Fashilka amniga Muqdisho oo gaaray meeshii ugu xumayd iyo faahfaahinta waxyaabihii dhacay 48ki saac

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 68

  • @siradhersi2273
    @siradhersi2273 2 місяці тому +4

    Ina lilaahi wa ina ileyhi raajicuun! Rabiyow dadkas masaakiinta ah xaq darada iyo xasuuqa lagu hayo faraj kheyr qaba uga fur! Aamiin

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 2 місяці тому +3

    Inaaalilaahi WA ina ileyhi raajicun Aun dadkii walaalahen aha ee ku dhintey meeshaas 😢😢

  • @Hawa-m5o
    @Hawa-m5o 2 місяці тому +3

    Fashilka adfigaa ka dambeeyo ee meeshuu ku geeyo aan aragno naca aad u qabto Hassan iyo dowladiisa waxaad kaga tareyso ma leh meeshaas lee fadhi haeen iyo maalina dambi xasarad ,been iyo nac ku noolow noloshaadana meeshaas ayey ku dhamaaneysaa.Inshaa Allaha.

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 2 місяці тому +3

    Hassan dhiiqo hadan dalka laga qaban meel an laga soo noqonkarin ayuu dalka gaaraya ninkan waa qaiinuul wadan ummada kale ayuu uu shaqeeya somali oma shaqeeyo.
    marka haduu barlaaman jiro in speech loga saaro villa dameeraha lagu xidhidhay.

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 2 місяці тому

    Geesiga Allaha unaxariisto dowlad meesha kama jirtee.

  • @Mohamed-t2y
    @Mohamed-t2y 2 місяці тому

    ASC:::MARXUUMKA : ALLAHA U NAXARIISTO.......TAALO LOO DHISMAAYO: INSHA ALLAH
    DIIN & DHAQAN UMA LIHI N: TAALO .......

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 місяці тому

    Ilaahay ha‘unaxariisto askarigaas iyo kuwa qaraxa lagu laayey. Dalacsiintu markuu noolaa ayuu kaaga baahnaa ee caruurta caruurta caruurta kolay damul jadiid loogama baran inay cid unaxariistaane.

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 2 місяці тому +3

    Isuma dhowa xassan iyo farmaajo wax badana farmaajo fiicnaa

  • @hakimoali3794
    @hakimoali3794 2 місяці тому +2

    Allaha u naxariisto kitaabkiisa midigta Allaha ka siiyo walaalkeena ameen Ameen

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 2 місяці тому

    Xasan shiekh & dowladiisa Allaha awooda badan ha ka qabto. Dowladnimada cayaarta ka daaya . Al- shabaab haddii ay sheegatan lacsg la siiyo ayeey ku xiran tahay. Al- shaydhan waa bisnis

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 місяці тому

    ABTI ALLE YAH RAXMA RAAXIMIIN AMEEN 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 2 місяці тому

    Wariye
    Abwan kabayare waku salamaya

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 місяці тому +2

    Allaha u naxariisto
    Xaqdarada ayaa lagu laayey dadkaas.
    Xamar waxaa ka jiro laba shabaab

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 2 місяці тому

    Waa xasuq umada somaliyed lagu laanaayo xasbiyalaah Wanicmal wakiil Illaheyow umad cadow ka qabo

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 2 місяці тому

    Alaha unaxariisto geesiga

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 2 місяці тому

    Allaha u naxriisto dhamantod

  • @mjabdi1904
    @mjabdi1904 2 місяці тому +1

    Xasan isagaa Alshabab ah.ducfi dugaaga,oo cawaan ah.

