QURUXSO XAASKAAGA ....SHORT FILM

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 472

  • @Atarishobadiyo
    @Atarishobadiyo  4 роки тому +279

    ua-cam.com/video/rjXqpiG18n4/v-deo.html. Inta ka daawo qaladadka short filims

    • @yarrowjamal5308
      @yarrowjamal5308 4 роки тому +4

      Atirisho abyo keep going ayan kuleyahay

    • @fivestars2000
      @fivestars2000 4 роки тому +3

      ua-cam.com/video/GHrNIGGxx6Q/v-deo.html
      Wll subscribe uisaaraa please

    • @hanicadayofficial9393
      @hanicadayofficial9393 4 роки тому +4

      Atarisho badiyo ku tageeraa qali adi io asxbta dhamaan wa nii jeclehe m.a keep going

    • @TV-kj6dd
      @TV-kj6dd 4 роки тому +2

      Subscribe ii saara waa nii saraya insha allah

    • @foosiyofaraxsansame2906
      @foosiyofaraxsansame2906 4 роки тому +2

      asalamucaleykum xaladakawarn

  • @fardowscabdilaahi8516
    @fardowscabdilaahi8516 4 роки тому +294

    Film xaqiiqada ka hadlaya weeye inta igu raacsan in part two lo sameeye like isaar🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @xamdiqurux8756
    @xamdiqurux8756 4 роки тому +194

    Kamaal iyo team enjoy ma haayo inta ila tabtay guy's like

  • @halgan.media.5
    @halgan.media.5 4 роки тому +203

    *_Igula saliya xabiibkeena maxamed Scw scw scw._*
    *_#Subscribe_**_ & _**_#like_**_ ii saar😭❤👍🙏🙏_*

  • @my_queen_muna_qaali716
    @my_queen_muna_qaali716 4 роки тому +50

    Mnsha Allah nuuradiin iyo atirisho badiyo way isku nuurayaan alle calaf laysugu daro inta igu raacsan like

  • @ifrahabdullahi880
    @ifrahabdullahi880 4 роки тому +63

    Inta dawanysa gurka nurdin io atrisho kadib like isaaaara❤❤❤❤🖤

  • @suweytacali6468
    @suweytacali6468 4 роки тому +100

    #RAGGOW XASASKINA DHAWRA 😥😥
    #WAR GUURKU MACNIYO QIIMUU LAHAA😥😥
    #MIISAN WAYNBUU LHAA😥😥
    #HABLUHU WA DHALN 😥😥
    #DHALA WEYE 😥😥
    #U DIIDA INEY JABAN 😥😥
    #ADNA WAD KU JANA GALI😥😥
    #XALSHIISA WNAAJE🚶‍♀️🚶‍♀️
    #RAAXA U DANBEYSA 🥰🥰
    GABDHU WXEY NO YIHIN HU' AN KA XIGSANO DHAXANTA🚶‍♀️🚶‍♀️😥 DUGASHANO MARKA HAW QURININA DHIBATO 😐MXA YELAY WA HOYADEN🤱 🤱WA WALSHEN 🚶‍♀️🚶‍♀️WA XASKENA👩‍🦳👩‍🦳 WA GABA DHENA 🧚‍♀️🧚‍♀️🔜👇👇
    RAGANIMADA DHABTA ✊✊WA MIDKA GARTA QIMAHA AY LEDAHAY HAWEENAYDU👩‍👧‍👧👩‍👧‍👧 TAS AYA AH RAGANIMDA IYO WANGA TARBIYADA RGGA 💯🥰
    #HADEY HOYO NA DHALIN ❓❓
    #MA DUNIDAN IMAN LAHAYN❓❓
    #HADEY WLAL NALA DHALN ❓❓
    #ASAGEN MADHAFI LAYN❓❓
    #HADEY XAS NO DHAXAYN ❓❓
    #MIYU MAGAC NAGA HARI LHAA ❓❓
    #HADANAN GABAR DHALIN ❓❓
    #GABLAN SOW MA NOQONEN❓❓
    WXA FAHMAYA BA IS KA YAR 😥😥
    #RAGANIMADA DHABTA✊✊ WA INAD GABDHA JECLATAA🚶‍♀️🚶‍♀️ QALBIGEDA❤❤ JISMIGEDA KA HOR ☝️#ILLA AY XASAGA💑💑 KA NOQONAYSO KA SO QADA WALSHII OO KALE UNA SHEEGTA 🗣🗣MAR WALBA INAD AD 7.5 BILLION🌍🌍 AYADO KALIYA KA DORATAY🚶‍♀️ AYADANA 🚶‍♀️WAXEY KU NOQONAYSA AYADOO AWAL KU JECLAYD ❤DHIIRI GALINTADA✊✊ DARTEN RAALIYO👩‍🎤👩‍🎤 AN MARNABA KA DAALIN😤😤 WANGAGA💯💯🥰🥰

