Soomalida sidii hore maahan shiico iyo gaalaba way yeeletay marka waa dhici kartaa ina la arko in badan dad diiska saarayo culmo ilaahey dadka xasuusinaayo rabi ha noo daayo culumada
Sheeq lacagta uu goosto qofka ayuutada ama hagbada haya ma waxey gelineysa shaki xalaal nimadeeda ileyn waxa badana ay dhahan ayutada aniga qabanayo lakin waxa ka go aya lacag yar oo aan u fahmay kiro
AAYADAHA WAHAABIYADU LEEXISAY 1 WAXA KU YAAL KITAABKA: KHUD CAQIIDATAKA OO UU QORAY MUXAMMAD BINU JAMIIL ZAYNOW AAYADA QURAAN AH OO MACNAHOODA UU U FASIRAY SI QALDAN OO AAN AHAYN SIDA KU QORAN KUTUBTA TAFSIIRKA AH EE ISLAAMKA KALE. WAXA KA MID AH AAYADAHA AY KU JIRTO KALIMADA دعا، يدعون ، تدعون، فلاتدعوا، IYO WIXII KALIMADAA KA TAFIIRMA, WAXAY KU MACNEEYAAN BARYO. CULIMADA TAFSIIRKUNA WAXAY ISKU RAACSANYIHIIN : HADDII AY DABA DHACDO KALIMADA تدعون IYO WALAALAHEED KALIMADA مع AMA من دون الله IN LAGU MACNEEYO CAABUDID, IYAGUNA WAXA AY KU FASIRAAN BARYO, WAXAANA KA SOO BAXAY MACNAHAA WAHAABIYADU KU FASIRTAY IN LA GAALAYSIIYO MUSLIMIINTA, WAXAANAY KU BANAYSANAYAAN MACNAHAA MUSLIMIINTA DHIIGOODA IYO XOOLAHOODA. WAANA SABABTA AY UMADU UGU SHEEGTAY KHWAARIJTA CASRIGA AH. QURAANKA QAYB KA MID AH MACNIHIISA WAY KA BEEN SHEEGAYAAN. 1. WAXA KA MID AH AAYADAHA AY MACNAHOODA LEEXISAY WAHAABIYADU: ولا تدع من دون الله مالاينفعك ولايضرك فإن فعلت فإنك إذا من الظالمين ( ١٠٦) سورة يونس MACNAHEEDU WAA: HA CAABUDIN CIDII AAN WAX KUU TARI KARIN WAXNA AAN KU YEELI KARIN, WAANA SANAMYADA, DHAGXAANTA IYO LOOXAANTA IYO WIXII LA MIDKA AH KA SAMAYSAN . EE MACNUHU MA AHA CID AAN ILAAHAY AHAYN HA BARYIN. BARYADU:: WAA SIDA AY U MACNAYSO WAHAABIYADA DADKA GAALAYSIISA,. KU NOQO KUTUBTA TAFSIIRKA ISLAAMKA. WAAYO AAYADA KUMA TAAL CID AAN ILAAHAY AHAYN HA BARYIN,AMA HA NOOLAATO AMA HA DHIMATO, MIDKOODNA DANBI MA'AHA, WAAYO HADDII LAYIDHAA QOFKA DHINTAY HADDII LA BARYO WAA LA CAABUDAY, MACNUHU WUXUU NOQONAYAA QOFKA NOOL WAA LA CAABUDI KARAA LAAKIIN QOFKA DHINTAY LAMA CAABUDI KARO,HADDII KALE MAXAY UGA REEBEEN QOFKA NOOL. TAASNA MUSLIMIINTU MA AAMINSANA,EE WAXAY AAMINSAN YIHIIN IN QOFKA NOOL IYO QOFKA DHINTAY LABADUBA AY YIHIIN ADOOMO ILAAHAY OO AAN WAXBA AWOODIN, EE AY NOQON KARAAN UUN SABAB OO AH WADO DHIBKA IYO DHEEFTUBA QOFKA AY U SOO MARI KARAAN. BAL HABA LA'IS WAYDIIYO QOF DHINTAY WAX MA TARI KARAA MISE MA TARI KARO, EE SIDAY KU DHICI KARTAA QOFKII MARKUU NOOLAA AANAD WAX WAYDIISIGIISA KU GAALOOBAYN,IN LAGU YIDHAA MARKA UU DHINTO