Dawlad la'aanta waxay keenaysaa In qof waliba qaanuun jeebkiisa kala soo baxo oo Hormuudkooda waaba Qofkii Madax wayne ku magacawnaa oo asaga qaanuun ku dhaqi lahaa shacabka ayaaba Boqolaal kun oo qoys ku barakiciyay Xamar ilaa qabuuro la fagay ee ilaahay Umadan Somaliyeed hana soo hanuuniyo Aamin aamin Aamiin
Somalia cadalad daro aya hayso umada somaliyed imaam cadil ah allaha dalka gacanta ugaliyo waxan wanasiib daro malin kasto sidan in ay dareman shacabka somaliyeed
Subxaanallaah, Allaah ha u kaalmeeyo Dadka Somalia. Waxaa dhib ah in Awood leysku sheegto mar walba oo ay ooyaan umada Somaliyeed. Allaah ha idiin gar gaaro Shukran Jazaakallaah kheyran Munasar
Subxaanallah maxaa nagu dhacay dadkii walaalaha ahaa yaa san lagu sameyay yaa caruurtii yareyd oo ka similar waxbarashadii jiray xamar masiibo aa ka soo soco allaw naga badbaadi masiibadan iyo wlm
waxaas edebdaro iyo isla weyni waaye anaa kaa sareeya Meel ay ka jirta Dowlad Laga ma Yaabo inay Dhalato ilaa Dadka Nocaan udhaqmaaya ay Dalka Ka Dawar Goaan Duligan sarkaalka lagu sheegey Allha uga soo dhiciyo xaqooda Qoyskaan
Gurigiin ba waxaasaa la leeyahay waa dowlad iyagiiba is cunaaya oo shaardowlo isku gumeysanaaya yaa la noolaan kara cawaantaas duf ku baxa duliyahow uf
Lakin Taliyahas Wuxuu Qalad Ka Galey Maxkamadaha Marka Taliyaas Maxkamada Ciidamada Shuute Waa Intalaabo uu ka Qaadaa Oo dharka Ciidamada ka Saaro Kadibna Taliyaha Saldhiga laga Qaadaa Xabsigana Loo dhaadhiciyo Waa Nin kibray sharciga Hala Tuso Xanuunka Gefka uu sameeyey
MEESHAAN WAXA YAALA SHARCI AAN SHAQAY NAYN SHARCIGIIBA WAXAA KA SAREEYA DANBIILIHII WAAYO KUWA MADAXDA SHEEGANAYA AYAANBA SHARCIGA KU SHAQAYN OO SHARCIGII BAY KA DHIGEEN MID AY IYAGU LEEYIHIIN OO SAY DOONAAN AY KA YEELAAN DALKA IYO DADKA (( MARKA SHARCIGANI WAA SHARCI MAGAC U YAALA OO AAN DADKU U SINAYN
Xalka wuxu ku jura xaqa lagu leyhy ha iska bixiyan hadii maxkamad la geya xata waa laga gar leyhy xaqaoda waxa ka horeyo xaqa lagu leyhy waxeyga isii sharci muslim iyo mid galo meel loo dhafo malaha
Asc Munasar waxaan waxaa sameeya Habar Gidir lee waayee Xasan Madharge waa ka baqayaa ee maxaad iskugu Xumeey saa Boobka Habar Gidir waxa aay rabto ayeey sameey saa Xasan Madharge na waa Nin aan hadalka Habar Gidir galin
Dawlad la'aanta waxay keenaysaa In qof waliba qaanuun jeebkiisa kala soo baxo oo Hormuudkooda waaba Qofkii Madax wayne ku magacawnaa oo asaga qaanuun ku dhaqi lahaa shacabka ayaaba Boqolaal kun oo qoys ku barakiciyay Xamar ilaa qabuuro la fagay ee ilaahay Umadan Somaliyeed hana soo hanuuniyo Aamin aamin Aamiin
Mideeda kale dayn qofkale laguleeyahay sidee dadkale ama ilmo masakiin ah loogu dhibaateyaa sharci nuucee ah waye subhaanallah
Walalow muqdisho doowlad kamajirte allah haugargaro umada kunol
سبحان الله سبحان الله سبحان الله لاحول ولا قوة إلا بالله
Subxanallaah 😢😢😢😢😢
Waa in qaladkiisa lagu qaado taliye ku sheega ugu yaraan xilkiisa ku waayaa
Subhaanallah walahi waa cadaalad daro allow somaliwayn ugargaar dhankasta
illaahayow kuwan hano keenin. awalba khaladbaanu ugu tagnay
Waa musiibo weyn iyo waali cas oo damiirkii ku dhintay! Meehaani ma muqdisha? Mise? Yaahuu!!
