MURSAL MUUSE | JACAYLKU SAHAALO MAAHA | XIDIGAHA GEESKA 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024
  • Mursal Muuse, Anshax, Cabdi Hani, Oday, Cirro, Oday, Asma Love, Asma Saban, Hodan Abdirahman, Xidigaha Geeska, Somali song, Hees shidan, Music Video, Waqal Studio
    Barnaaminjka Xidigaha Geeska 2020 Presented by Eglan Show
    Mursal Muuse
    Heesta: Jacaylku Sahaalo Maaha
    Erayada: Cabdiwali Saxardiid
    Laxanka: Cabdi Ismaciil Beele
    Music: Furinle
    Camera Crew: Yampro, Shiine, Nuuraadin Dugsiye, Idiris Dabcasar, Cadaani,
    Liibaan Dahir, Asma Mustafe Saleebaan, Caydarus Ismacil, Waqal
    Produced: Afro Waqal Furinle Hawraar
    Xariir, Miss Xiis, Ifraax Tolmoon, kiin jaamac, gulleed simba, Production

КОМЕНТАРІ • 989

  • @azmodhaaki6149
    @azmodhaaki6149 4 роки тому +19

    In Ninka Jacylku Ku Bataa Waa Wax Fiican Sida Mursal, Hawaaro Jacylkiinu Idam alle🤲🙆‍♀️❤️

  • @ardofarah7401
    @ardofarah7401 4 роки тому +7

    Xidigaha geeska oo wada Jara waa farxada shacabka!!!
    Taada 2wada Mursala iyo Hodan waa 2 ilaahaya iso Qora oo Qadarta Allah Allah ilaahaya ku midaya Marka aayno isogu DUYANO WAA WALAHAANA.
    MURSALA IYO HODAN INSHALAAHA AMIINA YAARABA GUULAYSTA 🤲🤲🤲🙏🙏🙏👏👏👏u tuma H&M🎤🕺🎤💃
    ⭐⭐⭐⭐⭐👨‍👩‍👧‍👦🏳❤💥🔥👍👌WE LOVE YOU GUY'S ALLAHAYAWA
    ISO DAA 😍😍

  • @Mursalsiciid15
    @Mursalsiciid15 4 роки тому +44

    “Jacaylku hadduu qof yahay, qoftayduu noqon lahaa” yaa salaam Mursal Musse cumar caadi maaha abti

  • @7kimhagu
    @7kimhagu 4 роки тому +20

    Hodan waxi la cayayaba manta wala wada amanaya waku farxsanhy hawaaro jaceylka😢❤

    • @ardofarah7401
      @ardofarah7401 4 роки тому +2

      Xaqa baaya u yaalata waa u samirta waa dadakada!!!
      believe me Hodan always she's beautiful woman in and out!! I loved her 👍👌👨‍👩‍👧‍👦

  • @halimaibrahim30
    @halimaibrahim30 4 роки тому +22

    Hodan Abdirahman Waa Qima badan hodan geesiyad mashaa Allah jecelakage hawaro

  • @zundushussein3750
    @zundushussein3750 4 роки тому +9

    Hodan= dhigaa inan ku dhafiyo kugu dhaartay wacadkii ee garo
    Mursal= si aan u gaarno guusha anigu hodaney mar sag sagi maayo♥️♥️♥️♥️ 👸🤴🏼♥️😍

  • @ifrahebraahim7901
    @ifrahebraahim7901 4 роки тому +42

    Bqrda qrxda & codka *hodan* crxmn & seygeda *mursal* ❤
    Farxada ha'idiin siyaado❤👌

  • @talawadeofficial669
    @talawadeofficial669 4 роки тому +213

    Ninkan inuu naaxay yaaa igu raacay☝️☝️☝️😁😁😁

    • @muuseaxmed9235
      @muuseaxmed9235 4 роки тому +1

      ☝️👈😂

    • @hoodomohamed8336
      @hoodomohamed8336 4 роки тому

      sax😂😂😂

    • @anissazali2811
      @anissazali2811 4 роки тому +1

      Hooray buu u naaxsanaa

    • @anissazali2811
      @anissazali2811 4 роки тому +2

      Anigu kaliya ilkihii shuushka lahaana wuu qurxiyey

    • @Hindaladan4455
      @Hindaladan4455 4 роки тому +5

      Ibrahim Saleeban aaad waliba qurux oo dhan baa ka soo baxday mrkii hore nin gogosha lagu cunuu ahaa siday ila all iga oge

