hussein arab iyo samiira naaji heestii WACAD 2012

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 199

  • @NadifoXasan-j4i
    @NadifoXasan-j4i Рік тому +2

    2015 ku walnaa hestaan😢jecelkeyga u baray hestaan😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hassanmohamed6534
    @hassanmohamed6534 Рік тому +1

    Mar lee heestan wan so heesi dona i.a Hussein Arab 😢😢lawadodaba xodkoda 😢

  • @iadow21
    @iadow21 12 років тому +2

    Husein carab for evr back in days 1999 on my special weeding, took great time performed de wonderful dat I can evr imagin. thnks bro for ur inspiration n ur performance dat touched for everyone.

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 3 місяці тому +1

    Who is watching 2024?🎉🎉🎉

  • @shaficinesta488
    @shaficinesta488 4 роки тому +7

    2020 dhagesanaya🤣👌✋

  • @kalawareeg
    @kalawareeg 12 років тому

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw xxxxxxx mesha hees sax waba tanaa waxa kale wax jiro maha hussein arab cadi maha waa shidan tahy hesta

  • @KabtanJeey
    @KabtanJeey 11 років тому

    caaaaaadi maahan Fanka Somalida waxa ka maqnaa qeebta jilitaanka waxan ku guulesta in uu Nooleeyo Al Ustaas Xasan Carab VIVA FANAKA BANAADIRIGA KOR

  • @subeerabdulahi4003
    @subeerabdulahi4003 12 років тому +1

    subxaanow qaadir dhaqankii soomaliyi lahayd iyo miligihii iyo sharaftii ma sidanbaa udanbaysay ilaahay hasoo hadeeyo iyaga iyo wixii muslimiine halowsanba aamin aamin yaa rabal caalamiin

    • @ApthisamethOsmanaLi
      @ApthisamethOsmanaLi 3 місяці тому +1

      11 years ago waa sidee dhaqankii somaLia tan aad La yaabantey imika wxey noqonee wax basiid ah mrkaana Layaab ayay idin la aheyd memories shoodhe

  • @nazim1523
    @nazim1523 2 роки тому +2

    2022 yaa dhagaysny 🥰👌

    • @roza2436
      @roza2436 2 роки тому +1

      🙋‍♂️ ani

  • @cabdidaada3250
    @cabdidaada3250 2 роки тому +2

    17/9/2022 😥😥

  • @mudezladamu6031
    @mudezladamu6031 12 років тому

    booooooooooooooo hates..... she is damn beautiful wat do u want from them da song is so awesome and video too.

  • @princes2563
    @princes2563 12 років тому

    wad kale ii kale wadayee walaahi waxyahee waan walshee walshee heestaan caadi mahaan walaahi inama caadi mahaan husein carab maasha alah waad ka baxsatee

  • @mhidodhawr1696
    @mhidodhawr1696 11 років тому

    caaaaaadi caaaaaaaaaaaaaaadi maha heestan wlhy hiseen arabna waa fanaaan inaba caadi ahayn heeso wanaaga iyo desing heesta caadi ahayn qurux hablaha Qalbiga wanaagsan a xaguu ka helay

    • @istela_22
      @istela_22 5 років тому

      wa so xadaaa😂😂😂😂

  • @denvezxz127
    @denvezxz127 12 років тому

    kuwaan caadi ma ahan wa qatar walahi, atooraha iyo atriishada real somali people tumbs up..

  • @abdulqadirsalim8594
    @abdulqadirsalim8594 5 років тому

    XUSEN ABUBAKAR CALI FEEDEY NADERLAND HOLAND ROTTERDAM

  • @abdulahiyare17
    @abdulahiyare17 Рік тому

    2023 still love this song.

    • @bosska1
      @bosska1 2 місяці тому

      2024 still

  • @joqombe
    @joqombe 9 років тому +3

    soomaali waligeed inay caafimaado waa adagtahay fanaan hadii waxlaga sheego qabiil aa la keenaa iyo qoowmiyad soomaali allaha idiin caafiyo alla meeshaan maxaa xoolo wax kusoo qoraa heestaan cabdo good haloo geeyo please garyaqaanka heesaha ee sanadka

  • @lovlyboyibra
    @lovlyboyibra 12 років тому

    :O!! Oo ma kuwa madaxa feeta oo diraca qaataa sharaf leh waxaan waa niyada iimaanka meeshaas uu kujiraa ee gabadha kaleexda viva abaayo warkooda iska daay ee wad gaariga

