Wiil baan is jeclayn guur ayaan ku heshiinay markaa anigu aad ban u yara caqliyagu iguma filayn gabdha aan inabti nahay ayaan uga sheekeye halkay wax noo marayaan tiina dumar aya isaga ilmader yihiin bay u sheegtay wiilkii sheekadaydii oo cid waliba hadal ayaso ayuu arkay jacaylkii naga dhexeyey bartaas ayuu ku wiiqmay💔 akhirkii waa kala hadhay dad😭 ayaanka danbeeyay heestan buu isoo diray maalin aan aad u xasuustaa wakhtigu cajiib sanaa meel kastuu joogo farxad ban u rajayanayaa😍
xalweeste waaa fanaan jira oo ka soo baxay meeel fanaan ka imaanin oo laba uun laga ixtaraamo aloow noo day al fanaan musikiiste xalweeeste mudug waa ku yar yahiin fanaanada lakiiiin waxa ku badan mudug libaaxyada
Mudug fannaaniin badan baa kasoo jeeda 2 way ka badanyihiin. Xalweyste ,Sugaal Cabdulle Axmed C Cigaal,Cabdi Bashiir Indhabuur, Maryan Mursal,C/qaadir Bagaag,Maxamed Kabanle,C/khadar Xasan, Waa inta aan xusuusto lol
Awoowe Cabdulahi Xalwayste wuxuu ahaa awawgay wuxuu kamid ahaa fanaaniin ay toogasho ku xukuntay dawladii m.siyaad Bare lkn gadaal baa laga ogaaday in la mishimay heestaanna waxay leedahay qiso dhab ah wx badan buu aabahay iiga sheekeeyy Alla ha uwada naxariisto labadaba
@@cadeycali6723 ninkma wa fanan ee miraha ma leh kow dheh hesta ninki laha sargal bu aha wana la toogtay laba dheh anaguna awowgayo aha mida kale wa isku magac oo isagana xalwo Cumar Dhagad ba la oran jirey wana nin rer muduga sas ula soco😊
Azl Mcl dad aqon yaraa ninkaan waa haber gidir sacad lkn hadaa reer mudug aragtan makala taqanan mesha shegtay ayuu daganaa lkn africa dhededa ma daganen
Hees marki igu horeysay an maqlayay dhalin yaro an wada socono abtigeyna ka mid yahy baa wada qadayay ana magaranen malinta calool xuma dareemay si Macan bey u jibinayeen heesta tuurtay xfda ku dhagesan jiray weak danbe ano aqano baan imid xfda booqosha ban u imaan jiray waa qixii 2008/2009 madina baan dagna lafoole baan bogasho u adi jiray xasuusbey itahy heestaan
waqti waxa jirtay anigoo xaas wada joogna ayaan inan kale wada sheekasnay waanan is jecelaan walaahi si dhaba balse waxaa dhacday in mar danbe ay ogaatay inaan reer leeyahay waliba waxa u sheegay inan kale oo aan is naqaanay iyadana ay ilmaabti ahaayeen jacaylkaygii halkaas ayuu ku dhamaaday waliba waxaan is idhi ku qanci sii joogtaankiina balse way diiday markaasaan heestan u diray taariikhdu waxay ahayd 2017 markaas bari danbe ayaan inantii is argnay iyadoo la soo furay ana aan wali reerkii leeyahay balse xidhiidh walaaltinimo ayaa wada wadi jirnay intii danbe 2023 ayaan dib isku argnay the past i perfect when problem not coming or before him a mean the problem
inta hadalku feeraha wali uu fadhiyo buu faa'ido leeyee, kol haduu fakado oo faruuryaha ka soo baxo fadal laguma gaaree. . . .!!!!!! fakatayo taladii adigaa furfurayo nacabkeen u fidayoo faro kuma jirteee. hadaad saas u fududahay waad iga fasaxantahee faadumoy faraskaagu ha ku qaado.
heestii hadaan kaga tago xamar xanunkaga ma deynii qofkii hayo muiso reply gareen kara almost 10 years kabadanaa radinayaa sugaan cabdule aa qadaa layiri chaneelkisa wanka waaye
@sumad qaran, waad mahadsan tahay sxb. lakin heesta aad sheegtay ee Xamdiyey hadii aan kaga tago xamar xanuunkagu ma i dayn' waxaa qaadi jirey abwaanka waynaa ee Suugaan Cabdulle ee ma ahan Cabdulllahi Xalwayste.
