Deg-deg:- Faysal Cali waraabe oo hada waraabinta la Hadley.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 сер 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

КОМЕНТАРІ • 122

  • @salmaansomali5789
    @salmaansomali5789 Рік тому +14

    Waa walaalkin ibraahim nabadoone from Muqdisho allah Sw Waxaan ugu baryaaya walaalaheyga reer somaliland inuu nabad iyo hormar waaro iyo midnimo siiyo Amiin Amiin Amiin

  • @aishamuuse3003
    @aishamuuse3003 Рік тому +9

    doorasho way iman kii ilaahay u qorey uun baa noqon madaxweyne ee ilaahay u noqda ummadan ka daaya werwerka u tudha dadkiina insha allah khayr bay noqon

  • @Fatuush-b2j
    @Fatuush-b2j Рік тому +3

    MashaAllah, fariid. Waa intii uu madaxwaynuhu odhan lahaa ee laga sugayay, in uu shacabka werwerku ku taagnaa uu qalbiga u dejiyo.

  • @hodanhonest7290
    @hodanhonest7290 Рік тому +9

    wey niyad jabsanyihiin wlhi wanba k naxay 😔 anay way viva madaxweynahena mouse biixi abdi🥰

  • @mcphotographer1236
    @mcphotographer1236 Рік тому +3

    Faysal cali warabe walahi waa wax garad allha aqliga too garadka ha ku barkeeyo afkarta waa lagu kala duwan yahay masuul walahi faysal madhax ayaan u haystay walahi waa nin raga ah ✊

  • @hodanibrahim6033
    @hodanibrahim6033 Рік тому +2

    Markii hore urro ayaaba laydiin ogolaaye sidaasaad kaga baxdeen dalks xataa urur ma tihidin garxajisna haduu tashan waayo marti buu ahaanayaa waligii 9bilood oo fursada ayaad haysataa garxajisoow ama turubkaad baandhsy oo xisbi iyo hogaamiyaad lasoo bixi ama cimrigiina qabtaay celiyaay ayaydun ku dhamaysan labadan dhaan dhaana dalka halaga saaro

  • @faisalhusseinfarah220
    @faisalhusseinfarah220 Рік тому +5

    Labaddiinuba siddaad Timaha uga araddantihiin, ayaad Siyaasaddana uga aradantihiin.😂😂

  • @awdalstar
    @awdalstar Рік тому +3

    Show Bidaartu waaba FASHION

  • @nas6301
    @nas6301 Рік тому +3

    Intaad biyo siin dadka 21 sano ayaad horfadhida oo bishi 20 kun qaadataa. Waxaaga sii walaaqo

  • @xamdiahmed7434
    @xamdiahmed7434 Рік тому +1

    Faysal waa siyasi bisil Ciro ayuu uga boodey

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 Рік тому +4

    U diyaar garooba doorashada ururada
    Dalka buuqa kadaaya belo majirto
    Jamhuuriyada barakaysan allaw dhawr❤

  • @foziagelton3884
    @foziagelton3884 Рік тому

    Please somalilanders take care of the children and women and elders of this country peace is the solution for this country in shaa Allah

  • @zaedinaoomaar4104
    @zaedinaoomaar4104 Рік тому +1

    waar niicbaad haysaaye ninku sharcibuu ku tagan yahay ee tanaasul aduu somaliland garxajis uun maaha

  • @hiboismail451
    @hiboismail451 Рік тому +3

    Islaanta waalatay

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 Рік тому +2

    De sharcga hadhafina

  • @SH-bw5fx
    @SH-bw5fx Рік тому +1

    Ciro 5 sano lo dortay chairman wakilada , waxa uu iskaga darsaday +10 sano ?????

