Kaftanka Siyaasadda 246 Arimo Xasaasi ah,

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 421

  • @AhmedAli-xm1dt
    @AhmedAli-xm1dt 3 роки тому +8

    Barnaamijkaan waa talo iyo tusaale tusmo iyo toosin marka Cali iyo Yaasin guul iyo gabanimo ayaan Odin leeyahay.

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 3 роки тому +3

    Calow cadaalad maadan samayn waxaan sugaynay in aad saaxiibkaa Mustafe Martin kahadasho xaaladiisa oo umada somaaliyeed argagax kunoqotay wuxuu ahaa shakhsi lagu han wayn yahay ilaahay isaga iyo anagaba hana soo hanuuniyo aamiin aamiin yaarabi

    • @abdimuse7911
      @abdimuse7911 3 роки тому +1

      Ninkaas Sowkii Warkiisa Cadeeyey Ee Kuyidhi Waligeey Ma Soomin, 20Sanana Matukan, Wax Walbana Waansoo Isticmaalay, Waana soo Tuntay, Ma Warbaa Kuugu Hadhsanaa.. Ma in Qiil Looraadiyaad Dooneysay..Wuuku Daayay ina adeerkaa...

    • @fahadali1912
      @fahadali1912 3 роки тому

      Mar horee ayuu Cali Xaraare arinta ka wareystay Mustafe Martin. Diib uu eeg barnamishada wad heli karta. Wax kalee uu ku dari karo maba jirto

  • @Glydh
    @Glydh 3 роки тому +2

    Fadlan umada keyrka jecel runtii aad baan uga xumahay anoo Canada degan arinkaa burco oo ku saabsan gabadha dhibka ku dhacay iyo dadkii ay ka dhimatay waa arin u baahan in hoos loo eego oo la caawiyo Ilaahey umadan waa isku eegayaa la helo meel laga xiriiro w towfiq

  • @abshircabdilahijiil2020
    @abshircabdilahijiil2020 3 роки тому +5

    Kaftanka siyaasada waa Barnaamij kahadla xaqiiqa kastoo dhulka Soomalida ka jirta... Cali xaraare hadaad waqti uheshid maalin ku Dara oo kordhiya xiiso badan ayan uhaynaa.

  • @nasrimohamoudhersi562
    @nasrimohamoudhersi562 3 роки тому +1

    Yasin Duale Father Of Lough; You made my Day Sir. SUPPORT YOU

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 3 роки тому

    Cali Xaraare jaajaadiisii wuxuu ku ugu gafay Xildhibaanad Sacbiyo oo ah qof qaali ah oo u dulqaadan weyday beentii iyo marinhabaabintii Farmaajo.

  • @naasirosmanali2694
    @naasirosmanali2694 3 роки тому +1

    Asc, Cali Xadhaadhe, waan ku salaamayaa, waxaad faalo ka bixisaa saaxiibkaa Mustafe Martin waraysigii uu isakaga waramayay shakhsiyadiisa ee aadka loola yaabay , fadlan faalo ka bixi .

  • @Jaburi
    @Jaburi 3 роки тому +3

    Cali xaraare cadaalad ma aadan sameyn mar hadaad sintay Madaxweynaha ummadda Soomaaliyeed iyo Axmed dhuxulow.

  • @najibmohamed21
    @najibmohamed21 3 роки тому +16

    Been ilaahayba necebe, Farmaajo kuma guuldareysan lkn wuxuu kashaqeyn waayey siyaasiyinta ajaanibta ushaqeeysa, Farmaajo ❤️

    • @hanadraas9233
      @hanadraas9233 3 роки тому

      Walaah sax sax Qalbi Madoobe (Kenya) iyo Dani Afqalooc (imaaraatka) ayaa Qaranka Soomaaliyeed lugaha ku dhagay

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 роки тому

      Beenaale, wuxuu noqdey madaxweyne beeshiisa soo dhaafi waayey , Somalia iyo Gedo buu kala doortey, Gedo ayuu doortey, waa nasiibkii

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 3 роки тому +5

    Walahi runta ayad ka sheeg, sadaxdaas Allaha naga qabto

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 роки тому

      CALI IYO YAASIINAW FARMAAJO WAA DHACEE MAXAAD YEELI DOON TAAN DADKiINII IYO DHULKIINII Waxaad ku iibsateen dhadhamo

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 3 роки тому +1

    Reer Puntland ma matali karto Qabxada Laluusha ku Tagtay. Parlamanka Ilaahay sharafemta ka qaadan.
    Axmed madoobe wa Tuug, Tuug ba la heshiin kara, Farmaajana Tuug mahan saan Aragno.