+Samiirocadey runtii heestan qisadeeda wey iska cadahay sida laga fahmayo haseyeeahee fanaaniinta qaarkood ee aan wax ka waydiiyay qisada waxay ii tiseen un sida heeska ka muuqato kaliya. Mahadsanid walashey
Cabdullaahi nuur xalweyste, aad baan u garanayaa, wuu nool yahay, caruurstiisana waan is naqaana, seynab aya ka mid ah, Allaha deysto fannaanka, markii isugu keen danbeysay waxa ahayd 2019 dhamaadkiisa, muqdisho, madiina, dharkeynley, macalin-nuur, gaar ahaan xaafada sar-gaduuda.
Niyoow ma muqdisho ayuuba ku nool yahay
@@cabdiraxmaanodinga8245 haa, muqdisho ayu ku noolyahay.
@@ahmedadan2362 sxb wax contact ah cid ka haysa ii sheeg.
M,a hadda mu nolyahy mesa wa dhintay sxpw
Ay leganow wakusalamay marba sargadud hada shegtay❤
wax kasta oo tayo iyo Qiimo lahaa wuxuu raacaay Dawladii Somalia Allow unsxariisto intii ku waan waynay somalidii isjeclyd 💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝
Somali music is like Sudanese music
God bless all the peoples of East Africa
Maybe
BR
rMID
Wiil baan is jeclayn guur ayaan ku heshiinay markaa anigu aad ban u yara caqliyagu iguma filayn gabdha aan inabti nahay ayaan uga sheekeye halkay wax noo marayaan tiina dumar aya isaga ilmader yihiin bay u sheegtay wiilkii sheekadaydii oo cid waliba hadal ayaso ayuu arkay jacaylkii naga dhexeyey bartaas ayuu ku wiiqmay💔 akhirkii waa kala hadhay dad😭 ayaanka danbeeyay heestan buu isoo diray maalin aan aad u xasuustaa wakhtigu cajiib sanaa meel kastuu joogo farxad ban u rajayanayaa😍
comments kaaga facebook baan kusoo arkay hada labadiinaba nolol waarta oo farxadleh baan idin rajaynayaa
Si fiican ayaan ku xasuustaa Inaadero Guulayso
Hada waan Guursaday walal oo 2 Caruur ah ayaan haysaa ❤
nin Somali ah oo saan u qurxoon ma arag masha alah Somalidii hore qurux
Muse Museyyy
Arag hada
aad iyo aad
Ani miyaada I aqoon
Sax
Waa dumashigay cabdilahi xalwo waxa ka dhimatay wllshay basara. Caruurtan habad u ahyn ay dhaleen saynab iyo mohamed. Isaguna muqdisho ayuu ku noolayahay
Mala reer African Village ayaad ahayd .
Ciid wanaagsan xalwo nin culus ayuu ahaa oo ilbax ah .
Cabdullahi xalweyste qalbi wanaag Allah ha ku dhowro sami
I'm still watching 2021
Ma fileyn inad farta ii qaniinte 😭
Kkkkkk keep watching ... till 2030
Inta tiktok kasoo raacady is muujiya waxa ka dabayay fan bilaa xigmada hadad adigu sidaa nogu heestay xalwayste 😭😭😭
Maxad uu diishey
@@musekhadir3888 Sorry wll manogayn inuu noolyhy dad tiktok leh ayuba ku arkay Aun
😯Wuu nool yahey fanaankaan 2017 aa iigu danbeysay xamar uu joogey😍
Hadda intu ku noolyahy sxp
@@mascuudyasiin7004xamar bu ku nool yahay wllo
ileyn Musica kabanka ayaba kamacaan😊 Allah Cimrigaga ha raajiyo #Xalwayste
ma nool yahay????
