RAGG VS DUMAR 🤣 | CHALLENGI UGU ADKAA ABID OO TIKTOK KA BILOWDAY 🤣 WAA LA IS HAYAA RAGOW IS ADKEEYA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 12 тис.

  • @Anasmohamed00
    @Anasmohamed00 2 роки тому +1483

    Wasiir 3 years ba saraakiisha kamid ahaa wali pin 📌 iguma qaban mxa qaldan

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 роки тому +1030

    Ruuxi ugu kheerka badna,ugu naxriista badna,ugu sharafta badna waa nabi maxamed scw❤️

  • @kaliakalia7023
    @kaliakalia7023 2 роки тому +36

    2 intii maanta sooman maalinta carafo allha idinka aqbalo qof walbna waxuu jcl yhy rabi ha u sahlo duceesta inti wax fahmeeso✋❤

  • @Balanbaalisstudeo
    @Balanbaalisstudeo Рік тому +15

    We love prophet mohamed scw

  • @saciidcalicismaan7103
    @saciidcalicismaan7103 2 роки тому +246

    Number 1 greatest challenge I had ever seen before

  • @majidcade9027
    @majidcade9027 2 роки тому +10

    Been masheego xumaan mayaqaan dacad agtiisay talaa naxriis iyo nabadba korkiisay ahaatay isagu waa mohamad scw🥺🥺❤️❤️

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 роки тому +304

    Eid mubaarik all Muslims ☪️ ❤
    Gaar ahan somali maxamed meel kasta oo aad joogtan ilahay cafimaad hanagu garsiyo ciidan ciideeda incha Allh 🙏❣❣

  • @deeqomuxudiin8584
    @deeqomuxudiin8584 2 роки тому +27

    2 Zaraakiizha Unukaa leh☺🤣

  • @zakariamohamudabdirahman6511
    @zakariamohamudabdirahman6511 2 роки тому +226

    Number 1 amazing challenge greatest came back of all the time 💪 for boyz

  • @abassrastaman9992
    @abassrastaman9992 2 роки тому +131

    Number 1 😂😻 Wwww Amazing challenge and keep going Sir zaki

  • @leilaabdi3075
    @leilaabdi3075 2 роки тому +47

    Number 2 lkn waziiir maxa number 2 no siisay haddan queen’s nahnay mooshin ban wadanaa🤣🤣🤣

  • @muniirappe8855
    @muniirappe8855 2 роки тому +8

    Lkin wasiir Wlahi gabdhaha waxooda waa xikmad lkin wiilasha wey kudaba daysanaayaan 😂😂😂😂

  • @هنادي-12
    @هنادي-12 2 роки тому +71

    2 dumarka sunta raga ka ilmeysisa 😂😂😂

  • @hamdiahmed353
    @hamdiahmed353 2 роки тому +15

    Ano waligey waxpo kuso qorin wlhi 2😭❤️like iyo shere le dhahi jiray

  • @monaabdullah7350
    @monaabdullah7350 2 роки тому +110

    ‏قال الرسول صلى الله عليه وسلم: {خير الدعاء دعاء ‎#يوم_عرفة ، وخيرُ ما قلتُ أنا والنبيون من قبلي: لَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ وَحْدَهُ لَا شَرِيكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ، وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ.}🤲🏾🤲🏾❤❤❤

  • @ruwaydaabdihakim7539
    @ruwaydaabdihakim7539 2 роки тому +14

    Emotional damage baa noqotay wasiir waa kuwadanaa 😂😂 2

  • @dhowrzankaztaro4735
    @dhowrzankaztaro4735 2 роки тому +39

    Dumarland: 2
    Lkn wasiir iLaa hada cadaalad kaama hayno hadaan dumar nahay 😹😹😹