    • @zuhuurabdirashiidhussein3376
      @zuhuurabdirashiidhussein3376 4 роки тому +2

      Masha Allah Wllky Runta Ayaad Ka Hadashay 😍😍

    • @yusramaxamed3966
      @yusramaxamed3966 4 роки тому +2

      Maasha Allah mahadsanid wax runta ka hadla waa la waayay daacadi wllhi waan kugu farxay mahadsanid 100% 😘😘😘💖

    • @zeituna7942
      @zeituna7942 4 роки тому +1

      😥😪 Masha Allah shukran wll

    • @hafsodiamond4072
      @hafsodiamond4072 4 роки тому

      Mansha Allah Illaahay janatul fardowso hakugu bishaareeyo runtaad ka hdshy

    • @suweytacali6468
      @suweytacali6468 4 роки тому +1

      @@hafsodiamond4072 AMIN ANAGO DHAN WALSHEY WE LOVE YOU SOMALI GRILS WXA TIHIN DHIGAYGA HA MUDANINA CIIL INTAD DUNIDA KU NOO SHIHIN WAX WALBAD I TIHIN XITA NIMANKA INTA YAQAN QIIMAHA DUMARKA

  • @fanimohamed9896
    @fanimohamed9896 4 роки тому +15

    Nuuradiin kl iyo atirasho baadiyo aad ayaa isugu soobaxeeysi man sha alah

  • @rbashka2146
    @rbashka2146 4 роки тому +15

    Bahdil noocan Ah wlh Gabar wlsheyda inan lagu sameyn laheyn Hadi ey ninka ku qancsantahy ey ninkas Rabto iyada iyo nolosheeda ima soo Gali Laheyn

  • @amalsalah7064
    @amalsalah7064 4 роки тому +54

    Inti ka shakisan inay nuradin iyo enjoysha isku dhacsan yihiin like dhac kusii

    • @queenruun9709
      @queenruun9709 4 роки тому

      Prank wye iska sug dadkaan wey kla fogaadeen leee cml ee iska sug dhamaadka 😜😜😜

    • @indhouroon5649
      @indhouroon5649 4 роки тому +1

      😃😃😃

    • @zamzamiinaoffcailly6278
      @zamzamiinaoffcailly6278 4 роки тому

      Xasid lagama wyo dad isjecel injoyasha iyo nuradin sidey kukala ragan wey adagthy wllo

    • @hayaatqurrux5357
      @hayaatqurrux5357 4 роки тому

      @@zamzamiinaoffcailly6278 wayAhe salma aawy ilen ayda iyo atarisho isku kari joogen way isku dhacen salma waxy rcdy kml atarishana nurdin

    • @umuaxlaam4947
      @umuaxlaam4947 4 роки тому +1

      @Amal corona kalafogeye asxabta laase balayo majirto munir iyo lii bo waqti iyo Dan aya kalageye ee walalo malaha xuun joji