WAX WAYDIISIGIISA WAAD KU GAALOOBAYSAA ? . CIDDII AAMINSAN IN QOFKA NOOLI UU KU SIIN KARO WAX UU ISAGU LEEYAHAY OO AANU ILAAHAY SHAQO KU LAHAYN KAASAA CAQIIDADIISII SHIRKI GALAY. WAAYO WUXUU AAMINAY IN CID AAN ILAAHAY AHAYNI WAX LEEDAHAY WAXNA BIXIN KARTO, WAXNA ABUURI KARTO, MANA JIRTO CID AAN ILAAHAY AHAYN OO SIDAA YEELI KARTAA. QOFKIISE AAMINSAN IN ILAAHAY MOOYEE CID KALE OO WAX LIHI AANAY JIRIN CAQIIDADIISU WAA SAXANTAHAY, WAANA ISUGU MID RUUXA NOOL IYO KA DHINTAY,ILLAYN MAR WALBA ILAAHAY AYUUNBUU WAX KA RABAY E. WAHAABIYADU MASALADAN WAXAY U DHAWDAY INAY KASOO QAATEEN MUCTASILADA OO CAQIIDAYSNAAN JIRTAY. العبد يخلق افعال نفسه الاختيارية OO AH: ADDOONKU WAXA UU SAMAYNAYO ISAGA AYAA ABUURAYA, MARKA LAGA REEBO WAXYAALAHA AANU IKHTIYAARKIISA KU SAMAYN KARIN SIDA HINDHISADA. MUCTASILADU WAA FIRQAD KA MID AHAYD FIRQOOYINKA MUSLIMKA AH EE XAQA KA LEEXDAY, WAANAY DABARGO'DAY LAAKIIN WAXA QORAN FIKIRKOODII QALDANAA OO CULIMADU DADKA UGA DIGI JIRTAY. SU'AASHA 20. KITAABKA KHUD CAQIIDATAKA 2.WAXA KA MID AH AAYADAHAA AY LEEXIYEEN: والذين يدعون من دون الله لايخلقون شيئا وهم يخلقون سورة النحل (٢٠) WAXAY KU FASIREEN KUWA AY BARYAYAAN ILAAHAY SOKADIISA WAXBA MA ABUURI KARAAN. MACNAHEEDUNA WAA: KUWA AAN ILAAHAY AHAYN EE AY CAABUDAYAAN GAALADU (WAA SANAMYADA E) WAXBA MA ABUURI KARAAN. 3. WAXA KA MID AH AAYADAHAA وإذ قالت امرأة عمران رب اني نذرت لك مافي بطني محررا فتقبل مني (٣٥) سورة آل عمران CIMRAAN XAASKIISII ( WAA MARYAMA BINT CIMRAAN HOOYADEED,) AYAA WAXAY TIDHI ILAAHAYAW WAXAAN KUUGU NADRAY ILMAHA CALOOSHAYDA KU JIRA EE IGA AQBAL. AAYADANI WAXAY SHEEGAYSAA IN ILAAHAY NADAR LALA GALI KARO. NINKA KITAABKA QORAY XAGUU KA KEENAY ILAAHAY CID AAN AHAYN NADAR LALAMA GALI KARO ? TAASI WAA JEEBKIISA, WAXAYNA KA MID TAHAY BEENAHA AY WAHAABIYADU SOO DHEX GALISAY DIINTA. UJEEDADOODUNA WAA INAY GAALAYSIIYAAN MUSLIMIINTA. WAXA QALAD WAYN AH IN WAX AAN QURA'AANKA IYO XADIISKUTOONA SHEEGIN LA YIDHAA LAMA OGOLA, WAXASE KASII DARAN IN LA YIDHAA WAA LAGU GAALOOBAYAA. TAFSIIRKAA QALDANI WAA FIKIRKII LUMIYAY KOOXAHA MAGACYADA KALA DUWAN. KAASAANA GAADHSIIYAY INAY MUSLIMIINTA GAALAYSIIYAAN, DHIIGOODANA XALAASHADAAN, QURAANKANA WAXA KU TAAL: ومن يقتل مؤمنا متعمدا فجزائه جهنم خالدا فيها وغضب الله عليه ولعنه وأعد له عذابا عظيما سورة النساء (٩٣) IN QOFKII QOF MUSLIN AH OGAAN U DILA UU ABAALKIISU JAHANNAMO YAHAY, CADAABTANA KU WAARAYO ILAAHAYNA U CADHOODAY, WALIBA UU NACDALAY, CADAAB WAYNA UU U DIYAARIYAY.
