Madaxweynaha Soomaaliya oo soo xiray Tartanka Quraanka Kariimka ah ee Bisha Barakaysan ayaa abaal

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • Madaxweynaha Soomaaliya oo soo xiray Tartanka Quraanka Kariimka ah ee Bisha Barakaysan ayaa abaal marinno guddoonsiiyey halyeeyada kaalimaha hore ka galay tartanka sannadkan.

КОМЕНТАРІ • 8

  • @tahliilj
    @tahliilj Рік тому +3

    Maashaallaah mdxwyne sh/dr Xasan shiikh maxamuud allaha kuxafido aaqro iyo aduun inshaallah waan kugarabtaaganahay

  • @mohamedgacamey4331
    @mohamedgacamey4331 Рік тому +2

    Masha'allah Allahuma barik ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umuahmad2535
    @umuahmad2535 Рік тому +2

    Meelaha wanaaga kasomuuqo waligaa mudane madaxweyne masha Allah

  • @377abdirahman
    @377abdirahman Рік тому

    Manshalah madaxaweyne xasan shiekh Allaha ku barakeeyo kii daadkisa iyo diintisa iyo dalkiiida si daacad ah ugu shaqeyo allah kaa dhigo caruurta xafidul quranka ahna si gaaar ah Haloo ilaaliyo waa qaaali

  • @mohabbananay4309
    @mohabbananay4309 9 місяців тому

    Allow barakeey hogaamiyaheena kana dhig mid umada udhaxeeya

  • @daalib486
    @daalib486 Рік тому

    Masha Allah tabarakallah hambaliyo

  • @bilanxamdibariise5531
    @bilanxamdibariise5531 16 днів тому

    Mmr

  • @MrSheikh778
    @MrSheikh778 Рік тому

    Xaaran ayaada ku gorisay Allow san Quraanka qaban