabo kariimoow raxiimoow yaaraxmaanu yaaraxiim yaaxaliimulcadiim❤❤❤❤

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 Місяць тому

    Allah ha ku caafiiyo hana ku gargaaro Aamiin 😢😢😢

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 2 місяці тому +1

    Lailaha ilalahu mohamada Rasulilahi😢😢 Salalahu caleyhi wasalam

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 місяці тому +2

    iLaahay..Ha.UNaxariisto..AMiiN

  • @degan4
    @degan4 2 місяці тому +13

    Ha ooyin hooyo dadka dhan baa wada dhashay😢😢😢😢

  • @امناصر-ق9خ
    @امناصر-ق9خ 2 місяці тому +11

    Ilaaahayoow caawe hooyadan soomaaliyeey ilaaahayoow caawe aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 2 місяці тому +6

    Illaahay awoodiisa haku caawiyo illaahay caafimaad taama oo degdeg oo jidhkeeda dhameeya illaahay hasiiyo illaahay umada how sakhiro

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 2 місяці тому +1

    Waa calool xumo 😭😭😭😭 maama seynab ilaahey fiyoobi deg dega oo meel kasta gasha oo aan soo daahin ha u soo dejiyo aammiin 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 2 місяці тому +2

    Allaah qalbiga hakuuqaboojo hooyo Samir sabran jamiilaa aduunku waa Daarul imtixaan e janadii allaah bi idmillaah

  • @HoodaHaamud
    @HoodaHaamud 2 місяці тому +6

    Alla ilahayow u gar gaar hooyada masaakinta ah ubad kedina lagu dul dilay qalbijab uma dhine😢

  • @zahraabdullahi3294
    @zahraabdullahi3294 2 місяці тому +1

    Ilaahay cafimaad tama ha ku siiyo hooyo samir jamiilana
    Allaha ku gu irsaaqo cabdicaziiz ilaahay khayr ha ku siiyo aduun iyo akharaba guu layso

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q 2 місяці тому +1

    Hooyo mcn ilaah qalbiga ha u qaboojiyo

  • @abdiazizjama4129
    @abdiazizjama4129 2 місяці тому +2

    Hooyo ilahay ha kucaafiyo Aamiin yarabi

  • @MusaMunyiva
    @MusaMunyiva 2 місяці тому +17

    Erayga gablan maxay dadka u isticmaalan eraygaas aniga ma jecli in qof la dhaho waa eray qalafsan yaan la dhihin eraygaas dadka plz

    • @shukrishiresiyad2623
      @shukrishiresiyad2623 2 місяці тому

      Waad Saxan tahay wallo

    • @IshoOmar-sp9ch
      @IshoOmar-sp9ch 2 місяці тому +1

      Walaahi ereygaas gablan anigaba ma jecli

    • @Mukhtaar2004
      @Mukhtaar2004 2 місяці тому

      Waa runtaa wa eray naxdin ah

    • @SamsamO-lb7hc
      @SamsamO-lb7hc 2 місяці тому

      Somalidu dadka dareenkooda ma dhowraan. Weriyayaashana wax weyn baa qaldan. Isagu inuu goblamo kama baqayo miyaa

  • @farhiaabdi2505
    @farhiaabdi2505 2 місяці тому

    Allah Caafiyo qalbiga Alaah u q oojiyo

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 місяці тому

    Illaahow ugargaar hooyo mcn allaha kubarakeeyo

  • @ahmedsaid-hu5qs
    @ahmedsaid-hu5qs 2 місяці тому

    Amiin amiin halacaawiyo soomali
    Oo Dhan allaaha caawiyo mogadishadii Hore waajoogtaan

  • @MashaAlllahAlhamdullilah
    @MashaAlllahAlhamdullilah 2 місяці тому +2

    Markahore ilaahow qalbiga u qabooji oo samir iyo iimaan saadiq ahsii.
    Markaxiga Ilaahow caafimaad dagdag ahsii.
    Marka sadexaad ilaahow sii irzaaqad waasac ah oo ay oga maaranto baryaha bini,aadamka.
    Aamiin yarabil caalamiin.
    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 2 місяці тому +1

    Illahow caafi ya rabi somalidu inta aad caafimaad qabtid ayey ku rabaan waa caado aad u xun

