NIINKEYGA👰🏼‍♀️ HADALA I DHAAWACO IGU DHAHA : JADWALKA GALABTENA IYO WAXA AAN QABTO 🍕✨

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 23

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 3 місяці тому +5

    Masha Allah gari dumar yaba ku garaikaro.Gabadhas ka cawtay Ninkeda haka gurto reerkisa markas kadib ayu daremaya qaymaheda insha Allah

  • @LeylaMFarah
    @LeylaMFarah 3 місяці тому +2

    Ana ugu horeyo manta ee away deit ki meqa se ka dhacday hana I ilawin salwoooy😢😢😢😢

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 3 місяці тому

    Akhwaan malamahan waa soo daahdaa gari dumareey❤❤❤

  • @user-eo9dq4kz3c
    @user-eo9dq4kz3c 3 місяці тому +1

    Wcs hbbt Alxm ❤

  • @fatimaibrahim2898
    @fatimaibrahim2898 3 місяці тому

    Manshaa allh in carab❤

  • @umuahmedofficial6604
    @umuahmedofficial6604 3 місяці тому

    Masha Allah xabiibti

  • @halimohassan8471
    @halimohassan8471 3 місяці тому

    Masha allah

  • @naciimmaxamed963
    @naciimmaxamed963 3 місяці тому

    Haye Akhwaan Ayan tan Danbo Xagee ka Dhacdayyyy 😂😂😂

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 3 місяці тому

    Masha allah❤❤❤❤❤

  • @Yaboy.22
    @Yaboy.22 3 місяці тому

    ❤❤❤

  • @Sacdush761
    @Sacdush761 3 місяці тому

    MashaAllah hore usoco mcnto asxapey salwa aa gaarsino 20k subscribe ❤❤ please 🙏

  • @DeeqoCumarCabdulle
    @DeeqoCumarCabdulle 3 місяці тому

    Masha alah abaayo isoo booqo

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 3 місяці тому

    Qofka banii aadankaa markuu stres haayo qofuu ku nafiso waa ubaahanyahay si fiican baad ula talisey

  • @user-ty4tk8rl3k
    @user-ty4tk8rl3k 3 місяці тому

    Aniga xadgudub zaaaid ah buu igu hayaa wallhi sikasta ulahadlay war magalayo cid aan uga dacwodana majirto hoyadisa ooramdankii nalajogty kudacweyyy wan isbadalaa buu kudhahay mana usan is badalin wuu kasidaray lee jmcd 2bil iigadhiman malinkaan dhameeyo ban rabaa inaan iska furo insh allh shaqana aaan helo uuryarna waan leyahay maxaad igula talin lahyden

  • @UmuyaxyeChannel
    @UmuyaxyeChannel 3 місяці тому

    Asxaabey isoo booqda

  • @SumayasayidSossumaya
    @SumayasayidSossumaya 3 місяці тому +1

    Aniga ii haysada waxa sameeyo ma again 😢😢

    • @derejoart1602
      @derejoart1602 3 місяці тому +4

      Quruxey hal mid sameee dhis xidhidh adag oo adi iyo illahay idin dhexeya dhisna kalsooni nafeed.
      Waxa laga yaba in aay ereyadu ku niyad jebiyan ee isku day in aad shidaal ka dhigoto
      1.ku xidhnow illahay
      2.badi saliga nebiga iyo isqfarta
      3.sax waxyalaha keenaya wada hadalka qalafsan hadii uu xagaga ka imanayo waayo adiga og
      4. Tus kartida nafeed inad tahay qof adag oo awood leh cidna aan ku tirsanan karin
      Illahay moye cidkle u bahneen
      Haday tahay gurigaga, ilmahaga ,naftada hurumarkeeda
      Baro xirfado aad guriga uga shaqeesatid

    • @SumayasayidSossumaya
      @SumayasayidSossumaya 3 місяці тому +1

      @@derejoart1602 tanks

  • @halimohassan8471
    @halimohassan8471 3 місяці тому

    Abaayo salwo fornalaan masameysankaraa biiso

  • @user-dq9hp2mp3f
    @user-dq9hp2mp3f 3 місяці тому +1

    Why are Ur intro’s like Fartuun Happy sister.. cant u come with Ur OWN IDEA stop copy people be yourself

    • @salwaarab6435
      @salwaarab6435  3 місяці тому

      Sister maa quraanki baa copy noqdaay 😅 ilaahey cafimaad haku siiyo ❤

    • @user-dq9hp2mp3f
      @user-dq9hp2mp3f 3 місяці тому

      @@salwaarab6435 Alx im good ..is not only quraan is Ur talk the way u make Ur routine u copy her only stop doing that

  • @KuweydaHashi
    @KuweydaHashi 3 місяці тому

    Mash allah❤