@@danielahmedy Ha intaa ogaa wuu xanuusanayaa mar maqley ilahay ha caafiyee
2020 cid Aan Ani ahyn oo dhagaysanaso ma jirto
Ani
🤣
Anigana
@@sayidka21 l
2019 🤗❤💋 wllhi heestan islan cano no keeni jirtay la oron jiray Xabibo muuse baa qadi jirtay 2006 ayeey eheyd xiliga dugziley baan aha waan jeclhy heestan
Fast FAST hhh heestan galkcyo lagu duubay hhh
Xasuus fiican ayey aheyd
Fast FAST wlh wan qoslay🤣🤣🤣👈
Hestan waxn ku xasusta jaceylkeygi hore
NADAR wan kutebay mcnbadaney 😘😘❤❤
Quruxbadan manshalah. Indhaha waka jesa wayen 😱
Wuuw nool yahay isagoo duq ah ku qabso hada wiil saas u qurxoon ha kaa dhalee in adeer
@@hodanyusuf1745 hhhhhhhhh qruxdasi haday gaboday imika maxay kufali oday
@@Bayaan447 wiilkiisa ayaa jooga oo asaga cml u qurxoon ama kaba qurxoon.
@@MrShiimaa kkkkkkkk iguso xidh waaye haduuba sida abihi ushidanyahay
xalwayste fanaan qaaliya Allah ha unaxariisto
naxariis wuuu baahan yahay lkn wuu nool yahay weli sxb
+mudane soyaal
xaguu jogaa sxb wax Address ah maka haysaa
Maxad ka dilaneysaa
This song is soo dreamy makes me teary
Masha Allah heestaan galkacyo baa lagu duubay 1980'skii saan filayo
GH boy
waa magaaldaydiii alle ha dhowro
galkacyo
shp ma mudug buu kasoojeeday
Haa waa hg sacad
Haa hg sacad @@ahmedsacdi5971
Ilaahay ha caafiyo caawa aad buu u xanuusanyahay e.
Eebbe ha caafiyo oo cimrigiisa ha raajiyo🙏
war ninku qurux badanaa bismilaah illahow udaa reerkiisa
xalweeste waaa fanaan jira oo ka soo baxay meeel fanaan ka imaanin oo laba uun laga ixtaraamo aloow noo day al fanaan musikiiste xalweeeste mudug waa ku yar yahiin fanaanada lakiiiin waxa ku badan mudug libaaxyada
maaw dhungale ct c3c8
Mudug fannaaniin badan baa kasoo jeeda 2 way ka badanyihiin. Xalweyste ,Sugaal Cabdulle Axmed C Cigaal,Cabdi Bashiir Indhabuur, Maryan Mursal,C/qaadir Bagaag,Maxamed Kabanle,C/khadar Xasan, Waa inta aan xusuusto lol
@@MudugboyMB
Ku dar siciid xarowo
Cabdi kariin jiir
Yuusuf maradoon
Cabdiqaadir cali cigaal
Faadumo muuse wanaag
Daahir caaje
Cismaan diirye kulane
Bashiir cirro
Cali dhoof
Fartuun birimo
Raaxeeye
Cali najiib
Saynab labo dhagax
Allah yubaarik xalweyste❤
Awoowe Cabdulahi Xalwayste wuxuu ahaa awawgay wuxuu kamid ahaa fanaaniin ay toogasho ku xukuntay dawladii m.siyaad Bare lkn gadaal baa laga ogaaday in la mishimay
heestaanna waxay leedahay qiso dhab ah wx badan buu aabahay iiga sheekeeyy Alla ha uwada naxariisto labadaba
Kkkkkkkkkkk soomaali cuqdad Qabyaaladeed kama dhamaato. Aabahaa cuqdad iyo xumaan ayuu kaaga dhintay ee koow dheh. Xalwayste waa nool yahaye labo dheh afkiisana lagama hayo wax lagu mishimay. Yaab