Subxaanaalaah
Subxaanaalaah
Subxaanaalaah
Walaahi. Waa. Xaqdaro
Xaqdarrada xaqdarro kale Ayaa ku Hoos duugan Ninkii guriganniska Lahaa oo Laga Yaabo lacagtaasi iney gurigaas gashay oo Lagu dhisay intuu Lacag Xaaraan ah ku dhistay ayuu hadana baxsaday khaladka ayaa Leh Marka???
@yahyeomer6595 wax. Aadan. Hubin. HA. Sheekay. Fiiri. Ciyaalka. Quraan. Ruuga. Ee. Banaanka. Tuban
May Allah grant them big house in jannah amen from🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰
Subxaanallaah 😢😭😭😭😭
Aakhiro war baa jira
Sumxanalaah Sumxanalaah Sumxanalaah sumxanalaah Sumxanalaah Sumxanalaah
Dulmi ayaa ka socda Xamar ALLE ha asturo. Hawiye bini aadminimo way ka tageeen intooda badan
Lkn daarood ayaa culumo ah😂
Hawiye Waa ay katageen walibo tuugnimadii la casriyeye oo dareesku ku gashteen ayey wax ku dhacoyaan,
hadey isbaaro dhigan jireen Hada isbaaro waxa ay sitoos udhax dhigten Dadka masaakinta ah oo maatada ayey dulmi wayn ku hayaan
kaga siidaran waxa ay dhaheen caqligoda sabarloogada Siyaad bare ama Kan Xasan shiiq oo gobolka Banadir baa idinka rabnaa
waxeyna sii raciyeen hadii aadan haysan
Nusbooska waxaa laguugu cusbonisinaa,4,000$kun
boosku 8,000$kun midaasi waxan u arkaa Tuugnimadii la casriyeeye oo dareska ugashteen iney maatada dhacan
Caruur io ciroolaba isku ayey ula dhaqmeen Allow cadaaladu Saxda dhankada ayey jirtaa
@@ogaaloge3281😂😂😂
Soomaali waxba isma dhaantee bahasha ha qabiileynina
Somalia cadalad daro aya hayso umada somaliyed imaam cadil ah allaha dalka gacanta ugaliyo waxan wanasiib daro malin kasto sidan in ay dareman shacabka somaliyeed
Muqdishooy cadawbadanidaa.
dal aan dowlad leheen sidaan waaye xaalkiisa waa leysku awood sheeganaa allow sahal amuuraha.
Xaqa Allaha iftiinsho,Maxay masaakiin dhibeen😢
Muqdisho waxa ay noqote Hoyga kaliya la isku dhaco dadka shacabka lagu gumaado,laguna dhaco loo awood sheegto
Daresku waxa ay uxirteyn iney masaakinta kudhacaan ay ugu hanjaban
guryohoda in kuwas ardeyda ah ladhaco ayey mareysaa ileen Kani madaxweyne ma ahan waayo Kursiga inuu wax kuboobo ayuu ugu fadhiiste
Dalku nh cadaalad mataal blse Caadalata Xaga Rabi ayey jirtaa ayna Taal
Alle umadiisa waa ujeeda kuwa Dulmiga nh inuu wada Halaago waa uu awooda blse Rabi waa naxariis padane .Allow gafkena io geeridena yeysan kulmin
subxaanallaah hargeysa ganacsato 80kun oo dollar iskuleh iyo kabadan ayaa deyn iskuleh kalaguleetahay walaalkii ugaranayo uma gudbi karo. walee reer koonfur dabeecadooda illaahayow hanagu noo celin. waa waxaanu ka dagaalanay waxan ookale.
