MUNA SHARAF | JAAHAAGA IGA QARI | QISO DHAB AH | KHIYAANADA RAGGA | 2020 OFFICIAL MUSIC VIDEO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • HEES QISO DHAB AH
    GUURKA DEGDEGGA IYO KHIYAANADA
    AY RAGGA QAAR GABADHA KU QALDAAN..
    SWEDEN - GOTHENBURG
     JAAHAAGA IGA QARI
     CODKII MUNA SHARAF
     ERAYADII CABDILLAAHI MIDEEYE
     LAXANKA: QAASIM MACRUUF
     MUSIC CABDIRASHID CALI HAMARI
     CAMERA: CISMAAN YARE
     EDITED BY ABDI ASKARI
     PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
    ......................................................
    ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
    SULDAAN SEERAAR
    MISS XIIS
    KIIN JAAMAC
    NADIIRA NAYRUUS
    SHAADIYO SHARAF
    GULLED SIMBA
    XARIIR AHMED
    XIDIGAHA GEESKA
    JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
    AROOSKA ISKALAAJI
    HOODO GARAYS
    -------------------------------------
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

КОМЕНТАРІ • 67

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  4 роки тому +22

    Heestan Waxay Tageera Buuxda
    ka haystaa Hablaha Soomaaliyeed..
    Ragga is xigsanayee
    hablo xaaluf laga dhigo
    Isu xoonsanaayoow
    Illeen waad xujoowdeen..
    *Abdi Askari*

    • @sucdifunny6442
      @sucdifunny6442 4 роки тому

      ABDI ASKARI TUBE been masheegin garab iyo gashaankina adaa ah

    • @Xaajimideeye
      @Xaajimideeye 4 роки тому

      ABDI ASKARI TUBE Mahadsanid Ustaad Alaha ku Karaameeyo

  • @ausanqueen364
    @ausanqueen364 4 роки тому +5

    Yara 4 sanaa jeclaay sanadkan cusub 2020 jacelkenaa so afgaray isigo an waxbo hadal ah an ku oraan wlhi wan u calacalaay intii tabarteyda ah kadib wan u calcalaay hada wan nacay allah ku dhafiii tagnay

  • @fartunchuni1831
    @fartunchuni1831 4 роки тому +3

    MashaAllah that's a cute voice, it goes with the love story song 😍

  • @shukrisaid7806
    @shukrisaid7806 4 роки тому +1

    Muna sharaf eedo naag nool gor gaarte hawiye ah inaad tahey shaki kuma jiro noolow inteey nololi jirto 😍😍😍

  • @jilaaniyackoo5011
    @jilaaniyackoo5011 3 роки тому

    Super Salax carab walshiis saw ma ahayn gabadhani

  • @falxadohasanalifaraxsanfal8489
    @falxadohasanalifaraxsanfal8489 4 роки тому +4

    Aniga xitaa kuma jirin inan jilo jeceyl lkn waxan arkay anoo badi ku jiro lkn wanku qusay waliba si xun qalbiga ayaa ibuko hadana cidna dacwo uma hesto wayo qof walbo wixi u qoray ayuu maraya😍😍

    • @shiidmediecanter2089
      @shiidmediecanter2089 4 роки тому

      Wll waad heleysaa insha allh mid ficn oo ku ilaal sado niyada qaar u sheeg

  • @farahjama1093
    @farahjama1093 4 роки тому +4

    Dhar sifeeya oogada anigu waan
    Dhibsanayaa mana dheehdo gabadhii
    Dhaqankeeni lumisee orod
    Dhaaf agtaydaa kuma
    Dhawri karayee
    Gabar dhuubanoo wacan
    Dhankeeni haysaan
    Dhawrtaa ayaa mahan
    Balan adag na dhiganaye
    Kuma dhawri karayee
    Dhaqso ii ag dhaaf ani

  • @boqoradakulmisboqoradakulm2781
    @boqoradakulmisboqoradakulm2781 4 роки тому +2