@@cadeycali6723 ninkma wa fanan ee miraha ma leh kow dheh hesta ninki laha sargal bu aha wana la toogtay laba dheh anaguna awowgayo aha mida kale wa isku magac oo isagana xalwo Cumar Dhagad ba la oran jirey wana nin rer muduga sas ula soco😊
@@xadiyojamac5736alah been iyo faan badana dadku iyo ku qabso ku qadi maysede war waxkle la imow heestan sargal kaga ma ogiyeh 😏😏😏
Oh my faadumo fudayd badanaa 😭😂 qac waynaa hadaad saas ufududahay waad iga fasaxantee faadumooy faraskaagu haku qaado. Waa mid ka mid ah heesihii ugu horeeyay ee aan maqlo yaraantaydii, heesta xigmad wayn baa kujirta sidookale dadka fudfudud ee wixii loo sheegaba sidii weel daloola sii daaya faadumo haku cimri qaataan 😂😂
Hhh horta waad iga qosliay lkn faatuma looma qaadin heestaan waa hees sarbeebaysan✋️
💟💟💔💟yaa daawanya 💟2017💟-💟2018 💞💞💞💞💞
Aniga...
Aniga
Haddaad sal fududahay
Waad iga fasaxan tahee
Faras kaagu haku qaado
Cjiib 🤩🤩
Sharaf iyo karaamo ayuu lahaa fankii hore balse hada sharaftii ayaa ka dhacday🥺
Inta uu hdlka feedhaha weli uu fadhiyuu faaido leyahay xaqiiq💯😂
Old song like this never gets older when I listen this song i feel lover.time is 7:05pm /8/17/2024
waaw xalweyste inaba caadi maahan waa fanaan dadkii hore heestuna malaha waxay xanbaarsantahay jaceyl iyo siyaasad inta waa loo qaadan karaa,laakiin fanaankaa iga og,
www mansha allah xalweste fanan jiray nice allah unaxariste
yarey adi md aragty fanaank
Xalweyste Mar la arag buu ahaa❤️🙌
16April 2024 8:16pm
Haa wlh aad iyo aad xalesyste nin sharaf iyo qalbi wanag isku darsdy
Inaba cadi mahan.waa hees murti iyo qeemo leeh.many thanks to abulahi.💓💓💓💓❤❤❤❤💋💋💋
Dabayaaqadii 2022 ayaan dhagaysanayaa iyo bisha October bilowgeeda. In Hargaysa.
Nin aad u qurux badan bh ahaa cod mcna leh ❣🤯😍
Anigoo aqaana qabiilkiisa saa waaba adeerkeeye ayaan kaxishoodey inaan qabiilkisa sheedo ileyn meesha qabiil mayaalee markasey kuwa dhabayaco ah sheeganayaan hhhhh war ninku waa Sacad, waana reer hilowle waa hadaad qabiilkisa u bugto
Kuwaas usheeg inuu ninku yahay rr Dhagad kor ukaadin jirey
@@mohalac1516
Aad io aad reer dhagad buu ahaa waana awoowgey
Ader ninka abwanka ah baa Mj C/M weye wana Sarakishi inqilabka lagu dilay xabsiguna ka dhex qaday fananka iyo isaguna wa isku magac waxa ladhaha Xalwo cumar Dhagad
Leged 2012 dhageysan jiray
Ileen heestan xalwaysta lahaa wooow fanaan
Masha Allah Allah baa qurux ugu deeqay nin Somali ah oo sidaan u qurxan la helimaayo
Yasmin Farah Somalidii hore dhan ayaa saan u quexoonaa Somalida hada nool xuux ayeey u badan yihiin
Yasmin Farah n
Waa runtaa lkn kuwa lamida la helayaa sida een....
