MAXAA KA CUSUB SUURIYA? + XAALADA QASA + DAGAALKA UKRAINE + CONGO + SIR-AA'IIL

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 36

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  День тому +7

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

  • @MuseMucad
    @MuseMucad День тому +1

    Allha lajiro xamaas iyo suniyiinta suriya guul allha garsiiyo cadwgooda allha jabiyo yaarabi

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e День тому

    Iaahaow faalaastin caawi insha laah guuul guuuul guuul

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm День тому +2

    Daa hasii socotee iyadaa eediye

  • @HassanCali-r5w
    @HassanCali-r5w День тому +1

    Maansha allah hbn@online TV falastiin guul insha allah

  • @alikhumane3797
    @alikhumane3797 День тому

    Masha Allah waad is ilalineysa maxamed sidas ku soco nagadhaf aaaaaaaaaa

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e День тому

    Qasa ilaahayba guuuleyn caawin insha alaah waa mujaahidin faalaastin guuul way gaadhi insha alaah

  • @suhaybaden3120
    @suhaybaden3120 День тому

    🎉🎉🎉🎉 Mahadsanidiin

  • @Axmedsaafii
    @Axmedsaafii День тому

    Mahadsanid walaalkay waariye mawlid

  • @CalisalaadCali-i5x
    @CalisalaadCali-i5x День тому

    Mahad sanid mawliid❤❤❤❤❤

  • @adanibrahim1121
    @adanibrahim1121 День тому

    It’s time MM. cedde. Thanks MOWLEED

  • @liiyoos6710
    @liiyoos6710 День тому +2

    Suniyiintaan waxay ka adagyihiin kaliya Shiicada Lkn israil haday maqlaan dhabarkay jeedinayaan, Hadana waxaa lagu mashquuliyey Xabsiyo, xitaa Dimishiq hadii la qabsado dan kama lahan

    • @fadumoali7402
      @fadumoali7402 День тому +1

      Ardul Sham wey ku daysay😢 yuhuud iyo nasara baa la wareegay💔💔

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 День тому

    allow u hili reer falastiin iyo muslimka

  • @Axmedsaafii
    @Axmedsaafii День тому +1

    Walaalkay Ado Rali ah maxa ka cusub xaga iyo Palestine maanta

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e День тому

    Israil cadawga duuliga ah ilaahayow baabi yuhud jaab kuurid insha alaah

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 День тому

    Mahadsandiin mowlit xaji iyo maxud cade qeer sheega isriil maqato maxkamad iska dhicinmahee

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 День тому

    Haddan turkigu ciidan u dirin
    Syria way burburaysaa😊

  • @cabdulqadirali
    @cabdulqadirali День тому

    Asc

  • @FarahHasan-x1y
    @FarahHasan-x1y День тому

    Asc nibaa waxaa uu nin kale kuyidhi reerkinii allaha haku geeyo isna wuxuu kuyidhi xagiisaba uma siisocdo yuhuudu uma sii socoto in uuaduun nabad kuwada l noo laado marka la eego xad gudubka ayka wadoʻ bariga dhexe

  • @ANassah-te3px
    @ANassah-te3px День тому

    Ascwb walaalayaal. Heshiiska cidda lala galay waa Suuriya. Hantida ay Israaiil ay burburinayso iyo dhulka ay isku ballaadhinayso waxaa iska leh shacabka Suuriya. Muxuu caalamka iyo United Nationsku uga hadli laayihiin? Baarak'Allaah fiikum.

  • @qasimahmed5513
    @qasimahmed5513 День тому

    Xaquqda aadanaha suriya waa la sheegaa suriya aawey mida falastiniyiinta maxamudow

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e День тому

    Israil cadawga yuhud ilahow baabi jaabi guub duuliga insha alaah

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e День тому

    Yuhud waa cadaw yuhud ah ee haalgan haalaa laagalo cadawga

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 День тому

    Israel Weey Hadashay Waxay Waxay Tiri Nadaamkii 1974 Reer Assad & Israel Wuu Dhamaaday Waxan Xaq U Leenahay Inaan Galno Syria Reer Galbeed Raali Beey ka Yihiin Israel Ineey Gasho Syria Dagaalkii 3 Aad Wuxuu isku Badalayaa Shaam Baladal Shaam

  • @LeylaWarsame-z4t
    @LeylaWarsame-z4t День тому

    Masar warkeedu waa ayyo dharaar ciyey iyo igagee waa sii ay odhanjireen rafax

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 День тому

    Waxbaa kaqaldan kuwa qabsaday syria maxaa yeelay hadii ciidanku aay wali xoreeyn kujiraan muxuu u hadli layahay Reyisalwasaaraha cusub muu hadlo dalkaan waa dhacday yuhuudu

    • @fadumoali7402
      @fadumoali7402 День тому

      In Qabri la gubo iyo fureyaal la raadiyo baa meesha loo keenay😡😡

  • @LeylaWarsame-z4t
    @LeylaWarsame-z4t День тому

    Isreal wexeedu waa waxkaqabso ooisbalasdhi siuu doland trump ugusaxeexo

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e День тому

    Caarabtu maxay kaadawanayan yuhud way inigu sosocota israil cadawga ee faadhiga kuusuga

  • @abdiwahabsharif9421gamal
    @abdiwahabsharif9421gamal День тому

    Asc

  • @alimuhumudgeedi
    @alimuhumudgeedi День тому

    Asc