SIRTA KORNAYLKU UU FASHILAY | DAGAALKA XAMAS | ISRAEL | IRAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 чер 2024
  • #subscribe
    KORNAYL HORAY OGA TIRSANAAN JIRAY CIIDAMADA MARAYKANKA AYAA SOO BANDHIGAY XOG AAD IYO AAD U CULUS • SIRTA KORNAYLKU UU FAS...
    SOURCE: COL LAREANCE WILKERSON • Col. Lawrence Wilkerso...
    Nasrallah says ‘no place’ in Israel would be safe in war, threatens to target Cyprus
    In televised speech, terror leader claims Hezbollah does not want total war but is prepared for it, will not halt fighting until permanent ceasefire is reached in Gaza SOURCE: www.timesofisrael.com/nasrall...
    SOURCE: • Prof. John Mearsheimer... .
    Israelis displaced by Hezbollah attacks will return home ‘one way or another’, says Hagari
    Here’s more from Israeli military spokesman Daniel Hagari’s statement earlier, where he warned that Israel is on the “brink” of “wider escalation” amid “increasing aggression” from Hezbollah.
    ⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
    Israeli forces batter central, south Gaza as tanks advance in Rafah
    With a renewed ceasefire push in the eight-month-old Gaza war stalled, Israel bombarded central and southern areas again on Friday, killing at least 28 Palestinians, and tank forces advanced to the western edges of Rafah.
    U.S.-backed Qatari and Egyptian mediators have tried again this week to reconcile clashing demands preventing a halt to the hostilities, a release of Israeli hostages and Palestinians jailed in Israel, and an unrestricted flow of aid into Gaza to alleviate a humanitarian disaster. But sources close to the talks said there were still no signs of a breakthrough. (Reuters).
    HRW says will welcome UN decision to add Israeli army to child-harm blacklist
    UN Director for Human Rights Watch Louis Charbonneau says if the UN decision to add Israel to a blacklist of countries that harm children was true, it was a “thoroughly justified” step.
    The annual Children and Armed Conflict report from UN Secretary-General Antonio Guterres is not due to be published until June 18.
    However, Israel’s UN ambassador, Gilad Erdan, went public after receiving notification of Israel’s inclusion on the list of countries that do not take adequate measures to shield children from conflict.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 36

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 10 днів тому +5

    Ilaahay swt idin jabi yuhuueey. Hubkaas wuxu noqonayaa biyo yaa shuban waanay idin jabiyaan xisbullah ilaahay swt idamkii ❤

  • @SalaadoMohamed-of3og
    @SalaadoMohamed-of3og 10 днів тому +1

    Alle haku sharfo cabdi xafiid waad ku mahafsantahay wararka xasaasiga ah ee aad marwalba noo soo gudbiso.

  • @Alfaatix.media1
    @Alfaatix.media1 10 днів тому +1

    Walaal yuuti yuub kee naan ku soo biir

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 10 днів тому +1

    Happy Sunday morning A.hafid

  • @theunseen-ow9gh
    @theunseen-ow9gh 10 днів тому

    Mahadsanid cx🎉🎉🎉🎉🎉

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 10 днів тому

    Allow sahal

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 10 днів тому

    waa igu cusubtahay

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 10 днів тому

    Asc wr wbt
    Wan dhownahay barakow
    Bi’idnilaahi Baari 💐🌿

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 10 днів тому +4

    Machallah inchallah guulastay midnimo musulmans palestiniens et libanais et houtis Yémenie

  • @housseinidriss2585
    @housseinidriss2585 10 днів тому

    GUUL DARADA
    ISRAËL WA GUUSHA FALASTINE

  • @anabadenabdi
    @anabadenabdi 10 днів тому

    Ilhaay islaam kaa caawiyo haana miide iyo

  • @Mimmi50
    @Mimmi50 10 днів тому

    Wad ku mahadsantahay sida warka ugu fiican nogu sodeeso

  • @idleabdirahman7408
    @idleabdirahman7408 10 днів тому +1

    Xaaji Abdixafid halkaas ka wada waadna ku mahadsan tahay in aad joojisay Waraysigii Caalin

  • @abdifatahibrahim2588
    @abdifatahibrahim2588 10 днів тому

    Asc abdihafid

  • @sinyeer
    @sinyeer 10 днів тому

    War fiican ustaad. JUDGE Napolitano waan la socdaa showgiisa. Aad ayan ugu faraxsanahay in aad tahay nin xog ogaal ah.