  • @indhodeero6797
    @indhodeero6797 4 роки тому +23

    Ramadaan kareem my qalan jada Malaysia atarisha wcn nuradin wn idin slmay wllaha qlbiga san idin jclhay labadina ka baqaya inan riyo ahaan idin ku imaado o Malaysia dhexdeda ano idin la jogo arko wlhi love ❤❤❤ idinku ahay ❤

  • @Wawaynka1
    @Wawaynka1 4 роки тому +29

    WAA RAMADAN ISTAAG
    ILAHAY DARTII IIGU SAAR
    SUBSCRIBE WAXAN AHAY WALALKAGA SOMALIYED

  • @cqaadiraxmed9363
    @cqaadiraxmed9363 4 роки тому +1

    Nuuridiin kl rurun sidaan haku sameyninle faadumiina guurkiina ka dib keep going

  • @firdevsibrahim606
    @firdevsibrahim606 4 роки тому +12

    Ayy nuun ka Xamar wayne aan kugu ogaa Malaysia 🇲🇾 shimee tagty 😍❤️❤️

  • @bahjabaari0
    @bahjabaari0 4 роки тому +36

    Ramadan Mubarak asxbta plz Waa codsi subscribe ilaah dartiis igu caawiya

  • @fatxicuntoiyoqurxin1386
    @fatxicuntoiyoqurxin1386 4 роки тому +36

    Somaliyay plsss ilahaya daratisa subscribe plsss wllo ❤❤🙏🙏❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤🙏🙏

    • @maajidmohmedomar7620
      @maajidmohmedomar7620 4 роки тому

      Hadalada QaaaR iska ilaaali nuuradiinow yay gawadha kaa Furmin zxpow inaa furaa rawaa io hadalkada ha xakamesnaado walalky waa iga dardaran 🙏🙏

  • @ifkaaainabadriifka2999
    @ifkaaainabadriifka2999 4 роки тому +14

    keep going nuurdiin iyo atariisho badiyo wa jclhy filimidiiina

  • @amiishacaddey3947
    @amiishacaddey3947 4 роки тому +1

    Ina xiliga saxuurta daawandaawanooso liketa dhac dhac dhac xalga filimka hadaan ka hdlo super hit waaye keeg going my wlldy

  • @fadumiinamohamed9770
    @fadumiinamohamed9770 4 роки тому +27

    Masha allah idin jeceliya keeb going

  • @kulmiyelyrics176
    @kulmiyelyrics176 4 роки тому +3

    M.a atirisho badiyo iyo nuurdiin kl keep going ❤️❤️❤️❤️💯💯💯❤️

  • @saara3saaro271
    @saara3saaro271 4 роки тому +3

    Wa sax filimk wa mid ka hadlaayo xaqiqid had jirto horey u so 😍😍😍😍😍walalhey

  • @maryamiitaofficial838
    @maryamiitaofficial838 4 роки тому +1

    Noo soo badiya wallahi best waaye mcan weeyr

  • @khadraali4136
    @khadraali4136 4 роки тому +9

    nurdiin iyo atrisho baadiyo baryahan team enjoy maiskusodaran intii ilaaragte like saar

  • @najahali4749
    @najahali4749 4 роки тому +4

    Atarisho badiyo waxaan kuleyahay horay u soco sidokale nuuradiin adigana horay u soco waan idin jeclahay❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadiijageseey8983
    @khadiijageseey8983 4 роки тому +10

    Ruwayadahaan cml love ku ahay nosoo badiya abayo fatmiina abwe nuuradiin kl
    Keep going alpo

  • @adnoasad2996
    @adnoasad2996 4 роки тому

    Alla atariisho iyo nuuradiin is ku haboona m.allh nolosha farxad ku dhamaysta yaqey 😍😍😍😘😘