  • @xidigtainamaxamed1800
    @xidigtainamaxamed1800 2 місяці тому +3

    Ax alow u gar gaar yaa rabi 😢😢

  • @fahmoissa8355
    @fahmoissa8355 2 місяці тому

    Yaa Allah Rabbiyow caawin maama zaynab

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 місяці тому

    Ilaahey Caafimaad taama ha siiyo hooyo macan

  • @sahraabdi143
    @sahraabdi143 2 місяці тому

    Allah ha ku caafiyo hooyo

  • @sahroaxmed3787
    @sahroaxmed3787 2 місяці тому +2

    Ilaahow caawi oo caafi adaa awoodee

  • @fowziadimbil8143
    @fowziadimbil8143 2 місяці тому

    😭😭😭😭Ilaahay ku gargaaro hooyo

  • @hanihani-gq7oe
    @hanihani-gq7oe 2 місяці тому

    Illaahay caafimaad taam ah ha ku siiyo aamin yaa allah dhamaanteen walaashey

  • @NimcoCawad
    @NimcoCawad 2 місяці тому +2

    Ilaahy wax qayr qabo haku siyo

  • @foozia426
    @foozia426 2 місяці тому

    Ilahay cafimaad degdega hasiiyo insha allaah

  • @shugriduhul2170
    @shugriduhul2170 2 місяці тому

    Wcs bahda Illintir Jzk kheyr guuleysta, mamada Cafimad waafi
    ah Rabbi ha siiyo dhibkana Allaha
    ka qado Ayada iyo intan og nahay
    Iyo inteynaan ogeyn Aamiin

  • @materialgirl-_-2999
    @materialgirl-_-2999 2 місяці тому

    Hooyo macan maa cidalo donatida hooyo anaga ilmahaginahay 😢😢

  • @RahmaGedi-hp3fb
    @RahmaGedi-hp3fb 2 місяці тому

    Ilaahoow rabiiy ugar gaar hooyadaan

  • @RukiaGureh
    @RukiaGureh 2 місяці тому

    Illahow ugargr hoyo mcn

  • @AlmasOmar-m1u
    @AlmasOmar-m1u 2 місяці тому

    Alhamdulilah alhamdulilah,hoyo Allah Ku gargaaro aduunka waa been ,ilahay umadiisa haku cabiidiyo

  • @DeeqoMohamed1982
    @DeeqoMohamed1982 2 місяці тому +14

    Qabiil waakaas ku quisqaata dadka ay qabyaalada dagtay

  • @falisa576
    @falisa576 2 місяці тому

    Ilaahoow wax khayr leh ugu
    Badal caafimadna sii dadka
    Somaliyeedna way is caawiyaan
    Hooyadan halo dadaalo

  • @امراكان-ذ3ش
    @امراكان-ذ3ش 2 місяці тому

    Ilhya ha siyo cfmda tama inashalaha ilhya waxan ka baraya ino dadkà ka dilya ilmahada ino in al hora keno cadalda inashalaha iyadane qalbiga alha uqabojiyo yarbi 😢😢😢

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 2 місяці тому

    Ilaahayow dadkeena dhibta kasaar

  • @khadarmuhamedchannel
    @khadarmuhamedchannel 2 місяці тому

    Ilaahay maamo culayska hakaa dulqaado ❤

  • @kaafiamohamudyusuf57
    @kaafiamohamudyusuf57 2 місяці тому +1

    qeyr Insha Allah mcnt hadal samadi nabi Yusuf Insha Allah 🤲yaarabi

  • @IshoOmar-sp9ch
    @IshoOmar-sp9ch 2 місяці тому

    Walaahi waa calool xumo ilaahey caafimaad taam ah haku siiyo Hooyo ilaahey hakuu gargaaro Aamiin

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 2 місяці тому

    Ilaahayow ugargaar adaa adaa awlaada siiyey adaana kaqaatey soomaaliyey qabuul hooyadaan ugaquusqaata qofkasta wuxuu dhaley unbaa anfacaaya

  • @Rahmah-Mercy
    @Rahmah-Mercy 2 місяці тому

    Halagu cibri qaato waalidka ilmahooda ciidanka ku darsado...xildhibayaasha beelaha ama siyaasi isku sheegyadana sidoo kale waxaan familkooda ahayn waxba uma qabtaan...Illaahay shacabkaan dhibaateysan faraj kheer qabo ha u keeno..jzkl khairan team ilintir.