  • @cadeyyarta5436
    @cadeyyarta5436 12 років тому

    aniga wiilkan waxan wadiye muxu ujilahayaa dhaqan usan lahen mise somali mahan waban yaabanahaye ku faan dhaqankada hada somalitahye hada hindi tahayena noda afsomaliga noh ku hees somali dhaqan keda walayaqaan waan dhanto iyo buran burur ok

  • @bosska1
    @bosska1 2 місяці тому

    2025 Yaa Jooga 😍

  • @denvezxz127
    @denvezxz127 12 років тому +1

    plz filin somali sameeya atriishada iyo arooraha

  • @moegroup4310
    @moegroup4310 7 років тому +3

    she's beautiful and has nice voice.

  • @samiirkahaaji864
    @samiirkahaaji864 8 місяців тому

    2024❤ From 2011

  • @mohamedalfa2044
    @mohamedalfa2044 5 місяців тому

    2024 time is running 😮

  • @saciidjamac8270
    @saciidjamac8270 4 роки тому +2

    2020😉👍

  • @ifraaah
    @ifraaah 12 років тому +4

    i love her style i will dress up like tat sametimes Inshallah ...

    • @HalaHala-nf8sc
      @HalaHala-nf8sc Рік тому

      After 11 years, tell me u dressed like that once in sometime

  • @ابوحسون-ه1ك
    @ابوحسون-ه1ك 2 роки тому +1

    2022\7/28😢💕

  • @mhidodhawr1696
    @mhidodhawr1696 11 років тому +1

    Waryaaaara Hablaha Qalbiga wanaagsan xaguu ka helay na caaaaaadi mahan Hablaha la heesayaaaa yaaa Itusaaa Quruxdooda iyo la joogada

  • @suleeqacadey218
    @suleeqacadey218 10 років тому +1

    Best song ever of samiira naji and Hussein

  • @ShibisGurl4life
    @ShibisGurl4life 13 років тому

    heestaan caadi maahan wa ka baxsateen abaa......somali sharkhan and kajol :)

  • @kawharhassan8711
    @kawharhassan8711 7 років тому +4

    www wan jeclahay gabdhan quruxley wan isku eknahay lkn mey isqaban 😘😘😘😍

    • @safarle9284
      @safarle9284 7 років тому

      sidee uugu qanacsantahay maka yaabtay? hhhh anigaba waan yaabanahay sida kal iyo laabta leh eey heesaha uula qaadeeyso.

    • @ahmedarab2159
      @ahmedarab2159 2 роки тому

      Beenta jooji waka Quruxbadan thye inte isku xayeysisey

  • @FikirMaalTv
    @FikirMaalTv 11 років тому

    kkkkkkkkkkkkk wslhyda muslimka ah waxaan kugula talinayaa inaad iska dayso qaawanaan tan oo ilaahy waxa uuukugu waajibiyay xijaab inaad xidhato oo aad iskaghado danbigan aad wado thanks

  • @kanadidhassan280
    @kanadidhassan280 7 років тому +2

    heestani qadiim walboo ay tahay hadana waa igu socotaa uun amar alle mahadsanidiin qaabka quruxda badan ee aad usoo habayseen hesein iyo samiiro

  • @abdifatahdalmar7431
    @abdifatahdalmar7431 6 років тому +1

    Wacad waxaan u maraa in aan wehelkaga ahaado

  • @TIJAABISTV
    @TIJAABISTV 10 років тому +7

    Waryaada maxaad ugo gutin bananadiriga iyo dadki soraaca lama goodla hiina markad aragtaan, kuwiina qaqaawan oo rajapeetaha ku heeso waad taagertan lakin reer xamar waad guwatan xurnimada somalida anaga ayaa u abo ah

    • @reymaz8
      @reymaz8 5 років тому

      naga qabo

  • @mohamedrastavlogs5112
    @mohamedrastavlogs5112 12 років тому

    hahahahaha xabadaan caadi maahan waan ku heesta lolz wacaad waxaan ku nmaraaye inaan wahel kaa ahaade

  • @reymaz8
    @reymaz8 5 років тому +1

    kalay ma khalad bey idinka kalen rer xamar halan aad wax uga shegeysan waxay dad aan dambi ka kalnay maleh uf😎

  • @Willfityou
    @Willfityou 12 років тому +2

    10 hees oo xariir ah ayaan tvuniversal ka fiirsadey, 10koodaba 2da fanaan weey is garab taagan yihiin markaasaan intaan codka ka xiro aan fiirsadaa, saan u qoslaayey waa fuurey, waxaa u maleysaa in laba dhagool oo wax isku sheegaayo shitt. tiiba 1960 aa ilaa hada socoto, 2 fanaan oo 50 sano kor u dhaafey oo sidi takabaan is garab taagan bilaw ilaa dhamaad aan tvuniversal naga qabsadey. just look these xuseen iyo gabadha waxey isku dayooyiin iney wax different sameeyaan waana ugu mahad celina.