    Ragbaajira Aduunyada aanjikaarin dumarkee waxba heey agjoogine
    jahil yahow idhaafoo jaahaaga igaqari
    ❤🖒 heestaan weyiga gadan tahay🖒🖒🖒100/100🖒🖒

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 4 роки тому +8

    Hees iyo bar wlh 💯❤👌👌👌jahliyahow idhafoo jahaaga iga qari afkaaga caana lagu qabay muna sharafeey

  • @ilhanhaji459
    @ilhanhaji459 4 роки тому +2

    Abdi askari waa nin cood macan waka helay wajigisana maa arag xage joga

  • @maqdisbidhaan9256
    @maqdisbidhaan9256 4 роки тому +1

    boqorad weye cod leh iyo talanti fican hore usoco abdi Askar Tube

  • @hodhanqali2574
    @hodhanqali2574 3 роки тому

    Sax sax asxan hees

  • @nisharashid
    @nisharashid 4 роки тому +3

    Ax wa hees aniiga iga hadlaysa😥

  • @sahromaxamed7749
    @sahromaxamed7749 4 роки тому +2

    Hees iyo bar
    Abdiaskari xayeysiiskiisa iska jclhy

  • @saadoahmed3227
    @saadoahmed3227 4 роки тому +1

    Thanks sister good job 💝💝💝💝🥰🥰🥰🥰🥰😘😘😍💗💗💗💗💗💗

  • @filkiikaroone938
    @filkiikaroone938 4 роки тому +2

    Hees adduun

  • @ahmednourabdi3152
    @ahmednourabdi3152 4 роки тому +1

    Anaguba ku ma rabno eee nadhaaaf

  • @hibaaqahmed1763
    @hibaaqahmed1763 4 роки тому

    Love you muna sharaf hees xaqiiqda tabanaysa weeye

  • @samiirafayaxafrica9285
    @samiirafayaxafrica9285 4 роки тому

    Waaaaw.uma.dhalan.jileecoo..afkaaga.caano.lagu.qabay.waaw.maheesta.ma.codka..maansha.allaah.waa.haybad.maamo.nooloow.inbadan

  • @hidesideofficial212
    @hidesideofficial212 4 роки тому +3

    Waxasa fanand laga daha od iyo quurux iyo jiilitan intaba waay isku daarsataye muna sahraf wale naagahe fananinta isku sahgayay daaqada ayay kala baaxdaye qofto od macana Anigo qoftan booski xalimo qalif ayay ino gasahye

  • @faaidadancali5932
    @faaidadancali5932 4 роки тому +1

    Fananadan mantaa igu horesa ayado ahmed biif lahesesa yan hada so arkay ileen waba fanand jirta

    • @zaaanc7008
      @zaaanc7008 4 роки тому

      isku mid maaha taas funka waa ka fadhiisatay

  • @munajaamac3057
    @munajaamac3057 4 роки тому

    Ano ah muna shraf waxan halkan uga mahad alenaya abdi askar yutub iyo dahman inta haska igalaso sahqayse abwaan abdilahe medeye qaasin macruf waxan idin layahaye faarxad igo noolada siido kale taagarasahyda dahman tood adban idin wada jaclahaye soomaliyay ilove walalayal

  • @zamzamcabdullahifaarah5429
    @zamzamcabdullahifaarah5429 4 роки тому +2

    xasuusti booli ruwanda miyaa ka yeersisay heestan itobia xasuus nudan
    2014,2,26 deedi

  • @barduuro
    @barduuro 4 роки тому

    waa macquul xabadaan

  • @fadumoayub6987
    @fadumoayub6987 4 роки тому +1

    Muno sharaf ❤️❤️habo

  • @shaqalledalmar4761
    @shaqalledalmar4761 4 роки тому

    Eesh calaa midho abwaan mideeye hore u soco broth

  • @roodaaxmed6559
    @roodaaxmed6559 4 роки тому +1

    Hees adag

  • @muktarnadifyousuf3807
    @muktarnadifyousuf3807 4 роки тому

    Muna Fulxumo Kusoo Dhawow Fanka Narta 🙄👏👏👏👏😉🦧👈

  • @zafaqaali2395
    @zafaqaali2395 4 роки тому

    Gabdhaah isa qawinta quruxa maay u maalyena quruxa wa asturaanta mark asaturaanthya wad quruxa baadanthya