  • @mowlidmohamed
    @mowlidmohamed 3 роки тому

    💚💚💚💚💚💚💚💚💚
    Laba celi cayna kuma heshiiyaan
    Halkaa cali xaraare waa la helay ee waxaa jira maanta 6 celi oo lix xero ama lix state u kala qaybsaday shacabkii Somalia, markaa midnimo Somaliyeed ha sugin inay 18 state noqoto mooyee iyo Somalia oo aan maanta qariirada ka sii baxaysa

  • @bufiye3840
    @bufiye3840 3 роки тому +3

    Caliyoow walahi waligay waan aaminsanaa iney reer macalin quwaax ay soomaali la hadheen

  • @hanadraas9233
    @hanadraas9233 3 роки тому +1

    👉Yaan la hilmaamin in Qalbi Madoobe uu xitaa lugaha ku dhagnaa Xasan sheekh iyo sheekh shariif ✍🏻 waa munaafaq meesha u fadhiya Kuukuuyada Kenya 🙏🇸🇴Guul Soomaaliweyn 💪😍VIVA Madaxweyne Farmaajo 👌🇸🇴

  • @hassanabtidoon5452
    @hassanabtidoon5452 3 роки тому +18

    Xassan sheekh umuu tanaasulin Axmad Madoobe ee waxa ku khasbay GABRE

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 3 роки тому

    Waa run waxa ay u dumarkani. Ammaanka waxa ka masuula cid, ciddaasi baana ka masuula if iyo aakhiraba. Ha moodini in ilaahay uu idinka la xisaabtiami doona.

  • @ugaasyare9491
    @ugaasyare9491 3 роки тому +5

    Waa laydin kaqaaday Mr cali xaraare iyo yaasiin

  • @salary1tx
    @salary1tx 3 роки тому

    ASC Ali & Bro. Yassin.
    Waxad dawatan latest video of Prof. Plo Lumumba on corruption in churches' which he delivered last night Feb 7 2021. It's similar to your topic. Was nasiib daro in shacabka somaliyed aamusnadan.

  • @kafiayoonis2984
    @kafiayoonis2984 3 роки тому +11

    Wlhi dumarka somaliyed dulmiga ugu wayn iyagaa isku haya alle xaqa ha tusiyo

  • @m.h.a8476
    @m.h.a8476 3 роки тому +1

    waa barnaamijkii ugu cadaalada xumaa ee aad abid soo tabiso Calow mawaxaa leedahay shisheeyaha haloo Tanaasulo

  • @somaliweyntechnology1135
    @somaliweyntechnology1135 3 роки тому

    Subhaanalaah burco ibtilaa ka dhacdey war dila waha kufsanaayo hadana dilaayo

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 3 роки тому

    Xasan shiikh ma tanaasuline isku dad bay u sheqeeyaan ma qof aan waxba ka nixin baa lala heahiin karaa mise Deni oo Gurigii Baarlamaanka dadkii ku dhex laayey baa la fahmayaa war saaka maxaad moodey inuu Farmaajo Tegayo Insha Allaah wuu soo noqon

  • @moealichanel4215
    @moealichanel4215 3 роки тому +11

    Mareexaan ilahay baa daarood ka dhaliyay nasiibkoodaa aad u xun
    Ilahow may ka dhashaan isaaq ama Hawiye
    Iga wallee maalin qudha may ciishoodeen
    Lkn rag waa kii calool adayga iska dulqaata mareexaanow

    • @runsheeg1971
      @runsheeg1971 3 роки тому +1

      Rag iyo rafaadka waa ehel dhibmalahan

    • @moealichanel4215
      @moealichanel4215 3 роки тому +2

      @@runsheeg1971
      Somali oo dhan baa idin taageersan mareexaanow
      Cadowga kenyana waad ka guulaysan doontaan