  • @munibalovemuniba316
    @munibalovemuniba316 Рік тому +2

    Waad iska hadashaay ee orda sexda xolayahoow

  • @mohamadsalaad5534
    @mohamadsalaad5534 Рік тому

    Wamaxay dadkaan madaxa seeman 🐼🐼🐼🐼🐼🐼🐼🐼🐼🐼🐼🐼🐼🐼

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Рік тому +2

    Somali cadow uma aha hargeysa ogayassha waashay baa dhulkii iyo umadiiba gatay 😭‼️‼️‼️‼️⁉️⁉️❓‼️🌚✋

  • @aadengeesaale9101
    @aadengeesaale9101 Рік тому

    Waryaada dalka iyo dadka nabadda iyo sharafta ku dabbaala oo guud ahaan isxinnin iyo isku muuqashada daaya ilaahay kayaaba hareerihiinna eega

  • @wardahussein7105
    @wardahussein7105 Рік тому +1

    Fesl libax 🦁

  • @noahirst914
    @noahirst914 Рік тому

    Dukoroyashi wey udhamatey bye bye labadan xisbi dhukorosan Finland kunoqda caydini kagada intan Finland idin kajarin

  • @Saeedsy9
    @Saeedsy9 Рік тому

    We need to remember this somaliland will be in united. 13 November will not lead our country to divide or war. Thanks our people who save us. .

  • @fatxiyamahamed2109
    @fatxiyamahamed2109 Рік тому

    thanks a lot to the somalilanders for maturity and their smart minds they saved their people realy it is an amazing action go a head my strong nation god will help u don't be useless

  • @abdul3509
    @abdul3509 Рік тому +1

    Maxaad noogu dardaar werinaysaan markii laqaxayay ee dadkiina laxasuuqayay halkaad joogteen ee iminka ilmada yaxaaska nooga duldaadinaysaan. Mise waa hakii buuniye qiyaamihiinii baakacay. Hadaba tukaanadii nin kecee sidaa kuxidha cid idin aqoonsan majirto ururo hadhay kudaa.😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂lol

  • @aminamuse4264
    @aminamuse4264 Рік тому +1

    Horaa loo soconayaa catawga joojiya

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Рік тому +1

    LABA URUR BAAD TAHIIN KU BIIRAA DOORASHADA BUUQ JOOJIYAA

  • @mustafe2068
    @mustafe2068 Рік тому

    Faysal oday iska hadlaan u aqaanay, balse caawa hadal nin weyn buu ku hadlay.

  • @yasinabdalajama5268
    @yasinabdalajama5268 Рік тому

    faysal cali waraabe si mudo kar ah ayuu u hadlay waanan ka filayay inuu sidaa u hadlo waayo wuxuu og yahay inaynu cadow badan leenahay somalilandna way jireysaa waligeed nabadana ilahaybaa inoogu nimceeyey waxaana laynooga baahanyahay inaynu adkaysano wada jirkeena madaxwaynaha qarankana waxaan leeyahay somaliland odaygeedii waa adiga madaxweyne khilaafka siyaasadeed ee dalka dhamee oo inaga soo gabagabee hadii ilahay yidhahdo madaxwaynaha qarankuna waa adiga macno wayn kuma fadhido 13ka nov dalkan amiirkiisii waa adiga cid kaaga lexejeclo badani ma jirto wa dalkii aad u soo halgantaymaanta ilahay kugu simay inaad madaxwayne ka noqoto

  • @siciidmohamed5588
    @siciidmohamed5588 Рік тому

    Faysal mar ayaad oday tahay maan waxaad u hadashay si odaynimo leh

  • @zncabdi2706
    @zncabdi2706 Рік тому

    waar raga sharaxan baan dooranaynaa odayaashiinan caqligii isku darsamay nadhaafa cimrigiinii ceebaad ku sagootideen

  • @abdirazaaqahmed2813
    @abdirazaaqahmed2813 Рік тому +1

    Faysal caawa sama talis buu noqday. 👍

  • @muna229
    @muna229 Рік тому

    Faysal cawa waa ku haysataha siyaasada mahan calal muse idinka xishoon mahayo want below haduu siyad bare kali talis asagu maxuu samaynaha muse bajaqiyo waqtiga run u sheega