  • @Mohamet-t5b
    @Mohamet-t5b 4 роки тому +112

    Mnsha allah ilahy ha isku barkeeyo hodan iyi mursal

    • @hanadqumane4542
      @hanadqumane4542 4 роки тому +3

      Amiin Kudar Wll😂

    • @xamseismaaciil8920
      @xamseismaaciil8920 4 роки тому +4

      Mursal muuse bro adi iyo xaasksgba ale wax aan uga baryayaaa nolol wangsn

    • @damashaadchannel320
      @damashaadchannel320 4 роки тому +1

      Habon Walaal plz subscribe ii saar janaalkeeyga adigoo mahadsan 🙏🎁🙏🎁👍🙏🙏🙏

    • @liibaanjuujuu6099
      @liibaanjuujuu6099 4 роки тому

      Hodan aniga iyo adiga kwrn

  • @ramadanfarah8575
    @ramadanfarah8575 4 роки тому +14

    Wlhi wa runtisa jaceylka hadu qof yahay waa Qofkaad jeceshahay Mursal libaax full respect 🙏

  • @KornelAbdi
    @KornelAbdi 4 роки тому +70

    Murzal Muuse walle Lisma Xaqiree Waa Fanaan Aniga Kolley Arimaha Qoyska Shaqo Kuma Lihiye🤣

  • @asiye717
    @asiye717 4 роки тому +26

    Mursal muse Jcylku hadu qofyhy qoftasu noqon laha 😂
    Hodan abdi rixman isagan ka dhigi kaha 😂
    Hodan io mursal 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
    Lamanihii QarniGa ❤💋

  • @hunguridhubuq3275
    @hunguridhubuq3275 4 роки тому +15

    jacaylkaaga markaad niyad ahaan uheshid saasad uqurxoonaanayza
    ood ufaraxzanaanayza mn cha alla
    alle ha izku daayo Hodan iyo mursal

  • @makoahmed7175
    @makoahmed7175 4 роки тому +3

    Masha Allah gabad qurxsan buu helay oo naaxisay oo si fiican ubadashay hadana hoden wa gabadh da yar way isku qalmaan Allaha ha isku daayo oo barakeeyo wiil iyo caano Allaha kadhigo Allahumaamin may Allah give to hoden and mursal long life togather Allahuma amin ☝👏💜💚💐🌷🌹

  • @mariaelim4730
    @mariaelim4730 4 роки тому +111

    Jecaylku hawaro cidkasta oo is jecelna guulaysta ayaan leyahay ❤❤

  • @kawtharabdi9812
    @kawtharabdi9812 4 роки тому +29

    I love he is concerned about her
    And how he’s holding her close to him 🥰mashallh tabarakallah

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 4 роки тому +62

    Ayyy wlhi labadan way isku nuurayan jacayl an cadi ahyn ba ka muuqda Alle Isha Cadowga ha idiinka hyoo couple 🥰❣️❤️🥰

    • @nawalsaid1658
      @nawalsaid1658 4 роки тому +2

      Amin yaa rabi

    • @damashaadchannel320
      @damashaadchannel320 4 роки тому

      juweria Hashi plz walaal subscribe ii saar janalkeeyga mahadsanid 🙏💕🎁

    • @aliabdi6224
      @aliabdi6224 4 роки тому +2

      Ayy mahin adero masha Allaha dheh😂😂🧯

    • @juweriahashi4515
      @juweriahashi4515 4 роки тому

      @@aliabdi6224 iiiyow Xolo 😂

  • @bellaomar3634
    @bellaomar3634 4 роки тому +15

    Jacaylka hodan iyo Mursal wxba lagama qaban karo wlhi 😍😍😍😍😍

  • @badrieid8608
    @badrieid8608 4 роки тому +5

    Wllhi dumarka laysku dhaafay nin ka naag wangsan waliga ma gaadhid isbedel badan ayaa ka muuqda mursal jacaylku ha waaaro🙌🙌🙌