  • @mmdshakata
    @mmdshakata 12 років тому

    woooooooooow wah wah wah hees aaku dhamaatay meesha xiseeen arab you did it my hommie dont listend those foolish ppl aan kala kaseenin w=micnaha fanka war fanka waa qol qofba meel ka soo galo midna shiinees ha qaado midna hindi midna somali somalidiin hees ma waxaa u taqaanaan lalaw law hees farataaga war fan meel walbo waalaga soo galaa marka jaahil nimada iska daaya ee is furfura somalia i somaliland stop jaahil nimada woow heesta caadi ma ahan i ciyaarta well done husien arab iyo walaashey

  • @fankahassan4335
    @fankahassan4335 6 років тому

    Love ku ahay the way gabadha ulabisan tahay masha alah

  • @abdifatahdalmar7431
    @abdifatahdalmar7431 6 років тому +1

    Wadka lee ii wadaa wah wah isii

  • @maxamedbulbul
    @maxamedbulbul 13 років тому

    caadi ma aha heesta keeep it sis and bro

  • @FikirMaalTv
    @FikirMaalTv 11 років тому

    waxaas ayaa somali ka dhashay uuff

  • @Hanad143Hero
    @Hanad143Hero 12 років тому

    Reer Waqooyigu waa Cunsuriyiin, bal eeg waxaa Dislike ah War hadaadan fahmayn Somaliga reer Muqdisho ku hadlaan iska daaya oo xabashida heesahooda dhagaysta awalba itoobiyaan iyo reer waqoyi isma dhaamine kkkkk

  • @balbaala
    @balbaala 12 років тому +1

    the girl is beautiful and they can sing ...

  • @sumanabdi527
    @sumanabdi527 13 років тому

    hessein adiiga waaaaaaaaaaad kabaaaaxsatay lkin gawadha ayaa kaga dheeshay agshiinkaaaaa

  • @saabiq
    @saabiq 10 років тому

    wow nice song and video

  • @abdidini
    @abdidini 13 років тому

    inaba cadi maha aqyaarta sanadka shidan

  • @filaadde4403
    @filaadde4403 11 років тому

    Nice song viva rer xamar hana cunina ee masha Allah ku daraa ninki wax mafah

  • @mo536
    @mo536 11 років тому

    Jaakdaan shaleymaantaan asigoo aroos ugu jiro aan ku arki daanyeerkaan

  • @niinihussein2014
    @niinihussein2014 11 років тому +2

    My bestie Hussein Arab ♥

  • @cadeyboolo5257
    @cadeyboolo5257 12 років тому

    Love the video

  • @sapphirelawlessjr
    @sapphirelawlessjr 12 років тому

    wwwwwwwwwwww viva hussein arab & samiira keep it up

  • @isacknoor746
    @isacknoor746 11 років тому

    i love this song also the singers best wishes

  • @Faysal_Mohamed
    @Faysal_Mohamed 4 роки тому

    Dhamaadka 2020 ❤️🔥

  • @saabiq
    @saabiq 10 років тому

    reer xamar for life sxb samira naaji quruxleey wa shidantahay

  • @najmatuuryare7305
    @najmatuuryare7305 3 роки тому

    2021

  • @fartuunabuukar626
    @fartuunabuukar626 12 років тому

    WAR GABARTAAN MAXAAD KA RABTAAN SIDAAS KA DIB SEE LOO LABISAN LAHAA WAYABEE..::::AR SOMALI IYO XAASINIMO INTEE LA KALA GEYNAA BISINKEE,..,,,,,,,,,WARYAR XATAA IN HORMAR LA GAARO MA JECLA....

  • @kynaan09
    @kynaan09 12 років тому

    qofta cod meesha kuma heeyso, laakiin aabaheeed waa pest fanaan.