    • @hanadraas9233
      @hanadraas9233 3 роки тому +1

      Haa Walaah, daaroodkii kale ayaa dowlidnimada u diidan 🇸🇴😍 Balse wadaniyiin ayaa ka dhashay sida Farmaajo camal 👉 sorry Qalbi madoobe iyo Dani Afqalooc ayaa isbaaro u dhigtay horumarkii umada Soomaaliyeed 🇸🇴

    • @liibanmumin6582
      @liibanmumin6582 3 роки тому

      Mareexaan 30sano kahor wwxay sameeyeen waa layska ilaaway balse farmaajo soo xasuusiyay dadka soo nimanka a inay taliyaan mooye looma talin karo mareexaan danbe waa laga fiirsan

    • @zayidmeeaad8660
      @zayidmeeaad8660 3 роки тому

      @@liibanmumin6582 gunbaa cala calaysee geesi waa kaas siyaad farmaajo muwaadinin ka fiicani somali may so marin GUNWEEY WEEYI MOORYAANTA DIIDAN DAWLADA 1AAD HAWE
      2AAD DAAROOD BASAS SAKHAJAANA
      3AAD ISAAQA CUQDADLAWA
      WAXAASO MOORYAANA AYAA DIIDAN HORUMARKA DALKA DADKA

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 3 роки тому +1

    Ragga Gabdhaha kufsanayo hadday og yihiin in shareecada islaamka lgau qaadayo waxba maysan kufsadeen.

  • @mahmedabuhasan8217
    @mahmedabuhasan8217 3 роки тому

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة
    Konfur galbeed malaha madax weyne kuhigeen kuwakale oodhan waaleyihiin

  • @maxamedfaarax2954
    @maxamedfaarax2954 3 роки тому

    U hiiliyaha u doodaha bulshada soomaaliyeed mr cali xaraare sxb alle haku sharfo

  • @kochinesugal3456
    @kochinesugal3456 3 роки тому

    Salem alaykoum umada somaliyeed, kufisga dumarka somaliyeed melkasto oo ay shogan , burco, bosaso, anba konfuur waxa ka masuula , dowlad laanta iyo waxa lagu shego caaqilada, anba horshogayasha qaabil oo kunol dhiiga dumarka ladilo , lakufsado , kuwaso magta dulmanaha u qaata qabiil ahaan.
    Waxa kalo kamasul ah; caafimadka maskaxda umada somaliyeed anba raga oon ficnayn, xanunkas oo ka masulyahay , burburka iyo sabool nimada, iyo binu adan nimadi dadka oo liicday la anahu wa lakocbiyaa binu adan nimada
    Waxa kalo kamasulah; dhaqanka somaliyeed oo uarka inay gabadha somaliyeed 50 tahay taso ah inay qiimo binu adan oo yar tahay , markas wax bamaha ina lakufsado anba ladilo. dhaqan kenu wa mid aad u liida dumarka oon waxba uu ogolayn.
    Waxa kalo kamasul ah ; fahanka diiniga ah ee wahabiyada anba salafiyaad ay umada somaliyeed ay kufaafiyaan oo ah inay gabadhu tahay shay an qiimo badan lahayn oo ay tahay shay lagu rahaysto oo adoonta nika anba only loogutalagalay raaxada NINKA.
    Solution : DUMARKA Somaliyeed iyo raga inta maskaxda ficaan waxan kula talinlaha inay isku taagan oo ay dumarka xoreeyaan dhinac kastii , aqoon ahaan , dhaqale ahaan iyo nafsi ahaan . Wa inay dumarku helaan garab rag oo dhamaystiran INCHALLAH

  • @thesouthsidegirl9463
    @thesouthsidegirl9463 3 роки тому

    Alla caloosha i hurtey walhi qaracan baaa ka qaadey gabdhi la gowracey Burco ee caruurta yar yar ee canuunsan haysatay ilaahow cuqubadaas hanagu ciqaabin raali kama nihinn Dulmi ki ila dhashayba allaha ka dhige bari baan ka ahy waxu sameeyo mana difaacayo oo tiirka hala geeyo hadu ummad islmaaed qudhooda jaro. War Soomaalay watan 30 sano aan isla meeraysanayno ilahy intan ka baqno aan dulmiga xaqdarada aan meel uga soo wada jeesano oo RAGGOW ka daaya dumarka kufisga iyo dilka aad ku haysan waayo raali baad kawada tihiin hadadynan ka wada ahyn maxad banaanbaxa ugu soo biiri wayseen dumarka kaliya ugu fiirsateen, walaalyal dhamaanteen innago isku duuban si aan u badbaadno o ilahy nogu naxariisto.

