DEG DEG MW Xasan Sh oo Wilyam Ruto Kiiska Ahmed Madobe la wadaagay, RW Xamse oo sarakiisha isugu…

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 11

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 2 години тому +2

    😂 Somali laga waayey ,, Sareeye isku keena,, Samahana u sheega,, oo Silicana ka saara,, Saacadan ma sugaayee,, Sareeye muu socdaaley,😂😮😊 Sareeye muu socdaaley ??😅

  • @AhmedAli-nr2tz
    @AhmedAli-nr2tz 5 хвилин тому

    Kenya iyo ithopia waa cadawga soomaliya 1977 iyo1976

  • @Maxamedweekiyo
    @Maxamedweekiyo 2 години тому

    Jaajuus uf uf uf uf

  • @Queen222-q6p
    @Queen222-q6p 2 години тому

    Digniin axmed madoobe waxaan kaaga digayaa ninkan gumayesiga guuraya oo uadeega danaha shisheeyah indhiyo dhagaba lahayen eeusoodhigtaye qayeraadka dalkeen axmadoow adaa libaaxa ahe nagaqabo

  • @Queen222-q6p
    @Queen222-q6p 2 години тому

    Ee ahmedoow adaa libaax ahe naga qabo xasan tuugwaakankarah uu sheegaye fahad yaasiin asagaa ahfahadyaasiin kankaro adan madoobe kaankaroiyo kuwakale 00badan kaankarad soo badataye

  • @hashiali689
    @hashiali689 2 години тому

    Nin walaalkii ka cararaya shisheeye leh naheshii hoog allah badaye adigo wlalka waxana uga tanasulaya waxna uu kaga tanasulayo cadow intad isudhibilahayd wlalka aya ka xiga isaga aya wax idinka dhexeyan wadanka iyo umada somaliyeed horusocod iyo nolol ayey idinka sugaysa mnta in dib lonoqdo idinkama sugahayn wana ayan dari nolosha biniadamka waa nabada iyo wlalow xagee inaga khaldan oo saxid ubahan tanasul . hadii kale malin dhow kuligiin umadu intay idinku kacdo ayey dhaman hogamiyasha somali xabsiga kuli wada dhigi dontaa intaas uun somali udhiman insha allah waydhicin maalin imisa ayey umada somaliyeed idiin dulqadan dulmiga aad kuwadan.

  • @hashiali689
    @hashiali689 2 години тому

    Hassan dhiiqo waxkasta isaga isku adkeeyey gacmihiisa ayuu ku dontay waxkasta oo dhacay balayo ninkii keena aya bixiya raaskanboni miyey isdhiibayan Hassan iyo dhexfadhiiste shaqo kale oo badan aya utalay intay seyid ahmed ku mashqulayan shaqo aan shaqadodii ahayn ayey faraha la galen meel kasta ha isku qaadina sidii wan gowracan umadu horumar iyo nadam cadali ah ayey idinka rabtaa hogaan fcn umada jeheeya ila merayso wadanka kuma jiri karto .barnamijkan xassan dhiiqo iyo dhexfadhiiste meela usocon maayo umadu wada shaqayn ayey ubahantahay aniga idhi iyo dictatorship uma baahna somali iyada heshiin karta shisheye waxba inoo qaban maayo dano badan kaaleh intaad cadow isudhibilahayd walaalka wax idinka dhexeyan inad wada hadashan waxana isla ogolatan aya ka fcn somaliyey umada somaliyeedna jah wareerka kadaya iyo kala fogaynta taladan la ruugayn waa lagu rafadaa

  • @kiinali409
    @kiinali409 Хвилина тому

    Beenaale xamse wuxuu kuhungoobay majiraan

  • @sulamanbakool8747
    @sulamanbakool8747 2 години тому

    SOMAALI WAA
    DAAROOD
    HAWIYE
    DIR
    OO TAACO ISKUWDA DHIGAAYA.
    TAASI DARTEED
    ISAAQ IYO DIR
    DOWLAD HALOO AQOONDADO.
    PUNTLAND IYO HARTI GOONI.
    HABERGEDIR IYO ABGAl IY IWL...
    HALAGU KALATAGO..
    DAMEER DHAAN RAACDAY..

    • @Huseinmohamett-p3c
      @Huseinmohamett-p3c 7 хвилин тому +1

      Oromooy somali waa mid waana walalo ee kadhex bax adga wax walbo oo kadhexdha ayaga iskaga filan inay xaliyane oromooy