baro sida sodoga lonafaqeyo qurac iskudhelitiran 🤤 breakfast for my father-in-law so yummy enjoy

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 165

  • @nastehamohamed6940
    @nastehamohamed6940 2 роки тому +43

    Mansha Allah gacanta alle hakuu barakeeyo Somali waa gabadhaa ugu cunta badisa hadanah wllaheeda la wadagta waa qof dacad ah oon xasid aheen malinba cunta cusub ajar alle haka seeyo familka alle ha ubarakeeyi

  • @Michael-gf3gy
    @Michael-gf3gy 2 роки тому +2

    Masha Allah

  • @Michael-gf3gy
    @Michael-gf3gy 2 роки тому +1

    Masha Allah 💖💖💖💖💖💘👍🏼👍🏼👍🏼🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fatimaskitchen9566
    @fatimaskitchen9566 2 роки тому +6

    MashaAllah looks yummy 🤤

  • @nateexoyuusufaxmed
    @nateexoyuusufaxmed Рік тому

    Mashaaa alhaa abyo alha ku xfido abyo

  • @nimcoxasan4832
    @nimcoxasan4832 2 роки тому +5

    Xaajiga nalagu wareeriye sodogaaga mey maroysa sheekada waa noo bedeshay sidaasa kaarabaa😂😂😂

  • @hodanxuseenosman5532
    @hodanxuseenosman5532 Рік тому

    Masha alah

  • @hawodollhawodoll8086
    @hawodollhawodoll8086 2 роки тому

    Thank you u are the best teacher i did it and work nice manshallah

  • @KaruurXassan
    @KaruurXassan Рік тому

    Masha allaah abayò alaha kubarakeyo gacandada❤❤❤❤

  • @halimaabshiro1496
    @halimaabshiro1496 2 роки тому

    Mashallah beautiful ❤🥰🥰🥰

  • @usrahaji1563
    @usrahaji1563 Рік тому

    Mashallah

  • @hamdaabdilahi5708
    @hamdaabdilahi5708 2 роки тому

    Mashallha no so badi ilahy haa ku barakeye wllo

  • @shugrioffical2808
    @shugrioffical2808 Рік тому

    Masha allh farxiyo qaali

  • @farhiyasaid697
    @farhiyasaid697 2 роки тому

    masha alaah farhiya cadey samidee cuntadaada aad ayan ujeclahay runti gacanta alaah kubarakeeyo iyo cimrigaba