  • @halimab5796
    @halimab5796 2 місяці тому

    Hooyo Alle hakuu gargaaro. Somali iyagaa is laayey.

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp 2 місяці тому

    Ilaahayoow.caawe.hooyo.mcn

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 2 місяці тому

    Allaha ugargaro
    War ugurmada somaliyey

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 2 місяці тому

    Ilaahayoow caawi Hooyadaan😭

  • @jibriilabdule8127
    @jibriilabdule8127 2 місяці тому

    Allah qalbigaada qaboojiyo mama

  • @siciidgeedi8141
    @siciidgeedi8141 2 місяці тому +1

    Allah haku cawiyo hooyo

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 2 місяці тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢
    Rabiyawo ugargara ada
    Cadil ahe axaxaxa

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 2 місяці тому

    Ilaahey haku caafiyo

  • @AhmedAbdirahman-lz2zv
    @AhmedAbdirahman-lz2zv 2 місяці тому

    Allow Caaafi Hooyo mcn

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤maxamed muuse 👏👏👏👏

  • @Jananjanan-g9w
    @Jananjanan-g9w 2 місяці тому

    Allaha kusaqiro amuraha hoyo

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 2 місяці тому

    Allaha u soo sahlo

  • @naciimoCilmi-w3q
    @naciimoCilmi-w3q 2 місяці тому

    Owlada Allah Siiyeey 6 Wiil Masha Allah marki Danbe Alla Ayaa ka jecladay o naqasade Mar Walpo Waa Alxdu Adunka imtixan Ayaa la Tusa lkn Alle ma awoodi weeyn Inu Ayada wax Qabto cafimaad Siiyo mar Walpo wilasheyda wuu u Soo celin Kara Alle Weeyne Blse Aniga imtixan nakala Dhiigaya Allow umadaata Cawi adiga Raxmaanow Qafuuru Raxiime 😢😢

  • @faacilkheyrchannel.5707
    @faacilkheyrchannel.5707 2 місяці тому +1

    Ilaahay hor mari

  • @fadumoabdalle3994
    @fadumoabdalle3994 2 місяці тому

    Allow umadada u garga😭😭😭

  • @AAA-bb5xc
    @AAA-bb5xc 2 місяці тому +1

    Wiilka. Askariga. Ahaa mushaarkiisii. Iyo gunadiisii. Ay xaq ugu leedahay. Meeday. Dad baa cuna. Oo. Guryo Ku dhista. Waa inay heshaa. Inta wiilkeeda. Qaadanjiray. Iyo waliba. Xaquuq kale.

  • @MaryanAdan-i3b
    @MaryanAdan-i3b 2 місяці тому +1

    Walaalayaal. Daahir. Calasow. Haloo. Geeyo

  • @farhiyosaciid4639
    @farhiyosaciid4639 2 місяці тому

    Abowe hooyadan ilmaheeda caruur Makaga tageen 😢ay weheshato said 😢wlh

  • @halimaxersi1080
    @halimaxersi1080 2 місяці тому +1

    Yaalaah

  • @nimcoomar7611
    @nimcoomar7611 2 місяці тому

    xasan sheekh

  • @maryansheikh4128
    @maryansheikh4128 2 місяці тому

    ILLAHOW CAAFI OO UHIILI ADAA AWOODADA WAXWALBA KA WEYNTAHAY

  • @Xilwa_Xaggi
    @Xilwa_Xaggi 2 місяці тому

    Ilaahoow caafimaad sii dadka ehelka u ahna aaqiro waa laydin waydiin

  • @BalqiisAbubakarBalqiis
    @BalqiisAbubakarBalqiis 2 місяці тому

    😢😢😢😢😢😢

  • @foozia426
    @foozia426 2 місяці тому

    Subxaanalaah

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 2 місяці тому

    Alle ha u gargaaro, dagalada waxan ka dhaxalnay waa kaa.

