Tajsiimka waa wax dadka lagu cabsiiyo. Allaah Naftiisa Jismi uma sugin kamana anfinin. Idinka tajsiim waxaa u taqaannaan in Allaah loo sugo waxa uu naftiisa u sugay.
Subxaana allah buhtaan iyo been abuurada kii uweynaa weeye sababtuna waa waxba muu soo baadhine ee waa ashaaciro mucaaradkeedu ka qoreen kuu soo copy grayey
Alxamdu Lllaah afar qof oo ashaaciro ah ayaa igula nool magaalada aan ku noolahay ee berbera waxaanay ku leeyihiin hal masaajid. sababtaas darteed ma aaminsanin khuraafaadka iyo diin laanta suufiyada waanaanu ka nabad gelnay. iska dhaanteeya oo heeso ku cibaadaysta waligiin. dad dhintayna u yeedha anaga ilaahay oo kaliya ayaa nagu filane.
9. أبو بكر الجرجاني الإسماعيلي: صاحب المستخرج على البخاري، ولد سنة 277 هـ، توفي سنة 371 هـ، هذب «مسند عمر» في مجلدين، قال الذهبي: طالعته وعلقت منه وانبهرت بحفظ هذا الإمام وجزمت بأن المتأخرين على إياس من أن يلحقوا المتقدمين في الحفظ والمعرفة. 10. أبو الحسن عبد العزيز بن محمد بن إسحاق الطبري: كان من أعيان أصحاب أبي الحسن وممن تخرج به وخرج إلى الشام ونشر مذهبه في الأصول وكتب عن أبي جعفر بن محمد بن جرير الطبري كتابه في التفسير، له كتاب سماه «رياضة المبتدي وبصيرة المهتدي». 11. أبو الحسن علي بن محمد بن مهدي الطبري: صحب أبا الحسن الأشعري بالبصرة مدة وأخذ عنه وتخرج به واقتبس منه وصنف تصانيف عدة تدل على علم واسع وفضل بارع، وهو الذي ألّف الكتاب المشهور في تأويل الأحاديث والمشكلات الواردة في الصفات. 12. أبو جعفر السلمي البغدادي النقاش: متكلم ثقة على مذهب أبي الحسن الأشعري، ولد سنة 294 هـ، وتوفي سنة 379 هـ. 13. محمد بن القاسم: أبو عبد الله الشافعي، متكلم على مذهب أهل السنة، أشعري في الأصول، توفي بأصبهان سنة 381 هـ. 14. عبد الواحد بن أحمد بن القاسم بن محمد بن عبد الرحمن الزهري: أبومحمد، المتكلم الأشعري، كان يصوم الدهر ويختم القرآن في يومين، توفي بنيسابور سنة 382 هـ. 15. أبو بكر البخاري: المعروف بالأودني الفقيه، إمام الشافعيين في عصره بما وراء النهر، كان من أزهد الفقهاء، وأورعهم وأكثرهم اجتهادا في العبادة، توفي ببخارى سنة 385 هـ. 16. أبو منصور بن جمشاد: الأديب الزاهد، من العبّاد العلماء المجتهدين، تخرج به جماعة من العلماء، وظهر له من مصنفاته أكثر من ثلاثمائة كتاب، كان مجاب الدعوة، ولد عام 316 هـ، توفي يوم الجمعة سنة 388 هـ، وهو ابن اثنتين وسبعين سنة. 17. أبو الحسين بن سمعون البغدادي: له لسان عال في علوم التصوف، والمرجوع إليه في آداب الظاهر، إمام المتكلمين، دون الناس حكمه، وجمعوا كلامه، له الأسانيد العالية في الحديث، صحب الشبلي، يأكل من عمل يده، كان بارّا بأمه، بصورة مميزة يقتدى بها، توفي سنة 387 هـ.