  • @AhmedMohamed-ol9jv
    @AhmedMohamed-ol9jv 4 роки тому +5

    Keep going atirisho badiyo and my bro nurdin kala kascasi kala kacana

  • @anisomaxamad701
    @anisomaxamad701 4 роки тому

    Waaaw m.a waad kabaxsateeyn alle hani dhoowro
    Nimanka sidaa ahna haka waan tobaan

  • @jamiilamaxamed9054
    @jamiilamaxamed9054 4 роки тому +2

    masha Allah Hormar wacan Huno mcn cidna Haw jojin Hortada lee Eeg keep going my sister and teem Enjoyaa

  • @falismaxamed1888
    @falismaxamed1888 4 роки тому +4

    Ma. Anaa uhoreeyo manta ❤❤❤idin wataaa pro and sister 🙏🙏🙏❣👑

  • @sacdiyoshaani9832
    @sacdiyoshaani9832 4 роки тому

    Nuurdiin kl iyo atiriisho baadiyo aad yaaiskusoo baxeesin masha aalh

  • @faraxcabdicasis8158
    @faraxcabdicasis8158 4 роки тому +3

    Mansh alllh bro and sis 😘 wan idin wataaa waleee keep going 🙏ramadaan kariim🥰🥰

  • @nashaatfarax12345
    @nashaatfarax12345 4 роки тому +15

    Ramadaanka awgii liketa haila dhaafina guys

  • @saamiyaaadan6789
    @saamiyaaadan6789 4 роки тому +32

    Anuuu idinKa ShakiYeee Ma Hoos Hoos Ba isu QabTaan😅😅 Maxaa isku kiin dul wareeejiyey idinko kala guri joooga Supaxanalah

  • @adnaabdullahi3964
    @adnaabdullahi3964 4 роки тому +1

    Masha alah wll atirasho badiyo farxad kunolaw markasta

  • @kowgabintu6669
    @kowgabintu6669 4 роки тому

    wale xaqiqbuu ka hadlaya fiilinkani horey usocda atirisho iyo nuradiin

  • @fanimohamed9896
    @fanimohamed9896 4 роки тому +4

    Waaaw man sha alah atariisho baadi waa shidantahy cml xapiipti

  • @Duniasaalah
    @Duniasaalah 4 роки тому +11

    Kuwa ku haya nuurudiin in lugtiisu wasakh ku taal like sar indha dheera anaguba ma aragne Sbxnka😂🤣🤣

  • @khadijaahmed6916
    @khadijaahmed6916 4 роки тому +2

    Waa shidan tihin runti waa isku qalantiin 🌹🌹❤️❤️💞💞💕💕

  • @zainabhassansaid5097
    @zainabhassansaid5097 4 роки тому +45

    waa isku nuuresin isku dhagsada😜

  • @nusaybaabdullahi4377
    @nusaybaabdullahi4377 4 роки тому

    Waaw waa ka helay filimka xaqiiqadana waa taabanaya uu hore u soco wllshay diamond

  • @qnkayf5593
    @qnkayf5593 4 роки тому +3

    Qofkii 3xad noqday ramadaam mubarik♥️♥️

  • @sabariinmohamud9300
    @sabariinmohamud9300 4 роки тому

    Wwww apyo cadi ma ahn xpti geep going 👌👌👌😘❤❤👌👌👌👌👌👌

  • @heysalcarab7484
    @heysalcarab7484 4 роки тому +15

    Dadow film xizo leeh ayaa soo wada ee subscribe sii saro

  • @jiyaajiyuush4880
    @jiyaajiyuush4880 4 роки тому +3

    Hormar wcn wlalaheyga aan jeclaa alaha niixafido

  • @fadumoahmed5435
    @fadumoahmed5435 4 роки тому +24

    Yaaa ila arkay atarisho in dharekeda lee loo haditeyay hhhhh

  • @fowsiyocali7623
    @fowsiyocali7623 4 роки тому +13

    Team enjoy makuficnidiin ina kalmqnaatin yaa ila arkay one love

    • @micraajyaasin8872
      @micraajyaasin8872 4 роки тому

      Aniga waa ka xumaaday kale tagooda wanaag ayee now sheegaan iyaga ayaa hadane dhexdooda xalin la