  • @ifrahitotoolmon477
    @ifrahitotoolmon477 4 роки тому +32

    Hodan ApdiraHman IYo MursaL IYagon Is Guursanban AYaan IsLa JecLa InaY Is Guursadaan ❤

  • @nacuumanalka7511
    @nacuumanalka7511 4 роки тому +264

    Mursal muuse qurba joog iska dhigay surwaalku halku marayaa😂😂🤦‍♀️wale Hodan way badashay inti ila argta like hail dhafin

    • @ifrahomar7854
      @ifrahomar7854 4 роки тому +6

      Quurba joogto maba labistan

    • @nacuumanalka7511
      @nacuumanalka7511 4 роки тому

      May surwaalka kasi dhacaya 😂😂😂

    • @ifrahomar7854
      @ifrahomar7854 4 роки тому +2

      @@nacuumanalka7511 haa sax

    • @damashaadchannel320
      @damashaadchannel320 4 роки тому

      Nacuuma nalka plz subscribe ii saar walaal janalkeeyga mahadsanid 🙏🎁🙏

    • @aliabdi6224
      @aliabdi6224 4 роки тому +1

      Dadka ka jedi isha duqunta tufo ayaga yara wlhi hadan kula jogi laha🙈

  • @rahmaruuxi7413
    @rahmaruuxi7413 4 роки тому +15

    Naago baa rag is dhafshe xaqiq❤️😁😁🥰

  • @wardahapp888
    @wardahapp888 4 роки тому +3

    Khadra abdi silimo wanaagu hadu qof noqon laha khadra ayu noqon laha 💯❤💋😘🤴💥

  • @hodanhappy3098
    @hodanhappy3098 4 роки тому +94

    Naago dabacsanan iyo kala samaysi ayay isku dhafeen qaylo iyo dagal waxba laguma helo daganansho iyo naxariis ayaa lagu kasbadaa jclyka iyo ninkagaba hodan waa naag qabow wanayka samaysatay ninkeda ee haku walanina mashqulka dhaafa oo reerka ducada raacsha 👏👏👏👏🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘💋

    • @aroorseedstudio_
      @aroorseedstudio_ 4 роки тому +2

      Hodan Happy beenta maaha xbbti Hodan qayrkeed waxay ku dhaaftay waa dagnaan

    • @hodanhappy3098
      @hodanhappy3098 4 роки тому +3

      We love you Queen Hodan Abdirahman aad oowayn qli ❤️🥰😘😘😘😘

    • @princessamina9363
      @princessamina9363 4 роки тому +6

      Hodan Happy Nimankedi hore maxey uga sameesan weysay 🤣🤣

    • @aroorseedstudio_
      @aroorseedstudio_ 4 роки тому +3

      Princess Amina jacayl ban jirin Ee calaf unbaa ka qaldamay sida khadra iyo mursal anay iskugu faraxsanayn 😂😂😂 oo kale ayey ahayd

    • @samiirayuusufahmed1983
      @samiirayuusufahmed1983 4 роки тому +2

      Waa inta ay sadex ama afar dhalaysee iska sii raaxayso dheh intaa waxba Uma dhinoo imikaba labay haysataaye

  • @princessayanaragsan4243
    @princessayanaragsan4243 4 роки тому +8

    From Borama Izku Wraa Hodan and Murzal Jcyl Dhaxal Gala Wax Dhama La Waa♥️😘

  • @samera5805
    @samera5805 4 роки тому +6

    jacaylku ha waaro family qurux badan allah ha isku kiin barakeeyo ❤️

  • @naciimamuuse8589
    @naciimamuuse8589 4 роки тому +10

    Ha waaro jacaylku hodan iyo mursal alle ha isku daayo ❤️❤️❤️❤️

  • @hudaahmed8833
    @hudaahmed8833 4 роки тому +2

    Maasha allaah hodan cabdiraxmaan isku waara abid ilaahay ubad khyr qaba rabi haydin kala siiyo amiin insha Allah mursal