  • @fadumajelle3220
    @fadumajelle3220 10 днів тому

    woxow u soo socdaa inow sheego inta caruur iyo dumar ey dileen waana laga guuleystay weyna jabeen yuhuud

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 10 днів тому

    Sxb jahwareerin badan socota

  • @kaafixaji
    @kaafixaji 10 днів тому

    ASC
    CABDIXAFIID.
    Waxaan u fadhiyay oo aan sugaaya, Warka Subax wanaagsan ee Idaacada B_S_T_V, Aniga iyo Asxaan Badan oo Ku xiran Idaacada, (BSTV)
    Si kastaba Team_ka Idaacada Markale Ayaan Idin leeyahay,
    SUBAX WANAAGSAN

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 10 днів тому +1

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 10 днів тому

    WAXALARABAA INDHAHA DUNIDA INLOJEDIYO LUBNAAN LKN BAIDA IYO XULUFADIISA KADAGAALAN FALASTIIN

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 10 днів тому

    Salaan sare wariye ruugcaada Abdihafid iyo bahda BRTSOMALITV.

  • @SamkabIbrahim
    @SamkabIbrahim 10 днів тому

    Asc abdihafit walalkey barnaamijyadan noican ah eed noo soo diyaariso aadbay uwanaagsan yihiin balse
    Dhowr iyo tobanka minidna ka yar badi faahfaahin yar kordhi dhanka daqiiqadaha
    mahadsanid

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b 10 днів тому

    Link-gii maad soo dhigin

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 10 днів тому

    Asc wr wb

  • @user-do2ej6wn7i
    @user-do2ej6wn7i 9 днів тому

    Ilahay ayay leyihin Falastin lakin adunka dulmiga ayay ugu wada hiliyen Israel Muslim iyo Gaal lakin ilahy xakim waye waxana aminsanahay in u xikmad kaleyahay arinkan. Gaalada in ay tageran Israel way cadaysten maxa musliminta helay mase qamadi ay marekan ka cunan afka qabtay ilahay Muslimka ha quwadeyo

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 10 днів тому

    Mareykanku.waa.musiibo.muslimka.kutaagan

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 10 днів тому +2

    Inchallah guulastay midnimo musulmans palestiniens

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 10 днів тому

    ANIGA WAXEY ILATAHAY INEY MAREYKANKA IYO XULUFADIISA SOGALORABAAN FALASTIIN KADHIGANTAHAY YAHUUDA NOBANEEYA XAMAS ANAGAA HALEYNAYE MAGACANE ISRAAIL AYA ISKALEH INDHAHA ADUUNKA LOJEDIYO XIBULAH

  • @hamdiabdimohamed6715
    @hamdiabdimohamed6715 10 днів тому

    Asc Turkey hakabaxdo dhurwaayada

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz 10 днів тому

    Abdi walaal carab yuhudba dulaysay somalidana qabyaladba dulaysay islamka alla hawgargaro siba walaaladeen falastiin xasuuqa arxan daradah ee yuhudi ku hayso iyo carab oo la jara odawanaysa masar iyadu yuhudabay la socota falastiin ilahayba u hiilin dona walahii falastiin iyo xusbula guusha u haadhaya hadu markay kan dayee galoo dhami soracdo waxay qadayan ma jirto shicib lalayo mooyane wax kalay saman karan ma jirto wakhtigi dhagax iyo dhirtu shegaysa la jooga guushana alle islamka dhaxal siinayay abdi ladifaw ku abshir tasa imanaysa alla dulmiga uga hiilin doona falastiin

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q 10 днів тому

    Oo miyuu iska bixi karaa oo ogolaansho neeto ooma baahna miyaa?

  • @fatumaali1102
    @fatumaali1102 10 днів тому

    Hadayba kujiraane

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 10 днів тому

    Dunidu nabad heli mayso ilaa laga cidhib tiro maraykan ingiris iyo yuhuuda mooyee

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 10 днів тому

    Turkey in uu iskaga baxo gaashaanbuurta nato oo ah urur argagixiso waan Soo dhowaynayaa waayo waa talaabo aad u wngsn waayo waa urur duulaan ka ah islaamka iyo aadamaha

  • @hannadyarkasannadka8097
    @hannadyarkasannadka8097 10 днів тому

    Malinkasta ma siraa fakata cabdixafid 😅😅