  • @manishaqurux4371
    @manishaqurux4371 4 роки тому +12

    Masha Allah alla maxaan labadiina enjoy idinku ahay ♥️👌
    Ar nimanka sanadkaana 🤔

  • @cayuniisharaf7510
    @cayuniisharaf7510 4 роки тому +5

    Asxbtaa dhaman
    Isoduceyo wilkan jeclhy inu illahey calaf isugu kayadaro👏❤

  • @mariacayuuni8815
    @mariacayuuni8815 4 роки тому +11

    ❤💕💞💖Nuuradiin💜💜💖💖😘

  • @hafsadasmillygwaldasmillyg1334
    @hafsadasmillygwaldasmillyg1334 4 роки тому

    Wale Midan aniga ayay dhabtii iheysa nurdin adinka wa jilozan eh rabiyOw sahal amuraha 😥🤲

  • @nimconeehaa281
    @nimconeehaa281 4 роки тому

    Atarisho nurdin jalanji ku samey oo ah tufax sadax xabo cun asagana ha cuno🤵👰💖💖💖💯💯

  • @sacdiyoyusuf7465
    @sacdiyoyusuf7465 4 роки тому +1

    Masha allah atarisho badiyo horey usoco walashey hormar wacan abayo mcn 🥰😘😍❤❣💔❣🥰❤

  • @amalali9533
    @amalali9533 4 роки тому +2

    Hada inta dawaneyso filimkan like dhc kusii
    Fadumina and nuurka idin jeclhy ✌👌❤💯

  • @hodanhassan4123
    @hodanhassan4123 4 роки тому +1

    Ascwrwb abaayo waxaa thy gabar Masha allaah illahey hakuu xafido waxaa ku shegaa inaa xijaabka xiratid adoon xuman ii arkin adoo heesatid waan ku arkay Masha allaah waadna ku qurux badan thy

  • @shadiyomaxamed2090
    @shadiyomaxamed2090 4 роки тому +7

    First one team Atirisho badiyo nuridiin one love ❤️

    • @shamsoxirsi6854
      @shamsoxirsi6854 4 роки тому

      Waaw team kalacis waan idinjclhy lkn filinkii hore ma galinamiyaa

    • @zoyazoyadhuxul9677
      @zoyazoyadhuxul9677 4 роки тому

      arkuwanaa isgaadgaadey ku jiraan😅😅😂😂🤣

  • @kingtakow4670
    @kingtakow4670 4 роки тому +6

    Ata riisho abaayo marka hadiyada luusiinaayl tima haaga waaloojeedaaa🙏🙏🙏🙏🙏

  • @raqiyocumar1696
    @raqiyocumar1696 4 роки тому

    M.a nolasha manta oo dhabta ah ayaa kahadashen wana flm aad ii qanciyey horey usocda atariisho badiyo iyo nuuradiin kl

  • @adamdzeko8264
    @adamdzeko8264 4 роки тому +3

    Inta dareemsan in nuurdiin iyo enjoyasha isku dhacsan yihiin like iisaar

  • @fardowscabdilaahi8516
    @fardowscabdilaahi8516 4 роки тому +9

    Hory usocda faatima iyo nuuradiin kl

  • @nariinacadey6779
    @nariinacadey6779 4 роки тому +3

    Nuurdiin io atarisho enjoy lee ma iska gashiinoo wad isku nuureysaane ❤❤✌

  • @nimcoxuseen6496
    @nimcoxuseen6496 4 роки тому

    Waaw wlahi aad ayaba iskugu nurey sanlahey ha idin rumeyo aamin amin yarabi

  • @falisrun9911
    @falisrun9911 4 роки тому

    Atarisho badiyo horey usoco queen

  • @fardosagarane6049
    @fardosagarane6049 4 роки тому +4

    Yaaaaac this kind of men we have I know it's film bt it's what we have in this world

