Dr Sheikh Maxamed Sh Osman..Ethiopia Badda Somalia marna ma Qaadan Karto Waxaana Ka Hortaagan...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran......
    • Sh Umal Oo Daah Furay ...
    • 10 Xaqiiqo Oo La Yaab ...
    • Waa Kuma Sh Xambali Wa...

КОМЕНТАРІ • 39

  • @abdulrahmanh5523
    @abdulrahmanh5523 19 днів тому

    Axsan wlhi. Alle culimada hanoo daayo isagaa awood badane. Waan soo dhawaynaynaa in culimadu atimaha siyaasadda dalka iyo hogaaminta/siyaasiyiinta dalka een masuiliyadda ay hayaan aan mudnayn.❤🇸🇴🙏

  • @diinishdiini48
    @diinishdiini48 22 дні тому +3

    M.a allaha hakubarakeyo sheekh

  • @baarridaacad2919
    @baarridaacad2919 22 дні тому +2

    Waan idin slamay safiirka islaamka
    Adiga iyo shekhaba
    Midakale walahi shekh dr sh muxamed sh osman dar ilaahay ayan ujeclahay

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 20 днів тому

    Cajiib walee xassan shiiq umadiii wey lawada yaabtay maasha allaah shiiq m shiiq cismaan culumadu waa in ay ka kacaan hurdada dadkana jiheeyaan

  • @Faraj-Kheyr
    @Faraj-Kheyr 21 день тому

    Masha Allah

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 21 день тому +1

    اللهم اكفنا شر حسن غرغورتي واجعل كيده في نحره…..ءامين يارب

    • @Banadir-State
      @Banadir-State 21 день тому

      @@guledgled8695 aduga armaa ka shar badan tahay oo qabyaskad ku dilootay ileen dad neceb xasan intooda badan waa qabyaalad gaar ahaan daarood doon ku yimaade..

  • @hodanabdimohamed6440
    @hodanabdimohamed6440 22 дні тому +1

    mansha Allah sh waa runtiisa

  • @issaibrahim8892
    @issaibrahim8892 22 дні тому +1

    Maasha.allaaah

  • @bashj7379
    @bashj7379 21 день тому +1

    sheekhaan waa u sheegay somaliwayn anagga magaceena maa aha Jareerwayn
    waxaan ku qabiil nahay deegaankeenna taas waa ilbaxnimo.

  • @MohamudSaid-ff1vk
    @MohamudSaid-ff1vk 21 день тому

    Sheekhow waadaadidiina siyaasada maadsoogashaan oo wadanka waxkamaamushaan cawaantan meeshakatuurtan

  • @Hm.elmi-yh6pb
    @Hm.elmi-yh6pb 22 дні тому +1

    Axmed madobe 3 jeer ayuu qabsadey wuxuu ugu yedhay dorasho ku shubasho ah lama doran isag is doortey

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 22 дні тому +2

    Aniga Xasan lama yaabani waxaan la yaabanahay 275 Baarlamaanka 2 badii aqal oon warba u heeyn waxa Xasan sameeynaayo. Mushaarkooda keliyaa u darnaa qaar wadanka ma joogaan qaarna weligood sidii loo doortey ma tegin. Viva shacabka Soomaaliyeed dalkiina difaacda waxa Ina kala geeyey waa kursi doonayaan hunguri kista Xasan ukeena ku aamusay 😢😢😢😢😢😢😢

  • @saaqsakaaro3982
    @saaqsakaaro3982 21 день тому +1

    Waa yaabe somalia ma Hal radio so wada dhageystan mise sidiisa kale tuug ha u ahadee adwa waa talyaniga dagqlkisii ee runta sheega illaheyna ka yaaba

  • @Banadir-State
    @Banadir-State 22 дні тому +2

    Ma hubtaa inaa in Xasan sheekh uu yiri in DDS ay leeyihiin itoobiya..