  • @maryami2299
    @maryami2299 3 роки тому +1

    Ha isku qaldin hiiraan dhisheeye ma soo hubaynayo ugaaskooda baa doorashadooda ogolaaday ugaaskii gado wuu la heshiinwaayay

  • @selmaadens9721
    @selmaadens9721 3 роки тому +6

    Dadka muqdisho ku nool alle waxaan uga baryayaa in nabad waarta ay helaan waxaanan ka codsanayaa in aanay maqlin odayaashan ilmahoodii yurub iyo amerika ay joogaan oo aanay is dagaalin ( Dagaal dambe maya dhaha)🙏🙏🙏

  • @OmarOmar-th8qe
    @OmarOmar-th8qe 3 роки тому

    ✊✊✊✊FARMAAJO
    HADAL Isaaq SOO QORAY wax mayeelayo

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 3 роки тому +1

    Nacanimadu isma qariso labadan waa laba doqon runtii.... marar badan oo aan dhagaystay xataa 2 min ma dhamaysan waayo been iyo waxaan laguba qoslayn oo ay kaftan ka dhigayaan waar wax hagaagsan la kaalaya oo dadku xiisayeeyo oo maangal ah!!!

  • @fowsiyagoled9514
    @fowsiyagoled9514 3 роки тому

    Waalahey Marku hadlaayo axmed madoobey waan yaabaa iyo waxu sameynaayo 👍👍👍👍👍

  • @calixasanafeey1165
    @calixasanafeey1165 3 роки тому +3

    Adiga xalma u ahaysaa soomalida waanku waalanay anagee

  • @amirabdulle6928
    @amirabdulle6928 3 роки тому

    Cali Xaraare waligi siyaasada run kama sheego ee waxaa ku jira oo kaliya yaan daroodnimo utaageer lagu arkin, taasi sax ma aha ee sheeg inta uu u tanaasuly Dani iyo Madoobe oo ay diideen dawlada

  • @mohamedhassan6174
    @mohamedhassan6174 3 роки тому +4

    War ninka intuu inanta kufsadey dabadeedna bireeyey, walle cuqubadaasi si fudud uga hadhi meyso.

  • @hoyosamatar2354
    @hoyosamatar2354 3 роки тому

    Kenya ayaa ku dhagan oo khatar kuhaysa haddii ciidanka laga bixiyo
    Saas ula soco. M farmajo was right viva farmajo guleyso

  • @maryami2299
    @maryami2299 3 роки тому +1

    Taas waad fahantay sirdoonadu way is ogyihiin kenya duhurkii bay mandheera ciidan soo dhoobtay si ay gado u qabsadaan haday gado qabsanwaydo kismaanyo ma haysanayaan

  • @rahmamohamed2522
    @rahmamohamed2522 3 роки тому +7

    Afkibaaa juuuqda gabaaay😶 Ilaahay baa inoomaqan🙏🇩🇯🇳🇴

  • @DJavaALi
    @DJavaALi 3 роки тому +1

    Illaahow Farmaajo iyo Ahmed madoobe ka qabo umada Somaliyeet waa labo xayiwaan

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 3 роки тому +6

    Ilaahay ha inaga badbaadiyo

  • @monahassan809
    @monahassan809 3 роки тому

    Nacalad rabi haku dhacdo niman ka kufsanaya Dumar ka Dayacan oo aad ka u daciif ka😢😢😢😢 Xaaraam caleek maxey kawadaan Dilka..!! Isdila adinka ordaha dagaalada aada balaaya madoow idin kufsatay niman ka nuucaas ah.