Aim listening 2024❤😂
2/ 5/2024
24/11/2024 . 10:21pm😂😂😂😂
1/32025😅
xalweyste waa fanaan aad uqaaliya waana fanaaniinti kusoo baxay heesaha hirgalay
wlhay heesaha xalweeyste saan u raadiyay xitaa africa dhoowr qof ayaan u diray oo soo weeyday. waliba waxaan aad u jeeclaa hees uu odhan jiray arinteeydi ruuxaan ayaan qudha u sheegaba, xamdiyeey hadaan kaaga tago xamar
sumad qaran aniga iyo adiga isku dookh ayaa nahay lkn wali maheshay heestaas
Xamar ayuu joogaa wall.
2020 ilahay hau naxaristo fananka
Waa nool yahay wll
Xasuus 2020 ya dwanya
Ya ila dhagaysanaya 2019😍
Wayo wayo Wlh Dadki hore Murti ugu imaaw
#Foziya_Yarey
Waa uu noolyahay Xalweyste.☺
waar waa cabdiraxmaan xalwo maaha cabdilaahi xalweyste waana majeerteen ciise maxamuud wuxuu ka tirsana ciidamadii fanaaniinta wuxuuna degganaan jirey aaggiii African village ee ha qaldina magaca fanaanka waana heestuu ku bilaabay fanka heestani.
Azl Mcl maxaa been isku sheegteen fanaanka waa cabdullahi xalwayste qabilkisana waa layaqaan. Majerten ayaa sheegteen ee daarod oo dhanba mahan sorry
Azl Mcl
Ninku waa reer African village waa sax waa a seedigaa sidoo kale laakiin reerkaad ku sheegtay iyo askari midna maahayn wali wa cayaalka xaafadda aniga ku soo koray isla xaafadda oo aqiinbay asagoo wali heestan iyo qaar kale casarkii qaada haanta biyaha aagteeda .
Azl Mcl
dad aqon yaraa
ninkaan waa haber gidir sacad lkn hadaa reer mudug aragtan makala taqanan
mesha shegtay ayuu daganaa lkn africa dhededa ma daganen
xuurka xaafada kppp
ex
Azl Mcl xayawaan walaahi ninkaan waa habar gidir sacad reer hilowle he is my uncle bro
Heart soothing song 🎵 it carries absolute message for meditation
He was very handsome.
Wxn joognaa saban ay dhimateen fananiintii qiimaha lahaa IYo xigmadihii oo idil
Wxn joognaa xilli faladagan iyo socdaal iyo sharmaboy fananiin noo yihiiin
Waaw adeer key ahaa 🙏❤💯
Xalweyste big legend
Hees marki igu horeysay an maqlayay dhalin yaro an wada socono abtigeyna ka mid yahy baa wada qadayay ana magaranen malinta calool xuma dareemay si Macan bey u jibinayeen heesta tuurtay xfda ku dhagesan jiray weak danbe ano aqano baan imid xfda booqosha ban u imaan jiray waa qixii 2008/2009 madina baan dagna lafoole baan bogasho u adi jiray xasuusbey itahy heestaan
Shan sanaan raadinayay heeskan.
maxaad ka raadsanaysay intaa oo dhan? heeskan gabadha lagu dhaliilayo waliba kkkk
lkkkkkk
Labada fanaan waa isku cod eg yihii xoogaa, laakiin geesta xamdiyey waxaa qaada sugaal cabdule
waaaquruxloow maashaalaaah waaankaheley
Hees qiimaleh. waa mahadsantahay.
Dawa weye heestani fadlan soo gali
Allah ha unaxariisto xalwayste
Wuu nool yahay wll
@@hanaandhalad2842 walee walal
manshalha ala ninka quruxa badan wana nin coda macam nolow bro wiil somali
Noolow Halweyste waa faan aan caadi hayn
2021 ?
i love this song. you .....