لا إله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم 😢😮
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw Scw Scw ❤❤❤
Subxaanallaah,
Allaah ha u kaalmeeyo Dadka Somalia.
Waxaa dhib ah in Awood leysku sheegto mar walba oo ay ooyaan umada Somaliyeed.
Allaah ha idiin gar gaaro
Shukran Jazaakallaah kheyran Munasar
Ax😢😢😢
Taliye U baahan in la tuso in uu sharciga ka weyn yahay laakiin Musuqa hadduu xoogeysto xaalku waa iska sidaan,Masaakiin Allah ayaa u maqan
Taliyo Farxaan Waa Harti Abgaal , Aabihiis Ayaa Inkaaray Oo Ahlu Kheyr ah , Wuuna Uga Guuray Magaalada, Hooyadiisna Waa Majeerteen, Ninkaan Taliye Farxaan Waa Nin Xun Oo Mooryaan ah, Nairobina Saro Dhaadheer uukadhistay , Laakin Waalagudabajiraa, waxuu Dadka Madiino Dhibaba Meel Ayaa Lasaaridoonaa . Xamar Gudaheed Iyo Dibadaba.
Subxana Allah subxana Allah
Subxaanallah maxaa nagu dhacay dadkii walaalaha ahaa yaa san lagu sameyay yaa caruurtii yareyd oo ka similar waxbarashadii jiray xamar masiibo aa ka soo soco allaw naga badbaadi masiibadan iyo wlm
Waa masiibo
Subxaana Allah
Weey Xijaabanyihiin, Waa Caruur, Waa Birmageedo, Laakin Cawaanta Xamar Ee Aan Kadhashay Ayaa Iney Somali Dulowdo Kamasuul ah, Cabdi Waxaan Ahayn Magartaan .
Subxanallaah Subxanallaah
SUBXANLALLAH
Waa dawlad xun ee shaqeynaysa!!! Ka xaaxaabiya, soomaali madow
😳😳😳
dadkan guriga laga saari raba wa badheedh cad laakin lacagta deynta looguso dhuumanaya ee iskaceliya wa dulmiye
Sharciga jaalle Hawiye waaye xagga !!!!!!!
😢😢😢😢😢
Somalia intu xasan calooley jogo Saan iyo sikadaran lee ahaane
Ha jabiyaan 😂 waxay fulaynimado sharciga adigona dubi oso qado oo jibi
Somalia sorry
MR.MUNASAR DADKA WARARKA BEENTA AH KUU SOO DIRAYA YEYSAN LACAGTA KAA DHAMEYN. WARAR BEEN AH INAAD FAAFISO AYAAD SHAQO KA DHIGATAY
Eedo meesha dawlad ma jirto, mooryaanimo dheh😢
Somalida Deenka ma bixiyaan lkn wey.qataan ilmaha yar waan ka xumahay in bananka ladhigo lkn ninka deenka dhiibi wayey wuu istahilaa
Munasar qof dhimatay hadii deeyn lagu lee yahay, lama duugi karo.