  • @nimcomuxumed3106
    @nimcomuxumed3106 Рік тому

    War been badanaa abtigay
    Lixdankii dawlad madax banaann baan ahayn kulaha

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 Рік тому +1

    Ha naac layso maxaad soo kordhinaysaan been waxaan ahayn mahaysaan isku mid ayaad tihiin kuwiina haya iyo kuwiina hadda doonaya kursi waxaan ahayn mantaqaaniin imisad joogtaan calalka dhaaf faysalow ururadu waa furan yihiin ee dhiniciina ka raacda

    • @saynabSr
      @saynabSr Рік тому

      Gunjeclo waxaad akhirayso adigaa u baahan ee ururka kaah soo saara yuu hadhineh

  • @caliibraahim3761
    @caliibraahim3761 Рік тому +1

    Caawa waa 14

  • @mustafemo9787
    @mustafemo9787 Рік тому +2

    Kkkkkk xalaybaa lamaheriyey labadaba

    • @khadar8016
      @khadar8016 Рік тому

      Ilaahay kabaq hadalkaa been abuurkaa aakhiro waa lagu waydiiinayaa hada katoobadkeen

    • @saynabSr
      @saynabSr Рік тому

      Waarka rag ayaa la meheriyey lihi ma reer garadag ayaa xagaa ayaa wax lagu sheegay eh

  • @funnyanimal885
    @funnyanimal885 Рік тому +5

    Basaldir 1 iyo basaldir 2 hala sexdo 😂 waka mucaridkii

    • @maalmochannel4835
      @maalmochannel4835 Рік тому

      Shidaaab

    • @saynabSr
      @saynabSr Рік тому

      Hadal uma furna cidii ragga doodayaa aanayka soo jeedin waayo haday dadjira yihiin ciyaartaa lagu dhex arki lahaa ninkaan ciyaarta ku jirina ma heesikaro haduu caqli leeyahay

  • @cabdirashiidgiire1969
    @cabdirashiidgiire1969 Рік тому

    Fasale cali waraabe iyo ciid galaba waa gob gobi dhashay

  • @mohamedmuuse700
    @mohamedmuuse700 Рік тому

    Dalku sharci dhameystiran buu leyahay waxa muqaday mucaridku in u yahay nabad galyo diid

  • @rodamuhumed7839
    @rodamuhumed7839 Рік тому

    Guuul Somaliland Faysal waa gob hadal uma baahna cawa

  • @cabdilahcali4259
    @cabdilahcali4259 Рік тому

    Kursigii ma idinbani waye qayriyad fula diyaarad kaxuma wayo wakursidheer

  • @muztafebile1934
    @muztafebile1934 Рік тому

    allahu akbar💪

  • @diinishamzadiin8017
    @diinishamzadiin8017 Рік тому

    Waar wadanka khal khlka ka daaya laba dayuus ba tihiine shacabkan aad kicinysaan iska daaya

  • @fawziyadahir4123
    @fawziyadahir4123 Рік тому

    xageed ku gajesneyd filand rooti kucuneysay adoo qaxoontiah

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 Рік тому +1

    Waar nacnacda nagala taga isma dhaanaatane

  • @balqiisali9934
    @balqiisali9934 Рік тому

    hawiyaha aad u barooranaysid ku waad qadaad wayn u bisay maaha miyaa bar bara in kasoo dagaan u diiday maahoo

  • @nimcomuxumed3106
    @nimcomuxumed3106 Рік тому

    Sodon sano ood dadka been iyo munaafaqnimo aad ku haysatay hadii aanad midna keenin
    Caafimaad
    Waxbarasho
    Laydh
    Iyo adeeg bulsho
    walina aad rabto inaad dadka sii hortaagnato saw nasiibdaro ma aha
    Faysal cali waraabe is ma maqashidee bal ismaqal horta oo dadka reer soomaliland kama naxayside ilahay ka xishoo oo umada ka hor leexo