  • @MrUniversaltv
    @MrUniversaltv 12 років тому

    waraa naagta QOOQ xun baa haayo ee ani mey ii keento anaa jilci lahaaye

  • @diinicade473
    @diinicade473 12 років тому

    calaan cal ahaaaa tani waamahay waxaan cml
    hees ooytin ah maa lkeeneyna hadan

  • @IsseBiin
    @IsseBiin 11 років тому +1

    No racism comments are appreciated and welcomed here please !!!!!!! let's enjoy the Music and forget about critical hate remarks

  • @hilibruuge
    @hilibruuge 13 років тому +1

    gabadh uu adeer u yahay weeyi waxan uu sidaa ula baashalayo...aduunyo

  • @odka125mohamed8
    @odka125mohamed8 3 місяці тому

    Aad aad

  • @Sifeya
    @Sifeya 12 років тому

    kabo kaleh ay gashato mey weydey,,,,,,,kabaha barafka iska dhig nooooh

  • @SuperShibis
    @SuperShibis 12 років тому

    alla gabadha style xumaa lebiskeda waxaad moodaa london police. teeda kale xagee laga keenay timahan daboolaa surwaalna waan xiranaa ninna waa ku dheg dhegaa MEEL WAA LAGA MUUQADAA AMA WAA LAGA MAQNAADAA xijaabka xiro hadii kale toos u daa i believe gabdhaha surwaalka xiranaya ee timaha daboosha ineysan timo qurxoon laheyn.

  • @casoowe100
    @casoowe100 13 років тому

    qofta style ay ka dhimatay runtii.

  • @KINGUKASH
    @KINGUKASH 11 років тому

    wooooooooooow nice it the video

  • @isacknoor746
    @isacknoor746 11 років тому +1

    wow

  • @fdfamily9490
    @fdfamily9490 9 років тому +2

    Gabdhan heeseyso maxay magaceeda iyo magaca aabaheed u badashay, i khow her well magaceeda dhabta ah waa kowsar

  • @cabdikariinahmedsaid9786
    @cabdikariinahmedsaid9786 11 років тому

    caadi maaha best romatic i love it.

  • @nasri1437
    @nasri1437 12 років тому

    kuwaan qofki duubaaye ayaaba kadiiliita shity

  • @ubaxfatima
    @ubaxfatima 12 років тому

    reer naaji ma joogaan miyaa gabaadhaan haduu qaabo xaataa baanaanka saan inuu ku yeelo ma aho waa in aay guriiga isku cidleestaan ee anshaaxa ay asluubta ayaa meel ugu dhaaceen

  • @cabdiaxmed1320
    @cabdiaxmed1320 12 років тому

    WALAAL WAA RUNTAA WAY CEEBAYSAY WAANA SHAYDAAN OO SHAYDAAN KALELA NIIKINAYSA

  • @zahramohamedabdirahman2503
    @zahramohamedabdirahman2503 4 роки тому

    Sei un.......

  • @haykal143
    @haykal143 12 років тому

    aniga heestaan waan kahelay waayo somalida ma yaqanan sida loojila heesaha waa in aad si fcn u jisaa dareeena ku dheehanyahay ama waa in aad iskaba dhaftaan waayo dadka cayaya tamayo waxaa tihiin somali aan wax ba ogayn waxaa loo bahanyahay heesta aad qadaysid iyo dareeen kaga in uu is lahado markaas ayay mcntahay

  • @cismaaney1
    @cismaaney1 12 років тому

    Uf dhuusadaan xijaabka ismaamkey ceebeesay, walba waa heesoosaayee toos lee Isku qastid.....

  • @MrHelloimyassin
    @MrHelloimyassin 12 років тому

    she's naajis family . everbody knows but not 4geting ppl naaji family are actors and fanaa . how do u know they in love . so. dont be plyer hate . as long the beat shake you booty and relaxe enjoy its 2013 not a 1968. .