  • @aliqoryooley4278
    @aliqoryooley4278 3 роки тому

    alaa ilehe inta kale rutaad ka sheegtay ninka ugu xuna waa mahad salaad mahadsanid

  • @habiibohassan8321
    @habiibohassan8321 3 роки тому

    Ali iyo yaasin wan ku dirsada markad isla dadihineysan Barnamijka. Plz horey usocdaa

  • @jjdjddjdjjsjsjsj6123
    @jjdjddjdjjsjsjsj6123 3 роки тому

    asc labadeyda adeer Cali iyo yaasin inta badan waxan dhagestah barnamijkina inta badan xaqiiqada bad ka hadashan lkn cawa waxan idinku hestah idinko iga aqon badan hadana an ixtiran iyo darajo idin hayo waran ad no si deysen Hal qodob bad si cadalad daro ah uga hadashen kaso ah faramajo waxu ka fashilmay inu doorasho qaban wayay idinko og waqtigu dorasho so bilabay oo waliba inbadan m goboledku ey wax walba uu keno ama ey keenan ey diidayen iyago dano shisheeye fulinayo xita uu daremi karo qof an aqon lahen waxa wey wadankena ka wadan marka idinko iga rali ah Mar walba cadalada ka so hadla wllhi faramajo inan ku rer ahen wa madaxweynaheyga samirka badan waxan ka dhex arkay wadani nimo Ana waxan jclhy wadankena waxana ku nolahay carab aad u dhaqan xun aderayal plz hadalkeyga hadu qaldan yahay plz Iga rali noqda

  • @khadraabdulahi5275
    @khadraabdulahi5275 3 роки тому +2

    Mashallah Mashallah 🙏 Cali iyo yasen 👍👍

  • @falxad9358
    @falxad9358 3 роки тому +1

    Kheyra sow ma aheen kii keeney 1 man 1 vote ,hadana diidey ,Alle kama cabsaneysiin

  • @abdikafibadal3927
    @abdikafibadal3927 3 роки тому

    Cali xarare sxb gado waxaa laga ilaalinayaa Kenya oo maalin walba burburisa dad shacab ah laysa ee mahan in soomaali laga waardiyaynayo balad wayne niman dawlada mucaradsan waaye waadna ogtahay labada arinba anigu waxan kuahyb ahay Ahmed madobe jijiga jogaa marka run sifcn haloshego

  • @tarambiking8610
    @tarambiking8610 3 роки тому

    Cali xaraare inta ku dawanayay cawa runta Ka hadashay

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 3 роки тому +1

    ALLAHA UNAXRISTO HOYADA SOMALIYED EE CARURTA NAFADA HESATAY ALLAHA UNAXRISTO ALLAHA XAQEEDA IYO CADALADEDA HESHO SUBXANALAH WA FAL NAXDIN LEH

  • @ahmedjibril8667
    @ahmedjibril8667 3 роки тому

    Waxaa run ah in Xildhibaanada Baarlamaanku ay u badan yihiin Dad aqoontoodu hooseeyso oo aan fahamsaneyn howsha loo idmaday oo ay u dheertahay ciyaala suuqnimo sida Xildhibaan Mahad Salaad & kuwa firimbiga shirarka ku shex afuufa

  • @maryanmohamed431
    @maryanmohamed431 3 роки тому

    Salaam aliyow gabdhaha baahidaa looga faaideystay maxaa yeelay meel ay aadaan ma haystaan waxaa laga yaabaa in aay baadiyaha ka yimaadee oo ay noloshaan yar wax weyn u haystaa marka ilaahay inta Hartay kufsi iyo bahdil iyo dil ha ka badbaadiyo. Dowlad Bahidooda iyo daryeelkooda ka fa karo alle ha Keeno.