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 2 місяці тому

    Illaaheey Ha u Naxariisto

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 2 місяці тому

    Xasan wa shabab dameerka dalka halaga.qabto

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 2 місяці тому

    Inalilaahi wainaaileehi raajicoon Illaheyow unaxariisto Aamiin yaa Rabe

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 місяці тому

    asc habo allaha naga qabto muuma sheydaan wadankii weyqurmiyen halyeygii xabsiga badbaadshey iney dawladu nahdo taalan udhiseyna waakaxumahay waainey ogoontiisi xaskiisi lalawaraago oo intey kaqangarayan waain masuuliya dooda qaadan duumo sheydan allaha unaxariisto intii dhimatay qaraxii umadu kudhamaaden illaahay samir iyo iimasn hakasiiyo aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔

  • @caashaahmed9922
    @caashaahmed9922 2 місяці тому

    Allaha u naxariisto dhalinyaradas ku dhimatay qaraxa

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 2 місяці тому +2

    Aniga waan dhiibi lahaa furahaas, waayo nafteyda ayaa ka qiimo badan dowlada masaakiinta iyo qaranka boobeysa,

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 2 місяці тому

    Xasan Sheikh 2 sano kadib waxba loogu imaan maayo waana xaqiiq sida wax u socdaan

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 місяці тому

    Wiilkaan arintiisa waxay isoo xasuusisay Askarikii isu dhigay Qaraxii loo waday Baarlamaanka oo Allaah ka sakow asagu badbaadiyey
    Warkiisa xagee ku dambeeyey waxaa laga yaaba in caruurtiisi aan mushasrkiisi la siinin wax kale iska daaye.

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 2 місяці тому

    Ma run ayuuh yaqana. Xasan beenale, Beenale, Beenale

  • @quruxgerikmb6572
    @quruxgerikmb6572 2 місяці тому +2

    Kusoco libaax,, isiiiiiiii sisinta iimey

  • @hassanmohamed8634
    @hassanmohamed8634 2 місяці тому

    Salamo ali kumayilo bun bunis

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 2 місяці тому

    Abwaane video_ga hore ee shub waa waahore weerarka shalay dhacay kii ka horeyay sanadkii(2020)

  • @maryankulmiye524
    @maryankulmiye524 2 місяці тому

    haduu marana maamta soomaali xasan shiikh ciil maqanowaa aqoon yahan lab jeermadac wayne soomaaliya sooqabtaysidaada ookalane ma ciishoono wuxu kubaxaa gobanimo yuuuuuuuy maqaar hooshe

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 2 місяці тому

      Gabareey adiga Xasan sheekh muxuu kutaraa waa adiga sidaa difoosaha ugu ahe’ ma’kuwa wax lacuna ayaad tahay ma’dulmiga iyo khiyaanadiisa yaan lasheegin baad waxan oo aflagaada ah uqoraysaa? Walba haddii uu wax qabad leeyahay difoose unoqo laakiin qof aan baruur bisil = karsan kala goyn karin oo corruption ah maxaad wiilkan ugu caayi iyo qabiilkiisa?

    • @kamalgiftin1448
      @kamalgiftin1448 2 місяці тому

      @maryankulmiye524
      Wax baro lagaama karo'e
      qoraalka Af'somaaliga
      bal iska hagaaji marka hore
      inta aadan bulshada
      indheergaradka ee wax bartay
      hor-cararin...
      [ADVICE)]

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 місяці тому

    Waxaa la yaab leh
    CC Camera waxaa lagu xiraa wadooyinka iyo goobaha
    ganacsiga.
    Xabsiga dhaxe maxaa loogu xiriwaayey Kaamirada.

  • @hassanAbdullahi-ku4dk
    @hassanAbdullahi-ku4dk 2 місяці тому

    Kkkkk waad la talisay hadii uu wax maqlayo

  • @abdulqadiradamali
    @abdulqadiradamali 2 місяці тому

    Ninkaanu ma wuxuu ku faraxsanyahay waxa argagixisadu samaysabaa!!!