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 Рік тому +1

    Sodinkan duminaya hadi loohslgsmsy e 5ssnsba gacmahs laydinka hayo muuse inbadanbu idinbarya bari horu dumi lahs

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Рік тому

    Banaabax qabta fuley baad tahey Qadaafi dhalinyaro ayaa kubanaabax biixi dictatorship iska qabta tuuga

  • @a.a.4791
    @a.a.4791 Рік тому

    Way idiin dhammaatay. DECEMBER ba idiin hadhay labayow dhukur. ....... dalka madaxweynayaal baa loo soo saarayaa

  • @nasratogdheer2273
    @nasratogdheer2273 Рік тому

    Very shame somaliland PM👎

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Рік тому

    Cir soo dumintii 13 November oo cataab, ciil, iyo baroor isu bedeshay, Walle Aarkii ceelka Hargeisa madexweyne Muse laga baqay?.

    • @abdirashka9468
      @abdirashka9468 Рік тому

      Lagama baqine isaaq waa madi somali oo dhanbaa u cadawa markaa waa wax garad dadkooda dhiig ka badbaadiyey ee alle caqliga ha kuu soo celiyo qabiilkana hakaa maydho

  • @nancyjohn2609
    @nancyjohn2609 Рік тому

    Faysalow dalka oday u noqo wadani yuu kaa dhigan salaan dantisa u ku gaadho.

  • @ugbaadabdiali2149
    @ugbaadabdiali2149 Рік тому +1

    Faysal doran sanadkan❤

  • @hodosuleimam8803
    @hodosuleimam8803 Рік тому

    Alx Alx Alx

  • @fadumocali1407
    @fadumocali1407 Рік тому

    Idinkoo isku garxajisa ma kalignbaa dalka leh

  • @cabdiqaniaadan7383
    @cabdiqaniaadan7383 Рік тому

    Waar imco ayaa lagu jira ee cibadaysta

  • @cabdirashiddheeg4688
    @cabdirashiddheeg4688 Рік тому

    Ret ok

  • @saadsuley
    @saadsuley Рік тому

    3 odayba in sida ugu dhaxso badan looga erya meesha way asaasaqeen ........

  • @abdowali463
    @abdowali463 Рік тому

    Faysal Cali Dhurwaa waa barooranaya😰 War Muuse waalahay was gumeeyay Garxajis looma ooyaan

  • @justbreathe8706
    @justbreathe8706 Рік тому

    Nin Layidhi Maheradaadi ayaa xidhmaysa oo ooyaya uma xumid Faysal Ali

  • @prosl11
    @prosl11 Рік тому

    Xirsi waabu naxnaxsan yahay indha siduu uu tagaan yihiin bal ilaa eega

  • @hananoor3590
    @hananoor3590 Рік тому

    Waa laidinka horeeya beenta aad shubaysaaan

  • @awilcaano6939
    @awilcaano6939 Рік тому

    Mucaarku.ha.Aqbalaan

  • @angel75395
    @angel75395 Рік тому

    Faisal is heartbroken but he has to If Muse Bihi time end his time so end and no one is above the law! Faisal and Ciro don’t dream day more you use horrible speech is the you lost your supporters so please
    Use kind words and your anger inside.

  • @warsameyuusuf5011
    @warsameyuusuf5011 Рік тому +1

    Fulle.madhan.kkkk

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Рік тому

    Kkkkkkk November 13 maalintay ahaatay tii Muuse Biixi uun. Wajiyada xun xun ee yaayuulsan day wax Allah wax ay sheegeen oon ahayn hantaatacay awalba shubayeen ma jirto. Magaciin ba’ mar hadsydaan madaxtooyadii u daadan, mar hadaydaan Muuse biixi xarshin u dirin walee cadhaysanayaashaad qabyaalada ku dhaamiseen baa isku kiin rogaya dhexdiinay ka dhacsysaa afkanool ceebowday maanta kkkkkk