@@cabdiwanbar2032Culimadii Ahlusunnaa ka seexatey Wahaabiyo iyo xertooda. Wahaabiyo in gacan bir ah la isaga qabto mooyee ummadda waxey dhigayaan culimo la aan iyo diin la'aan. Waxa uu ku sheegayo Ashaaciro waa wax kama jiraan. Bal hanoo sheego waxa uu sheegayo oo been ah kitaabka ey kutaal. Soomaaliya kutubaha lagu daraaseeyo ee la yiraahdo Sabcatul caqaa id iyo Caqiidatu Daxaawiya kuma qornee bal hanoo sheega meeshuu ka keeney beentuu dal dalayo. Awey culimadii reer Waqooyi ninkaan dadka ka qabtaan, yuu rabaa inuu culumo uga dhigo? Ma Oromo iyo Amxaaro
Culimadii Ahlusunnaa ka seexatey Wahaabiyo iyo xertooda. Wahaabiyo in gacan bir ah la isaga qabto mooyee ummadda waxey dhigayaan culimo la aan iyo diin la'aan. Waxa uu ku sheegayo Ashaaciro waa wax kama jiraan. Bal hanoo sheego waxa uu sheegayo oo been ah kitaabka ey kutaal. Soomaaliya kutubaha lagu daraaseeyo ee la yiraahdo Sabcatul caqaa id iyo Caqiidatu Daxaawiya kuma qornee bal hanoo sheega meeshuu ka keeney beentuu dal dalayo. Awey culimadii reer Waqooyi ninkaan dadka ka qabtaan, yuu rabaa inuu culumo uga dhigo? Ma Oromo iyo Amxaaro?
Mashallah sheekh allaha Ku barakeeyo xaqii baad bayaamisay
Oowadaadka yaa isaga yaa isaga Kannada ugu bushaareeyey
Fataawada sh Cabdikariim xasan xoosh noo soo galiya wll❤
Masha allah
اللهم انصر من نصر دين محمد صلي الله عليه وسلم أمين
اللهم انصر من نصر دينك
Masha allah allah sheekha ha ka abaal mariyo
Alle habarakeeyo sheekh cabdillahi towxiid
ادا
Kani waa loox yare
Anthropomorphism sheekhu
Tajsiimka waa wax dadka lagu cabsiiyo. Allaah Naftiisa Jismi uma sugin kamana anfinin. Idinka tajsiim waxaa u taqaannaan in Allaah loo sugo waxa uu naftiisa u sugay.
الاشاعرة هم اءمة الاسلام
Adigu sowmatihid kuwii jideeyey in islaamka laqarxiyo markaa mawaxaad leedahyay qarxiya dada aadjanada gasheene
Waar horta kitaabkan wadaad ku akhriyayaa yaa qoray
Sxbow kutubta ashaacirada MAA iska daysaan
Waxan la yaabanahay ninka ibnu taymiyah amaanaya abuu xasan ashacari waxa ka sheegaya,walle wahaabiyo tacasub aya dilaya ,Mindha diin kama qaato wahabiyo.