  • @safiaabdillahi5543
    @safiaabdillahi5543 2 роки тому +10

    Masha Allah from jibuti 🇩🇯🙏🙏

  • @sofiamacalin6352
    @sofiamacalin6352 2 роки тому

    Mnsha allh ilhy gacanta haku barakeyo waligay ma arkin sabayad sidan ugadudan

  • @ubahmohamedmohamud4278
    @ubahmohamedmohamud4278 Рік тому

    maasha alah

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 2 роки тому

    Masha.Allah

  • @munamohammed3715
    @munamohammed3715 2 роки тому +1

    Masha Allah Abaayo shukran 😍🥰👍👍👍

  • @umulkhayr5148
    @umulkhayr5148 2 роки тому +1

    Mashaa Allah barakalaah fiik yaa qaaliyah

  • @user-duckchampo
    @user-duckchampo 2 роки тому

    Mashallha tabaraka allha

  • @huddakhayr
    @huddakhayr 2 роки тому

    Ilahay haw naxaristo sodogay iyo abahayba

  • @bushramohamed91
    @bushramohamed91 2 роки тому +1

    Mash Allah 💋💋💋💋💋

  • @BariiraAbdi
    @BariiraAbdi 2 роки тому

    Masha allah jasaka allah khayr

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker972 2 роки тому +2

    Masha allah abayo macan aan jeclahay allaha ku dhowro

  • @fadumosiyake6812
    @fadumosiyake6812 2 роки тому +2

    Manshall Ado macan keep going wad cuntaacan tahay manshall

  • @zaynab327
    @zaynab327 2 роки тому

    Gacanta alle hakuu barakeeyo cuntooyinkii ramadaanta noosoo gali oo fudud aftur

  • @Cadeyboolo686
    @Cadeyboolo686 2 роки тому

    masha allh 🙏❤

  • @rahanoor552
    @rahanoor552 2 роки тому +1

    Manshallah 👍❤️

  • @fatimabashi8663
    @fatimabashi8663 2 роки тому

    Waa mahadsantahay abyo
    Xoogaga alla hakuu barakeyo fruits amd food decoration noosoogali

  • @luulahmed5767
    @luulahmed5767 2 роки тому +2

    Sodogaga xas malaha miyaa wll

  • @rayaanali4586
    @rayaanali4586 2 роки тому +1

    Mashallah it looks nice

  • @umuyahyecabdikarim3215
    @umuyahyecabdikarim3215 2 роки тому

    Jazaakallah qeyr

  • @somaligirl6440
    @somaligirl6440 2 роки тому

    Masha allah abyo gacantada allah ku barakeeyo 🥰

  • @randarose3071
    @randarose3071 2 роки тому

    Masha Allah waaxaan rajeynayaa UA-cam kaaga inuu balaadho

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 роки тому

    Wcs abayo masha allha tabarikllha jizakallha qeern hor usoco ❤❤❤❤

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 2 роки тому

    Mashaaa alllah

  • @maslah345
    @maslah345 2 роки тому

    AMIN YAA RABI

  • @laki521
    @laki521 2 роки тому

    Alle gacanta ha kuu barakeeyo

  • @ayaanxaaji1507
    @ayaanxaaji1507 2 роки тому +1

    Msha alh xabibti cfmd kucuna

  • @ifraaxabdi8346
    @ifraaxabdi8346 2 роки тому

    Mansha Allah abyo gacanta alle hakuu barakeyo

  • @Ilhan-1104
    @Ilhan-1104 2 роки тому +1

    Waliba mashaarida oo dhowr nooc

  • @dowzcabdifaraxsan2024
    @dowzcabdifaraxsan2024 2 роки тому

    M.a gacanta allaha ku barakeeyo

  • @fadumoxassansanyare222
    @fadumoxassansanyare222 2 роки тому

    Maasha ALLAH

  • @sahraisaaq7768
    @sahraisaaq7768 2 роки тому

    Mashallah tabarakallah alle hagu xfido kibista hadii qofku sifiican u xasho ama u qaso waa kuu jilcaysaa 🥰

  • @hafsaabdirahman4519
    @hafsaabdirahman4519 2 роки тому

    Mashallh abyo thanks

  • @shurimaxamed2128
    @shurimaxamed2128 2 роки тому

    M.a abayo ilah ha kubarakeyo gantada

  • @nasroali3770
    @nasroali3770 2 роки тому

    So nice thanks

  • @qamarcali536
    @qamarcali536 2 роки тому +1

    Mnsh alh abyo adiga xagee ku nooshahay gacantada alle haku barakeyo ee sanbuuska noo so gali plz

    • @farhiakushin
      @farhiakushin  2 роки тому

      Insha Allah wan sogalin qali Nairobi Kenya

  • @sainabmahamud8711
    @sainabmahamud8711 2 роки тому

    Man Sha Allah Tabarakalah 🏅 Huuno qali

  • @farduusmaxamuud7914
    @farduusmaxamuud7914 2 роки тому

    maa shaa alhaa aadiyo aad buu ufiicanyaha 💯💯👏👏😋

  • @Dacwa_som689
    @Dacwa_som689 2 роки тому

    Wow 🥺

  • @saadiass3644
    @saadiass3644 2 роки тому +1

    I just liked the chapati picture you used, please could you share the link of where you get the photo. I wanted the original recipe, please share if you don't mind