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 2 місяці тому

    Waa kuwaan afhayeen ka shababab af ku taageera

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 2 місяці тому

      dameeroow runtu waa xanuun awalaanan dameer caqli kasugaayn

    • @AlaaleAlaale-kq1qr
      @AlaaleAlaale-kq1qr 2 місяці тому

      @@ShaaficiMaxamed-q3w hadal kii doofaarada ku hadashay gun yahay guntu dhashay

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 2 місяці тому

    Dab munaafaq shiday mu-minaa ku gubta,
    Baadida ninkii .................................

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 2 місяці тому

    hw Qaraxyada way qariyaan

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 2 місяці тому

    ISBUTMRINTA DOWLADDA XASAN DHIIQO WARKOODU WAA ISKA CAADI XAGGOODA BAL WUXUU KUSHEEKAYNAYO KAN ASLUUBTA HAYSTAA DHEGEYSTA WAA HADAL ISBURINAYA WAXAASAA WADDANKA IYO CIIDAMADA MADAX KA AH SOOMAALIYA ALLE HAWNAXARIISTO

  • @Sahro-l1b
    @Sahro-l1b 2 місяці тому

    Ninkii dhintay ma ku sheegay 😅😅😅😅

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 2 місяці тому

    Wiilka wa gesi tolkii ha u istagen hala sharfo dawlad mesha kama jirto

  • @FOWSIYAMc
    @FOWSIYAMc 2 місяці тому

    Alahayoowanindaacad alahayoow nindaalim deeqdaadahawsimi xasan waadaacad dadka aydamiirxumiduhaysana waxkaqaadimaayan

  • @NurRoble
    @NurRoble 2 місяці тому

    Wa kuwa aay kadhimantahay
    Kkkkkkkk

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 місяці тому

    waxan hubah Qaraxyadan waxaa kah danbeyah waa islah hawiyeh sababto ah markan dawadoh kuwah u xiran Arintan waa islah hawiyeh dowlad ku sheganah 💯/30 sodon waxaa ku jirah Argagixisoh waxay jogan wasaradahah mel walbah way ku jiran waxaa hogamiyah waa xasan munafaq barlamankah way ku jiran waa umad u badan mafiyoh u shaqeyah dowladoh kah leh sidah UAE 🇦🇪 kenya 🇰🇪 ingiris kah kuwah hadan jelkah lagah buxin xamar weliged casumad noqon maysoh

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 2 місяці тому

    Dabayarow beentaada qolkaaga kula xirnaaw ee kasoo oy maalin ay Muqdisho ka fiifantahay manta majirto .

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 2 місяці тому

    Nin dhintay Darajo miyuu u baahan yahay, belaayo idinku dhacday kuwani maxay dawladnimadii ku dheeleen

  • @NurRoble
    @NurRoble 2 місяці тому

    Murusadoo meeyd ku raran oo wacdaan u diiday in dhulkoodalagu duugo mareele dajiyay oo kaaba qabiil reer mataana aa dhulsiiyay dad abaal ma laha aseey xamar sheeganayaan waxaana ka yimideen ceel buur intakale ayee la mid yihiin oo timid waxaan mudulood aheeyn dagaan ma ahin 33sano cidaan mudulood aheeyn duqmagaalo ma naqan mana noqon doonaan wadanka waa fadaraal ninkasta dagaan kiisa auu duqmagaalo ka noqanayaa caasimad waaye ayee dhaheen markasta caasimad ayee aheeyd iimaanka alaha idin galiyo

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 2 місяці тому

    Xasan 😂

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 місяці тому

    Soomaaliyeey waad dhoohantihiine cadawgu waa kuwan villada jooga iyo golaha laguusheego fiiri markasta waxay lashirqoolaa meel la ilaaliyo ayaa soo gashay qaraxa walise maaragteen wax looqabtay

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 2 місяці тому

    waar abwaan sow uma eka in dawlada lafteeda ay keentay gaariga qaraxa oo iyadu waxaan oo idil ka dambeeso? waar way iska cadahay waxaanba is iri dadka dega gobolka banaadir caqligooda ma shaqeeya ee calooshaada shaqeesa