dont know if anyone cares but if you guys are bored like me during the covid times you can watch pretty much all of the new movies on instaflixxer. Have been watching with my girlfriend lately =)
Mashallah illahay haku hifdiyo jazzaka allahu khayra
masha Allah Jazakalah khayran sheekh
Masha Allah
Mnsha allah ha barkeeyo sheikh
masha alaag waa caalim umada ilaahay ku anfacay
qiso
jazakallah kheyr
sheekh
jazakAllah kheyr sheikh
Mnsha allh jasa ah kalahu kheyr
Masha allaaah jasakallaaah
Allah dartisa ayan kuu jeclahay sheikhena Allaha kuhifdiya
barakallaah yaa sheikhanaa maxamed Abdi umal allaha jano kugeyo diga iyo walidkaba
Sheikh Mohamed Abdi Umal Jazakallahu khayr I love you for the sake of Allah subaxahu watacala ❤️👋
Mashaa Allah 😍😍😍😍😍😍😍
mansha allaah shiikh ilhy haku xafido
Mnsha allh alle haku barakeeyo adoon Iyo aakhiro
mnsha allh
masha alah shiikh alaha ku xafido😍😍😍😍😍
Jazakallah shekh 🥰
ماشاءالله تبارك
جزاك الله خيرا وبارك في علمك
مشاءالله جزاك الله خير وحفظك الله ورعاك ياشيخ اومل.
samsam
@@samsamabdi9476 no ppl nk it okj be me being as I get home I will be in o
masha allaah jazakallaahu khayr sheekh umeel allaah ku xifdiyo
No no
Sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
Asc walaal xageen kala xeriira webka daarul cilmi waa uu xeran yahay Waxaana kala socday kutubo oo uu sheekh umal leeyahay
masha alah
Soomalida sidii hore maahan shiico iyo gaalaba way yeeletay marka waa dhici kartaa ina la arko in badan dad diiska saarayo culmo ilaahey dadka xasuusinaayo rabi ha noo daayo culumada
mansha allah sh umal
Tafsiir.ka.quraanka
ماشاءالله وبارك الله فيك
وجزاكم الله خير....
Jazaakal kheyral jazaa
Mashllh allh kuxafsiyo
ماشاالله
Mnsha allaah Sheikh
Masha Allah Sheekh ilahay ha ku xafido
Lol
mashallah tabarak Allah
jasaka llahu sheikh
jazzaakallaahu qeyraa waxan allah kaaga weydinaya caafimad qab iyo cimri dher
fugdv😀😀😀😀😀
adonki allah bcfg
Abdalluh Afrah futur. @ . lxsAAz
ya ee shega sida aan sual igutagan aan kuweydini laha sheikha kheir Alaha siye
ixsaanmedia@gmail.com ciwan kaas ayaa ku dirsanee suashada
MashaAllah
very nice
MASHA ALLA MAXAMED CABDI
❤❤❤❤❤❤
Mashlh
jaza k allah
Khairo Idriss
Mnsha allh shiikh
Illahay ajirbadan ha ku siiyo
Masha Allah
Man sha allah sheikh
Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah i caafiyo qof kasto dukado
Sheeq lacagta uu goosto qofka ayuutada ama hagbada haya ma waxey gelineysa shaki xalaal nimadeeda ileyn waxa badana ay dhahan ayutada aniga qabanayo lakin waxa ka go aya lacag yar oo aan u fahmay kiro
Culumada alah noo dhaafo. Inta diinta neceb ee somalida ah ee dislike saaray arka.
“Maxaad adigu reerka ugu dul wareegaalaysanaysaa?” 😂😂😂 Sheikh umal XafiduLAh
❤❤
Mashallh allh yibrik sh umul
✔👀👀👀👀👀✅👂👂👂👂👂👂✔
M.a❤❤❤❤❤
Shiikh
mahatsanit
maansha allah tabaaraka laah
Sheqo
A
AAYADAHA WAHAABIYADU LEEXISAY 1
WAXA KU YAAL KITAABKA:
KHUD CAQIIDATAKA
OO UU QORAY MUXAMMAD BINU JAMIIL ZAYNOW AAYADA QURAAN AH OO MACNAHOODA UU U FASIRAY SI QALDAN OO AAN AHAYN SIDA KU QORAN KUTUBTA TAFSIIRKA AH EE ISLAAMKA KALE.