  • @ahmettapdirahmanibrahim5802
    @ahmettapdirahmanibrahim5802 2 роки тому +30

    Number One {{Waa anigoo Saraakiisha ah }} 😂😂😂

  • @king_idris2023
    @king_idris2023 2 роки тому +53

    wasiir dhex dhexaadnimada iskadaa Nagu Soo biir 😂😂😂 number 1

  • @ikraanhalane7222
    @ikraanhalane7222 2 роки тому +5

    Ileen waxa shiidka nagu riday waa gabdhahaan sisters naga ganbiya🤣🤣🤣

  • @Alvares23er
    @Alvares23er 2 роки тому +241

    KING ALWAYS KING 🤴🥰✊

  • @simranmohamud8986
    @simranmohamud8986 2 роки тому +85

    Team 2 wasiir gees bad ka raranthy cadalad ma tihid 😂😂😂

  • @saeedbashiir6707
    @saeedbashiir6707 2 роки тому +56

    Number 1 😂😂 anaga ku leh waziirka😅
    Waziirka cadaalad sheeg

  • @kadidjakatijoli999
    @kadidjakatijoli999 Рік тому +2

    Wasiir wan ku wadaa ee keep Goin m'y Wasiir 🥰🥰

  • @sahalcabdilahi2012
    @sahalcabdilahi2012 2 роки тому +39

    Rag Rag dhafay is mujiya Namper One 1 😂😂😂

  • @A_karaama
    @A_karaama 2 роки тому +49

    Keep Going Wasiir
    Liiska Raga igu tiri 😂 Number 1️⃣

  • @Emma-iv5yj
    @Emma-iv5yj 2 роки тому +91

    2. Marku video ii so dhaco waa soo ordaa love you walalkey

  • @AsturMaxamed
    @AsturMaxamed Рік тому

    1 waaye wasiir zaki waan kuwataa

  • @abdirahmaanmohamed1582
    @abdirahmaanmohamed1582 2 роки тому +35

    Number 1 waziir challenge gaan soo badi 😉

  • @GaaboHilowle3002
    @GaaboHilowle3002 2 роки тому +21

    Lambar 2🤷🏼‍♀️✊🏼anaga leh mishaa😂anaga leh wasarada😂

  • @yaasiinmustaf7976
    @yaasiinmustaf7976 2 роки тому +22

    Number 1
    Kugu ma badni lkn hamaraa
    Jumlo ufirrsada isbuucii 😅🤣

  • @zakkihuzzein1153
    @zakkihuzzein1153 Рік тому

    Ku saliya xabiibkeenna Mohammed ﷺ SCW. ♥️

  • @ibracadeofficial6222
    @ibracadeofficial6222 2 роки тому +19

    🤣Hadii🤣 aad🤣 qososho 🤣waxa 🤣thy🤣 ck cadow🤣🤣🤣🤣 giisa 🤣
    rawaahu🤣 dirisle abdi 🤣

  • @naiima8047
    @naiima8047 2 роки тому +25

    2 dumar waligey comanti ma qorin lkn dhiga dumarnimo🤣

  • @jeynaboy9968
    @jeynaboy9968 2 роки тому +15

    1 LKN MID AAN KU WAYDIIYEE MARKA EE KU DHAHAYAAN DHAxDHAXAAD AANOO TAHY MA GURUUPKA CILMI IO MAA HOGAAMINOOSAA 😂😂😂😂

  • @cristanoronaldoandgeorgina6390
    @cristanoronaldoandgeorgina6390 2 роки тому +3

    Nio HoRta MakaxBaa Ku dhamtaY RagiiNa CabdigiQoRa aYaaDka Dhahday dumarkiina iLa FahaN LegeNd😅😅❤️ I am 1

  • @donny655
    @donny655 2 роки тому +70

    Best back 2 back ever

  • @aamina864
    @aamina864 2 роки тому +25

    2 baatigang 😅🤟farax luga baasto waa qalad inaa warshadi idin soo sartay la tartantaan😏😂

    • @aboutmyidea1.
      @aboutmyidea1. 2 роки тому +1

      Adi xataa guska aabahaa ayaad kasoobaxday ee isdaji sister of 🤣🤣🤣🤣

    • @aamina864
      @aamina864 2 роки тому +1

      @@aboutmyidea1. bilaa aqlaaq batahay farax ee xaliimo in ey ku dhashay miyaa diidan tahy😏

    • @simandharaar3452
      @simandharaar3452 2 роки тому

      2

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 роки тому +94

    Saraakiisha hadad ku jirto wasiirkana aad ku xidhan tahay ismujiya team raga 😂😂❤

  • @zahraafdhuub8481
    @zahraafdhuub8481 2 роки тому +5

    Waziir wlhi dhexdhexaad ma tihid wlhi 😂😂😂

  • @Amina_CJ
    @Amina_CJ 2 роки тому +36

    Eid Mubarak kuligin number 2 😂

  • @ugasohaji
    @ugasohaji 2 роки тому +10

    2
    Eid mubarak
    تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

  • @duaapdu3119
    @duaapdu3119 2 роки тому +26

    Number1 Jaale Wasiir Challenge Waa Emotional nuclear Damage 😅😅😂

  • @klashashtonhassan3241
    @klashashtonhassan3241 Рік тому

    1 waziir waan ku slaamey

  • @cabdicade6546
    @cabdicade6546 2 роки тому +32

    2 years Ayan kudawadaa lpx 1 rag rag dhalay baan ahay oo doobnimo qawoow lajiifo farii Calan cal😂😂😂😂😂😂😂