  • @loulaabdillahi5279
    @loulaabdillahi5279 4 роки тому +6

    Mursal musse iyo hodan abdirahman dheere isku waara amiin ha waaro jacaylku🙏🏼🙏🏼🌹🌹🌷

  • @najmodeirie1673
    @najmodeirie1673 4 роки тому

    Msha allh mursal jaceylka dhabta ee ku haya wuu kaamuuqdaa alla ha idin ziyaadiyo

  • @lagendry
    @lagendry 4 роки тому +4

    lamanaaha qarniga iyo fanaaninta qarniga yaa igu raacsan ..❤❤❤❤ hodan iyo mursal ..❤...❤❤❤❤....👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @pashiproduction1634
    @pashiproduction1634 4 роки тому +18

    Naf ayan jeclahy wlhi aniga ya yirahdo farxiya Allow idaaa oo iisahal 💔😭😭

    • @damashaadchannel320
      @damashaadchannel320 4 роки тому

      pashi production walaal plz subscribe 🙏🙏🙏🙏🙏ua-cam.com/video/9vOy8PVDU0Q/v-deo.html

  • @asuulasal2827
    @asuulasal2827 4 роки тому +39

    Hodan iyo mursal❤❤❤❤❤masha alah hawaaro jacaylku

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 роки тому +1

    Laba Sanadoodban Siiyey Labadan
    Ceesaantiiba Hodanku Korxidhane
    Utarakaadiya Dadyohow . Maxaayeelay?
    Shalay iyo Khadra Ayaanmaqlayey
    Jacayl kankasiidaraa Wallahay.!!
    I see you in two years people 👈🏾
    Wabillihi Tawfiiq👋🏽

  • @amaljokar8338
    @amaljokar8338 4 роки тому +4

    Jclka hduu qof nqo lahaay hodan Abdirahman ayuu nqon lahaay lamanaha qarniga ♥️♥️♥️💯

  • @aarpro1930
    @aarpro1930 4 роки тому +1

    Mursal heestaasi waa ay nadeeqday ee heesaha nagu soo badi woxogaa

  • @farhiyadhamys6403
    @farhiyadhamys6403 4 роки тому +3

    Mansha allah eshcaal hees Xidigihi soo rogaal celi maryo dhawayda shashdahey ka baxeene ku farxay idin tagera all Hodan and mursal 😍😍😍

  • @umulkheirabshirmohamed4544
    @umulkheirabshirmohamed4544 4 роки тому +3

    Jeceylku sahala ma ahn sirbaa xigta oo ku duugan samirka libintiisa weeye ereydsaa ka heley libintiisu waa samirka blh ❤💋

    • @sharmamoha6502
      @sharmamoha6502 4 роки тому

      Waa intuu baasaboor fiiso helayo eey beenaale

  • @samiirodahir6910
    @samiirodahir6910 4 роки тому +4

    Hodonteeydiiii Naftaaa kaa raliya👸❤️Farxad ku noolaada adi seeygaguba🔐💞

  • @hayaabintusln3122
    @hayaabintusln3122 4 роки тому +7

    Rabiw iskukiin daa mursal iyo hodan dhemaan Nag nool 💑❤❤🤲

  • @hanadqumane4542
    @hanadqumane4542 4 роки тому +4

    Jacylka Wayahan Aniga Wa Igu Weenyahay 😍 Macanaa Marka Hesho Qof Kula Fahmaya💘

  • @ekraanmahamed5000
    @ekraanmahamed5000 4 роки тому +49

    Jacayl horey maray weeyi kuwani wlhi waa taageeraa
    Boqarada samirka dad is jecel dad in badan isku samrya nolol kasta oo adagna kasoo gudbey

    • @hoodomohamed8336
      @hoodomohamed8336 4 роки тому +1

      doqon qof qalbigi bay jabisay nagtu😡😡😡😡

    • @ardofarah7401
      @ardofarah7401 4 роки тому

      Naa taa ilaahaya baa dhafiya!!
      Ilaahaya kabaqa
      Mursala Hodan buu haba ku yahaya marka ducada raaciya 👌