5 nuvember 2018 habeen xasuus leh
5 nuvrber Abdiwali hmn an ilawen my best ❤❤❤💋💋💋
waqti waxa jirtay anigoo xaas wada joogna ayaan inan kale wada sheekasnay waanan is jecelaan walaahi si dhaba balse waxaa dhacday in mar danbe ay ogaatay inaan reer leeyahay waliba waxa u sheegay inan kale oo aan is naqaanay iyadana ay ilmaabti ahaayeen jacaylkaygii halkaas ayuu ku dhamaaday waliba waxaan is idhi ku qanci sii joogtaankiina balse way diiday markaasaan heestan u diray taariikhdu waxay ahayd 2017 markaas bari danbe ayaan inantii is argnay iyadoo la soo furay ana aan wali reerkii leeyahay balse xidhiidh walaaltinimo ayaa wada wadi jirnay intii danbe 2023 ayaan dib isku argnay the past i perfect when problem not coming or before him a mean the problem
Xalweyste allow ku deyso
aniga kama helo gabdha warka baadan oo sirteeeeda banaanka iska taalo
waxaad moodaaa ninkaan inuuba dabeecadeeyda ka war qabo sidaas uu yiri ayaan oran lahaa inanta fudud
8 sano ayaaan raadinayay best hees wlhi
Masha Allah fanan waa fananintii hore
Wwwwww murti waxay racday dadki hore ilahay hauna xaristo
Nin weyn
COD MACAAN HEES QURUX BADAN MAHADSANID Hadith Bani-Adam SIDA AAD INAOOLA WADAAGTAY HEESTAAN
inta hadalku feeraha wali uu fadhiyo buu faa'ido leeyee, kol haduu fakado oo faruuryaha ka soo baxo fadal laguma gaaree. . . .!!!!!! fakatayo taladii adigaa furfurayo nacabkeen u fidayoo faro kuma jirteee. hadaad saas u fududahay waad iga fasaxantahee faadumoy faraskaagu ha ku qaado.
inaba cadi cadi mahan ader igu qaliya
8 years ago cawo dawanayaa tolow xalweyste ma nolyahay?
Wuu noolyahay sxb
Xalweyste hoobal mug le, inaba caadi maaha.
🤦Hadaad saas ufududahay
🤦Waad iga fasaxantee
🤦Faadumooy faraskaagu
🤦Haku qaado 👋
😔Inta hadalku feedhaha
😔weli uu fadhiya buu
😔Faa'iido leeyee
😔Mar haduu fakada oo
😔Faruuryaha kasoo baxo
😔Fadal laguma gaadhee
😔😔😔
Waar Mxd itidhi niYow
Yes yaa salaam
Fanaankan inaan waqti dambe barto waxay ka midtahay in naxriistii igasoo daahday haduu dhintay allaha u naxariisto haduu noolyahayna caafimaad iyo cimri dheer walaahi eray laguma qiyaasi karo codkiisa,hadith bani adam baa buuxinaya booskaan oo kale ciyaal computer iyo CD halkiina fadhiya idinka lool war odagaan iiguuriya haduu noolyahay waliba heeska shamso caadi maahan.
Gobaad Mohamud, Waa sidaa sheegtayoo "waa naxariis inaga soo daahday"! Hobol mug iyo miisaan leh dheh. Yaa salaam! Bal eeg sida uu ugu xareedinayo luuqdaan xaadda istaajinayso. Waa cod aan laga ba xiisadhaceyn. Hees qaraami laga ammamuday oo dareen weyn xambaarsan. Allaylee, hees weeyaan!
Waxay dhegteyda ku hiyikicineysaa dareenno silan oo hanqar leh ee caashaqeygii hungoobay.
Waa erayo miisaan culus misana ay ku raran yihiin ujeeddooyin aad u waaweyni, waxa is haleelsiin karayo abwaanno naadir ah. Xalweyste, Ilaahay ha inoo daayo, cimri iyo caafimaad waara na, ha inoo siiyo. Aammiin.