Maxaa u maleeysay dad nook. Baro diinta
Waa sax
MR.MUNASAR DADKA WARARKA BEENTA AH KUU SOO DIRAYA YEYSAN LACAGTA KAA DHAMEYN. WARAR BEEN AH INAAD FAAFISO AYAAD SHAQO KA DHIGATAY
@@degan4 Qofka hadii uu dhinto qabriga marka lagalsho Ayaa lagu dhihi Ninkani maanta waa unaga hoseyaa,,wxn idinoa rabaa hadii uu idinku jiro qof Deen kuleh ama wax ku haysto hasheego hana sheegto waxa uu kuleeyahay Markasaa qofka walalkii ahaa Ayaa kafalad qaadi deenta lagu lahaa kabixinayo
qofka hadii uu Nool yahay hadii uusn awoodin inuu iska bixiyo deenta waxa uu kadhashe Dad Tolna waa uu leeyahay markaasaa Loo qaramayaa hadii uu nool yahay
wax aan Deen laga baxin karin malahan nio
Hayeh ciyaalada danbigooda maxaa waye oo guriga loogaga xirtay, ninka lacagta lagu leeyahay maa xabsiga la geeyo diintee kaaga dhagtay kuwa caqliga yar oo qaraxyada loosoo dhiibo sidaadoo kalee u fakaraan adiga diinta sifcn u baro yaan lagaa faaodeysanine ileen bari ciyaalkaasaa qarxinee marki lagaasoo dhaadhiciyo
waxaas edebdaro iyo isla weyni waaye anaa kaa sareeya Meel ay ka jirta Dowlad Laga ma Yaabo inay Dhalato ilaa Dadka Nocaan udhaqmaaya ay Dalka Ka Dawar Goaan Duligan sarkaalka lagu sheegey Allha uga soo dhiciyo xaqooda Qoyskaan
Illahow umadaaada u kala gargaar
Waxaa xamar ka socda waa filimaantii hindiga ee ay noosoo turjubaani jireen
Meeshan umada ayaa lagu dhibaateeyey oo cuquba ayaa ku dhacday
Dulmi weynaa
Waykifecan tahay. Nio. Walidkuda away 😢 wankaxomahay. ilmo yaryar. Odugsiley ah. Wankaxomahay
😢😢😢😢😢😢😢😢
😢😢😢😢 xasan baahane dalki iyo dadki xamar daganaa god madooow ayuu kuriday waauuna ku aasay allaaah haka idinka qabto xasan reer muqdishoo intiina wanaagsan
aamiin Aamiin waa Habaar qabe ileen Qof duceysan Sidaani umad mayeelo umana silciyo umana dhaqmo
waayo meel kaste masakiin io maato laga kiciyo Nin ganacsado ah ayaa lasiinayaa ama shirkad ayaa laga ibinaayaa
ileen dhulku Dawlad baa leh Ayey dadku ku dhaceen kuna boobeen
waayo Waxa ay tawabar juhdi io waqti ka galay ayaa waxa uu ahaa inuu dareeskaas Dadka masakiinta kubarakiciyo,,
Qoriga qof shacab ah waalagu taagi karaa lkn qof asagiis oo furinta isku helaan way kacari karaan
Sida ay dadkan xapadaha ugu qasarinayan Miyey Dadku asagooda ula dagalaman
Wllhy Wadanku sidaan markii uu yahay waa marka kaliya aan Alshabaabka aan tageero
ileen Caruur io ciroolaba isku si ayey ula dhaqmeen
Dalkaan Rabi iga wade Meel napad ah oo sharci io kala dambeyn taalo igeeye
Rabow Adiga ayaa mhd leh
dadkeygii nh meel kheyr qabo geey oo dhibaatada kadul qaad
ileen way ila dhashteen wayna idhaleen waana sinjigeyga soomali
lkn Hooyadey Ayaa Moroco,yaan ah
Sharciga ha laga dhigo kan wayo qabiil ayuu sharci u yhy shacab sharci uma aha😊
😢😢😢
Axx😢
Dulmi wax ka xun waa la waayey walaahi subxaanah dulmigu waa wax somaali halkaas dhigay
Kaligii miyaa magalada ka taliya maxaa loga qaban wayey subaxanalah
Gurigiin ba waxaasaa la leeyahay waa dowlad iyagiiba is cunaaya oo shaardowlo isku gumeysanaaya yaa la noolaan kara cawaantaas duf ku baxa duliyahow uf
Dhalinyarooy war dalkaan aan xureysano oo aan ka xureyno dowladaan dulmiga ku socoto iyo Al shabaab