Nin yahaw wadaad ku marka uuleeyahay inaga ma gadhxajis buu ujeedaa mise habar jeclo
May ee culimda selefiyiinta ujeedaa😂😂
الأشاعرة مبتدعة نفاة الصفات ليسوا من أهل السنة ، وأهل السنة يقولون كما قال الله عزوجل ليس كمثله شيء وهو السميع البصير
Subxaana allah buhtaan iyo been abuurada kii uweynaa weeye sababtuna waa waxba muu soo baadhine ee waa ashaaciro mucaaradkeedu ka qoreen kuu soo copy grayey
Waar wadaadka waarkaa soolugooyey
الاشاعرة رءاسا ء اهل السنة والجماعة ولست من اهل السنة ولكن كنت والتكفير من الخوارج نعوذبالله منالتكفير
الأشاعرة مبتدعة نفاة الصفات ليسوا من أهل السنة ، وأهل السنة يقولون كما قال الله عزوجل ليس كمثله شيء وهو السميع البصير
Waarwadaadka marubucjaadaa kugo ay ninyahow maqolaa kaga. Soo cadhay siisay
Jaahilnimo iyo jadiidiyo
Alaan kamagangalnay
Waxbarta
Mushabiha iyo mujasimaa tihiine
Nastirkiina isasaxa
Jahmiyo mise Muctazila midkee tahay
Neeeeeef ci
Ma cay ayaad naf mooday adigu
Cayda aad caytamaysaa waxay markhaati katahay in aanad waxba hayn
Diinta Aad caayaysaa waa Taa Culuumadeedii orodoo wahaabiyo kutubtooda Qaado, Islaamka 95% waa ashaciiro
Alxamdu Lllaah afar qof oo ashaaciro ah ayaa igula nool magaalada aan ku noolahay ee berbera waxaanay ku leeyihiin hal masaajid. sababtaas darteed ma aaminsanin khuraafaadka iyo diin laanta suufiyada waanaanu ka nabad gelnay. iska dhaanteeya oo heeso ku cibaadaysta waligiin. dad dhintayna u yeedha anaga ilaahay oo kaliya ayaa nagu filane.
Diinteebu haysta kani, xayawaan ,
Waar wadaadkani qollo imandoonta aynu kahadlay as malaa cajab
Wahabites LES ENNEMIS DE L ISLAM les termines àaboor
Fin malheureuse
9. أبو بكر الجرجاني الإسماعيلي: صاحب المستخرج على البخاري، ولد سنة 277 هـ، توفي سنة 371 هـ، هذب «مسند عمر» في مجلدين، قال الذهبي: طالعته وعلقت منه وانبهرت بحفظ هذا الإمام وجزمت بأن المتأخرين على إياس من أن يلحقوا المتقدمين في الحفظ والمعرفة.
10. أبو الحسن عبد العزيز بن محمد بن إسحاق الطبري: كان من أعيان أصحاب أبي الحسن وممن تخرج به وخرج إلى الشام ونشر مذهبه في الأصول وكتب عن أبي جعفر بن محمد بن جرير الطبري كتابه في التفسير، له كتاب سماه «رياضة المبتدي وبصيرة المهتدي».
11. أبو الحسن علي بن محمد بن مهدي الطبري: صحب أبا الحسن الأشعري بالبصرة مدة وأخذ عنه وتخرج به واقتبس منه وصنف تصانيف عدة تدل على علم واسع وفضل بارع، وهو الذي ألّف الكتاب المشهور في تأويل الأحاديث والمشكلات الواردة في الصفات.
12. أبو جعفر السلمي البغدادي النقاش: متكلم ثقة على مذهب أبي الحسن الأشعري، ولد سنة 294 هـ، وتوفي سنة 379 هـ.
13. محمد بن القاسم: أبو عبد الله الشافعي، متكلم على مذهب أهل السنة، أشعري في الأصول، توفي بأصبهان سنة 381 هـ.
14. عبد الواحد بن أحمد بن القاسم بن محمد بن عبد الرحمن الزهري: أبومحمد، المتكلم الأشعري، كان يصوم الدهر ويختم القرآن في يومين، توفي بنيسابور سنة 382 هـ.
15. أبو بكر البخاري: المعروف بالأودني الفقيه، إمام الشافعيين في عصره بما وراء النهر، كان من أزهد الفقهاء، وأورعهم وأكثرهم اجتهادا في العبادة، توفي ببخارى سنة 385 هـ.
16. أبو منصور بن جمشاد: الأديب الزاهد، من العبّاد العلماء المجتهدين، تخرج به جماعة من العلماء، وظهر له من مصنفاته أكثر من ثلاثمائة كتاب، كان مجاب الدعوة، ولد عام 316 هـ، توفي يوم الجمعة سنة 388 هـ، وهو ابن اثنتين وسبعين سنة.