  • @idrisabdiabsie7888
    @idrisabdiabsie7888 4 роки тому +202

    waar ninkii mursal sowta badashay Hodon Cabdiraxman bal isteelka ufiirso, dhinaca labiska xataa qaabka loo xiirtay waxaba sii dheer uuba quruxbadnaaday kaba siidarane uu buuraaday walee nagaaa rag is dhaafshay waa dhab ana xabad sidaa iqorqorta rabi kutugayaa

  • @wanagaadunka8647
    @wanagaadunka8647 4 роки тому

    Manshaalah hodon hormarinteda wey ka muqata bal eg isbadlka ka muqda mursal

  • @amintube1056
    @amintube1056 4 роки тому +29

    Viva samaroon ❤️

    • @yazzeromer1828
      @yazzeromer1828 4 роки тому

      Nacala qapyaladada ku yaaal naa waa fanan somaliyed abaha iyo samaronkad zhegyzo waze🖕

  • @Hindaladan4455
    @Hindaladan4455 4 роки тому +1

    Ka naxooow nafta waaa alla ha isku kiin daayo somali xaasidiin siiba isaaaqa la inaga daba riday sharkooga allow ini dhaaafi
    Cakuye jcylka ku xaasidsanaa dadku

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi2341 4 роки тому +11

    Naagaa Ragg Is-dhaafshey Waa Dhab..👏❤
    Allow Anaga Hano Waayin Mid Sida Mursal , Qamar, dirisle io Dayax Noo badasha. Kkk❤😁 Amiinta Soo Raaciya Naclaaye.......

  • @sucaadmacalincilmi5731
    @sucaadmacalincilmi5731 4 роки тому +1

    Reerkaan waa ehel caashaq aadna wey iskugu so bexen il cadow allaha idinka hayo from jermany

  • @amiiraapdikani1198
    @amiiraapdikani1198 4 роки тому +34

    wax aLaaalE iyO wixii isJeceLow iskU wara wlaLayaL 🌹

    • @damashaadchannel320
      @damashaadchannel320 4 роки тому

      Amiira Apdikani plz subscribe ii saar walaal adoo mahadsan

  • @abdimahamedhoussein3812
    @abdimahamedhoussein3812 4 роки тому +2

    Inuu naxay wan aragna inuu surwalkuna hoos geeyay wan argana maxay kale ayad so wadin isku wara masha allah
    Inta jecel mursal iyo hodan love dhac ku siya

  • @hashiosman4532
    @hashiosman4532 4 роки тому +3

    Xafladan lamaanayaal badan
    Ayay u shidnayd mnzha allH
    ONE LOVE STAR👌👌👌

  • @salmabintuyusuf5688
    @salmabintuyusuf5688 4 роки тому +1

    Mursal muuse waa qarac shalayto saasoo kaluunbuu ugu heesi jiray khadrana 2wajiile ureya

  • @Mm2..4-n3x
    @Mm2..4-n3x 4 роки тому +24

    Mursal iyo Hodan lamaanaha qarniga dadkaan hinaasaha dillowday indhohooda Allaha idinka leexiyo

  • @kinnjama7455
    @kinnjama7455 4 роки тому

    Masha allh hodn iyo murasl isaku wara abida lamnah jeceylk dhabata ah waba laa ini galiye

  • @hodo624
    @hodo624 4 роки тому +13

    Hodan and mursal jecelkudu waa true love never end ❤❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘👌👌

  • @monam7931
    @monam7931 4 роки тому +2

    Wwwwww. Mursal and hodan isku waaaar axlaa jacayl form burco idnka Soo salmayaa tageeeto buxda idin ahay esh calaa heeeees👨‍❤️‍💋‍👨💕🌹🌹

  • @fardowsogelleofficiall7921
    @fardowsogelleofficiall7921 4 роки тому +59

    Ninka raga inuu marwo ficn hely dushiisa laga gartaa iyo qanacsantiisa mnsha allh isku waraa hodan iyo mursal

    • @gabrielabdul8372
      @gabrielabdul8372 4 роки тому +3

      Waa ruunta wallahi

    • @aminajowxojowxo1994
      @aminajowxojowxo1994 4 роки тому

      Sax ninka raga ah dumarkiiisa aya hormarisa nin qabdaran hadad aragto istarees ayuu meeel lajiifa nin labiskiisu iskusarantahy hadad aragtana nagtiisa aya kadambeeyso sax