WAXA KA MID AH AAYADAHA AY KU JIRTO KALIMADA دعا، يدعون ، تدعون، فلاتدعوا، IYO WIXII KALIMADAA KA TAFIIRMA, WAXAY KU MACNEEYAAN BARYO.
CULIMADA TAFSIIRKUNA WAXAY ISKU RAACSANYIHIIN : HADDII AY DABA DHACDO KALIMADA تدعون IYO WALAALAHEED KALIMADA مع AMA من دون الله IN LAGU MACNEEYO CAABUDID, IYAGUNA WAXA AY KU FASIRAAN BARYO,
WAXAANA KA SOO BAXAY MACNAHAA WAHAABIYADU KU FASIRTAY IN LA GAALAYSIIYO MUSLIMIINTA, WAXAANAY KU BANAYSANAYAAN MACNAHAA MUSLIMIINTA DHIIGOODA IYO XOOLAHOODA.
WAANA SABABTA AY UMADU UGU SHEEGTAY KHWAARIJTA CASRIGA AH.
QURAANKA QAYB KA MID AH MACNIHIISA WAY KA BEEN SHEEGAYAAN.
1. WAXA KA MID AH AAYADAHA AY MACNAHOODA LEEXISAY WAHAABIYADU:
ولا تدع من دون الله مالاينفعك ولايضرك فإن فعلت فإنك إذا من الظالمين ( ١٠٦) سورة يونس
MACNAHEEDU WAA: HA CAABUDIN CIDII AAN WAX KUU TARI KARIN WAXNA AAN KU YEELI KARIN, WAANA SANAMYADA, DHAGXAANTA IYO LOOXAANTA IYO WIXII LA MIDKA AH KA SAMAYSAN .
EE MACNUHU MA AHA CID AAN ILAAHAY AHAYN HA BARYIN.
BARYADU:: WAA SIDA AY U MACNAYSO WAHAABIYADA DADKA GAALAYSIISA,.
KU NOQO KUTUBTA TAFSIIRKA ISLAAMKA.
WAAYO AAYADA KUMA TAAL CID AAN ILAAHAY AHAYN HA BARYIN,AMA HA NOOLAATO AMA HA DHIMATO, MIDKOODNA DANBI MA'AHA,
WAAYO HADDII LAYIDHAA QOFKA DHINTAY HADDII LA BARYO WAA LA CAABUDAY, MACNUHU WUXUU NOQONAYAA QOFKA NOOL WAA LA CAABUDI KARAA LAAKIIN QOFKA DHINTAY LAMA CAABUDI KARO,HADDII KALE MAXAY UGA REEBEEN QOFKA NOOL.
TAASNA MUSLIMIINTU MA AAMINSANA,EE WAXAY AAMINSAN YIHIIN IN QOFKA NOOL IYO QOFKA DHINTAY LABADUBA AY YIHIIN ADOOMO ILAAHAY OO AAN WAXBA AWOODIN, EE AY NOQON KARAAN UUN SABAB OO AH WADO DHIBKA IYO DHEEFTUBA QOFKA AY U SOO MARI KARAAN.
BAL HABA LA'IS WAYDIIYO QOF DHINTAY WAX MA TARI KARAA MISE MA TARI KARO, EE SIDAY KU DHICI KARTAA QOFKII MARKUU NOOLAA AANAD WAX WAYDIISIGIISA KU GAALOOBAYN,IN LAGU YIDHAA MARKA UU DHINTO WAX WAYDIISIGIISA WAAD KU GAALOOBAYSAA ? . CIDDII AAMINSAN IN QOFKA NOOLI UU KU SIIN KARO WAX UU ISAGU LEEYAHAY OO AANU ILAAHAY SHAQO KU LAHAYN KAASAA CAQIIDADIISII SHIRKI GALAY. WAAYO WUXUU AAMINAY IN CID AAN ILAAHAY AHAYNI WAX LEEDAHAY WAXNA BIXIN KARTO, WAXNA ABUURI KARTO, MANA JIRTO CID AAN ILAAHAY AHAYN OO SIDAA YEELI KARTAA.