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 3 роки тому

    Subxanaal ilaahay hasoo qabto ilaahayaw xageeda muuji

  • @abdallajaamac610
    @abdallajaamac610 3 роки тому

    Kaftanka Faqashta ahaa waa goob Faqashta ku kaftanto

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 3 роки тому

    Soomaalida Haduu illaaheey Duqsi Kadhigay Oo Ay Uus & Bakhti Jeceshahay, Ma Qasab Ayaan Uga Dhignaa Shini, Waa Waxaan Dhaceyn.... Mujtamac Qalooca Oo Ay Hadana Udheer Tahay Qalafsani.. Toosi Hadaad istidhaa Jabid beey Uhalis Tahay....Nin Walba Haduu Iimaanka la iska Qaado Iyadoo La Raadinaayo laandheerenimo, Saaneey dhashaa....

  • @hiransportschannel2355
    @hiransportschannel2355 3 роки тому +1

    Niyow Caloow Yasiin Ducaale xitaa biyo cad ma siidid adiguna Milkshake ayad Iska jiqeysaa😁😂😂✌️

  • @karti-soor
    @karti-soor 3 роки тому

    #Yassin Ducale Putland deegaanadeeda iyo Koonfurta Somalia ma kala yaqaano.
    Waa reer #Somaliland asal. 💯

  • @daadirali6134
    @daadirali6134 3 роки тому

    Cali Haraare waxaa tahay runtii caaqil.erayga aan arabaa in aan toosiyo ( Caale not cale waa doqonimo

  • @swaggerboy6058
    @swaggerboy6058 3 роки тому

    Ali Hararow Allah baan kugu dhaarsheee Axmed madowe Ma waxaa looga tanaasulo Gedo ciidamada Kenya hamaamulaaan oo dadka iyo duunyada ha xasuuqaan. Maya Maya wlhi Axmed madowe dalka iyo dadka halaga qabto

    • @haldoormedia6355
      @haldoormedia6355 3 роки тому

      Axmed gado iskaga xukumo farmajo qabil buu wada adna qabilbad Ku tagereysa farmajo wuu baxaya ogow Axmed na wuu jogaya

  • @swaggerboy6058
    @swaggerboy6058 3 роки тому +2

    Wlhi maqaalkii udambeeyay wan la ilmeeyay aad baan uga xumahay tacadiga loo geysanayo Dumarka. Qofkii damiir leh wuu udamqanayaaa hadalka gabdhahaas😭😭😭😭😭

  • @abdulkaadir_ak9891
    @abdulkaadir_ak9891 3 роки тому

    Kuwa ku booteenayan in ay wax dhacayan waa xaqiiq in aysan reerkooda meesha joogin, lkn waxaa nasiib daro ah kuwa u nacamleenayan iyaga iyo familykoda in ay meesha joogan oo aan ka fikireen danahooda iyo midka reerkooda iyo dhibaatada kaso gaari karto, kaliya ayagoo fiirinayan in ay qofka u nacamleenayan isku qabiil kaliya ay yihin xitaaa uusan aqoon u laheen inu jiro iyo in kale

  • @daarulquraanonline4032
    @daarulquraanonline4032 3 роки тому +1

    Ma jeceshahay barashada Qur'aanka iyo culuumtiisa ama mala jeceshahay inay bartaan caruurtadu. Kusoo biir group what's appkan🖍👉chat.whatsapp.com/HfoBfG1kQQM7ng7GBU4DGd.

  • @ismailwarsame2680
    @ismailwarsame2680 3 роки тому

    Sxb siyaasi baatahaya ee dagaalka kadaa wll wadanaka waa wadaleenahay miyaadan rajeenee in aad xila ka qato wll dawalada inoo inoo ilaali

  • @moustaphadjamawais8133
    @moustaphadjamawais8133 3 роки тому +2

    Viva somali american tv from jabuuti

  • @zzzzzz-fe4ij
    @zzzzzz-fe4ij 3 роки тому

    Frumaajo waa geesi hanoolaado cadowgiisa Allaah Wayne hajabiyo
    Ali xareero ama did AMA doon.

  • @qaniqood8631
    @qaniqood8631 3 роки тому +2

    Farmajo guul

  • @aliabdi9872
    @aliabdi9872 3 роки тому

    Aliga aynu dhegaysano waakaas mararka qaarkood waxaan isiraahdaa dibhawdhegaysan miyu eexanaya mawarbaanu haydn madoqonba markaan dhinacwalba kaeegay kolba caqli xumo kama madhna maxaayeelay ninka saaka yiri farmaajo wuxu kuguuldaraystay inuu dalka doorasho kaqabto waxaa kale oo cahiib ah wuxu kucabaarayay denbilihi khayre ee waxkasta oo xumaaday masuulka la,ahaa marka ali madoqonba manin eexdaa manimaan warhaynba?