  • @munaahmedofficial898
    @munaahmedofficial898 4 роки тому

    Yur Naa magacayaga nooda waxyay dhimatay

  • @mdksa9386
    @mdksa9386 4 роки тому

    Abdi askari nin culus salan sare

  • @leilamohamed4157
    @leilamohamed4157 4 роки тому

    Jecelka wilashena jilayan sanadkan waa laba maliin .waxan ulajeda jirgada ayee raban ee maraban mustaqbalka aya tinkada wax fahma dumarow xaqeda aya midz .ah .....

  • @saadoahmed3227
    @saadoahmed3227 4 роки тому

    Woooooow

  • @yasmiinquruxofficial1188
    @yasmiinquruxofficial1188 4 роки тому

    Wlh heestan anigey si gaara I tabaneysa

  • @hiigsilyrics5562
    @hiigsilyrics5562 4 роки тому

    Waa kala kacsanthy

  • @YouTube_Sacad
    @YouTube_Sacad 4 роки тому +2

    Waxaan Hees Ma ahanee Wax fiican la imaaw Runta ayaa sidaas ah intaa is soo qaawiso hadana meesha wax aan jirin inla imaneysaa Naga tag dheh

  • @CAMAARAMEDIAPRO
    @CAMAARAMEDIAPRO 4 роки тому +7

    Subscribers iisaara walalaheyga Soomaaliyeed 💋💋❤❤👏👇👇

    • @HALYEYMEDIA
      @HALYEYMEDIA 4 роки тому +1

      Walaal waan kuu saare adna iisaar fadlan

    • @CAMAARAMEDIAPRO
      @CAMAARAMEDIAPRO 4 роки тому +1

      @@HALYEYMEDIA Waa ku saray aboowe

  • @SalmaanSalmaan-ol5ki
    @SalmaanSalmaan-ol5ki 4 роки тому +1

    Saxiiix

  • @banaatanab6195
    @banaatanab6195 4 роки тому +1

    Wiilalashena waxa ma istaahilan waayo walahi ma arkin wilasha somalida wax ka naxariis badan ileen waxba ka dhashay caynaan oo ah aniga indhahayga iyo iftiinka Noloshayda ilahay haydaaye

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 4 роки тому +1

    SHARAFEEY XAAL QAADO NAAGKASTA OO QAAWAN HADEY MAGACII SHARAF QAADATAY KUWI SHARFANA EE ASTURNA MAXAY QAADAN

  • @reo9475
    @reo9475 4 роки тому

    ♥️♥️♥️♥️

  • @khadarkayse3610
    @khadarkayse3610 4 роки тому

    Heeskasta waad macaanysaa Abdi Askariyow mid kaliya odhan maysid way xun tahy😁😁

    • @ABDIASKARITUBE
      @ABDIASKARITUBE  4 роки тому +1

      hhh..malaha waa xun kuwa bilaa xayaysiisnta!!

    • @mahamedabdillahi9283
      @mahamedabdillahi9283 4 роки тому

      Ereyga J.. xataa gadhcastu waa ka baqaan waa abwaan ninka sameeyey

  • @ahmedabdulle823
    @ahmedabdulle823 4 роки тому

    Heedhe maxaa nalaga rabaa waa yaabe

  • @inamohamoutmo9189
    @inamohamoutmo9189 4 роки тому

    😊

  • @rahodahir6836
    @rahodahir6836 4 роки тому +3

    Dirac bac wene ku qurxanan lehed

  • @guntane143
    @guntane143 4 роки тому

    Naag adag inay tahy miyayna ka muuqan😅

  • @zamzamjamac2571
    @zamzamjamac2571 4 роки тому

    Heesta maxamu lakin isqawintaa xumaynayso