QOFKIISE AAMINSAN IN ILAAHAY MOOYEE CID KALE OO WAX LIHI AANAY JIRIN CAQIIDADIISU WAA SAXANTAHAY, WAANA ISUGU MID RUUXA NOOL IYO KA DHINTAY,ILLAYN MAR WALBA ILAAHAY AYUUNBUU WAX KA RABAY E.
WAHAABIYADU MASALADAN WAXAY U DHAWDAY INAY KASOO QAATEEN MUCTASILADA OO CAQIIDAYSNAAN JIRTAY.
العبد يخلق افعال نفسه الاختيارية
OO AH: ADDOONKU WAXA UU SAMAYNAYO ISAGA AYAA ABUURAYA, MARKA LAGA REEBO WAXYAALAHA AANU IKHTIYAARKIISA KU SAMAYN KARIN SIDA HINDHISADA.
MUCTASILADU WAA FIRQAD KA MID AHAYD FIRQOOYINKA MUSLIMKA AH EE XAQA KA LEEXDAY, WAANAY DABARGO'DAY LAAKIIN WAXA QORAN FIKIRKOODII QALDANAA OO CULIMADU DADKA UGA DIGI JIRTAY.
SU'AASHA 20. KITAABKA
KHUD CAQIIDATAKA
2.WAXA KA MID AH AAYADAHAA AY LEEXIYEEN: والذين يدعون من دون الله لايخلقون شيئا وهم يخلقون سورة النحل (٢٠)
WAXAY KU FASIREEN KUWA AY BARYAYAAN ILAAHAY SOKADIISA WAXBA MA ABUURI KARAAN.
MACNAHEEDUNA WAA: KUWA AAN ILAAHAY AHAYN EE AY CAABUDAYAAN GAALADU (WAA SANAMYADA E) WAXBA MA ABUURI KARAAN.
3. WAXA KA MID AH AAYADAHAA
وإذ قالت امرأة عمران رب اني نذرت لك مافي بطني محررا فتقبل مني (٣٥) سورة آل عمران
CIMRAAN XAASKIISII ( WAA MARYAMA BINT CIMRAAN HOOYADEED,) AYAA WAXAY TIDHI ILAAHAYAW WAXAAN KUUGU NADRAY ILMAHA CALOOSHAYDA KU JIRA EE IGA AQBAL. AAYADANI WAXAY SHEEGAYSAA IN ILAAHAY NADAR LALA GALI KARO.
NINKA KITAABKA QORAY XAGUU KA KEENAY ILAAHAY CID AAN AHAYN NADAR LALAMA GALI KARO ? TAASI WAA JEEBKIISA, WAXAYNA KA MID TAHAY BEENAHA AY WAHAABIYADU SOO DHEX GALISAY DIINTA. UJEEDADOODUNA WAA INAY GAALAYSIIYAAN MUSLIMIINTA.
WAXA QALAD WAYN AH IN WAX AAN QURA'AANKA IYO XADIISKUTOONA SHEEGIN LA YIDHAA LAMA OGOLA, WAXASE KASII DARAN IN LA YIDHAA WAA LAGU GAALOOBAYAA.
TAFSIIRKAA QALDANI WAA FIKIRKII LUMIYAY KOOXAHA MAGACYADA KALA DUWAN. KAASAANA GAADHSIIYAY INAY MUSLIMIINTA GAALAYSIIYAAN, DHIIGOODANA
XALAASHADAAN,
QURAANKANA WAXA KU TAAL:
ومن يقتل مؤمنا متعمدا فجزائه جهنم خالدا فيها وغضب الله عليه ولعنه وأعد له عذابا عظيما سورة النساء (٩٣)
IN QOFKII QOF MUSLIN AH OGAAN U DILA UU ABAALKIISU JAHANNAMO YAHAY,
CADAABTANA KU WAARAYO
ILAAHAYNA U CADHOODAY,
WALIBA UU NACDALAY,
CADAAB WAYNA UU U DIYAARIYAY.
Mansha Allah
dont know if anyone cares but if you guys are bored like me during the covid times you can watch pretty much all of the new movies on instaflixxer. Have been watching with my girlfriend lately =)
@Mauricio Marvin yup, I have been watching on InstaFlixxer for months myself =)
@Mauricio Marvin Yea, I have been watching on InstaFlixxer for years myself :)
@Mauricio Marvin definitely, I've been using InstaFlixxer for months myself =)
Mnsha allh alle haku barakeeyo adoon Iyo aakhiro
Moha Jamac sheq mustafe
mashaallah
Asc
masha allah
masha allah