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 3 роки тому +8

    My favorite somali talk show

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 3 роки тому +1

    Ragga gabdhaheena soomaaliyeed ee na dhalay, aan dhalnay, nala dhashay, inoona dhaxay in sidaas loo galay waxaa ugu wacan maamulada balan qaaday nabada dadkaas, Ragaas danbiilayaasha waa in la soo qabtaa oo dhagta dhiiga loo daraa, nacalad Rabbi ha ku dhacdee ..

  • @somaraust5471
    @somaraust5471 3 роки тому

    Marka kufsiga la sahashado dee waka hablihii la gawracayo, markaad dulkaga hooyo xaraashtid dee wataa shisheeye hadba gabale yar kaa goostay. Soomalaay sharciga Alle iyo ka aduunweynaha haloo noqdo. inamadi tahriibe, hablihiiina la kufsey, dalkiina shisheeye loo xaraash. Alle naga soo gadh, oo umadda ugargaar.

  • @mukhtarjeylaniosman8009
    @mukhtarjeylaniosman8009 3 роки тому

    Caliyow waxaan qabaa in madaxweenaha ow saxan yahey oo umuda meelfiican uwado ee runta sheegideeda aan kudadaalno sxb

  • @suuaadmohamud5158
    @suuaadmohamud5158 3 роки тому

    Waa ruun walahay keynya jubaland waa ruun sas baa jirta

  • @fosiyamahmed2390
    @fosiyamahmed2390 3 роки тому

    wariye waxa looga bahan yahay inuu Cadalad ku hadlo sida maanta warkaga ka muuqata Caliyaw

  • @bilehussien1079
    @bilehussien1079 3 роки тому

    Walaahay qofkii Cali harare iyo yaasiin taageerowaayo dhakhtar ha tago

  • @abdallahadan9991
    @abdallahadan9991 3 роки тому +1

    Northku waa meel dhimatay looma soo xiisayo imaatankeeda xiliganoo kale

  • @abdirahmanbaksi8461
    @abdirahmanbaksi8461 3 роки тому

    Ali iyo nacamlihiisi lakin barnaamijka nacamle la an miyaanu soo bixi karin?

  • @aliawad9607
    @aliawad9607 3 роки тому

    War callow ninkii saaxiibkaa ahaa martin xagee ku danbeeyey

  • @mahamudjama8620
    @mahamudjama8620 3 роки тому +1

    Raas casayr ilaa Raaskamponi haweenka lacagta leh lalama guursado, lkn dumarkan baqtigu u xalaal yahay ilaah baw magan,,,ceelna uma qodna cidna uma maqna! ! !

  • @mukhtarjeylaniosman8009
    @mukhtarjeylaniosman8009 3 роки тому

    Laqdawadane cida kashaqeyneesa waan ognahey, umada soomaliyeed ee caafimaadka qabta oo dhanne wey ogtahey.

  • @Superdooy
    @Superdooy 3 роки тому +6

    Yaasiin barnaamijka cayaarta ka daa:
    Shabeellada Hoose waa halkee kulahaa !
    Gobol dhan ayuu ku leeyahay waa halkee!

  • @rso143
    @rso143 3 роки тому +2

    War kal fogaada, Corono virus ma ilowdeen?? War kala fogaada

  • @xogeuruuriyemedia5743
    @xogeuruuriyemedia5743 3 роки тому

    Ilahay ha inaga qabto cadawga

  • @KhanYunis7
    @KhanYunis7 3 роки тому +3

    Qaarbaa kiniinka meesha ku dhex cuna🤣
    Maraku dheg++Xadhig maran ku adkee ah=Fashiluu iyo dib usocodnimo🙆🤔