Gobaad Mohamud fanaankan sida uu uheeso macaan yahay iyo sida uusan usoo caan bixin isma maleh
Abaayo wuu noolyahay anaana aqaan mogadisho ayuu joogaa
alah yarxamag aalh
heesta faadumoy abwaan kee sameyey walalayaal
Sarakishi inqilabka sargal kamida ba sameyey ninkan bayna isku magac ahayen Xalwo Cumar Dhagad ba la oran jirey awowgay bu ahaa
xagaad dagan tahay imika ma xamar qof ku garanayaa jira (kaase balbalaare )
Naga jareeer eh uu dhahay waa kuguursa asay dadkii usheegtay baqtida
Ahhhh
Oo maxa ku jaban hadey dadka ugu bishareyso hhhhhhhh
Waxaba hhhh@@musekhadir3888
Ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax 😍😍😍😍😍😍😍😍✅😁😁😁
emotional maad dhahdid😀
heestii hadaan kaga tago xamar xanunkaga ma deynii qofkii hayo muiso reply gareen kara almost 10 years kabadanaa radinayaa sugaan cabdule aa qadaa layiri chaneelkisa wanka waaye
Taman Moha heestaan anba waan la ahay sxb
Ninka kaban tumaya aad buu kuu soo shebahaa adiga muuq ahaan
sxb heestu wasiyaasad ee jacayl ma ahan
Waa hees xasuus mudan
6/2/2024
my adero alow janadi ku gee gacan ka xaqdarana ku dishe
bahjo mohamed miyuu Dhintay Halkee as lagu dilay yaase dilay huuno
bahjo mohamed sorry
bahjo mohamed . Goormee la dilay
bahjo mohamed walaale wuu nool yahay Illaaahay ha dhowre cafimaad iyo cimri dheerna Allah siiyo.
@@abdullahifathi
Dowladii Mohamed siyaad baraa dishey wll wuxuuna ku jirey dadkii afgabigii loo diley lkn waxaa jira fanaan sacad oo oo isna xalwayste la dhaho oo heesihiisa cusbeeneysiyey
inaad igu filato iga furato hawsho arinkyga fulisan faqa kugu sheegtee axyaa fanaan aun hesta anyba igahadlisàa
Xaalwayste allaya cizak fanku wlahi waa kii hore midhaha iyo ereyada iyo laxamkuba wlahi waa cajiib
hees xusid mudan
WAADI MAAHA AAD BAAN UGA HELAY
ninkan wa majerten wana cumar maxamuud heestan waxa lagu qaday galkacyo
Jamal Cabdinazir walaal ninkaan qabiilkiisu waa SOOMAALI, wuxuu ka sii yahay FANNAAN.
Fadlan! Hadalka caqliga soo dhex mari.
war ninkaan waa habargidir gaar ahaan sacad wuxu kasi yahay ree hilowle anigu adeerkey yahay ma iska sheganeysaa xoolo
War ninka mj Cumar maxamud ah waa Abwanka waxa ladhaha Xalwo Cumar Dhagay
Xalweyste waa nin HG Sacad Reer Hilowle ah.
waxaas baa faniin hadaba ahaa, hadan CD xun bay la ordayaan iyo biyaan raqiis ah heesa hooduna waa isku wada laxan.
@sumad qaran, waad mahadsan tahay sxb. lakin heesta aad sheegtay ee Xamdiyey hadii aan kaga tago xamar xanuunkagu ma i dayn' waxaa qaadi jirey abwaanka waynaa ee Suugaan Cabdulle ee ma ahan Cabdulllahi Xalwayste.
faadumo
Hadith Bani-Adam plz heestaan qisadeeda o kooban maiishegi kartaa
+Samiirocadey runtii heestan qisadeeda wey iska cadahay sida laga fahmayo haseyeeahee fanaaniinta qaarkood ee aan wax ka waydiiyay qisada waxay ii tiseen un sida heeska ka muuqato kaliya. Mahadsanid walashey
+Hadith Bani-Adam adaaaleh mudnaanta poowe
walal heesta xamdiyey hadaan kaga tago xamar hadad heysid maad igu sacideeysid mudaan radinaayee
Viva xalweyste
woooow wayo wayo