  • @catgoeswild5001
    @catgoeswild5001 2 місяці тому

    Hhhhh XOOOLO ADEERKAA KHAYR LAAWE MARKUU PRIME MINISTER KA AHAA IMISA AYAA DHIMAN JIRTSY DAILY

  • @maryankulmiye524
    @maryankulmiye524 2 місяці тому

    doqonow xsan shiiq waa ku waalatay maxaa ku daba dhigay meeshuu maraba mamari kartid xag walba aqoon darajo magac xasan waa laf wayn cayayaan kaaga ookalane eaa ka xumahay inaatahay afar qooble maseer san

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 2 місяці тому +1

    adeerow dawlad ku sheegan iyo argagixisadu way isku milan yihiin oo way wada shaqeeyaan😡😡 kulu fitno cidna xasan gurguurte weeyaan OKI

  • @sahrash.7544
    @sahrash.7544 2 місяці тому

    Nasiib daro in Siyaasad masab laga raadiy xasuuqa umadda masaakiinta ah ,intaadan Doowladlada dhaliilin yaa u fududeeyay? waa la ogyahay dadka diidan in ay shabaab iska xureeyaan ama laga xureeyo tuugo kula taal tabtaa ma weydo ayaan maqli jiray marka beenta umadda kala tag.

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 2 місяці тому

    War waa kii reer ceelbuur ee cuqdada buuxisay, yaa war kaa dbageysanaayo..

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar 2 місяці тому

    Farmaaje farmaaje war heedhe farmaaje maxaad ugu walaatan markaad dadka laaysaa wuu kaa tegayfarmaajee wax qabso jaajuusiin yahay

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 2 місяці тому

    Taliye shub waa beenale, Beenale, Beenale. Hadda wuu is cadeeyay. Inuu duli jadiid yshay

  • @maryankulmiye524
    @maryankulmiye524 2 місяці тому

    xasanow waa kaa daba talaabsan waayay ee waxaan awoodaa inaan caaytamo war markaa fool foolanayso caayda maxaa wax u baran waysay afar qooble quuri waay iska ooy

  • @maryankulmiye524
    @maryankulmiye524 2 місяці тому

    xasan shiikh ama caay a ammaan ula kuf darajo nin soomaali gaaro tiiugu saraysay waa jabiyay rigooraheeda cabaad masayrsan maxaa ku badali kartaa adigoo laba muqdisho kugu xukumay caaac maqaarey reer maqaarhooshe

  • @Shankharon
    @Shankharon 2 місяці тому

    Farmaajo hadu fiicnaa maxaad uga so horjeestay ma iloday inaad farmaajo u ribeysay kuna jawabay dabcaseyr acku doqob aan afkiisa iyo dhegtiisa is maqleyn wale dagaal iyo xumo qabiilkii rabo inuu wax ku naqdo waa riyonaya

  • @iali8540
    @iali8540 2 місяці тому

    INKAARTII REE SOMALILAND AYAA KU DHACDAY FAQAsH IYO QADAADWAYN.

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 2 місяці тому

    Dadka mugdisho polifeka iyo madaxda waa WADA jahil tuug ahhh

  • @NurRoble
    @NurRoble 2 місяці тому

    Murusadoo meeyd ku raran oo wacdaan u diiday in dhulkoodalagu duugo mareele dajiyay oo kaaba qabiil reer mataana aa dhulsiiyay dad abaal ma laha aseey xamar sheeganayaan waxaana ka yimideen ceel buur intakale ayee la mid yihiin oo timid waxaan mudulood aheeyn dagaan ma ahin 33sano cidaan mudulood aheeyn duqmagaalo ma naqan mana noqon doonaan wadanka waa fadaraal ninkasta dagaan kiisa auu duqmagaalo ka noqanayaa caasimad waaye ayee dhaheen markasta caasimad ayee aheeyd iimaanka alaha idin galiyo