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 2 місяці тому

    Yaa rabi u maciin maamadaan
    Alla maxaa soomaaliya dulmi dhex yaala iyo cadaalad daro

  • @ashawooo
    @ashawooo 2 місяці тому

    illahaya ha ku gara mamma mela ada waxa ka filan ha ku siya asiga awooda leha

  • @YasminMahamed-z3h
    @YasminMahamed-z3h 2 місяці тому

    allha cafi

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 2 місяці тому

    😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @halimab5796
    @halimab5796 2 місяці тому

    Muqdidho Cuqubadii lagu galay ee dhiiga derisks iyo hantidooda lagu dhacay baa haysaya.

  • @abdinasirmoalin2849
    @abdinasirmoalin2849 2 місяці тому

    Ilaahoow caawi. Aaway dowladii darteed caruurteeda loo laayay????

  • @fartuunladan5566
    @fartuunladan5566 2 місяці тому

    😢😢😢soryy

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 2 місяці тому

    Ax al shabab maxayi dada cadishayi

  • @sahroyahyedamey6794
    @sahroyahyedamey6794 2 місяці тому +1

    Qabiil wakaas somaliyeey abgaal dad is xariiriya ayaa loo yaqaana. Kua lagu xanto inane is xariirin kawarama. Cajiib.

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 2 місяці тому

    Maamadas wexey la oysay ayeey qabtaa ee ilaahow dawadeda mel dhaw so dhig

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 2 місяці тому

    Way ooyaysaa lkn hal dhibic oo Illin ahi indheheeda kama socoto. Waa qof habaar qabto.

  • @jammane3880
    @jammane3880 2 місяці тому

    Waataasaa Qabiil iyo Qabyaalad cashar lagama barto Abgal bla bla miskiintaas reekaygu waa ladanyihin lakin waa I naceen bay dhahday

  • @zeinab-o6r
    @zeinab-o6r 2 місяці тому

    Sorry maamo 😢😢😢😢😢

  • @KaltumHassan-ev7op
    @KaltumHassan-ev7op 2 місяці тому

    Haah hooyo macaan sorry

  • @haboonabdullahi6155
    @haboonabdullahi6155 2 місяці тому

    Sorry hoyo😭😭😭

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 місяці тому

    Askar ta dawlada xuquuq waa in lasiiyo

  • @Khad-j1r
    @Khad-j1r 2 місяці тому

    Please don’t ask too much dadka ad ha u fagfagina uma bahana qabilka in hos lo sii faga maxa yelay darufta quf kasta ayey ku dhici karta wa wax nolosha ka mid ah

  • @adarmohamed3709
    @adarmohamed3709 2 місяці тому

    telkweda soo dhig eedo iyomagaceeda

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 2 місяці тому

    Sory hoyoo

  • @alibisinnuur2706
    @alibisinnuur2706 2 місяці тому

    MAXKAMDA
    DAAHIR CALSOOW
    UGU BI.WAXAUU U YAHAY ABTI

  • @Khad-j1r
    @Khad-j1r 2 місяці тому

    Ilahey hano saqiro adunka maxa yelay dadka waxu maraa intixan intixankana wa wax adag

  • @messil8080
    @messil8080 2 місяці тому

    sorry mamo illaahay ayaa kuu hiin 😂😂

    • @Ahmedinho2022
      @Ahmedinho2022 2 місяці тому +1

      Maxaa ku qososhay mise emojiga ayaa kaa qaldamay

  • @MaryanAdan-i3b
    @MaryanAdan-i3b 2 місяці тому

    Asc. Daahir. Calasow. Haloo. Geeyo

    • @FaisaMusse
      @FaisaMusse 2 місяці тому

      True dahir alasow can help her but AZ also his fans help can ppl too

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 2 місяці тому

    Ilaahayow ugargaar adaa adaa awlaada siiyey adaana kaqaatey soomaaliyey qabuul hooyadaan ugaquusqaata qofkasta wuxuu dhaley unbaa anfacaaya

  • @NuurShalawle
    @NuurShalawle 2 місяці тому

    😭😭😭

  • @SadiaGure-x2i
    @SadiaGure-x2i 2 місяці тому

    😢😢😢😢

  • @FaisaMusse
    @FaisaMusse 2 місяці тому

    😭😭😭😭