  • @abdifataax6026
    @abdifataax6026 4 роки тому +2

    Mansha AllaH Jacayl Dhaxal Gala Wax Dhaama Lawaa Walee Nagaa Rag Is Dhaafshay Waa Dhab Mansha AllaH Best Somali Couples Hodan Iyo Mursal

  • @ikraamqulatayn8561
    @ikraamqulatayn8561 4 роки тому +12

    Dadka mursal muuse iyo hodan abdirahman ku rafaanayow iska ciyaa labadan waxba lagma qaban karo iyga isku farxsan mansha Allah mursalna farxaadiisa lama so koobi karo wakhti xadiirkan awaal bandhigaydiid hore heeso wuxuu qadi jiray dareen maqan sidaasna uma faraxsanan jirin iminkana qoftiisi buu helaye farxaada ha ka qasniina familyga
    Naag malintii horeysay commentin bixiisay👑😍👸👏

  • @rahmarayaan6752
    @rahmarayaan6752 4 роки тому +1

    Wooooooow allow il kaa hay mursalow wallhi waad tuuratay quruxoow huuno ha waaro jcylku 😘🥰♥️😘🥰

  • @lailamohamet8358
    @lailamohamet8358 4 роки тому +18

    Xidigihii Come back
    Xidigiinu ma Damo dadkygii😍😍😍

  • @aziiliyeeey__ozliya2650
    @aziiliyeeey__ozliya2650 4 роки тому

    Labada isla keenaya korkay iska sii fahman Hore ayu ugu heesay mursal 2016 ♥️♥️♥️♥️ isku waaraa

  • @pretyysmile9923
    @pretyysmile9923 4 роки тому +3

    Wew lamanwH sanadkaH wad jiraaa intaa nolol jirtoh💜❤

  • @asmaibrahim7292
    @asmaibrahim7292 4 роки тому +2

    Hodan Mousal ❤❤❤🥰 💋💖😍😍from 🇨🇦

  • @Askalyrics
    @Askalyrics 4 роки тому +3

    Xarako Walbo barakadeeda ayey lee dahay hodan iyo mursal horey usocda❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @siciidadan616
    @siciidadan616 4 роки тому

    Qadra qalbigaga alle hakuu dajiyo. Hodan home iyo away ba dhibcaha weey kaa qaadatay

  • @zaamsomali6733
    @zaamsomali6733 4 роки тому +6

    Awww hadalba kari mayaan lamanahani guulaysta hun 💝💝😘

  • @halimaabdi3725
    @halimaabdi3725 4 роки тому +5

    Jaceylku hawaaaro hodan iyo mursal wlhi waaa lamaane aaan taageeero horay usocda

  • @munadalac1700
    @munadalac1700 4 роки тому +1

    Hodan iyo mursal mude isjeclayen waana islarabay ine mar un is helaan habeen aan dhiig raac dhageysanayey heesta ah oo ay wada qaadeen wlhi waan ilmeeyey jaceylkoda markasto wuxu ahaa mid iska muuqday balse aaney kudhiiran karin guur iyo waxaa maanta hadey kadhabeyen aroos oo ay ubad iskuhayan allaha iskudaayo♥️💯✌

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 роки тому +14

    Waaar dadkan dhib badana maxaa ka galey mursal iyo xaasaskiisa hawlihiina qabsada haku mashquuline jacaylku hawaaaro mursal muuse cumar iyo Hodan Abdirahman ❤️

  • @hodannutritionistgirl8226
    @hodannutritionistgirl8226 4 роки тому +1

    Mursal wuu qaldanhye waaayo awladiisi iyo hooyadood muu ilaaawey one day ciyaalka iyo hooyadod ku noqon iga hayi

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed909 4 роки тому +9

    Dadka dhaha soomaalidu jacayl
    Mataqaano kani ma naxli baa?
    Samirku libintiisa weeye✅

  • @istahilabdi3402
    @istahilabdi3402 4 роки тому

    Ababay boqorkaa codka mursal muse omar daganaan quruuxda dulqadka dhaan walbaa waaa dhamays ❤💚💚💚

