maanta rotinkena waa cambuulo bun iyo daango ...wadani

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 54

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 3 місяці тому +10

    Talo walaltinimo, daawada la isku cadeeyo xanuuno badan ayaa laga qadaa sida cancer, Alle ayanu ka magan galney ee iska dhaaf abayo, quruxley ayaad tahay, mashaa Allah👸

    • @ayaanbilan2251
      @ayaanbilan2251 3 місяці тому +1

      Waa runtaa talaana siisey gabadhan ayaan bilan daawadeedi markey usoo dirtey ee tidhi iibi kana faa id ayey ismarisey haday saas tahay iyo hadii kaleba waanka naxay walaahey uma fiicna

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 3 місяці тому +2

    Masha Allah keep going ❤❤❤

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 3 місяці тому +4

    Mashaa Allah walashay
    Horumar wacan, guuleysta❤️💞

  • @صابرينعبدغن
    @صابرينعبدغن 3 місяці тому +7

    Sister love you wlhi ❤😊👸🏻💕

  • @AishaAbukar-r3v
    @AishaAbukar-r3v 3 місяці тому +4

    Masha Allah waxaad tahay gabar karti bdn Allah ku dhowro

  • @SihamMohamed-q1q
    @SihamMohamed-q1q 3 місяці тому +5

    M.a abyo guuleyso ❤

  • @Beerlula_adam
    @Beerlula_adam 3 місяці тому +2

    Masha Alah

  • @monafarah4324
    @monafarah4324 3 місяці тому +1

    MAASHA ALAAH ILAAHAY HA IDIIN XAFIDO AAMIIN YAARABI DHAMAAN TEEN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hawonadar.n9039
    @hawonadar.n9039 3 місяці тому +3

    Quruxey allha idin barakeyo aduunayadu waa iti xan dul qad lahow rabina talada saaro

  • @jamiilajasair2134
    @jamiilajasair2134 3 місяці тому +4

    Masha allah waxaad tahay gabar aad u sabar badan waxii horiba waad kasoo guleesatay hada iyo waxii soo socdane eebe waxaan kaaga rajeenayaa inaad ka guuleesato. Kaftan raali noqo maxamed dhaqankooda ayuu si kiskis kuu barayaa waxaa ka mid ah kalaamuda bun iyo cambuulo😅 mardhaw cambuulo xanshir iyo cambuulo baalay, soor, calooley, muufo, kalankil, odkac iyo waxii la mid iyo macmacaan kaladuwan iyo cunto kala duwan ayaan kasugeenaa oo dhaqan u leeyihiin reerka maxamed iyo midkaada😅 xabiibti hori usoco

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 3 місяці тому +1

    Team 27 gabadhaan aan 100k gaarsiiyo maa shaallah

  • @Raho339
    @Raho339 3 місяці тому +1

    Allaah Is One☝️♥️❣️

  • @user-wo8cu8xw8v
    @user-wo8cu8xw8v 3 місяці тому +2

    MashaAllah ❤❤❤

  • @minaahmedmohammed8255
    @minaahmedmohammed8255 3 місяці тому +2

    Man sha Allah illahey haku xafiido Abaayo Codka maxaa ka helay hargab hadu yahey Caadi Waye lkn Hadu ka Bai wayo taqtar aad

  • @SaabriinRooble
    @SaabriinRooble 3 місяці тому +2

    ❤❤❤❤❤❤oky

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 3 місяці тому +5

    Somaliyey aan garab istaagno lamanaha, channelkan aan kor u qaadno fadlan❤🎉

  • @haniyaxye2078
    @haniyaxye2078 2 місяці тому

    Allaha idin xafido adiga iyo xajiga iyo carurta❤

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 3 місяці тому +3

    Abaayo maradaxidhantahay hakagaqaadin eemarakalekagaqaan shukumaan ama baati kale

  • @sahramohmuodmohmuod2542
    @sahramohmuodmohmuod2542 3 місяці тому +2

  • @sacdiyoisak4167
    @sacdiyoisak4167 3 місяці тому +2

    Masha,allaah horey usoco abyo

  • @IdirisMaxamuud-p2m
    @IdirisMaxamuud-p2m 3 місяці тому

    Ruqiyo salan iga gudoon wllshy qali faraxad ku nolow

  • @haniyaxye2078
    @haniyaxye2078 2 місяці тому

    Gabadhan isma cadeyso wey u dhalatey ❤

  • @مزونالشمري-ص6غ
    @مزونالشمري-ص6غ 3 місяці тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NawaalXaashi
    @NawaalXaashi 3 місяці тому +2

    M.a ❤❤❤❤

  • @muhuboali9896
    @muhuboali9896 3 місяці тому +3

    Waa u dhalatay cadaanta , horay u soco eefdo

  • @nacimanacima5717
    @nacimanacima5717 3 місяці тому +2

    Hore usoco mcnto ❤

  • @muhuboali9896
    @muhuboali9896 3 місяці тому +3

    Daango macaan

  • @Fatimaibrahim-q5u
    @Fatimaibrahim-q5u 3 місяці тому +1

    Masha allh isku wara😢❤❤❤❤❤❤

  • @fatumoali5620
    @fatumoali5620 2 місяці тому

    Masha Allah ❤❤

  • @AdnanKahin
    @AdnanKahin 3 місяці тому +1

    Hore u soco sister

  • @malyunmohamed12
    @malyunmohamed12 3 місяці тому

    Mashaalh alha

  • @axmedmaxamed-vx2fo
    @axmedmaxamed-vx2fo 3 місяці тому +2

    ❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 3 місяці тому +1

    Marshall allh 😂❤❤❤

  • @haniyaxye2078
    @haniyaxye2078 2 місяці тому

    Mashaa Allah hore usoco ❤

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 3 місяці тому +1

    Masha Allaah ❤❤❤❤❤ beautiful family 🥰 keep going up ❤

  • @Efoodball.002
    @Efoodball.002 3 місяці тому +2

    🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @efoodball.lamaanaha
    @efoodball.lamaanaha 3 місяці тому +2

    🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hipaaahasan5049
    @hipaaahasan5049 3 місяці тому

    salool iyo bun saliid lagu shiilay iyo bariis iyo digir la isku cunayo walahi yaab manta igu horaysa 😮

  • @AdnanKahin
    @AdnanKahin 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤

  • @HalimaxasanKaahiye
    @HalimaxasanKaahiye 3 місяці тому

    Saliiida ka badisay abaayo daangada

  • @11naa44
    @11naa44 3 місяці тому +2

    🎉🎉🎉🎉

    • @RayaamYahye-xp2lt
      @RayaamYahye-xp2lt 2 місяці тому +1

      ❤❤😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊

    • @RayaamYahye-xp2lt
      @RayaamYahye-xp2lt 2 місяці тому +1

      ❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉

  • @NafisoNalka-pt2rv
    @NafisoNalka-pt2rv 2 місяці тому

    M.a

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 3 місяці тому +3

    Asc ruqiya waankuusaaray maanta maashaa allaah horayusoco

  • @halimojibril7917
    @halimojibril7917 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤ I

  • @muhuboali9896
    @muhuboali9896 3 місяці тому +1

    Adaaba iska cad

  • @Raho339
    @Raho339 3 місяці тому +1

    🎉🎉🎉🩷🩷🎉🎉♥️♥️🎉🎉🩷🩷

  • @darrowdarrow7923
    @darrowdarrow7923 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MujammMuhamm
    @MujammMuhamm 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @امنور-م4ح
    @امنور-م4ح 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