  • @mohamoudhassan3977
    @mohamoudhassan3977 12 років тому

    ok waxaad doontid sameeyoo bas hijaabka hablaha edebta leh udhig ee diinta ku dhaqma

  • @weeewchaweeewcha
    @weeewchaweeewcha 5 років тому

    Odagaan xaguu gabdhaha yaryar kasoo helaa bal aan raadino anagana dheylo

  • @indhadeeqsofia3575
    @indhadeeqsofia3575 12 років тому

    kabax igada ciyarta cadi ma ahan waa ku heesta abaah heesaha reer xamarka

  • @Hanad759020
    @Hanad759020 13 років тому

    woooooooooooow wft the fuckin back xxxxxxxx good jobb guyz i liked da way u dancing

  • @aliabdi4777
    @aliabdi4777 12 років тому

    xuseen carab copy rightkaan hindiga nagadaa waa cod macaantahay laakiin video qaab gooni ah la imoow qaabkaan bollywoodka naguma socdee

  • @ashaadan1895
    @ashaadan1895 9 років тому

    Nice song

  • @princessgeenyoabdi3149
    @princessgeenyoabdi3149 12 років тому

    allow qaadumo wanaagsan iyo iimaan naku dil, masidaanaa qurux loomooday?

  • @mssnajuu1415
    @mssnajuu1415 4 роки тому +1

    2020 yaila firsnoyo🙄🙄🙄

  • @sagaliinayussuf7368
    @sagaliinayussuf7368 11 років тому

    nice song waa heesti uu fiicneed somalida heesahooda i like husein .and samiira she so beutifull .

  • @wehelstudio
    @wehelstudio 12 років тому

    What is up with youtube and racist. Reer Xamar are brilliant people and they have given you a lot of good things for over hundred years, Reer Xamar put Somalia at the top of everything. I ask you what have you done that has benefited Somalia? Yeah exactly nothing and war.

  • @senoritahamda1417
    @senoritahamda1417 11 років тому

    Wah wah Caadi Ma Ahan

  • @abdiahmeddd3779
    @abdiahmeddd3779 10 років тому +1

    Hees jirta ma aha

  • @taniyahhney2086
    @taniyahhney2086 12 років тому

    wwwwwwwwwwwwwwwwwwwww cadi maha ......shyt lkn ninkaan ma jacli xaskiiza meel cidla ugasoo dhaqaaqe oo gabdha yar yar ah la heesaa uuf

  • @TheAbdirisaak
    @TheAbdirisaak 12 років тому

    kkkkk lakiin waa ay ku guuleesteen waxay ka damacsanaayeen xaga akshanka waxaan si fiican u aqaan samiira waase ku raaxeesatay heesta

  • @Geelwanaaje
    @Geelwanaaje 12 років тому

    Dadkan hindida iska yeek yeelaya maxay ahaayeen waaxay dhaqan xumadaasi??? tan yarna Axmed naaji walaashii miyaaa??

  • @Duraan571
    @Duraan571 13 років тому

    Dee Reer Xamrkii waa waasheen iney wadooyinka isku wasaan uunbaa u hadhey uun markii horaba bilaa dhaqan ayay ahaayeene lkn qofta waa jirtaa caadi maaha waa shidan tahay bilaa caleek intee lagaa helaa aan gunta kaa waraabiyee xaaaaaaaaax..lolzz

  • @maxamedsomli6331
    @maxamedsomli6331 9 років тому

    Nice sxb bro

  • @feysalhaji
    @feysalhaji 11 років тому

    Nice

  • @Willfityou
    @Willfityou 12 років тому +1

    To: all asxaabta commentiga deyrada ah soo qoraayo,Waxaan aamin sanahay in dad badan oo aysan qancin heestaan oo comment soo qoraayo iney sababtoodu tahay in gabdhaan ay JEENIS gashan tahay, OK, isla dadkaan commentiga xun soo qoraayo markey arkaan video Nimco jaamac ama fiska oo Timaheeda qaawan yahay weey uriyaaqaayaan. Sababta ma taqaan, waa maseer lee, waayo qof jeenis soo gashatey iyo qof timaheeda soo qaawisay yaa denbi daran?? gebedhaan wey asturan tahay, sababtana waa laga maseeray.

  • @shariifandali9713
    @shariifandali9713 10 років тому

    Nice one bro I sapoot you because I am rear banadir we don't give fuck who hate banaadiriga for ever

  • @mohamedmangoow3816
    @mohamedmangoow3816 12 років тому

    Walal mcn .. ha u malay nin .. Ilbax in aa coradaada na gu ag nuux jiso.. hees wa la gartay , lkn Si edab leh u hees Why like galasha oo kale .. plz now happen already next time ka fikir .. you r ISlam Ku dhaqan sharciga Islamka .. Thanks .

  • @aslinaano8239
    @aslinaano8239 11 років тому

    Somali waxayna waligeed meel ku gaadhaynin is that dhaqankiibay badaleen.