    • @beerluula2390
      @beerluula2390 2 роки тому

      Fashil aa wadaa maistiri somalida dhan waa copy socoto 🤣🤣🤣🤣

    • @saadiass3644
      @saadiass3644 2 роки тому

      @@beerluula2390 walahi fashil iga ma'aha, sawirka usaran a iso jitay. Subscribe ban horay uga saray. And I like her channel and recipe 😅

    • @beerluula2390
      @beerluula2390 2 роки тому +1

      @@saadiass3644 wxn la yaabay ayaa ah waxa meesha lasoo saaranaayo iyo waxa laguu karinaayo isma lahan ee sidaas ayaan fashil kuu dhahay iska fahan hhhh

  • @maqdiscadey8254
    @maqdiscadey8254 2 роки тому +1

    Asc walashey mcn hadan kugusobire ,m.a gacanta Allah hakubarakeya

  • @shamsoahmed6573
    @shamsoahmed6573 2 роки тому

    Sodogeeya alle hau naxariisto 😢😢😢😢

  • @SamsamCabdullahi-r5r
    @SamsamCabdullahi-r5r 8 місяців тому

    ❤❤❤

  • @zulfaxareed2542
    @zulfaxareed2542 2 роки тому +1

    MASHALLAH Abayo mcn keep going i love your videos.

  • @mihiimcabdiwahaab7515
    @mihiimcabdiwahaab7515 2 роки тому

    Masha allh wllshy ale macan ta ha ku barakeeyo😍😍😍😍

  • @shaymaaahmed1290
    @shaymaaahmed1290 2 роки тому

    Wlhi waa igaqoslisay

  • @sagalhassan5314
    @sagalhassan5314 2 роки тому

    Mash allah qurux

  • @fartuunhassan7648
    @fartuunhassan7648 2 роки тому

    Manshallah abyo

  • @museruqiyo2437
    @museruqiyo2437 Рік тому +1

    Horto sodogo Mala ogolyahay inlanafaqeeyo?