Lakin Taliyahas Wuxuu Qalad Ka Galey Maxkamadaha Marka Taliyaas Maxkamada Ciidamada Shuute Waa Intalaabo uu ka Qaadaa Oo dharka Ciidamada ka Saaro Kadibna Taliyaha Saldhiga laga Qaadaa Xabsigana Loo dhaadhiciyo Waa Nin kibray sharciga Hala Tuso Xanuunka Gefka uu sameeyey
MEESHAAN WAXA YAALA SHARCI AAN SHAQAY NAYN SHARCIGIIBA WAXAA KA SAREEYA DANBIILIHII WAAYO KUWA MADAXDA SHEEGANAYA AYAANBA SHARCIGA KU SHAQAYN OO SHARCIGII BAY KA DHIGEEN MID AY IYAGU LEEYIHIIN OO SAY DOONAAN AY KA YEELAAN DALKA IYO DADKA (( MARKA SHARCIGANI WAA SHARCI MAGAC U YAALA OO AAN DADKU U SINAYN
Ha jabiyan
Kii xirtay yaaka celaayo, waxaa laga yaabaa kuwa xabada wataan inee taaganyihiin camerada gadaasheeda
Xalka wuxu ku jura xaqa lagu leyhy ha iska bixiyan hadii maxkamad la geya xata waa laga gar leyhy xaqaoda waxa ka horeyo xaqa lagu leyhy waxeyga isii sharci muslim iyo mid galo meel loo dhafo malaha
SHARCIGA INTU YAALA UUUUUUUFFFFF
Sorry 😭
SAAN WAX LA AQBALI KARO MAHA. ILMO DUGSI KAYIMAADAY MAXEY THY SIDA LOGALAAYO🤬🤬🤬
WaxaN aYey caaDo ka DHiGTeen ALLe Haw GargaaRo mazaakiinTa
Sowtii maxkamaduhu ninka xoolaha iska bixiyo edeb uyeeli jireen, yacni waqtiga ugu macquulsen ee xoolihiisa lagu bixin karo qofka kaale lagaarsiin jirey sidee waxaan ku dhici kartaa, ma dowladnimadiibaa wili 1991dii ka joognaa? Oo wili kala danbeyn dowladeey ma jiro miyaa? Najeynaa
Asc Munasar waxaan waxaa sameeya Habar Gidir lee waayee Xasan Madharge waa ka baqayaa ee maxaad iskugu Xumeey saa Boobka Habar Gidir waxa aay rabto ayeey sameey saa Xasan Madharge na waa Nin aan hadalka Habar Gidir galin
Xasbiyalaa. Wanimcalwakii
Nacaladi Hakuhabsatoe Qowleysataa, Walee Waxaa Hubaal ah In Muqdishu la isku Foolsaaridoono.
Hadee dadka dowlad nimada haayo waa dadkii loogu talagaly bereson for ever walaahi ileen dowladnimo kuma sheegi karno waa umadii jelka loosameeye oo dowladnimo loodhiiby????
Ninkii la dagaalama oo meel saara wxd leedihin waa khawaarij ha idin ka bixiso lol
Lkn anigana wxn qabaa mid walba wxn ku djaqaaqa madaxa hala dhufto LOL 😆
Shareecada islaamka mawaafaqsana tastuurka soomaaliyana waa xaaraan wax eeysan maxkamadda gobolka banaadir soo xukminin in awood loo isticmaalayna askarigaa waa sharci jebiye ee ma,aha sharci ilaaliye arinkaasi waajiray in sarkaalnimadu in badan indhaha iyo dhagaha laga fureeystay oo lagu soogalay waxa layiraahdo marun idheh oo iqor inlaid ahna waa kuwii kacaanka lasoo shaqeeyey inlaid ahna waa ragii muqdisho wax ku bartay ee leyli sarkaal ku helay darajada marka kan sidaa ula dhaqmay caruurtaa iyo waayeelkaa waa marun idheh laan dheere ayaan ahaye iga qaad culeeyska marka sifeeyn iyo imtixaan intaan lagaarin asigii ayaa iskashifiyey kuwa badana oo sidaa oo kalena weey ku bexeen hadana waalagu bixi doonaa ama ciqaab maxkamadeed ayuu marayaa
Dowlada aad sheekeyso maxaa waaye munasar waa tuugo waxa joogo somalia dowlad kama jirto qofkii ila doodi doono yusan iska indho tiran xalada wadanka
Guriga miyaa luleyah lacagta mese dadka
dhibka dhaaf
Musuqmasuq tuugo qarabakil eex waxasa rogaya xamar