  • @amanyedd8432
    @amanyedd8432 4 роки тому +4

    Jacaylku haduu qof yahay hodan ayu noqon lahaaa 🥰🥰🥰🥰dadkan waxba lagama qaban karo xata fanki kale waabay ka baxeen iyaga unba isku heesaya hodaneey iyo mursalow uun weeye sheekadu dad isjecel mashalah isha nacabku deyraaan quruxda qoyskiina

  • @azuunadem6967
    @azuunadem6967 4 роки тому +1

    Naaagba heshay quruxdisa wataaa ka ba'adey kala qalbnantiiii hidenteydiiii💋💋💋

  • @mahaahmet8893
    @mahaahmet8893 4 роки тому +3

    Masha allah wllhi jacayl dhaxal gala wax dhama lawaye ilahy farxdina apid haydinkuwariyo cadwginana ilahy dhulka idinma dhigo ❤❤

  • @archyy1615
    @archyy1615 4 роки тому

    Yaa igu raacsan in Mursal markii hore qurux badnaa!

  • @salmaanabdi457
    @salmaanabdi457 4 роки тому +13

    Dumar baa rag is dhaaafshay
    Way kaa muqata mursal sxb

  • @abdullahiares2805
    @abdullahiares2805 4 роки тому

    Nin ayna nag gacanta kuheyn bilash kuma cadado mursal sanadkan nur kiss nur ah

  • @foziafouler8857
    @foziafouler8857 4 роки тому +5

    Machallah Hodan ABDIRAHMAN 😍😍😍💗💗💗🤗🤗

  • @shugribashiir7864
    @shugribashiir7864 4 роки тому

    Mursalow jacel basabor dhaxal gaal ah wayee hodan uqaad hesahaa hosha masahlanaa

  • @asmiitainahaybe486
    @asmiitainahaybe486 4 роки тому +2

    Mansha Allah. Ilaahay ha idin dhawro mursal iyo hodan ♥️💉🥰

  • @maxamedabukarkarama8724
    @maxamedabukarkarama8724 4 роки тому

    Zamir ku jclyka libintiiza wye mursal muuse cumar been taada mhan abaha jclyka 🙏🙏🙏♥️🥰

  • @aishajamayusuf3742
    @aishajamayusuf3742 4 роки тому +108

    Meel khadro sinimo bk nimcan hilac hamdi quen yurub genyo kamaqanyihin nur mleh xidiguhu marbey xidigo ahayen

    • @aroorseedstudio_
      @aroorseedstudio_ 4 роки тому +4

      wilasha somaliyed walashod dad fankoogii damay maad tirinaysaa Fanka imika Hodan iyo mursal baa u Sita

    • @umunihaal2718
      @umunihaal2718 4 роки тому

      Sax waaye

    • @muhiimabarre4502
      @muhiimabarre4502 4 роки тому +5

      wilasha somaliyed walashod iyo ugbaad aragsan, barawaqo qalanjo. Abdi hani ha iskaga tago. Musral I hate him . Yaa rumaysanya Jacayal ka beenta ah.

    • @AmiirNadridov
      @AmiirNadridov 4 роки тому +2

      Nimcaan hilaac qadra sinimo yurub geenyo iyo maxamed bk kooxda dhan weeka culisyihiin wlhi fan ahaan iyo taageeroba kooxdu marbey koox aheed huuuuno

    • @xamsebile4833
      @xamsebile4833 4 роки тому

      Waa kula qabaa waa ku sugteY

  • @souadqaali2730
    @souadqaali2730 4 роки тому

    Machallah mursal muse iyo hodan abdirahman noqda kuwi isku waara abid amin cadowkin haa jabo

  • @hassanhawa8130
    @hassanhawa8130 4 роки тому +12

    Hodan iyo Mursal horay u socda jeceylkiina has waarò

  • @ahmedabdirisakdahir2055
    @ahmedabdirisakdahir2055 2 роки тому +1

    Mursal muuse legend 🙌👏❤

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 4 роки тому +7

    Boqorka fanka casriga ah iyo curudka xidigaha geeska. My favorite fanaan.
    Boqortooyo