  • @seinabjama4979
    @seinabjama4979 2 роки тому +3

    Dusha maxaa ooga shubtay xabibti sodogay taas ma cuneen kkk

  • @ruqiyafarahmaxamed2880
    @ruqiyafarahmaxamed2880 2 роки тому

    mansha Allah xbbti waxban ayaan kaa faaiiday jizaa allaahu khayr

  • @umucaisha9658
    @umucaisha9658 2 роки тому

    mashallah

  • @ficanfilsan7583
    @ficanfilsan7583 2 роки тому +1

    Farhiya waan kahelay cuntada codsi kutuleti steak plz jzkllh❤

  • @Zamzam-c6t
    @Zamzam-c6t 10 місяців тому

    M.a

  • @fartunhappy9502
    @fartunhappy9502 9 місяців тому

    Thanks abyo ❤

  • @aishajama5525
    @aishajama5525 2 роки тому

    Maasha Allah xbbti milkshakes ka noo soo geli

  • @sharmaakeshariifmaxamed8460
    @sharmaakeshariifmaxamed8460 2 роки тому

    Macaan badanaa

  • @fardosodiriye3074
    @fardosodiriye3074 2 роки тому

    MashAllaah

  • @raxmocali2353
    @raxmocali2353 2 роки тому

    mashaa allaah abaayo gacantaada allaha kubarakeeyo

  • @kaltumaali4348
    @kaltumaali4348 2 роки тому

    Ok

  • @sucaadsaytuun9044
    @sucaadsaytuun9044 2 роки тому

    M.a 💞💞💞

  • @saafimaxamuud3622
    @saafimaxamuud3622 2 роки тому

    Waw m.a abayo ilahey hakubarakeyo

  • @hindaabdillahi7234
    @hindaabdillahi7234 2 роки тому

    masha allaaaah wll fixiso laguma daro

  • @ummuruman8775
    @ummuruman8775 2 роки тому +1

    Thanks abayo wacan rabà bur ataa ama barawd

  • @rahmamohamed6374
    @rahmamohamed6374 2 роки тому +1

    Sodogeeey wuu dhintay aaabow ilhay firdawsal aclaa hoygaga hakadigo

  • @maizahaaji8395
    @maizahaaji8395 2 роки тому

    Mansha Alalh ❤️

  • @feyrusfanaxle9945
    @feyrusfanaxle9945 2 роки тому

    MashaAllah yummy

  • @Ilhan-1104
    @Ilhan-1104 2 роки тому +2

    Abayo cuntada Ramadanta noo soo duub

  • @naciimomaxamud5532
    @naciimomaxamud5532 2 роки тому

    Masha allaah

  • @farxiyoxuseenfarxiyo4803
    @farxiyoxuseenfarxiyo4803 2 роки тому

    Haruudu abayo mida wajigaa mise mad kale

    • @nimcocabdi8633
      @nimcocabdi8633 2 роки тому

      Abyo waa isku mid tan wajiga iyo tan cuntadaba

  • @mulkimohamad9954
    @mulkimohamad9954 2 роки тому

    Asc anyo way Iga adkataa

  • @hodadegan5353
    @hodadegan5353 2 роки тому

    Alle haw naxarsto sodogyga wuu dhintay igu soo duceya wallhyga

  • @hadiyacisman4847
    @hadiyacisman4847 2 роки тому +1

    Xbbt abaal kaaga Allah jano haga dhigo wax badan baanka faaiiday❤💯🥰

  • @Tasmaking
    @Tasmaking 2 роки тому +1

    Cabitaano weight gain fast laga helo noo soo samey team caato gymna waa dhigtaa😀🙏

  • @maryanosman4076
    @maryanosman4076 2 роки тому

    ❤️🥰

  • @marwa5017
    @marwa5017 2 роки тому

    Chapati gu waa qurux laakin suqaarka kama helin

  • @dr.shiinemohammed710
    @dr.shiinemohammed710 2 роки тому

    Abyo Le Bato Malagu Darayo miya plz jwb

  • @shukriabdi1083
    @shukriabdi1083 2 роки тому

    abayo Quran fund marish baden rabin nooso gali

  • @raxmadahir860
    @raxmadahir860 Рік тому

    Wally sodogayga maxa Korka ika saray xaaskiisaba jogte kadib gabdhihusa

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 2 роки тому

    naa farxiyoooy sanbuuska soo badi waa ku dhib qabaa foolyada ciil soonka dhan dadaa ku tuugsadaaa

  • @mohamedamiin1251
    @mohamedamiin1251 2 роки тому

    Waxan layawa nagaha Somalida e yuotbarka waxey kariiyan kuma kalsono umad kale sowiradoda ayey soqadanayan markad Furmana wasikale cuntadina sawira e sosarta

  • @ayaanmuhudiin8382
    @ayaanmuhudiin8382 2 роки тому

    Ma is qabnaa marka nafaqeeyayo 😂😂😂😂

  • @ayanosman6496
    @ayanosman6496 2 роки тому

    Kuwa lasku caateeyoo noosoo geli abaayo

  • @mubarekabdukader6826
    @mubarekabdukader6826 2 роки тому

    Abaayo jabaati nosoogsli plz🙏

    • @maryanruun6422
      @maryanruun6422 2 роки тому

      Wll wexey sameeneyso waajabaati sawaayadna waaladhahaa

  • @fartunnur2656
    @fartunnur2656 2 роки тому +1

    Wa iga qoslisay saaaiiiid Astaqfirullah Astaqfirullah Astaqfirullah sodogaa aaa iyaa illahoow nodaa walidka abtigeey masiin karo miyaa abaayo

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 2 роки тому

    Maasha alaah abaayo gacantaada ilaah kuubarakeeyo

  • @nashadahmed3846
    @nashadahmed3846 2 роки тому

    cuntada ma sodogba kuqoran anaa samaYsanyee 😂😂😂