  • @sahrofaarax5728
    @sahrofaarax5728 2 роки тому +16

    ILen. Baryahan waxy shiidka lahaa kuwana nagudiray ragii miyaa hus dheh😳🤣🤣🤣

  • @sacidzaki7288
    @sacidzaki7288 2 роки тому +8

    1 inta igu racsan lov sara🤣🤣

  • @sacidabdalle6174
    @sacidabdalle6174 2 роки тому +1

    1111111111111111111111.
    WAZIIR Wa Cusbahay So Dhawen Majirta
    Wazirada Ina Kamidnoqdo Rabaa

  • @rihaamqurux1813
    @rihaamqurux1813 2 роки тому +7

    2 waxba ima dhafan guuleyso wallkey 🥰🥰🥰

  • @riyanaqurux8576
    @riyanaqurux8576 2 роки тому +14

    Legend wlhi Waziir Wn ku wata Afarahn ino so badii (2)🤣😂

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 2 роки тому +4

    Late No.2😎🥰♥️♥️♥️♥️ciid mubaarak sxb zaki🥀🌹

  • @ahmedhilowle2297
    @ahmedhilowle2297 Рік тому

    1 zaki Nin an inbadn tageero
    Iam a big fan for u ✅

  • @w.shadow4189
    @w.shadow4189 2 роки тому +24

    Rule 01: (((dont act sigma infront of real sigma)))😎😎

  • @anitaanita9659
    @anitaanita9659 2 роки тому +23

    رب اجعلني مقيم الصلاة ومن ذريتي ربنا وتقبل دعائي 🤲ربي اهديني لم تحبه وترضا اللهم انك عفو كريم تحب العفو فاعفو عنيا وعافني اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم 💜🤲🤲

  • @amaalmaxamad6907
    @amaalmaxamad6907 2 роки тому +33

    NAMBAR 2 waziir Bahasha Cadaalad uwad Xogga dhiiga Ragganimda yuu ku Qadan🤣

    • @sumii2403
      @sumii2403 2 роки тому

      Nagadhici ninacuu ujaleecaa😂😂😂

  • @sharmaarke6530
    @sharmaarke6530 2 роки тому +3

    king is always king

  • @cabdiraxmaanxasanxaji2034
    @cabdiraxmaanxasanxaji2034 2 роки тому +7

    Wasiir dhexdhexaad aa katahay cilmi maa isku badashay😂😂😂😂😂😂kaftan wye waziir😂😂😂😂

  • @mahamedahmedmuhumed2953
    @mahamedahmedmuhumed2953 2 роки тому +21

    1111 legend always legend ❤💙one love soomaali

  • @kingjohn9145
    @kingjohn9145 2 роки тому +33

    Gabdhaha wixii Helay la yaabay 😂😂😂

  • @fatimaabdallah4375
    @fatimaabdallah4375 2 роки тому

    2big fans kuu nahe waziir

  • @abdirahimahmed2582
    @abdirahimahmed2582 2 роки тому +23

    😂😂 waziir ha aamusin ee hadal dee😂 baraamishka quruxi ❤

  • @mhd_luck_pio7162
    @mhd_luck_pio7162 2 роки тому +14

    Number 1
    Emotional nuclear damage 💔
    Waziir saraa kiisha hada nhy waa ku wadanaa 👊🤗✌

  • @ashrafbinuhakiimi8144
    @ashrafbinuhakiimi8144 2 роки тому +6

    Number 1 waziir jawaab waafi ah waad hesata waa idinsalaamay team wazaarada😁🔥

  • @caliisaaq6964
    @caliisaaq6964 Рік тому +1

    1 hhhhhhhhhh hayaay

  • @nabiilck689
    @nabiilck689 2 роки тому +12

    😹❤Wasiir 1 waa ragga Amarkaga waa maqlay like I saar Legend

  • @caasimofficial
    @caasimofficial 2 роки тому +8

    Eid mubarak aan ku sallino xabibkeni c.s.w.