17. أبو الحسين بن سمعون البغدادي: له لسان عال في علوم التصوف، والمرجوع إليه في آداب الظاهر، إمام المتكلمين، دون الناس حكمه، وجمعوا كلامه، له الأسانيد العالية في الحديث، صحب الشبلي، يأكل من عمل يده، كان بارّا بأمه، بصورة مميزة يقتدى بها، توفي سنة 387 هـ.
Diintiiba Sawka caayay, Xayawaan ahas, Ashaciro, Imaam Nawawi, Siyuuti, dahabi, Abu xajar al asqalaani, Magaalaa,markaa kutubta islaamku waa xaaraan, Diin cusub !!!!!!
Iskadaa benta culimadaasu may ahayn ashaaciro
@@cabdiwanbar2032Culimadii Ahlusunnaa ka seexatey Wahaabiyo iyo xertooda. Wahaabiyo in gacan bir ah la isaga qabto mooyee ummadda waxey dhigayaan culimo la aan iyo diin la'aan.
Waxa uu ku sheegayo Ashaaciro waa wax kama jiraan. Bal hanoo sheego waxa uu sheegayo oo been ah kitaabka ey kutaal.
Soomaaliya kutubaha lagu daraaseeyo ee la yiraahdo Sabcatul caqaa id iyo Caqiidatu Daxaawiya kuma qornee bal hanoo sheega meeshuu ka keeney beentuu dal dalayo. Awey culimadii reer Waqooyi ninkaan dadka ka qabtaan, yuu rabaa inuu culumo uga dhigo? Ma Oromo iyo Amxaaro
Ashaaciro iyo Maaturiidiya waa Ahlusunna Waljamaaca. Wahaabiyana waa Khawaarij Waana Takfiir ee iska ilaaliya, waxey baneeyey gaaleysiinta muslimka iyo leyntooda.
Culimada Ashaaciro waxey dhaheen gaalka marka diinta loogu yeeri isticmaala caqliga si gaalka looga dhaadhiciyo inuu Ilaah keligii yahey oo Adduunka Abuurey. Waaya gaal hadaad u soo daliishato Qur'aan iyo Xadiith kaama qaadanayo ileen maba rumeysnee.
Meel ey ku dheheen wixii caqliga khilaafa oo diinka ah hala tuuro ma jirto.
Waa hadalo been ah oo eysan oron Ashaaciro ninkan wuxuu dal dalayo,waa hadalo gaalnimo ah oo dhiiga muslimka lagu baneysanayo.
Ee wadaadka culima xaqdoonka ah haloo shido si loo radiyo, wadaadkan waa in dadka laga qabtaa arimo been ah ayuu dadka barayaa!!!!
Useless
Wadaadku ibnu qudaamo meelaha maran asgaa u buuxiniyaa ilaa uu ka yiraahdo xataa waxaa ku jira kuwii ka danbeeyey, soo maaha masabid.
War Wahhabiyinta ya ummadda ka qabta
Wajigisa ayaaba ka nixinaya
Culimadii Ahlusunnaa ka seexatey Wahaabiyo iyo xertooda. Wahaabiyo in gacan bir ah la isaga qabto mooyee ummadda waxey dhigayaan culimo la aan iyo diin la'aan.
Waxa uu ku sheegayo Ashaaciro waa wax kama jiraan. Bal hanoo sheego waxa uu sheegayo oo been ah kitaabka ey kutaal.
Soomaaliya kutubaha lagu daraaseeyo ee la yiraahdo Sabcatul caqaa id iyo Caqiidatu Daxaawiya kuma qornee bal hanoo sheega meeshuu ka keeney beentuu dal dalayo. Awey culimadii reer Waqooyi ninkaan dadka ka qabtaan, yuu rabaa inuu culumo uga dhigo? Ma Oromo iyo Amxaaro?
Hollywood Aflaanta kamatal