  • @zamzamahmed4654
    @zamzamahmed4654 4 роки тому +2

    Labaduba xoog ayay u faraxsanyihiin ♥️

  • @sheikhumul2792
    @sheikhumul2792 4 роки тому +3

    Mursal muuse libax hori u soco ♥️

  • @hatamay
    @hatamay 4 роки тому

    Horomar baa kamuqsa godasha loo dhigay fananinta wayoo kurastee baa laga hagajeyay good work hora losoconaya

  • @zuhraabdullahi2802
    @zuhraabdullahi2802 4 роки тому +19

    Jcl xasit mawayo isku wara boqorada codka hodan abdirahman iyo seygeda mursal muse 💖💋👌✨😜

  • @ismahaanmooto
    @ismahaanmooto 4 роки тому

    Allow nacaskaaan oo kale hanabadin.owlaadna yuuusan iga dhalin yaa rabi..aaway 3 caruuur qoftiiii usooorafaday usoo dhabar adegtay duur cidlaaa buuu ugu tagay aqaas waaa qeyb kamida nacasnimada ragga somaliyed uh uh uh uh

  • @ayaandradam2474
    @ayaandradam2474 4 роки тому +18

    Halkaa hodan inay khadri ka muuqato inta ila jecel like

  • @farxiyosimanfarxiyosiman882
    @farxiyosimanfarxiyosiman882 4 роки тому

    Alla mursal maheesahaye fiisihiya heesaya esh calaa dabaal

  • @Happy204q
    @Happy204q 4 роки тому +8

    Jeceyl muxuu ka yaqaanaa aawday gabadhii ilmaha u dhashay ee asagoo laf iyo maqaara nin ka dhigtay abaalaawe nin somaliya oo abaal leh lawaa'

    • @mohamedqasimfidow6402
      @mohamedqasimfidow6402 4 роки тому +2

      Ilaahay mayna leeyahay ninkani Hodan intuu helay unbaan isbedel muuqda ka arkay ninkii ragi wuu dareemaya xaalada mursal.

    • @fadumosalahabdullahi8171
      @fadumosalahabdullahi8171 4 роки тому +2

      Waa dooqon laa ibsadeye waye lacag iyo qabil ayu ka doorteye caruurtis iyo xaaskis markas caaloshis u shaqesto waye kkk

    • @bakarojml505
      @bakarojml505 4 роки тому +1

      Ogsoonow ragu ma sina, waa nin kasta iyo garashadiis. Tog waliba taagtii buu rogmadaa.
      Xaqiiqatan Mursal Muuse waa nin garasho iyo aragti gaaban, balse Khadra Silimo waa gabadh karti leh, lagamana yaabo inay wax u noqoto qofka noocan u garashada yar.
      Surely he is an idiot with very short sight.

    • @amanyedd8432
      @amanyedd8432 4 роки тому

      Bakaro Jml khadri naag la furay miyey ka badan tahay hablo ka yar yar sharaf leh la furaa waa habar ayeeydi leeg qaadka dariiqyada la fadhida waxay ahaydna isaga ka dhigay wata dabadii dhumatee magaladiba hodan uga carartey naagtu ninka miyey iibsatey lagu laxamadey wuu nacay de magalda ha gasho

    • @mohamedqasimfidow6402
      @mohamedqasimfidow6402 4 роки тому

      Isaaqow mursal iyo Hodan niicda kama deysaan mid is miidaamiyana khadra u keeni weydeene muxuu yahay xaalkiinu??

  • @hafsamohamed9590
    @hafsamohamed9590 4 роки тому +2

    Mursal siduu hodan u guursady wuu qurx badnaady m
    a😊👑

  • @nasirhassan4210
    @nasirhassan4210 4 роки тому +8

    Ooohintii "Nolosha cusub" soo dhawee ee 2014 lagu samir siinaayey dabaaldagaas baa xigay .......... aduunyo

  • @monam7931
    @monam7931 4 роки тому

    Mursal qurux buu noqdaaaay hodan naag nool walee way isku nueayaaaan. Wuuuuuuuuuuuw

  • @muwahibmohamed6151
    @muwahibmohamed6151 4 роки тому +5

    Masha allah hodan abdirahman iyo Mursal muse 😘😘😘😘😘