  • @faaizahussein6395
    @faaizahussein6395 21 день тому +1

    Safiir ku adkee culumada ha isku
    Keeneen umada soomaliya. Ee isku dagaalaya qabaailka

  • @guledgarasow7943
    @guledgarasow7943 21 день тому +1

    Haa

  • @حليمه-ح7ط
    @حليمه-ح7ط 22 дні тому +1

    👍👍👍👍♥️♥️

  • @CabdixayiMaxamuud
    @CabdixayiMaxamuud 22 дні тому +2

    Shekh adag weye shekhani m.a❤

  • @abuahmedhassan5499
    @abuahmedhassan5499 22 дні тому +1

    Hello ali labo wajiile maxaad dareemee

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 21 день тому

    I Really wanter why Mr president Hassan still There.

  • @qanaatuqurtubah
    @qanaatuqurtubah 22 дні тому +1

    Nimanka Aad dhaliilayso, reerkaa aad sheegayso ee Jareer Wayne, agtooda boqorro ayey ka yihiin.

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 21 день тому +1

    Ma jiro wax la yiraahdo Soomaaliya😂Somalia 🇸🇴 is hawiye 😂😂😂😂😂Somalia 🇸🇴 is daarood 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fosiali263
    @fosiali263 21 день тому +1

    Badaada ka hadal hoyadaa badaha oo dhan malahee

    • @HakiimHakiim-t8p
      @HakiimHakiim-t8p 20 днів тому

      @fosiali263.. Oromoow dhilooy hoyadaa ka hadal

  • @xayndaabolol1301
    @xayndaabolol1301 20 днів тому

    oo kenya mayna somali dhulkahaysan,war waxa hakuriyoyina gumeystihi afrika odhan xududa iskulaqay afrikana heshis ayaykagashay inxududa sidalagudayo

  • @Tiimbare
    @Tiimbare 19 днів тому

    Yaahuu Safiirow ma halkaas ayaad naga siisay ....

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 20 днів тому

    Daahir jimcaale dhegataag
    1.0. Waxan dhahayaa xassan sheekh maxamuud iyo muuse biixi cabdi waxay noqdeen qaar aan dalka iyo dadkaba midnaba aan dan ka lahayn.
    2.0. Waxa haysta xannuunka jacaylka kursiga madaxtinimada oo kelliyaatta.
    3.0. Muuse biixi cabdi iyo xasan sheekh maxamuud labadaba waxa looga caydhinayaa kursiga madaxtinimada waa bixinta iyo oggolaanshaha berriga iyo badda.
    4.0. Waxan hubaa waddadii looga eryey kursiga madaxtinimada daaquud muuse biixi cabdi ayaa hassan sheekh maxamuud wadadaasi ayuu marayaa waana laga eryayaa kursiga.
    5.0. Waa ninka muuse biixi cabdi bixiyey oo siiyey oo ogoladay inay xabashidu qaadato berriga iyo badda lughaya iyo saylac.
    6.0. Alla ku qabay xassan sheekh maxamuud iyo muuse biixi cabdi hungurigu wuu qaattey.
    7.0. Waana hunguri bacleh yaal aan caqli iyo cilmi iyo dadnimo midnaba aan lahayn.
    8.0. Waxan dhahayaa berriga iyo badda lughaya iyo ssylac marnaba lama aqbalayo waana xaaraan maqdac ah.

  • @ShukriAbdinuur-gc2wu
    @ShukriAbdinuur-gc2wu 22 дні тому +1

    Leee oo wixi wagi maku noqoday ilhow xasan naga qabo

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 21 день тому +2

    Somaliland is not Somalia 😂😂😂😂😂😂😂😂stop fake dreaming

  • @AliALI-fi4rh
    @AliALI-fi4rh 21 день тому +1

    Asc sxb Waa wareeey
    Safiiirkii islaamka waxaa
    Uxuub siitay QABYAALIISTE
    Kaladaaya 2daa !!
    Washukran

  • @hassanalwajid4607
    @hassanalwajid4607 22 дні тому +1

    Runtaa weeyan