  • @fardowsaabdi6372
    @fardowsaabdi6372 4 роки тому

    Flm xqiiq kahadlyo hry usocdo walahy M.a alle haidiin amaansado walahy mcn team enjoy one love ❤❤❤❤🙏

  • @fardowsaaxmed166
    @fardowsaaxmed166 4 роки тому +2

    Mash Allah good luck keep going sister and bro

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 4 роки тому +4

    he is a good friend 👏🏻👏🏻

  • @ladanabdiraxman3416
    @ladanabdiraxman3416 4 роки тому +1

    Masha Allah so beautiful 😍 story 👍👍👍

  • @xamdiahmed4975
    @xamdiahmed4975 4 роки тому

    Hurumar wacan wllky io wlshy guul gadha adn idintgera

  • @xafsomuse7129
    @xafsomuse7129 4 роки тому

    Atariisho baadiyo nuurdiin BRAnk oo maseer kusamee marwalbo asi lee kuugusameeyee waan kujeclahay bokhoradayda

  • @rahmaissllaam4089
    @rahmaissllaam4089 4 роки тому

    Clipydaan ajanabiga ku arki jiray Fadlan Noo so badiya wacyi Galinta🥰🥰😍

  • @anisashire9044
    @anisashire9044 4 роки тому

    Nuradiin kl iyo atariisho badiyo dad aanjeclhy wlhi keep going walalahey

  • @naciimamaxamedabyan5665
    @naciimamaxamedabyan5665 4 роки тому

    Waaw waa xaqiiq jirta wuu naga gadanyey film kaasi

  • @herozaki7216
    @herozaki7216 4 роки тому

    Asc Ramadan kariim wallkey iyo walshey waxan idin dhihi raba Marka Kowaad keep going kabacdi short flimka Noso badiya Tnx🙏🙏

  • @fartunmayow9013
    @fartunmayow9013 4 роки тому +2

    waaaw m.a atariisho io nuurdiin noo soo badiya😘😘

  • @halimasacdia5156
    @halimasacdia5156 4 роки тому +6

    Ar nurdin riwyad waa jili taqanahee😂😂😂😂

  • @farhiagardawe8172
    @farhiagardawe8172 4 роки тому

    Msh alh daadax wye film wlhi
    Ramadan Mubarak wllhyga muslimnta ah melwlba ad jgtan

  • @rayanabdirizak6151
    @rayanabdirizak6151 3 роки тому

    Waaaw filim aad u macaan 2 qebta kale soodaaya

  • @sabiriinaxmed2095
    @sabiriinaxmed2095 4 роки тому

    Masha Allah atirisho iyo nuurudiin hore usocoda riwayadah sobadiyo waa jecelahaye

  • @safiyomohamed730
    @safiyomohamed730 4 роки тому +1

    Kkkkk sakadaan vedio gan ka horeee prank Ku jishay ee beenta dhaf hada masoo gadinee

  • @rbashka2146
    @rbashka2146 4 роки тому +7

    Qofka waxa tahay lagama qariyo Runta loo sheegaa waa Hadi Nolosha mustaqbal iyo mid Masuulnimo ey dhab kaa Tahay

  • @hibomaxmed1033
    @hibomaxmed1033 4 роки тому +21

    Fadumiina
    Khaldaadka
    Lasoo
    Dhakhsada
    Wll

  • @yaasiinmahdi4689
    @yaasiinmahdi4689 4 роки тому +4

    Masha allaah nuurdiin iyo atariisho badiyo waan idiin salamay keep going lkn farintaa idiin reeway kama soo jawaawan emaan amiin iyo inika miyaa isdagalay naga jaahilbixi sxb