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 Рік тому +2

    🤣Noocee ayuu ahaa calankaasi 60kii🤣pranki land

    • @aishamuuse3003
      @aishamuuse3003 Рік тому

      ka buluuga ahanaa ugu horreyey oo saaray hankayguna wuxuu ahaa shan somaliyeed ee adaa ku xaaray kuna xasuuq ummad dhan maantan ku xasuuqaya inta kul hadhsata anigu dawlad baan samaystay astaamihi lagu yaqaan ey oo dhan u dhan yihiin adigu maxaad haysata

    • @halwoomer8439
      @halwoomer8439 Рік тому

      Amisom land is the prank land that still sit in UN under Somaliland recognition😂

    • @ayancige6625
      @ayancige6625 Рік тому

      Dhilaa kudhashay

    • @mustafemaxamed6085
      @mustafemaxamed6085 Рік тому

      @@ayancige6625🤲🏻 inabti bal faataxda usoo mar weynaga hooseysaye waxey aheydbee🤲🏻

    • @ayancige6625
      @ayancige6625 Рік тому

      @@mustafemaxamed6085 maxay qaadikaran

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 Рік тому

    Sidan dalku kumashaqaynayo balmarka warkina cadeeya

  • @halimoali6059
    @halimoali6059 Рік тому

    Faysal nin. Raga

  • @mohamedmuuse6709
    @mohamedmuuse6709 Рік тому

    Maxaad Samankartaa Faisal baac

  • @sulaymaancabdiraxman2073
    @sulaymaancabdiraxman2073 Рік тому

    Iska hadle

  • @hananoor3590
    @hananoor3590 Рік тому

    Bernaale isagaa eegada diray

  • @allaahbaaweynninkiaminaaaw1845

    Ala ku qabey wadaniyoow way usoconweydey waxay rabeen wa laydin fahmey ordoo cibadeystoo khaatumaysta duulyoow warersani
    Sharciga Idinka ku tumanayo Madaxweyne Muuse Biixi Abdi
    Sharcibuu ku taganyee sharciga raca niicda jooja xaqii ba dilacoo waydinkaa sidey ubad Idinka dhinteen tiirayeysane alihiin u noqda caruurihii iyo dumarkii laydin raciyey u taga wabillaahi tawfiiq

  • @amiiraahmed944
    @amiiraahmed944 Рік тому

    Afkeday kala hasanwayday madax weyne bila aqonsiya kkkkkk

  • @Myhalimaworld
    @Myhalimaworld Рік тому

    Isma-dhaanto eyey u eggyihiin.

  • @halimoali6059
    @halimoali6059 Рік тому

    Mahaad sanid

  • @housseindjibril3618
    @housseindjibril3618 Рік тому

    HUBAAL WAANU OGNAHAY IN AAN CADAWGA JAMHUURIYADA SOMALILAND HUB UUN KULA DAGAALAMAYN BAL SE UU FAAFIYO FIDNAD XUMAAN FADEEXADA IYO KUTIDHI-KUTEENBA
    KUWAA OO DIGNIINO HORE LA SIIYEY
    MIYAAN DAAYIN'KEEN ODHAN
    إِنَّ الَّذِينَ يُحِبُّونَ أَنْ تَشِيعَ الْفَاحِشَةُ فِي الَّذِينَ آمَنُوا لَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ فِي الدُّنْيَا وَالْآخِرَةِ ۚ وَاللَّهُ يَعْلَمُ وَأَنْتُمْ لَا تَعْلَمُونَ)
    (Those who love (to see) scandal and publishing propaganda broadcast among the Believers, will have a grievous Penalty in this life and in the Hereafter: Allah knows, and you know not.)
    (KUWA JECEL KU DHEX FAAFINTA DACAAYADAHA AMA KUTIDHI-KUTEENKA SI AY U ARKAAN FADEEXAD IYO KALA TAG SHACAB ALLAAH RUMEEYEY WAXA AY LEEYIHIIN GANAAX
    NOLOSHA ADUUNYO DHEXDEEDA IYO NOLOSHA AAKHIRO BA, KUWAA ALLAAH WAA OGYAHAY
    IDINKU SE MA TAQAANAAN )
    WARFIDIYEEN IYO QOF KASTA OO KA QAYB QAATA KHALKHAL GELIN DALKA IYO DADKA INTAASA DUSHIISA AH ILAA DAWGA AAKHIRO.
    ALLAAH AYAA KELIDII MAHAD LEH
    INAGU MANAYSTAY DHEERAADKIISA IYO RAXMADIISA
    (وَلَوْلَا فَضْلُ اللَّهِ عَلَيْكُمْ وَرَحْمَتُهُ وَأَنَّ اللَّهَ رَءُوفٌ رَحِيمٌ)
    (Were it not for the grace and mercy of Allah on you, and that Allah is full of kindness and mercy, (you would be ruined indeed).