  • @mahamedshoobare6946
    @mahamedshoobare6946 2 роки тому +25

    Wasır Number 1 soo daahday 😂👍🏼❤

  • @nasteexosharmarkenasteexos1241

    Alle haku sharfo wllky ❤🎉

  • @siidcali2582
    @siidcali2582 2 роки тому +8

    Naag ilka dheer dhaqasho moyee dhunkasho malahan Number 1 come Back Waali ah😁😂✌️

  • @amaddiallo7100
    @amaddiallo7100 2 роки тому +4

    First person on fire 🔥😍

  • @rukiyamohammed7908
    @rukiyamohammed7908 2 роки тому +33

    Viva dumarka 🥰dumarnimo kudhimo 😅

  • @maxamedcalimaxamedcali3498
    @maxamedcalimaxamedcali3498 2 роки тому +6

    1 dumar waa sunta raga ka ilmaysiso 😊

  • @kinGfitaxfashion21
    @kinGfitaxfashion21 2 роки тому +15

    Eid Mubarak waziir qofkii ugu horeye

  • @abdinordiis4896
    @abdinordiis4896 2 роки тому +7

    Number 1 waziir saraakiisha Muqaalka Soosocda Lagaa Sugaa Halka Noqoto😁😁

  • @zaynuabdalla815
    @zaynuabdalla815 2 роки тому +73

    Lᴇɢᴇɴᴅ ᴀʟᴡᴀʏs ʟᴇɢᴇɴᴅ ᴡʏᴇ ᴋᴇᴘɢᴏɪɴɢ ᴘʀᴏ❣️

  • @qadrocaddey5467
    @qadrocaddey5467 2 роки тому +3

    Waziir inaa wilasha lajirto walagaa daremaaa joojii dhax dhaxad naqoow adii kale col😆😆😆😆

  • @naturerelaxvideos6646
    @naturerelaxvideos6646 2 роки тому +6

    Number 1
    I am military no police....😂😂🖐️

  • @mahadhero7769
    @mahadhero7769 2 роки тому +5

    1 zaki waa ku wataa legend keep going 👑🦁

  • @adnanmohamett8204
    @adnanmohamett8204 2 роки тому +58

    And the come back is complete😂🔥

  • @caliwarsame9670
    @caliwarsame9670 Рік тому

    1 waa kuwadanaa wasiir

  • @safiyomuhumedahmed3586
    @safiyomuhumedahmed3586 2 роки тому +7

    2 Dumarland💪😘 noobadiya billah caleykum

  • @usamaiscak4207
    @usamaiscak4207 2 роки тому +19

    Dhaxan Iyo Naag la'aan Nadishay Waziir meshaan Hadii 2 ubadato Mid isoo qabo Nio waa Fahmikartaa Waxaan ahay Waziir...1 rag rag dhalay Baan ahay😀😀

  • @usaamaabdi9605
    @usaamaabdi9605 2 роки тому +11

    Number 1 captain ka saraakiisha 🔥🔥💪

  • @asmaaupdisalamahmed3932
    @asmaaupdisalamahmed3932 Рік тому

    2dumarka🥰

  • @hajirkafat8775
    @hajirkafat8775 2 роки тому +6

    1 wiilka wiilkoda wa nuurow🤣🤣❤️❤️

  • @sahritaahmed1060
    @sahritaahmed1060 2 роки тому +7

    2 zaki bin xaaji one love ❤️❤️😃😃

  • @faizahussein7794
    @faizahussein7794 2 роки тому +4

    Eid mubark from wasirak number 2

  • @PubgMobile-ue7ew
    @PubgMobile-ue7ew Рік тому

    number 1 keep going pro

  • @marryme4690
    @marryme4690 2 роки тому +34

    Viva Dumarland❤✌ Halaga Faidesto Xigmadahan Gabdhahas inte Noolyihin😂😂😂😂

  • @ibraahimcabaas3008
    @ibraahimcabaas3008 2 роки тому +13

    Number 1
    Ciid wanaagsan
    Keep
    emotional damage

  • @dervishgunge3062
    @dervishgunge3062 2 роки тому +5

    Wasiir Saad ulaheyd cadaalad ahay wad nagu foororisey from lions 🦁 Number 1st
    Wasiirka arimaha gudaha Zaki bin Hajji🥰💯
    Wiilasha legends wan wata 😃💯👋

  • @abdinaasir1140
    @abdinaasir1140 2 роки тому +1

    Number 1😉

  • @liibaanmaxamudmuxudiin3345
    @liibaanmaxamudmuxudiin3345 2 роки тому +8

    Eid mubarak lumber 1 Legend waa tagtay waxba lagaama qaban karo ❤️❤️❤️

  • @buzhrayar5027
    @buzhrayar5027 2 роки тому +11

    Raga maxd number 1 usiisay anka waligayow kalinta kobaad nalakama qaadine😂

  • @zaki_poi_0927
    @zaki_poi_0927 2 роки тому +10

    number 1 wasiirka arimaha raga iyo dumarka🤣

  • @ludostartgame6129
    @ludostartgame6129 Рік тому

    Zaki wankahelay❤❤

  • @hamdraabi5239
    @hamdraabi5239 2 роки тому +6

    Team 2 iso adkeeya faraxyaasha 😂👊

  • @abdirizakbakar9038
    @abdirizakbakar9038 2 роки тому +6

    Waziika iyo dhamaan saraakisha wilal iyo gabdho wan idin salamay ciid Mubarak 😍😍

  • @shaymaquen2599
    @shaymaquen2599 2 роки тому +8

    Gabdhaha ku heesta
    Keep up😄😃

  • @cabdifitax8108
    @cabdifitax8108 2 роки тому

    Marwaliba waa Idinka hooreenaa