    • @nimconuur9911
      @nimconuur9911 4 роки тому +1

      Mayyyyyya wllo mlysia xladadedi wy sii adkaty izku xfdano mha mrka dhipka dhfa✊👋

    • @naimamohomed5245
      @naimamohomed5245 4 роки тому

      Wll leyskuma imaan karo aduunkii dhanbaa kala xirxiran maaha

    • @micraajyaasin8872
      @micraajyaasin8872 4 роки тому

      Waa is dagaalayn

  • @nimconeehaa281
    @nimconeehaa281 4 роки тому

    Atarisho nurdin marku xanaqsanahy iyo marka kale lama kala garanayo 👰🤵😂😂😂😂💋💋❤️❤️💖💖

  • @moqadarinho1149
    @moqadarinho1149 4 роки тому

    M.a waad ka baxsatay wllshy atrisho badiyo waan ku aamin sanhy

  • @fatumaxassan2185
    @fatumaxassan2185 4 роки тому +1

    Wow amazing love you atarisho

  • @aminahaybe5186
    @aminahaybe5186 4 роки тому

    Waa ka helaa shorti filim yadina soo badi

  • @farxiyonuurcali513
    @farxiyonuurcali513 4 роки тому +2

    Masha allah fatmiini keep going apyo

  • @faaris736
    @faaris736 4 роки тому +2

    Asc ramadaan kariim waleshay atarisho badiyo. Wakusalaamay wa mar kii ugu horeesay an kumandi kaso dhiibto janaal kaaga ,👇

  • @bubuqurux4672
    @bubuqurux4672 4 роки тому

    Atariishadeena iyo atooraheena m.a dad aa taagero.idin jecliyaaa wllehey😘😘😍

  • @nimcanagaadofficial1859
    @nimcanagaadofficial1859 4 роки тому +2

    Atariishadeena waan ku sallaamay alpih farxad iigu noolow farxadna iigu noolow nuurdiinoow kuu xiisay

  • @kingcabdiraxman8599
    @kingcabdiraxman8599 4 роки тому

    Atariisho been laguma odhan runtii waxad thy qof u samaysan xaalada markaa la jilayo waan ku wataa anigu caadi ma tihid guuuleyso wakhti walba ta kale aad ayad u qurux badan thy mnzha alaah alle ha ku dhowro wlll

  • @samuuraosman58
    @samuuraosman58 4 роки тому +5

    Ay atariisho hadaaba channelkada search dhihi rabay😘

  • @sacdiafagaas6586
    @sacdiafagaas6586 4 роки тому +6

    Caadi ma ahan lakin nagihii Instagramka mesha ee ku hareen ina arakno waa iska jeclan laheen

  • @mo-khadarofficial81
    @mo-khadarofficial81 4 роки тому

    Nurdin io atarishada keep Going wllyal Axsan Film wlhia✌

  • @muniraadam1040
    @muniraadam1040 4 роки тому +7

    Abyo salmo ma iskudhacdeen soonaa lagujiraa heshiiya

  • @shabcaanmuhumedadan9490
    @shabcaanmuhumedadan9490 4 роки тому +3

    Mcha alaah vip film weeyaan

  • @sacdiyoyusuf7465
    @sacdiyoyusuf7465 4 роки тому

    Walhi filinka wa qiso dhab he wayo wilasha somaliye romatig mayaqana hadal o adeg ey kulahadlayan wilashana romatig iskadha hadikale 👊👊🤛👊✊😂😂🤣🥰😍

  • @hawomahamed6283
    @hawomahamed6283 4 роки тому

    Nuuradiin iyo atiriisho badiye runtii filmatiina ad aya u jeclahay wxa ini lyhy noso bdiya mr wlba idinka wx ini lyhy hor mar wacan😍😍😍😍

  • @maarikahmeth8535
    @maarikahmeth8535 4 роки тому +3

    qofkii goowade dawadan ahay gip going walalahay