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 Рік тому

    Bal qoodhii iyo xeradiina iyo diintiina garxajiseey: muxuu hortiina Cabdimaalik muuse Coldoon ugu heegan yahay: gaal iyo khaniis iyo dhilayste iyo boonayste iyo qoomuluut doonaya inuu caruurtiina baro futo-iska- fuul iyo dhilo-gadid iyo islaamdiid iyo somalidiid iyo masawiro iyo vidoes laga duubo caruurtiina oo gaalo rag iyo dumarba leh wasayso oo iyaguna isu wasaya labo ninlamood iyo labo dumarlamood iyo nin iyo naag oo world-sex-trade looga ganacsanayo si aydan waligii fahmi karin (sir gaalo iyo indho quraanyo midna lagama sal gaaro waa maskaxdii iyo murtidii isirkeen dhaxal inoogu reebay oo inta garaadka lehi wax ku qaadan karto) oo idin leeyahay "shame on you" waayo dib danbe la idiin warin maayo waxyaabihii laga dhaxlay, wuxuu cabdimaalik muuse coldoon idiin ka digay oo qoomuluut, boonayste, dhilayste gaalo-raac muuse biixi cabdi uu ku haysto maanta in wali cabdimaalik muuse coldoon ee uu soo bandhigay sirtiisii uu muuse biixi cabdi dadweynaha somaliyeed ee hargaysaad iyo somali oo dhan ka qarinayey.

  • @hodhanadanbashir492
    @hodhanadanbashir492 Рік тому

    Away sidhiigi garka kuxajii

    • @saynabSr
      @saynabSr Рік тому

      Gunjeclo fulaynimadaadii meeday?

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Рік тому +1

    HADA MAXAA IDINKA MAQAN KURSI QASAB IGU SAARA

  • @hodhanadanbashir492
    @hodhanadanbashir492 Рік тому +1

    2 laba dhukur

    • @saynabSr
      @saynabSr Рік тому +1

      Gunjeclo adigu hal dhukurna ma haysatid

    • @foosiyaahmed9332
      @foosiyaahmed9332 Рік тому

      Aftaaag

    • @ahmedyasin6796
      @ahmedyasin6796 Рік тому

      @@saynabSr Us naayaa

    • @saynabSr
      @saynabSr Рік тому

      @@foosiyaahmed9332 aftaag geesi

    • @saynabSr
      @saynabSr Рік тому

      Gunjeclo cid hala timaado,aftaag iyo labada dhukuran la garayeh

  • @dsf9824
    @dsf9824 Рік тому

    in uu ooyo ayuu udhaw yahay
    Waar muuse waa libaax
    Mawaxad moo daysaan daahir rayaale
    Oo idinka cabsanayay

  • @garaadguleed6871
    @garaadguleed6871 Рік тому

    Faysal caawa maba hdli krayee mxa ku dhcy odeyga

    • @Myhalimaworld
      @Myhalimaworld Рік тому

      Xaley oo dhan ayuu illaahay ka baryaayey inuu ku toosiyo erey wanaagsan oo dadka u sheego xaalku waa jiq.