  • @cirjoogetv9611
    @cirjoogetv9611 3 роки тому +5

    Waan sugayey caawa oo dhn Si aan ciyaarta ula socdo inta ilamidka ismuujiya 👍👆🏽

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому

      Wllo icaawi isku lenahy caawinta subscareb iisaar wll

  • @mudanecaska4856
    @mudanecaska4856 3 роки тому

    Mudane Cali waa taa tiri Kenya waxay dooneysa Kismaayo marka Ciidanka xuduuda jooga ha laga soo qaado madaxweynaha ku dhici kara waa keee

  • @Rays_Dualeh
    @Rays_Dualeh 3 роки тому

    Mahadsanid Ali iyo yasin
    Sidoo kale dadka waxaa badan inta xun oo dhibaatada horseedaysa waliba waxaa sii badan inta dhibaatada waawayn horseedaysa.😕🤔

  • @dulqaad1877
    @dulqaad1877 3 роки тому

    Caliyow bal ka waran annaga maanta waxaan joogney _46 with the windshield in fort macmurray canada

  • @idilhxr9251
    @idilhxr9251 3 роки тому

    Ali Harare...ma waxaad rabtay dowlada ineey u tanaasusho Ahmed Kenyatta ?

  • @kobcigaraadkaaga5682
    @kobcigaraadkaaga5682 3 роки тому +1

    Hal marna ma arkin idinkoo ku bilaabaya bisinka iyo Xuska rabbi xita salaanta islaamka kuma bilowdaan
    Ee maxaa idin helay
    Arin walba waxaa wanaagsan in Bisinka lagu bilaabo ummada aad wax usheegeesan waa dad Muslimiin ah

  • @samadoon313channel6
    @samadoon313channel6 3 роки тому +8

    Cadaaladu alah jeceyl M.D farmaajo wuxuu muujiyey tanaazul odey nimo

  • @adama2578
    @adama2578 3 роки тому

    MAHAD SALAAD WAA NIN WAREERSAN SIYAASAD IYO MUCAARID WUXUU KA OG YAHAY MA JIRAAN WAA ISKA HADLE FIDMAWADE AQOON U LAHEYN SIYAASAD IYO WAXAY TAHAY , SOOMAALIYA ILAAHEY HA U SAHLO.⁉️

  • @umulkhayrmaxamuud4187
    @umulkhayrmaxamuud4187 3 роки тому

    Inaad isleedahy hawiye iska dhaadhiciayad qabil dhan qadfty

  • @maryami2299
    @maryami2299 3 роки тому +1

    War meeshaan waa la jeexayaa kinyaanka hiiraan iyo khaatumo ma dowlad shisheeye baa weeraraysa gado waa la laayay

  • @ismailwarsame2680
    @ismailwarsame2680 3 роки тому

    Sxb madaxaweenaha halasimin ninkii al shabaab a saasaya axmed madoobe waa ni lasaaro makamad waa iyo nitii al shabaab dileen uskaa ka masuula

  • @fuadshirwa9199
    @fuadshirwa9199 3 роки тому +1

    Yurubna baraf baa beerka kaxashirinaya

  • @wardanuur7446
    @wardanuur7446 3 роки тому +1

    Waa akhalaaq xumadii uguweyneed abid ee somarta guurka hal qol ayay daganyigiin aniguna qolkalaan daganahay ayagaa isogarta midii faataxada rabta yaahuu

  • @LibanArale-cc6bu
    @LibanArale-cc6bu 3 роки тому

    Maintain xaqa ayaad ka hadashey. Waa u qeybisey kulligood waana iga qoslisey

  • @falisissahak
    @falisissahak 3 роки тому

    Asc
    Caloow barnaamijki shalay maxa nagala soo daahday xaaladu ma caadiba

  • @koolkoliye2305
    @koolkoliye2305 3 роки тому +1

    Ali xararow gado iyo hiraan waxay ku kala duwan yihiin
    9 sano waxa gado xoog ku maamulayay axamad madobe oo ay u dhantay inan caba shada dooda iyo bahidoda dowald nimo an laga jawabin waad ogeed Kenya inay tangiyada dhagax ku difacayeen oo adigu so bandhigaysid
    Hiraan
    8 sano waxa xilka hayay reerka cabanaya ee xawadle

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 3 роки тому

    Deelqaafka Cali Xaraare wax madumiyo miyaa?